MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. jb meel walba brush xaarleh la wareeeg...
  2. Axmaar qurmuunkiisa waakaa A&T navigation systemka ka qalday oo isagoo adiga kula sheekeesanaya ayuu wuxuu ku weydiinayaa inaad Brazilian tahay! BOB qabrigaada inu qodman waayo aan kabaqaa ee duqa kadhaaf karbaashka
  3. These trolls need to be suspended ASAP!
  4. oh shit now everyone in the world would know what a somali (^) looks like.
  5. ^^^loool waxaad bareejo miyaaaa
  6. I think Dunga is ****** person if he dosen't take Ronaldinho to South Africa.There is no way on earth that Robinho who did nothing in Spain nor England should be going,not to mention Batista can't even get a play for a mediocre Roma and Ela noooooo ! enough said.No team would be remotely interested in man marking or double teaming any of them because they don't command that type of respect.I'll put all three together and still not better than RONALDINHO.I hope it is not foolish pride but DUNG A needs to get over himself real quick.
  7. ^^ Nuune waxu wax isku jacburiyaba alaabtaan muu hada lasoo shirtagay
  8. ^^faryareeda inta iska xirtid jimicso
  9. Rudy, hada deeqa meey oga dhagtay..waraa MARX aa deeqa kula soo bixi doona markaas PM's kuwaali doonta
  10. isgaabi nooh burco managa xigtide PS.ibti, i have lots of friends from burco waa dad fiican oo aan laheli karin laakin waa madax yarayaal badankoood
  11. Eastleigh Leen qaboow aa ka dilaacay,
  12. ^^LooL tuujiye Duqa adiga qoftaan dar "Alle" aan oga baqaa reer burco waaye BUDH ka yeysan so cabeesan ee hanagu kaakicin
  13. Masha'allah, ciyaalkaan ciyaalkaadi miyaa eebow.
  14. ^^ fiiri marka aad aqrineysay hal "IL" aad isku heesatay aan umaleynaa ee indhaha kala fur muraajico kusamee markale
  15. Waxan annu weligi iyo allahi heelin buu ka heeli eeh dont jealouse him lool BOB waa maqloosa aan umaleynaa eebow cade ee meesha kawardoon
  16. ^^hehehe I am not talking about food or poverty laakin BOB aa aqaana aniga meel aan xalwo kismayo laheen & bajiye, shushumow, maku noolan karo
  17. weey duushay! Geeela & ariga xataa marke cyper cafe so fadhiisan lahaayeen waaye PS.BOB adoo celaleey & farjano kuso koray maa Borame kunoolan karo
  18. ^^duqa oday cuslaaday aatahay markaas aad isku maleysaa dhalinyaro ...waraa banoonta maiska dhaaftido hadi kale sida BOB camal aad kusocone wheelchair
  19. Tuujiye naag nairobi joogto qudbo siro maba ubaahna kuwaas Waqaf waaye
  20. looooool@PS. Dhoobley gabar lagu mehersaday qudbo siro ma gasho PS.aniga far aa iitagan mida ugu horeyso