Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Originally posted by *BOB: Adeer adiguna qolomaad aheyd bal isu keey sheeg? Peace, Love & Unity. [/QB] Anigu waxaan ahay nin Soomaali ah, waxaan ka ahay reer Canada. Qoladeeyduna waa Koronto. sheekada sidaan ku maqlay. Waa laguu darsaday ee bal Xaaji Welcome back. New word: M-A-J-E-N-G-O
  2. Originally posted by Kamavi: [QB] Midnimo? Bob miyaa jawaab ooga dhigaysaa... , haa dee. Saddex eray buu la ordaya mar walba. Ana waan u soo koobay Do continue, Qardho
  3. Originally posted by Garowe Gal: [QB] ^^ what does 'saamalayl' mean? :confused: GG Saamalayl=Dhafar, qofka habeenkii 12am wixii ka dampeeya wali soo jeeda.
  4. How come The Educated Type is #2 and The Faarax is also #2 :confused: :confused: :confused:
  5. Saddex hablood oo reer Jabuuti ah ayaa bari Hargeysa u soo xagaa baxay. Waxey ku soo dageen Odey ay qaraabo ahaayeen oo Hargeysa deganaa. Odeygii ayaa nin dhalinyaro ah oo ay jaar yihiin weeydiiyey bal inuu hablaha magaalada soo tustuso, maadaama uu Yarku gaadhi yar leeyahay. Yarkii arintan aad ayuu ula dhacay, oo wuxuu is yidhi. Wallaahi waa fursad wanaagsan oo aan hablaha ku baran karo Hase yeeshee wuxuu soo xusuustay in gaadhigiisu yahay mid gaboobey, daxaleeystay oo runtii aan sidaa u sii fiicneeyn Illeeyn waa nin hablaha iska dhisaya e, isla markii arinta loo sheegeyba gaadhigii ayuu geerashka ula cararay. Gaadhigii ayaa la soo giigiijiyey oo laga soo dhalaaliyey gudo iyo dibadaba si aanu hablaha cidla ula fadhiisan oo aanay fashilaad u dhicin Wakhtigii balanta markii ay in yari ka hadhay. Ayuu Yarkii wuxuu sii maray nin ay ilmaadeer yihiin aqalkiisa. Halkaas oo uu shaadh qurux badan ka soo xidhay, cadarna isaga soo buufiyay. Illeeyn waa nin hablaha iska dhisaya e. :cool: Hadaba hablihii markii uu soo qaaday, magaalada dhexdeedana ay dalxiisayaan. Sheekaduna ay meel fiican u marayso oo qosolka iyo farxada ka muuqata hablaha aanad maleeyneynin, ayaa hablihii mid ka mid ahi soo booday iyadoo sanka kor u taagaysa. Waxaanay isla markiiba tidhi Huuno Saas baa uraya maaha! Yarkii baa intuu hoosta ka farxay is yidhi wallaahi bahalkii cadarka ahaa ee aad isku soo shubtay noociisii bay hablihii garteen. Intuu soo boday, isagoo dhoolla cadeynaya ayuuu yidhi Aniga ayaa isku soo shubay. Allow nin aan wax ogayn ha cadaabin! Jabuuti erayga Saas oo Faransiis ah macnihiisu waa Petrolka baabuurta. Markaa habluhu Petrol beey uriyeen, oo inanka is dhisayaana yidhi aniga ayaa isku soo shubay. Hablihiina halkaas ayey qosol uga dhamaatay habeenkii oo dhan
  6. Alla maxaad meesha sheeko ku haysaan! maxaad tidhaahdeen: Ninku waa inuu gabadha Meherkeedii & Arooska kharashkiisii +$50,000 keenaa Ninku waa inuu Masruufkii & Muriyadii miiska soo saaraa Ninku markuu shaqada ka yimaado waa inuu Makhaayada hore u soo maraa ama Madbakha galaa Ninku hadii aanu Muraadkeyga oo dhan Minute ku dhameynin Bacdiisa iyo Bustihiisu waa dibada. PS. hadhoowtana waxaa la odhan ragii guur dooni maayaan. Cajiib :confused: :confused:
  7. Originally posted by nuune: bakara bakar baabuurka ii jooji beedaankaa soo hoobiyee alahoo isii igili igili sariirta hoosteeda igili walaalkaa waaye waraaba hasiinin suktaa hadana hadana sigtaa baaquli haduus buqo wac waa al xamaa waa alxamaa fadariiji isii isaar shab shalolob gadaal shololob abaloo baaq aan wadnaa abalinka abaliinka saas waaye siteey manoogto haka fuqin sii deey ka fuq faarabuuto deey deey Loooool nuune. sxb qosolka iga dhamaaday
  8. This song (Maxamed Mooge Liiban AUN) stuck in my head. For no reason. Whole day I am singing: mudantii haweenkaay marwadii la sheege dadku wada ******taay dumar lama maseeye muxibada kalgacalkaay mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaad ii muuqataayoo mixibada kalgacalkaan hadba soo mirkacayaa. If there is a Somali-Song that is stuck in your head please do share!
  9. bloody stolker,,, Halhays Jabuutiyaanku isticmaalo. Ayaa iga xanaajisa, marka aan maqlo qof isticmaalaya Heey abahaa ayaad ku wa*i laheeyd maaha!
  10. duufaan iyo dabeeyl dulmi iyo daalin roob iyo ramaas hiil iyo hoo caruur iyo ciroole dhuuceey iyo dhaloyereey iigu dar hee anigana
  11. Showqi

    Maah maaaho

    Aniguna bal aan ku daro: Dacas kaa weeyn dhiiqadaay kugu farjiyaan Deriskaa hadiis dagaalkaaga rabo, dooradada ceshaas ku dhahaa Shiikh markiis imaado, shariifka shubaakada aas ka baxaa Hangaraarac lug uma dhutiyo My favorite Maahmaah: Miney fatuuro fiiq tiraah ninkii fadhaaya maa fayow
  12. Xiinfaniin , marka hore saaxiib barasho wanaagsan. Originally posted by xiinfaniin: showqi waa adigii oo is dhalinyaraynaya [/QB] Marka xiga. Are you paranoid, qof walba ma Nuune ayaad moodeysaa
  13. Showqi

    Fanny Names

    Maya Walaal, Puntland la iguma dirin. OK Garowe Gal(GG) I will add your name as well. Ma Ogtahay in :confused: garowe gal ay garow iyo caano ku iibiso Eyl iyo Daawad Grasshopper uu ka dalbaday 7 fijaan oo garow iyo caano ah Fatboy uu weerer ku qaaday GG makhaayadaheedii :mad: :mad: Burger Miskiin-Macruuf uu yidhi Magan Allay Magan Rasuul Allamagan uu yidhi Adeeg Allah yaa Miskiin. Waan kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin
  14. Nuune sxb, Politics Section aniga waxaan u arkaa in ay tahay meel Qashin Qub ah. Oo wax Cilmi kororsi ah aan laheyn. Maqaaladii ugu horeeyey ee aan ka aqristo dhinaca SOL Politics, waxeey igu abuureen naxdin iyo argagax (aad ayaanay cabsi ii galisay, rayiga ay qabaan dadka qaarkood). Taas ayaana igu kaliftay in aanan soo dhaafin dhinaca Generalka, Dood Wadaag, Sportiska iyo Jokes. SOL POLITICS in aan soo booqdo hore ayaan uga dhaartay. Laakiin saaxiib Maqaalkaagan ayaa maanta niyada ii dhisay oo igu abuuray rajo. Nuune good job sxb.
  15. Showqi

    Liban Abdi

    This is good news Karl-Polanyi . Now NGONGE and Jacaylbaro pay attention here please. The Generation 85-95 are making the headlines
  16. Loool Rayyan thanks for the line. Laakiin sheekha ha dedejinin wali Bararka muu gaadhinee.
  17. Qhalib is it Basbaas(Spicy).
  18. Nin-Yaaban 1000th Post. Cajiib
  19. Looool JB, Soomaalidu waxeey ku maah maahdaa, Maroodiyow wixii aad cunto Mar... eey ka jeebantahay.
  20. Sawirkan Wasiirka Maaliyada markaan arkey. Waxaan soo xusuustay, heestii Macarena! Come Join me, dance with me And all you fellas chat a long with me Heeeeey Macarena AAAAhAA!