Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. Originally posted by Khalaf: Xalane, i think cats want me to join the cyper-fadhi ku diri, caclals, policing cats, no thanks neamean,I find that to be hypocritical at best...and even then um sure as Che was told ur sincerity is questioned: “Laakiin hadaan runta isku sheegno adeerkaa Hoostaa baad kala jirtaa sax?” ^^^welcome to jahiliya somali mentality (no offense-not ur fault), that questions ppls Islam, haaq, ect all I can do at this moment is pray Allah helps all of Somalia and unites them.......and speak about on effective strategies in the face of ground realities. Tan labaad, I wasn’t discussing with certain calacal cats but Xiin....but xiin is emotional too: this fight must be somali fight adeer remember, what is happening marka? why isnt this being a somali fight? he knows the reality on ground, why turn a blind eye Adeer? 1.Whose the opposition? Umm does the opposition matter? Why not any war depends on the body, their purpose, clear strategy, and final objective u want to reach. If not then Is it just about fighting, in this instance a superior foe with no unity on ground? g'nite A superior foe, the enemy that you worship and defend day in day out! Munaafaq is always a munaafaq. If our prophet (scw) was alive today, you would be obsessed with the gaalo conditions of "strategy, planning, and so forth and so on" just to satisfy your unsatiable apetite of two-facedness! Why do you ask an strategy and planning when you obviously know that our goal is to have Islamic Shariica as the system of governance to our people? Why do you feel envy about the culimada Soomaalida and accuse them of terrorism when infact its the countries that you support who terrorize our people? Xaasidnimo has tremendous hallmarks in every post that you post here, making you the remarkable xaasid I know in SOL! But I say, Wamiin-shari-xaasidin-idaa-xasada!
  2. Allahu Akbar, waxaa hadda socda qudbo live ah ee Paltalk, qolka Somali Islamic Dacwah! Wuxuu shiiqa ka hadlay midnimada iyo guusha Islaamka ee Soomaaliya, iyo in cadowgii uu jabay! Waxaa farxad inoo ah in diinta ilaahey eey noqotay power-ka ugu weyn caalamka ee dhabarka ka jabshay cadowga ilaahey! Dhageysta walaalayaal, insha-Allah!
  3. ^^ waa runtaa, they worth nothing to anyone, indeed! for ethiopia, we have war for them, and for the dabo-dhilifs, we have an eternal punishment for them!
  4. Dagaalka la sheegay maanta ma aheyn mid baahsan oo dhinac walba ah, wuxuu ahaa amxaaro meel rabtay ineey ka baxdo oo dhankaas madaxtooyada u cararto, sidaas ayaa la isku xabadeeyay. Wax kale ma jiraan haatan, magaaladuna waa shibeey shib, oo difaac ayaa lagu kala jiraa. Midaan isku sheegaya inuu Askari ahaan jiray, muxuu u booteynayaa oo meesha sida habraha camal catowga u wadaa, muu isku dayo inuu dagaal ula tago Mujaahidiinta Soomaaliya, inta uu nacnac ka wado behind the screen? Caku iyo doofaar aan damiir laheyn!
  5. Insha-Allah waxaan rajeyneynaa in ilaahey uu guusha siiyo Muslimiinta iyo dhalinyarada naftood hurayaasha ah ee cadowga ilaahey is hortaagay! Ilaahow guusha sii, oo gumacooda ka dhig mid cadowga haf iyo huf ka dhiga! Ilaahow adaan ku leenahay, itoobiyana america eyey leedahay, ee noo hiili, yaa raxiim yaa caziiz!
  6. I believe the contents without him speaking, his actions matter more than his senseless clannish speech. This guy has a volume of history of treasonous past and present. He is the best example of Somalia's making of the worest warlord to harm its populations. Nacalatulaahi calaa kuli dabo-dhilif!
  7. Walaahi, we will see it, and see it again. We have no other agenda but to see Islam in the front seat of our convey to Aaqiro! Hadii kale kurtigeen jano ayaan u shahiideynaa, oo ka fiican wixii aan heysan jirnay iyo waxkaleba! Oh, that was indeed the heydays of our time and surely it lives in our hearts as the greatest example in our history, Somalis living as true brothers to each other! It is possible by Allah's will to have it again, and it's inevitable reality to revisit again, for we have no other alternative but Islam.
  8. ^Allow jab iyo naaso-beel maku ridnay! wallee ciilkiina nama daayo dheh, waase balan inaan itoobiya dhowrka qarni ee soo socota aan howl ka dhiganaa, IA.
  9. ^^Brother, do you mean the neutralists, or the intellectuals like xiin and Xoogsade? At least I am doing my jihaad against the dabo-dhilif and their allies. Isoo wac hadeey wax jiraan, inta ka horeysa waxaan hayaa howl culus, ee sidaas ula soco! thursdy, Insha-Allah, the mother of all wars will take place in Mogadishu.
  10. ^^you still abhor the dameer, our national transportation, little amxaar-orphan! You need to see the city and the enemy corpses are spread like "fajacalahum kacasfin ma'kuul". you are cheap in live and death, so move our way, for we only want to kill the big enemy, i.e. Ethiopia!
  11. Ala maxeey isku camireen!! war beenta iyo qunsax-balaadka aad isku shubeysaan iska joojiya. Itoobiya waa jabtay, reer galbeedna sidoo kale, adinkana aduun iyo aakhiro nacalad baa idinku dhacday markaad diintii ilaahey soo weerarteen!
  12. woooooow, nice TFG supporter sleeping head-on, to the inside of the ground! looooooooooooool
  13. ^that is puntland and puntland should know it is the next in the war of ethnic raping and HIV transmitting! I said that, because death is so beautiful when it comes to shedding your dignity and wasting your freedom of Islam! Kuma faraxsani, but I wish they learn something of their nacasnimo, iyo shisheeye kalkaalnimada!
  14. Originally posted by LayZieGirl: Poster, waad qafiiftay ayaan umaleynaa. Who cares what language aad wax ku qoreysid hadda kadib? I don't want to have to find lame threads such as this anymore, so don't let it happen again. Islaantaan aniga kama helin sideey dadka ula dhaqanto, dabeecad majirto!
  15. Originally posted by Captain Xalane: Wali yaabo is gaaray!Ilaa iyo Abeed ee ka dhahaan wax xabad joojin ladhoho haba yaraate maba jiri karto.And by that time,it will be too late since dad badan ee ku dhamaan doonan sida hada ee dad badan oogu geeriyooden dagaalada. Waa runtaa, yaa wali is gaaray, inta aan amxaaro kadabkeeda goyneeno, oo aad agoon amxaaro noqoneysaan, faanoole fari kama qodna, I say! Saaxiib geeri iyo anaka waan is naqaanaa, ma nihin minority xun oo aan u baac dhigi karin dowlad iyo adduunkoo dhan oo is biirsaday. We were responsible for the departure of the 32 nations that came to invade somalia, and we are now responsible to destroy these invaders, including you, so that you can be shipped to your rightful places! dagaalkana waa socdaa........
  16. correction: you are the minority, and we are the majority, but together we are all Soomaali, inkastoo aad ka baxday soomaalinimada adiga. Tan kale waxay tahay, guusha adiga ma bixisid, ilaahey ayaa baxsho, adiga hadaa bixin laheyd guulaha, waad noo sheegtay waxaad na siin laheyd. Tan sadexaad, hadaan dhimano janno ayaan galeyna, noloshana waxaan ku joognaa xornimo. Don't worry, we will seriously destroy the collection of the cowards that you presented to us. by thursday, see what happens to the Ethiopians, I know what you know not saaxiib!
  17. ^^Iska qeyli, qoom kalaa iiga kaa sii darane! Aniga itoobiya hadaan dhagaha ku dhuftay maxay kula tahay adiga oo waligaa gaalo-raac ahaa? Ilaah ayaa mahad leh, diinta anakaa u kacnay, ilaaheyna nagu siiyay sharaf, taasina waa mid soomaali oo dhan u wada riyaaqday. Ducadii shacabka soomaaliyeed weey gaartay mujaahidiinta, ilaaheyna wuu aqbalay, halgankana wuu soconayaa ilaa aan ka gubno guriga Tigreega iyo gaalada nagu soo duushay. Waxaa hadaba is weydiin mudan, ma hirgashay mu'aamaradii naloo dhigay mise dhici kartaa inaan ku baa'bi'i karno madfac haboow ah, anakoo ka badan dhowr million? Jawaabtu waa maya. Dhimasho waan is naqaan, waana dagaalameeynaa Insha-Allah, cidaan ilaahey aheyn oo aan naqaanana ma jiraan. Bal waakaas car isku daya ineey dowlad-ku-sheega idiin shaqeyso intaan joogno! Hadda waa car!
  18. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun!! this is the begining of the real face of the occupation, indeed! Ilaahow hubka wax gumaada na sii halmar, aan dambas camal ka dhignee Itoobiya, yaa rabi, fansurnaa calal qowmil kaafiriin!
  19. Banooniga dhexda uu yaalaa, hala baashaalo. Laakiin waxaa naga codsi ah in daba-dhilifyada ay garoonka iskaga baxaan, anaka iyo xabashidana ay na isku kaaya daayaan. Laakiin ma sameyn kartiinoo, xabashi ayaad dabo-dhilif u tihiin. This urban warfare is going to be the best war that can prolong our 'Shock & Faint' war against ethiopia. Mogadishu will soon become the open graveyards of thousands of Ethiopians, IA. The insurgents had got everything in their disposal, nothing is missing and the war effort is ever sustainable, and having Allah's support on our side will make it the best compliment! Here we go, thousands of dragging will start with our first step to humiliate the stinking Ethiopians, right here in our home-court, by the Union of Islamic Courts, the heroes of our day!
  20. ^^Paragonow, the apathy in the minds of these people is beyond our comprehension, for these people are nothing but *********** without any future hope to become good! [ March 31, 2007, 05:26 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  21. ^^Mother Teresa !!! Wali waxeey kaaga dhagan tahay gaalo iyo balaayo jini. Ethios are leaving and your presence in Somalia is going to be your infinite humiliation, not only in aduunkaan, but in Aakhiro, as well, unless you repent from your cardinal sins of supporting the enemy of Allah.
  22. ^^Paragon, brother waxaan hadda la hadlay Xamar, waxaana la ii sheegay in Leego lagu helay koox gurmad u aheyd Itoobiyaanka, oo lala beegsaday weerar, waxaana laga gubay gawaari dhowr ah. Jidgooyadaan waxay qalqal weyn ku abuurtay ciidankii kale ee Itoobiyaanka ay gurmadka ka sugayeen. Waxaa aad u liita Mooralka iyo niyada cadowga, iyadoo taas ay cadeyn u tahay goobaha dagaalka iyo sida uu cadowga u taag daran yahay. Waxaan kaloo kuusoo ogaaday Xaaji Paragonow, in dagaalka ay kusoo biireen rag horleh oo aad u caaboon isla markaasna fursad siin doona ragii xalay oo dhan xarbiga ku jiray ee mujaahidiinta ahaa. gurmadkaan inoo yimid wuxuu ka kooban yahay runtii Soomaali inta qabiil ay u dhalatay, waxayna kasoo hayaameen dhinac walba oo dalkeena ah. Mar aan wax ka weydiiyay, maxaa idinkugu daran oo aad u baahan tihiin, waxay ii sheegeen in duco loo baahan kaliyah, marka waa inaan ducooyin jumlo ugu dirnaa, Insha-Allah. Walaal, yaan la quusan, yaan la niyad jabin, oo yaanan sacabada kor mooyee hoos u taagin, si baryaha ilaahey loo joogteeyo. Iga qor markaan, Paragonnow, Ilaahey garabkeena kama bixi doono, cadowgana guusha nagama heli doono.
  23. Dagaalka Beri Ee Muqdisho Oo Ah Mid Kala Bax Ah Mustafe Xaaji, Muqdisho Goobjoog.net (KHAAS) Xoogaga iskacaabinta iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa la filayaa in beri uu dhexmaro dagaal kala bax ah. Ciidanka itoobiya ayaa doonaya in ay u dhaxaysa Xariiryaale iyo 15Mey iyo Wasaarada Gaashaandhiga, halka xoogaga xaq u dirirkana ay doonayaan in ay soo afjaraan wax kasta oo ay ku qaadato goobaha madaafiicda laga soo rido oo ay ugu horayso Villa Somalia. Villa Somalia ayaa afarteeda dhinac waxaa ku gedaaman ciidanka xaq u dirirka iyadoo digniin kama dambays ah la siiyey ciidanka Ugandha ee halkaas ku sugan. Diyaargarowga labada dhinac ayaa meeshii ugu saraysay gaaray iyadoo xoogaga iskacaabinta ay dadwaynaha Soomaaliyeed ka codsaday meelkasta oo ay joogaan taageero maadi iyo macnawi ah. Mid kamid xoogaga oo arrinakaas ka hadlayey ayaa yiri “Ducadda ayaa inoogu daran ee Ilaaheey noo barya in gomadaheenna uu sugo”. Mar aanu wax ka waydiinay in hadii dagaalki dabao dheeraado ay cabsi ka qabaan kala go’o xaga rasaasta ayuu mid ka mid ah xoogaga sheegay in rasaas intii ku filan ay haystaan Soomaaliyana aanan rasaas laga waynaynin, uga danbayna rasaasta cadawga ay tahay mida ay ku xisaabtamayaan. Ragan oo niyadoodu aad u saraysay ayaa sheegay in Taariikhda aysan jirin shacab laga guulaystay iyagoo dalkoodii jooga. “Walaal waxaan ku dhimanayaa in dalkayga difaacayo oo ay diintayda iyo damiirkayga i farayo ee ma ii sheegi kartaa waxa askariga Tigreegu ku dhimanayo” sidaas waxaa yiri mid kamid ah xoogaga xaq u dirirka. “Rasaastan waxaan ka furtay sarkaal Itoobiyaan, runtaan kuu sheegayaa ee walaahi raga tuutaha waa iska xiranyahay magaca ciidankana waa iska wataa ee markii rasaasta isku dhacdo kuligood argagax iyo cabsi ayey la baqdaan. Doolar ayey kuligood wataan oo ay doonayaan in aysan ka dhiman oo dalkoodii kula laabtaan. Doolarkan waa kii canshuurta dekada dadka laga qaadayey ” sidaas waxaa yiri mid kaloo ka mid ah xoogaga xaq u dirirka..
  24. We are happy for the few moments we had inflicted the enemy with substential damages, but we are indeed waiting for the Day when Allah (sw) has promised for the Muslims to rejoice for the victory that fits for a perfect rejoice! A rejoice, indeed, that comes with the help of Allah. And that should be something we should look into by aligning ourselves with the requirements of a decent victory over the vicious enemy! Ilaahow adaan ku baryee, oo xoog iyo xeelad leh, Yaa rabi, Fansuril Mujaahidiina fii Soomaal. Ilaahow maanta hadaadan u gargaarin ciidankaaga, cidkale oo noo maqan ma jirtee, ilaahow oo ilaahow guusha na sii, biqudratika yaa caziizu yaa jabaar! Ilaahow daba-dhilifka wax ma ogee, ilaahow hanuuni, oo ilaahow qabyaalada iyo xaasidnimada qalbigooda ka saar, biraxmatika yaa arxama raaximiin. Yaa rabi, oo yaa rabi, ilaahow noo hiili, oo natus halaag iyo hoog ku habsado cadowga Islaamka. Ilaahow na cafi dhamaanteen waan danboownee, oo ilaahow imtixaanka nagu baasi. Aamiin yaa Allah and let's continue waiting for that joyful day, when all muslims feel ferver of a great victory over our main enemies, IA.
  25. Allaaaaaaaaaahu Akbar! Ilaahey waa naga aqbalay ducadeena, the enemy is being defeated as the first casualties of the war is unearthed! Their tankies are blown up, and significant damages are inflicted with their infantries! Oh, Yaa rabi, ilaahow jabi, adaa awood lehe! Ilaahow guusha sii adoomadaada suuban oo diinta u dhimanaya, Yaa rabi yaa Allaaaaaaaaaaaaaaaaah! ____________________ Sixid: taanki ay leeyihiin ciidamada Ethiopia oo la waxyeeleeyay Mogadishu 29, March.07 ( Sh.M.Network) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo xoogan oo wali ka soconaya caasimadda Somalia , iyadoo waxyeelo loo geeystay taanki ka mid ah dabaabadaha ay wateen ciidamada Ethiopia wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Dagaalo xoogan oo saakay ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa galaaftay nolosha in ka badan 7 ruux halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen. Dagaalkaan oo bilowday saakay waabarigii, salaadii subax ka dib ayaa ah mid marba marka ka dambeysa sii cuslaanaya, iyadoo uu ku fidayo deegaano hor leh. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net