
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
^Waxaan u wadaa duulka weli ku jira baroor diiqi Maxkamadaha baad ka mid tahay, nimankaasi socde, dagaal bay galeen,laga adkaa, Arinku waxa weeye Soomaali maxaa u xal ah maanta!
-
Eebbow geyiga oo dhan waa nalaga guulaaye Waa noo gedleeyaan dadkii gaalada ahaaye Eebbow Giriig kolay ku tahay nala gamuunneeye! Go'na lagama qaadine dulmay nagu gelaayaane Gabbaad kale hadday noo helaan waa gam'i lahayne Eebbow waxay nagu gabreen diinta soo gala e! Eebbow garka haddaan qabsaday gaaxshe nabaddiiye Eebbow gammaan iyo waxaan gini-cas dhiibaayey Eebbow garow kagama helin goolashadaan wadaye! Ganbalaaligii bay warmaha nagu garraaxeene Eebow waa gumaadeen raggii gaanaha ahaaye Eebbow waxay gebawareen Gaaguf iyo Xayde! Xirsigii garaaraha lahaa Gaarrufkii dile e Geydhaale Aw-Aadan bay galawga taabteene Eebow geesigii Ina-Dherey ugu guduudsheene Guxushaaga Baynaxa ilmadu waa tan gabaxlayne Gorroska Muuse-taaganaa wadnuhu ila gariiraaye Eebbow ways gamaamaa markuu gaarka soo maro e!
-
Gediid,STOP disrespecting SAYIDKA, get out! your comments are not needed! :mad: [/i]
-
First, guys let us not turn this thread into politics, which is clearly for remembering the great,Mullah Sayid Mohamed Abdullah Hassan. Secondly, Let us all make Dua for Abahii Umada Soomaaliyeed, May Allah bless his soul, I supported TNG as well as TFG, as it can bring hope to millions of Somalis, and they are both the letigimate governments of Somalia. But why did you guys all were againt TFG before it left Empagathi? Why all these negative energy and repulsion of Somalia getting back into the world? This resonates among all secessionists! What is the catch?lol
-
Where did I support the invation, I support Somalia getting back into the world, by any means! I support anything that would end the cycle of violence,and reinstate our glory days. let it be TFG or ICU! I re-state Hiraale words, I would even invite the Jewish to end violence,So Saxb wanting stability/peace back does not necessarly mean wanting occupation or Ethopians! Today's moments are not something to be proud of,very hopeless situation, so pointing fingers will not help. What abt you? what do you support?
-
False theories built on Collonial borders, however u shape it, will never bring independence, It is time u should smell the coffee, Independence was coming for some for the last 17 years, It is a wonderfull thing to note the peace and prosperity in norhtern regions, but neither America nor Britian can divide Somalia, So it is time to quit with all these a5S-kissing, and try to work out how to fit back into Somalia State, Shacabka beenta ha laga daayo. We are all in the same boat,same faith!
-
Saxb, it is great,was busy in first weeks,settling,getting my papers ready, hadase shaqaan bilaabay,apart from the rains, storms, wax walba waa dhag dhag. I miss UAE food though,lol How is the family, and little cute girl?
-
^Aynu qabano mid "virtual" ah, Meeshii ka waran? Maxaa cusub?
-
Caamir, When Sayid was fighting, there was no the present Somali State, He was fighting for all Somalis,including occupied territories. I cant believe how some still have wrong info against the great leader, May Allah bless his soul. Sayid arrived in Somalia in a time like now, where Somalis were divided in tribal sections so that Colonials could easy rule,divide and conquer policy! Guess who were 90% of the foot Soldiers fighting for the British/Italians, they were Somalis! So yes, he killed alot of dabo dhilifis,But,some innocent pple aslo have died during the struggle for independence, it was not intended, collateral damage!
-
Very sad how Ethiopia rules directly/indirectly the entire Somali State! lucky for the Journalist, if they have not been handed over!
-
Yeah, I like them too, thanks,
-
I've thought of xaal-marin in gabdho loo siiyo these fine men (those I've named only), lakiin, axem gabdhaha reer Sayid lama quuri karo. loool, wonderful idea, Guys, waxaan uwadaa in aad sidaan ku qancaysaan, hadaad goyn waydaana ,we will open donation box here in SOL.
-
Dab-Damis, lol, good name it is! will consider, Haa anigu waxaan ahaa reer Abu Dhabi.
-
Somalis forever! Boodhari oo ka hadlaya Hodon! Qaar buu gabdhaha hilibku iyo hugu cusleeyaye adna inaanad haybtaa ahayn hubiyey dhawr jeere, naasaha sidii hooto waran hore usoo tagan, dibnahaagan hiifkaba aqoon hadal san mooyane, gudub halacsi daymada indhaha hibada loo siiyey, qosol hanaqa soo tabayoo caashaq hurinaaya, ilka aan hogoodi ka lumin kalana hoosaynin, sankaaga hanaankiyo qorshaha hadiyad loo siiyey, dhabanada hareeraha wajiga halalac nuuraya , suuniyaha haabkoodan wacan hadal dhamayn wayay, luquntii habkii geri lahaa halal wax dhaafsiiyey, timo hoos garbaha uga degoo sinaha haab haabtay, heega iyo laafyaha gacmahan hibada loo siiyey , dhexdan aan hareeraha u fidin horena usoo tagmin, hanaan quruxsan wataa luguhu ka haqab beeleene!.
-
Good luck Shar-ma-arke!
-
6th sense! I was now trying to understand the 7th sense,lol Anyway, other than 5 senses, it is hard to explain the 6th sense, but it is there, and it is not the same for everybody!
-
lool, nice read,which girl will come up a list of Farahs!
-
Thank you all, I couldnt handle UAE heat anymore. From Zebobia,North, and Hunguri,I am still waiting the goodbye party.
-
Rememering,the father of nation, Sayid Mohammed Abdullah Hassan,his legacy still lives on.
-
Bro, Dont lose hope, I felt the same way many times abt Somalia,and Somalis in general,specially these days! Now I have my own little Somalia in my home, a bit of tradition here and there, the flag on the wall, all these just to keep the memory! This my revive your spirit! we can do it again!
-
I was expecting a Hug, what is this, lol, I am doing Ok Walaalo, fully settled now.
-
Welcome back, Haye bahashii aad u xiisa qabtey masoo tijaabisay?
-
Akhyaarta, Salaamz, I am back after a short break, How is everyone doing? Dabshid in the house