Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Inalilaah, dadkii Ingland soo galay 1890 wali ma immigrant baa?
  2. Showqi

    Shukaansi

    After the conversation finished, she was still there and didn't wanna leave:D:D
  3. Haa waan akhriyey qoraalka waana nasiib daro in shaqsi Soomaali ah wadan kale gacanta loo galiyo. Si looga waajib maryo dambi uu geystay. Somaliland waxay ahayd shakhsi kasta oo ay ku qabteen argagixisonomo in ay maxkamad soo taagaan oo ay sharciga Soomaaliya ku qaadaan. PS. Waxaa iga qoslisiiyey ereyga Laan. Waad taqaan macnihiisa ee maxaad ereygaas u dooratay sxb?
  4. Tallaabo, this title belongs more to JB's thread "Dirty Minded" and not this article
  5. Looooooool@cinwaanka thread-kan:o:o
  6. The Zack;937350 wrote: This is what I got so far: District State Baki Awdal Boramo Awdal Lughaya Awdal Zeylac Awdal Ceel Barde Bakool Hudur Bakool Tiyeglow Bakool Wajid Bakool Yeed Bakool Abdi Asis Banaadir Bondhere Banaadir Darkeynle Banaadir Dayniile Banaadir Hamar Weyne Banaadir Hara Jabjab Banaadir Hawle Wadaag Banaadir Heliwa Banaadir Hodan Banaadir Karaan Banaadir Shangani Banaadir Shibis Waberi Banaadir Wadajir Banaadir Wardhiglye Banaadir Waabari Banaadir Yaqship Banaadir Alula Bari Bender Bayla Bari Bosaso Bari Iskhushuban Bari Qandala Bari Qardho Bari Baydhaba Bay Burhakaba Bay Dinsor Bay Qansadhere Bay Cabudwaaq Galgaduud Cadaado Galgaduud Ceelbur Galgaduud Ceeldeer Galgaduud Dhusa-Mareb Galgaduud Galhareeri Galgaduud Bardhere Gedo Beletxawa Gedo Ceelwaaq Gedo Dolow Gedo Garbaharey Gedo Luuq Gedo Beletweyne Hiiraan Bulo-Burte Hiiraan Jalalaqsi Hiiraan Matabaan Hiiraan Buale Jubbada Dhexe Dijuma Jubbada Dhexe Jilib Jubbada Dhexe Sakow Jubbada Dhexe Afmadow Jubbada Hoose Badhadhe Jubbada Hoose Jamame Jubbada Hoose Kismayo Jubbada Hoose Galkacyo Mudug Goldogob Mudug Haradhere Mudug Hobyo Mudug Jeriban Mudug Burtinle Nugaal Eyl Nugaal Garowe Nugaal Badhan Sanaag Ceelafyeyn Sanaag Ceerigabo Sanaag Las Qorey Sanaag Adan Yabal Shabeelaha Dhexe Ballcad Shabeelaha Dhexe Caadale Shabeelaha Dhexe Jowhar Shabeelaha Dhexe Afgooye Shabeelaha Hoose Braawe Shabeelaha Hoose Kurtunwaarey Shabeelaha Hoose Marka Shabeelaha Hoose Qoryoyley Shabeelaha Hoose Sablaale Shabeelaha Hoose Wanlaweyne Shabeelaha Hoose Caynabo Sool Lascaanood Sool Telex Sool Xudun Sool Burco Togdheer Buuhodle Togdheer Odwenyen Togdheer Sheik Togdheer Berbera Waqooyi Galbeed Gebiley Waqooyi Galbeed Hargeysa Waqooyi Galbeed Zak, list-kan aad meesha ku soo qortay waa xaafadihii xamar, magaalooyin, tuulooyin iyo degmooyin intaba.Marka markaad tidhi district ma waxaad raadineysaa xaafadihii xamar mise district as provinces bal su'aashaada cadee si laguu caawo. PS. meeshan wax baad isku qastay ood isku walaaqday:D:D
  7. MMA, Shiisha is not something new to Somalis and Yemenis! I remember in the late 80s some of my neighbors using Shiisha. At that time it was called Badeecad in Somali language. Waxaana lagu cabi jiray tubaako baal baal oo bagaad lagu daray. Dadkii waagaas yaqaanay Shiisha, waxeey cabi jireen hal nooc lee. But here in North York you can get ten different tests. Marka sxb Shiisha wax cusub ma'aha dadkaan hadda leey soo tooseen. we are in 2013 and they are telling us Shiisha is somthing new to Somalis:o
  8. Daqane;937048 wrote: Djibouti donates two tug boats to improve Mogadishu Port operations Waxan ma mid Ugaandheys ah ayaa qoray:D
  9. Wadani;936394 wrote: I've never heard that woman will be other men besides their earthly husbands in Jannah. Wadani what if a woman had married three times, and all of her three husbands passed away before her. All three men were god fearing and good husbands to her. now which one does she have to be with if Allah allows her and the three husbands in jannah.
  10. Showqi

    Diinsi

    You welcome Haatu
  11. Bluelicious;935487 wrote: Weren't you against qabil? :confused: Blue baayo cudurkii baa igu dhacay dee:D
  12. if we get it back. I will use my Qabiil as a signature:D
  13. The Zack;935456 wrote: Xarafaha sedex laabma waa MANALAQAARAANBAA. Ninyohow af soomaaligaagu qaribanaa. waar waa MANALAQARABAA:o
  14. Alpha Blondy;935452 wrote: inaar, you want to turn this little event into a mashruuc yeah? :confused: Haa qadaadiic baanu raadineynaa:D
  15. Showqi

    Diinsi

    Naarniah halkan ka akhri http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3853.0. Hadii uu Soomaaligu kugu adag yahayna Abahaa ii sharax dheh
  16. oba hiloowlow;935442 wrote: showqi waakanaa Guryahaas laamiyeerigoodii aaway:D:D
  17. Miyuu kaa aamusay? iska daa dee internet-kii buu ku mashquulsanyahay!
  18. Jacaylbaro;935329 wrote: Haye, Maxaad Sheegteen ?? ,,,,,, Anagu waanu fiicanahaye Adiga iyo reer aakhiraadkii waad iska fiican tihiin soow ma'aha. Anaguna waanu kuu ladanahay
  19. Inaar iska daa ha iska isticmaalee............... Mise waxaad tahay nin gacan adag
  20. The Zack;933531 wrote: ^haaheey warqadda has "reer waamo" lingo all over it. Aaliyah xarfaha seddex laabma ma taqaanaa? Hayaay, seddex laabma aa.................. waar labanlaabma dheh. Mise Aaliyyah ayaad jar ka duureysaa:D inaalilaah
  21. AfricaOwn is absolutely right. If the individual has a criminal record that means he or she was already known by the Police becauce that person was charge or convicted for a crime.
  22. Maaddeey;934518 wrote: Nin-Yaaban, waa caadi, sxb. Qolooyinka ballantii eey ka bexeen, waana kala bex-bexeen, anina waa ka dhex baxay. Welina waxaan aaminsanahay iney SL, JL iyo PL ka fiicanyihiin wax badan. Stoic, SOL became a mess, there's not much ppl you have an honest discussion. I follow Alpha's thread, now!. Maaddeey sxb adigu in aad ka baxdo ma xuma oo waa wax wanaagsan. Laakiin ummaddii masaakiinta ahaa ee ay laayeen, dadkii ay gaajada ku dileen iyo maaliyadii ay burburiyeena bal maxaad ka tidhi. PS. Adiga iminka ayey kula khaldanyihiin, anigana maalintii ugu horeysay ee aan mabda'ooda arkay ayaan ogaaday in aanay wax faa'iido ah u soo wadin ummadda Soomaaliyeed
  23. Waryaa Oba dadka ha ka nixinin.... If this news was true Maaddeey would be the first one who would report to us with mashxarat and many Masha-Allah:D:D