Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. ^ I don't know what experience you are taking about, mar hadii uu isku khalday dhagaha iyo bushimaha:D:D
  2. Wyre, I am thinking opening Isbaaro ama gaaridameer rental business. I am looking for a partner who has big muruqyo Iyo gaaridameer license lol.
  3. Woman are Nacnac iyo xalwad la isku daray...................But I am afraid of snakes.
  4. Wyre this student of yours has no girl friend?
  5. Tallaabo;920555 wrote: ^ Is this the the thing..... hmmmm bahalka dee.....kii dee... muxuu ahaa dee? Muraayadii indhaha baad u baahantahay adigu. Waar waa laba nin oo dhagaha isa saaray,,,,,,bahalkii baa meel walba kaaga muuqda:D:D
  6. Alpha its beautiful emotional song, and the music man o man they don't make this kind of music any more. Sorry sxb I mist it when you posted.
  7. Horta Soomaalida maxaa dagaalka jecleysiiyey! Hadii aanay dagaalka wadankooda ka socda ka sheekeyneynin, waxay ka sheekeynayaan ka wadan kale ka socda
  8. Showqi

    Googaalaysi

    Coofle, sxb bal sug aan isku dayo inta aan garanayo Halkaas maroo, muuqaa la waa? Waa raadkaagii oo roob kaaga dambeeyey Wax cirka taar ku leh, dhulka taar ku leh, tagoogi orgi leh, tunka shaash ku leh? Waa dabeeysha Xeradayadu waa wada uloo, ul la qaato ma leh? Waa geesaha riyaha Googaa: Injir mara siddeeda qabta,oo mara sagaala huwan, oo wiyil daadihinaysa,oo maroodi dhegta haysa oo riyo daad ka eryaysa
  9. Alpha Blondy;917615 wrote: ^ that was just my opening speech. its a week long shirweyne and i'll add to these comments over the coming week. the theme of the shirweynaha is: SOL: The Way Forward and Protecting Freedom of Speech Freedom of Speech ku lahaa! ma waxaad dooneysaa in aad dadka ku durduriso? waar yaan meesha lagaa eryin:D
  10. I hate Snow Blowers, they have blocked my driveway for past two dayas
  11. Jacaylbaro;915795 wrote: ,,,, Irbadda dharka Waa sax................ Qolooyinkii Googaaleysiga ku soo koray ayaad aheyd ileyn:D Ninbaa wuxuu shaqeyn jiray habeenkii (Night shift), Xaas iyo afar caruur ahna wuu lahaa. Nasiibdaro wuxuu wakhti fiican u waayey xaaskiisii. Waayo habeenkii wuxuu ku maqanyahay shaqo maalintana afarta caruurta ah ayaa aqalka ka boodboodaya oo xaaskiisii mashquul ka dhigay. Wuxuu muddo adkeystaba malintii dambe ayuu caruurtii u fakeray. Subax Jimce ah abaara 10kii subaxnimo ayuu afartiisii ciyaalka ahaa u yeedhay, markaasuu ku yidhi: ilmaheey 20kan shillin qaata baxa Sambuus noo soo gada. Markii ay albaabkii ka bixi gaadheen ayuu ku yidhi kaalaya kaalaya! Sambuus noocee aa ii soo gadeysiin? waxay ku yidhaahdeen: Sambuus bataati iyo hilib ah nooh, Sambuus saddexgeesle ah nooh. Wuxuu ku yidhi Sambuus saddexgeesle ah ha soo gadina ee mid afargeesle ah soo gada. Ciyaalkii socodkii ay ka bilaabeen xaafada Shingaani waxay ku gaadheen xaafada Waabari, makhaayad kasta oo ay tagaan waxaa yalay Sambuus saddexgeesle ah....
  12. Waryaa JB Googaa, Cigale: inantayadii shalay kuu soo wareegtay maxaad futadda farta uga galisay. Haye waa kaas ee bal googaaleysigaas ka jawaab:D:D
  13. When ever some of my Xaliimo friends are about to get in to an accident they normally call their Awliyo before ducking or putting their hands in front of their faces....:D
  14. Reer Balcad waa dad fiican oo wadaniyiin ah mar hadii ay badbaadiyeen warshadii dharka
  15. That is good news for the sugar cane farmers in Jawhar
  16. Oba, are they going to rebuild the sugar factory that Jawhar was famous for.
  17. Taleexi;912867 wrote: Showqi - Mahadsanid, faraaba iga haysaa, qurbihii waa lagu asaasaqay. Did u go to KPP, Kowda Maajo, Shiikh Madar?! Maya sxb, I went to hoose/dhexe Dhagaxtuur iyo Banaadir Secondary School. Sol reer KKP ayaa ka buuxa, is ilaali baan ku idhi. Shan baabaco iyo nus ayaa lagaa hayaa;)
  18. Apophis;912870 wrote: I think I went too literal Waryaa that is your problem when it comes to the Somali language. Fish and chips waaxid:D
  19. Nin-yaaban that is how much money I need to feed and support all my family, friends, neighbors and to put a roof above there heads for the rest of there life's. And of course I would build a big beutyful mosque that is open 24/7. PS. All the Musaafir-s are welcome in my Tuulo
  20. Haatu;912664 wrote: Madfac baa ku dhacey Astaghfirullah lol Acuudubilaah, Haatu ma adiguu ahaa dadkii Muqdishu madfaca ka radi jiray? Hebel wiifto ayaa ku dhacday ayaan maqli jiray!
  21. 5 billion will be great to have it. Tuulo yar baan Soomaaliya ka iibsan lahaa si aan qoladeeyda la ii weydiinin:D
  22. islaamihii baa lacagtii iga boobay ninyohow. Adiguna ma wali London baad Ayuutadii ka aruurineysaa. in aad Hargeysa taagantahay baan ku moodayey:D:D
  23. Alpha sxb, what you have done (going back to home such a young age) was very brave. But Please dont ask me Qolomaa tahay when I come to Hargeisa:D
  24. Alpha, please stay lay low for the next twenty years. and when the forget you can come back as a brian new Wadani:D