Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Ninyohow lacagteydii yarayd ee aan heystay baa meel iga gashay. Baaqigeedii ayaan doonayaa in la ii soo celiyo:D:D
  2. Alpha Blondy;912598 wrote: ^ Showqi, can you please disclose your tribal details? Al. inaalihaah, Alpha naga daa dee ninyohow ha na kashifinee. A true Somali never reveals his tripe:p
  3. Sorry Alpha, I call my self now a native Canadian ( Aka Cali Beysteeyn), That is how long I have been this country:D
  4. if this was not true Abwaan mar hore ayuu ina odhan lahaa war buuq iga daaya. Alpha war ninkii Abwaan ahaa lacagtii buu tirinayaa baan ku idhi:D
  5. Oba, kuwa laga naxaayo intaad warkooda naga deeyso, saaxiibkey sawirkiisii meeyey?
  6. ^ Haye, bal adigu sawirkaaga halkan ku soo dhaji. Aan ku falanqeynee?
  7. ^ Mushahaardii buu ku Mashquulsan yahay dee:D
  8. Stoic, aniguba hadii aan kula ab tirsado meesha aad ka hadleyso waxaa laga yaabaa in aynu wadaagno. laakiin magaca qabiil waxaa ka wanaagsan magaca Soomaaliweyn. I hope you will see the light one day. Waxba yaan cuqdad lagugu beerin, Dalka Soomaaliya Soomaali baa leh. Wether you are Sijui, an NFD, DJabuuti, or Dhaqan Celis:p...We are all Somalis
  9. oba hiloowlow;912579 wrote: ok showqi ninkaan bey is shabahaan Oba sxb I dont need a link, please give me a picture so I can show it to my friend (ina qarda jeex)
  10. Waryaa qaylada jooji, ninka saaxiibkey ah sawirkiisa i sii. Hadii kale beesadeydii ii soo celli:D:D
  11. War ninyohow yaa Khaatumo ku weeydiiyey! inaalilaah. Reer Khaatumo waa reer Soomaaliya Fowzia waa reer Soomaalya All I asked you was which one was first the chicken or the egg! I dont call Daahir Riyaale a Flipflopper Siilaanyo a Flipflopper Here you are a Somali Sijui calling a former Somali diplomat a flipflopper why!!! because she doesnt wanna agree whith your madax adayg qabiil:D PS. Soomaalida Kenya degan oo dhan qabiil kasta oo ay yihiin waxaa loo yaqaanaa Somali Sijui ( oo macneheedu tahay Soomada degen Keenya) Laakiin adigu waxaad cadeysaday in uu cudurka qabiilka madaxa kaaga jiro, mar hadii add inkirtey Sijui nimadaadii:o:o:o
  12. Oba sxb, nin aan saaxiibo nahay hadii aan qabiilkiisa kuu sheego sawirkiisa ma i siin kareysaa! ilaahay amarkiis Saaxiibkey wuxuu degenyahay Toronto, Abihiis waa Duriyada, hooyadiisna waa Cagodheer Ayeeyadiis waa MJ............. Bal ninkaas Saaxiibkey ah sawirkiisa halkan ku soo dhaji, aan barito tusee:cool:
  13. Taleexi;912489 wrote: wallee nin haween dabada kaga jiro baan hurdo ledin. Taleexi, waryaa Af Soomaaligii miyuu kaa lumey Grrrrrrrrrrrrrrrrr maah maahdu waxay ahayd: Awr awri waddo iyo nin naagi waddo midna kaama beydho. Tolaay oo tolaay reer KPP/bangaariya qurbihii bey ku baa,ba een
  14. STOIC;912555 wrote: I think I have been cool about the Sijui thing and never took it personal, but it always comes across as a way of people to get out of an argument. Now for this lady she is a flipflopper and one that is a study in contradiction.A clue may lie where she was before being appointed to her excellency position and how she responded to the fumbled she made after loosing the ball in her hometown... I still take your argument serous though. But my question to you is which one was the first: The egg or the Chicken. Siilaanyo was once a Somali Official Daahir Riyaale was once a Somali Official But instead of getting the Somali people together, those guys above choose a qabiil above Somaliweyn.But Fowzia choose the bigger Somalia above the qabiil. Waryaa Soomaaliya waa tii xuquuqdaada u doodeysay markii ay Kinyaatigu madaxa kaaga istaagayeen. Adiguna iminka ayaad Fowzia ku sheegeysaa laba wajiile.
  15. STOIC;912550 wrote: ^ I don't need to know that she was one time a Somali government official Okay, so dont call the lady a flipflopper then. What is wrong with you if I call you a Sijui you get angry and here you are!!!!! calling a former Somali diplomat a flipflopper as far I am concern she never left Somaliweyn, she went back to her province. and there is nothing wrong with that. But you wont understand that you Qabiil madax adeyg:D
  16. Showqi

    Today I....

    Apophis;912521 wrote: What a Waste Oba. You should have given that dough to me to help me convert. You missed some major ajir Sxb waa ku sidee dee, gaalada ajar lagama helo, dambi ayaa kaa raacaya:D
  17. STOIC;912547 wrote: ^ If you read my comments I didn't insult you.I only commented about the lady, but you took upon yourself to question my identity...Like I told another regular poster everytime you guys resort to those sort of comments it only makes you guy looks like ditz Stoic, you still don't know the lady. All you know is the lady's qabiil and that is nothing wrong with, but please don't call the lady a flipflopper. Because before she was a Somali>>>>>>>>>>>>>>Lander she had a diplomatic position in the old Somali government! and here you are trying to explain to us who Fowzia is. Miskiin yaa Sujuuuuu:cool:
  18. STOIC;912545 wrote: ^There we go again...Haaa Xaanaaqiin... Ma waxaa kaa xaanijiyey wanna be;) bal iska raali noqo waayahay ee
  19. QansaxMeygaag;912540 wrote: Very smart! I am incubating ideas, like eggs...am sure the cheeky will see it differently! Mar hadii aad Sophia Lorrie halkan ku soo dhajisay waxaad tahay odey gaboobay ee naga daa sxb;)
  20. STOIC;912539 wrote: PS As for your slobbering history of her excellency Fouzia Xaaji, she is still a flipflopper who had no principle in her convictions.Abdirahman Tuur was the founding father of Somaliland, but still cross the aisle to the other side one time too... aa,aaa you are a wanna be Somali>>>>>>>>>>>>> Lander so try again my friend.
  21. Qansax, sxb adigu ma ukun fuunto ah ayaad ku dul fadhidaa. Waa maxay Sit on it!
  22. nuune;912452 wrote: ^^ Yes, and that is how Fowzia, and the new head of Somali bank started, thanks for the tip yaa Stoic, ahsanta sana, hakuna matata, No Nuune I have to disagree with you on this one. Because markii aad ku ciyaareysay buglaha luuq luuqii xaafadiina Fowzia was a respected Somali diplomat in one of the western countries, but its too bad you cant google that information right now:D Oh and one more thing while she was a Somali diplomat in the 80s her younger brother was a high ranked Somali Marine Officer at the same time. But you dont have no recollection:( and by the way do know who Yusuf Xaaji Aadan is!!!! before you even talk about who Fowzia is:(
  23. Abwaan xitaa hadii uu su'aashiinii ka jawaabi waayey Idinku wali waad iska murmeysaan kuligiin qoxooti fooqal qaxooti:D
  24. Wadani;911185 wrote: Whats this mingis everyone talks about. Sometimes i think south Somalia is full of magic, evil spirits and wizards. Mise do we have this mingis stuff up north too? Speaking about magic I wish you have spended one night in Kumbareera. That is a village in South Somalia that they call kurkaa Kumar or kun Yaasiin Kumar Kumbareera.
  25. Nagadaa niyow, hibo iyo xirfad ayaa isagaa kaa khaldamay! And here I thought you were a British. Inaalilaah. Xitaa Nin-Yaaban iyo Juxa ayaa kugu qoslaya. Adiguna markaasaad i leedahay markaan kuu sharaxo waad i raali galin doontaa;