MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Xiin, noo sharax hee awoowe adiga waxaan kusoo gubtee
  2. Qubdo-siro La'aaanted abaar waaye,,,rag badan baa kuso caano maaalay
  3. Muuse Suudi & Sh. Xassan Dahir baad isku mid ka dhigeysaa, markaas baad cid qabiil ku sheegeysaa, is duug waryaa!.
  4. tuujiye ayaantaan "bajaq" waa iska dhaaftay " abaayo" lee afuufoosa
  5. Maadeey,adiga meel walba goob joog aad katahay ..meeqo qof aa tahayna?
  6. Aqyaarta, Don't ever stop your advice ! Thanks again from the bottom of my heart. ...
  7. ^ waxba waa tari waayeen ee daawo kale maheysa?
  8. juxa, aniga jimicsi ayaamahan waan isdeynay I've been struggling with a lower back pain marka hada rooxanteeda jimicsi lamaba maqashin karo ...aduunka dhabarko jug kaa gaarto wax kaxun maleh
  9. MZanzi

    Who is B?

    Originally posted by Allamagan: looool @ B & Marx pm exchanges!! this is so funny wallaahi. Anyway thanks you have now proved 100% that you love to talk to yourself
  10. salaam juxa, xerta quraan saarka ubaahan waa lagu badan yahay ps.All the time. I carry on full conversations, even arguments with myself
  11. B,Just be SURE to be alone if it's a long conv'.
  12. Maadeey nuune uqeylo dhaanso asaga waliba sharax dheer kabixin doono maadaama uu Garisa school ka dhigan jiray
  13. OZ thanks sxb... PS. I like the sound of Japanese names
  14. maadeey, waa shiixa afkee "Kumamoto" maso marin karo
  15. LMAO@Mr. Takauchi Kumamoto and his wife Kunyamavi Kayashika
  16. ^^loool waraa adiga badow atahay raga ilbaxa oo xaasaskooda ka sheekeenayo hasi wadaane afaarahooda kabax
  17. B Get advice from a man who has a solid track record of success @rudy
  18. The answers here made me laugh at the arrogance and materialistic views shown through selfishness and greed.
  19. ^^LoL camoo adiga sheekada bargo'a naga dhaaaf ee ciyaaarta ilaa xtra time ki waxi dhacay Loox kuso TAX
  20. Nuune sxbow Fahmo badanidaa wale gacan aan kuu taaagay
  21. ^^Sheikh mahadsanid sxbke ...Laakin bilcaan tuute maku qurxoona kaba si daran hadi mijaha kor uqaadan
  22. Originally posted by Siciid1986: [QB] ar kuwaan lugta kor maba uqaadi karaan askari nimo maxa kukalifay
  23. MZanzi

    Fitness Freaks

    Originally posted by Tuujiye: Kaalay naagtaan see musqusha u istic maashaa? lool laakiin for real guys, qoftaan maba iska dhaqdee, laakiin see iskaga tirtirtaa? mama miyaa!!! gacan meeshaan fiirsha idinka!! you know what? I'm going to engineer an asswipe stick for the morbidly obese; I'm going to be VERY wealthy.