The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. The Zack

    FREE AWDAL

    Ibtisaam, Did Siilaanyo want Greater Somalia? Get your facts right awow. Red, there's a difference between siyaasadda dadka loo sheego iyo siyaasadda runta ah ee urur kasta. We all know SNM was fighting for "freedom".
  2. The Zack

    FREE AWDAL

    Originally posted by Red $ea: ^You probably suck at math. It shows there with your illogical equation there. If we went with your equation, Rayaale, Igal(AUN)=SNM. Actually my math was referring to "the idea" behind the entire Somaliland equation. Now, who sucks at math?
  3. Wiilo soo dhawoow.... oo shaahna noo kari ileen qofka guriga ka maqnaaa ee ku soo noqdaa shaaha kariyee.
  4. I am. We are coming from The Midwest states of the US.
  5. ^ I like her avatar, waanba ku nuursadaa!
  6. Is the girl on the avatar taking off her pants or atleast trying to? lol
  7. Some girl I was in love with. What flavor of Shiisha do u smoke?
  8. Something similar to this story happened here in my city. Ali and Amina were dating for 2 years. Ali proposed to Amina but Amina asked Ali to hold on until her family comes from Kenya to the USA. She said she wouldn't be very happy to get married without her family being present at her wedding. When their family finaly arived to the US, Ali was helping out Amina's family getting jobs and registering for schools. Ali liked one of Amina's sisters and wuuba guursaday after 3 months of hidden relationship. P.S. magacyaasha waa la qarinayaa, used Ali and Amina...
  9. Wow, that was nice read! The writer of this article ishuu ka riday walee. This name can NOT be changed, not now!
  10. Fara Badanaa ciidanku! Masha'allah. Maryan Mursal once said " Ciidankiisu badanaa calankiisu adagaa!"
  11. ^Lol. No I was giving you heads up.
  12. Line dheer oo xun baan laba saac ku jiray, Iphone xun baan soo gatoo then kii xumaa ee dukaanka AT&T joogay baa si xun u activate gareeyay.
  13. Bella welcome! I don't know if you have read the SOL Terms and Conditions but it clearly says : "One should disclose his/her age and martial status immediately after they join SOL." - Chapter 124, Page, 2004, Line 1456.
  14. Eedeymo ka dhan ah Males Zenawi oo loo gudbinayo Heeg. Sida ay maanta shaacisay shabakadda wararka ee Naasareed tacadiyo lidi ku ah xaquuqul aadamiga oo la sheegay in taliska xukuumada Itoobiya ee hogaamiyo Males Zanewi uu ka geystay ismaamulka Soomaalidu degto ee bariga wadankaasi ayaa lagu wadaa in dhawaan loo gudbiyo maxkamada qaada dambiyada dagaalka Heeg ee wadankaasi Yurub ee Netherlands. Fariintaan oo ay soo diyaariyeen hay’ado fara badan oo isugu jira caalamiga iyo kuwo maxali ah ayey ku xuseen falal waxshi ah oo ay ku kaceen askarta Itoobiya xili ay dagaalo ku galeen ismaamulka Soomaalida ee Soonka Shanaad, halkaasi oo laga soo calaamadeeyay in ay ka dhaceen falal ay ka mid ahaayeen dilal, kufsi, jirdil iyo tacadiyo kale oo dhamaantood ka dhan ahaa arrimaha xaquuqda aadanaha. Gabood faladaasi badankoodu waxa ay ku kaceen ciidamada militaarka Itoobiya sanadyadii ugu dambeeyay kuwaasi oo saameyn lixaadle ku yeeshay dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaamadda hoostaga ismaamulka Soonka Shanaad. Gudbinta eedeymaha loo hayso ra’isal wasaaraha Itoobiya Males Zanewi ayaa waxaa haatan iska kaashanaya hay’adaha ay ka midka yihiin Amnesty International, Human Wrights Warch iyo ururo kale oo u dhaq dhaqaaqa dhowrista xaquuqul aadamiga kuwaasi oo mudooyinkaani dambe ku howlanaa soo aruurinta tacadiyada loo geystay Soomaalida ku nool bariga wadankaasi Itoobiya. Source: Hornafrik
  15. Originally posted by Dabshid: Koore, And why this is posted in the political section? Because Koore doesn't know the difference between qabiil and politics.
  16. Awoowe illeen halkaas bu ku aasan yahay. Allow kuu naxariiso awoowe!
  17. ^Its really looks hot waa runtaa. I played with it today at the AT&T store.
  18. Lol kuligiin taksiilayaal aa tihiin miyaa, saasaa loo xanaaqaa. Waraa faaraxow apologize to these taxi drivers.
  19. Qudhacow, Like someone else said earlier, fad ama ha fadin waa lagu fadsiin! Xitaa haddii dadka Somaliland ay u codeeyaan dhamaantood ineysan Somalia rabin, xoog baanu idinku rabsiin. lol. It will be Somalian invasion on Somaliland illeen waan idinka xoog badanahee. lol. P.S. BTW idinka weeye dadka aan xishooneyn because you have been begging for this recognition thing for 18 years! And no single country gave it to you, not one. Isku xidhooda oo iska soo noqda lol.