ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. Afgoye is full of mosquitoes, just saying
  2. Super Bowl is no big deal outside the U.S.
  3. I WILL NOT tolerate any German
  4. It's minus 15 Celsius in Oslo Norway and i love it....
  5. we have to applaud the young student's creativity!! Bravo
  6. Mothers love is the best gift that has given to us by Allah but the japan story is SOOO FAKE
  7. Good point! But no, Allah does not hate Somalis. I think it's just you who believe so
  8. ^^LOVE IT, but perhaps more Islamic is even nicer
  9. Mogadishu will always be the capital city !!!!! I agree with you that we have to change our flag! I hate the UN FLAG
  10. All the small States or the new states are illegal under the new Constitution, so their flag do not count! Article 11 in the Constitution says: State Governments (Two or more regions federated, according to their free will). The four regional authorities that have professed their desire to be a federal state within the Somali Republic, and fulfill the improved criterion are: katumo state, Galmudug State, and obviously the leaders of the federal state process, Puntland and Somaliland
  11. Can i get a military position, Preferably military chief.
  12. Published on January 24, 2012 by Jayte · 4 Comments · 1,071 views Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay gudi isugu jira Wasiirro,Gudoomiyeyaasha Degmooyinka, Saraakiisha Ciidammada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada,Ra’isulwasaaraha Xukuumadda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka kuwaasi oo uu dhowaan u xilsaaray iney kasoo talabixiyaan sida ugu fudud ee loo hirgelin karo Mashaariic ay Walaalaha Turkigu ka fulinayaan gudaha dalkeenna oo ay ugu horeyso dhisidda iskuullo gaaraya 94 iskuul. Furitaankii kulanka ayaa xubnaha gudiga waxa ay soo gudbiyeen talooyin ay soo uruuriyeen oo la xiriiray sida loosoo celinkaro bilicda Caasimadda,Sugidda Ammaanka iyo Sida ugu sahlan ee looga saari karo dadka degen dhismayaasha Dowladda si loo hirgeliyo Mashaariicda lagu fulinayo gudaha Dalka ayadoo talooyinka ay gudigu soo gudbiyeenna ay ahaayeen kuwo laga soo uruuriyey dhinacyo kala duwan oo ay ka mid tahay aragtiyo ay Soomaalida Caalamku kusoo gudbiyeen bogga radiomuqdisho.net . Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyeyaasha degmooyinka qaarkood, Duqa magaalada Muqdisho,xubno ka tirsan golaha Wasiirrada,Taliyeyaasha Ciidammada Qaarkood ,Ra,isulwasaaraha Xukuumadda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaana dhamaantood ay aragti mideysan ka qaateen fulinta Mashaariicda ayadoo Talooyinka lasoo jeediyey laga qaadanayo inta ugu macquulsan ee wax dhisi karta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khudbad dheer ka jeediyey kulanka markii uu dhageystay tallooyinka gudiga ayaa ugu horeyn shaaca ka qaaday in lagama maarmaan ay tahay in lasoo celiyo dhismayaashii Dowladda ee la degay wixii ka dambeeyey 1991kii ayadoo la adeegsanayo Wacyigelin socon doonto 12 maalmood ah oo maalinnimada berito ah ka bilaabaneysa si ay dadku u fahmaan dantooda una sahlanaato in la hirgeliyo mashaariicdaasi ayadoo howshaasina loo xilsaaray gudi ka kooban Shan Wasaaradood oo ay Wasaaradda Warfaafinta ugu horeyso. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in dadka qaxootiga ah ee degen dhismayaasha Dowladda oo aanan iyagu awoodin iney guryo degaan loo sameeyo dib u dejin ayadoo la geynayo xerooyinka Barakacayaasha gaar ahaan xerooyinka Rajo iyo Badbaado ayadoo dadka kale ee guryahoodii heli karana aanan dib u dejin loo sameyneyn oo ay guryahooda aadayaan ayaga oo cafis weydiisanaya Umadda Soomaaliyeed. Kulankan galabta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda la qaatay gudigan dhinacyada kala duwan ka kooban ayaa daba socda kulan uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed la qaatay 21kii bishan isla xubnaha gudigan ayadoo ujeedada ugu muhiimsan ee kulamadanna ay tahay Sugidda Amniga,Soo saarida bilcda Caasimadda iyo Hirgelinta Mashaariic laga fulinayo gudaha Dalka ayadoo go’aannada lasoo saarayna ay hirgeli doonaan wixii berito ka dambeeya. Khudbadaha Halkan Hoose Ka Dhageyso Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Khudbadaha Kulanka Maanta http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/01/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qeybta-Koobaad-Ee-Khudbadaha-Kulanka-Maanta.mp3 Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Khudbadaha Kulanka Maanta http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/01/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qeybta-Labaad-Ee-Khudbadaha-Kulanka-Maanta.mp3 Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Khudbadaha Kulanka Maanta http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2012/01/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qeybta-Seddexaad-Ee-Khudbadaha-Kulanka-Maanta.mp3 it is impossible to upload photos
  13. Deputy Prime Minister, Minister of Defence: Hussein Arab Isse Biography Isse hails from Somaliland. He holds dual Somali and American citizenship. On July 20, 2011, Isse was appointed Somalia's Minister of Defence and a Deputy Prime Minister by the new Premier Abdiweli Mohamed Ali. He succeeded Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi in office. The most important things he has done the last 2 months: - Boosted morale of the ordinary Somali soldier by being in the front line numerous times - secured Mogadishu, Beled Weyne and making progress in other areas - building new military bases and is rebuilding the old ones - has not been Afraid two criticize foreign Allies, when there have been civilian casualties http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-ra%E2%80%99isulwasaare-cweli-oo-ka-qeybgalay-xaflad-lagu-soo-xirayey-tababar-ciidan/ PS; IS damn impossible to upload pictures az!
  14. I am glad that I did not have a house in hodan/Siigaale... may Family has a house in isgoska bakaaraha
  15. I can not taste the victory yet...cuz my people is starving more than ever
  16. 1 is in order, 2 and 3 left
  17. http://www.youtube.com/watch?v=6WCNEyK2mww&feature=BFa&list=FLm0kvNz0JuEc&index=2
  18. Do you have the solution for all the problems????? Remember dalxiis Kuum aan imaanin
  19. 'Another One Bites the Dust' This song must be played every time there is Somali presidential election
  20. 'Another One Bites the Dust'