Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. :D Add your list to Swedish soccer player Henrik Larsson
  2. Showqi

    Sumad

    I don't need a postcard, but I sure need some Muqmad/Oodkac:p Sumada geela waxaa kala yaqaan ragii geel jiraha ahaan jiray dadkan meesha ka buuxa badankoodu (including me) waa caydh oo geel malaha.
  3. Ilaahay ha u naxsriidto marxuumka. Isaga iyo walaashiisba (the 13 year old) waa geesiyiin.
  4. Showqi

    Lies!

    Wyre, beenta badan qaras ayaa laga qadaa. Laakiin sheeko walba oo aad shegeyso in aad inyar oo cusbo/milix ah ku darto waa lagama maarmaan.
  5. Xushmeynta dadka kaa dada weyn. Markaan caruurta ahaa qof kasta oo aabahay ama hooyadeey ay isku da yihiin waxaan ugu yeedhi jirnay Adeer ama Eedo xushmeyn iyo qadarin daraadeed.
  6. Alpha Blondy;955651 wrote: y'all should STOP talking behind my back. say it to my face, ma garateen? :mad: Waxaagu ma luuqeeyga ( Alpha's nac nac iyo cantrabaqash thread) soo gala baa!!!
  7. Kix kix kix..... Some one hacked the owners IPhone and deleted the blackmail Video:D:D
  8. underdog;955593 wrote: Mogadishi? Typos already? Maya askartii Ugandheyska ayaa waxaas qoray........:D Muqdisho Fiat 124 wey ka dalacday marka. In the 80s Hargeysa had the best Taxis. They were using the luxury Toyota Cressida
  9. Nabadgalyo Oba, too bad that you have to leave us so early....!
  10. Doctor Osman iyo Xaaji Xunjuf waxa ay halkan ku soo dhajiyaan maalin walba, iyo waxa aad halkan Ku soo dhajisay maanta bal maxay Ku kala duwanyihiin? Mise kiiska ayaad iska waaleysaa! In aan ku caayayo ha u qaadanin laakiin tuulo la xayeeysiiyo 24/7 Soomaalinomo ma'aha.
  11. Aaliyyahna waxaa Ku dhacay cudurkii Doctor Osman iyo Xaaji Xunjuf. Tuuladayada wadooyinkeedii, Tuuladayada Hotel-ladeedii, Tuuladayada dhiiqadeedii iyo dhagaxaanteedii:D
  12. Showqi

    qosol

    Glad to hear you doing okay. Dhinacayga wax walba waa dhag dhag.
  13. Showqi

    qosol

    Wyre, that was very cleverly put joke, and the last two sentence make me even lough harder. Thanks for the qosol:D Hey Blue xageed ka dhacday beryahan
  14. SP, take Juxa's advice. But at the same time try to learn and understand the other regional accent, koley wuxuba waa wada af soomaali.
  15. Showqi

    This is Water

    Don't be greedy, selfish, unappreciative person! Please u mahad celi ilaahaygii ku siiyey caafimaadka, ilaahaygii maskaxda iyo aqoonta ku siiyey, ilaahaygii kugu nabad galiyey wadan aanad ab iyo isir u lahayn
  16. Xaaji Xunjuf;948002 wrote: ^^ Karti la'aan tamar la'aan Maskax la'aan, iyo xaflad jacayl Kuwan wax weyn haka so qaadin Hadhow bay heesti ku dhufanayaan beerkey ada ku weyn markasay kala dareerayaan. Waligood xabad ma ridin wa sidi slaan leh maanto dhan waan foolanaya waan foolanaya , hadana waxba ma dhasho Adiga maxaa islaanta foolaneysa Ku dabba dhigay? Mise islaamaha xaamilada ah xoog ma laha ayaad isleedahay:D
  17. Xaaji, islaantu jaamacadii fadhi ku dirirka ayeey ka soo baxday. Digriiga mid ka sareysa ayeey sidataa:D
  18. Mad_Mullah;946216 wrote: That's not even him in the pic. Hadii aad sawirkiisa hayso! Bal halkan ku soo dhaji.
  19. ^ No you get it all wrong! Haatu Dirac ma'aha. What am I saying, I mean Haatu Dirac weeye ee Dirac ma xidho.
  20. Waryaada ha caytamina, hadii kale labadiinaba Adminka ayaan idunku report-gareyn:D
  21. Maaddeey;939908 wrote: 19 jir ka ragsan ma arkin!. Sunil-ka xaggee laga keenay marka hore, Zaffers?, aaway half Eritrea half Ethiopian-kiina?, Dhiigyocabkaas markii dambe niman rag ah baa helay. I am sure mar dhow waa la daldali doonaa.
  22. Hayaay. Qolooyinkaasi masaakiin ayey ahaan jireen. Xabad ayaa ku filnaan jirtay oo ay waliba isla ciroobi jireen. Ngonge hadaa wey ilbaxeen qolooyinkaasi:D
  23. Isaguna wa ayo? Mar hadii aad xaasaskii sheegtay:D
  24. Jacfar, gabadhu iyadaa ninka eryaneeysa. Sida la inoo shegayna gabadhu ma'aha mid nacaz ah ee waa mid wax soo baratay. Marka wixii buuqayaa ha iska buuqaan. Hadii ay calaf ku leedahay wey guursan doontaa ninkaas