Liqaye

Nomads
  • Content Count

    1,954
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liqaye

  1. Good then we are on the same page . P.S 4.5 is a transitional political forumla, whilst Qabiil is the only reason three towns in northern somalia think they are an independent country.
  2. AYOUB;717972 wrote: No long ago Jengeli and Sh. Sharif were buddies, while Burci used to say Sakiin is traitor of the ".5 folks" who pretends to be from Baydoa. Yes Ayoub somali politics right there for you man....but I think the president was wrong on this one!
  3. ^^^ Libaan a word of random advice invest your monumental potential to not get it, in a candidate who actually might serve the intreasts of the Somali people.
  4. Libaan from a neutral position, you are doing a very poor job of propagandizing for your prefered candidate, you first logged on SOL in march 2011 and since then almost all your post's are either denigrating the current TFG, the President Sheikh Shariff or in fantastic praise of Sharif Sakiin. I did not say Biyood ismail is the richest bussiness woman in somalia but rather this is what I said... He started his successful business in Baidoa after marrying a lady 6 years his senior Biyood Ismail [One of the richest Somali female entrepreneurs and in particular Mogadishu]., unless you are as illiterate as your candidate you would know the difference. As I said and you do not deny Shariff Sakin's import-export bussiness expanded on the back of tenders to deliver foodstuff in the Bay & Bakool regions of Somalia, Shariff Sakin benefited from get rich shady scheme's that occurred during the 90's in Somalia such as: - Inflated Tenders. - Double Costing. - Inflation of operating costs [E.g the famous technical s]. - Diversion of Food stuffs to private wholesalers e.t.c I did not say that Sharif Sakin was a PHd holder, That would be to liken in comparison a coakroach with a Massey Feguson Tractor, I said that your candidate can not read in Somali beyond the level of a Std. 3 student. Do not talk about leadership because in his position as leader of parliament [Raisul barlmaan] he has done nothing beyond provide fodder for every political impasse from Day one during the Presidency of Abdullahi Yusuf to now. If he has failed so terribly in his position's of public responsibility either as speaker or Finance minister then what leadership do you refer to? other than the leadership he displayed in making such a good marriage match . Everything else you said after that, I will answer in the most simplest way, you can understand. Show me the prove, and get away from the fabrications sxb. His term as finance minister, he stole money blah blah.. He sold the sea, whatever, where is your prove?? Lool nice try saxiib but the onus is not on me to prove anything, you are the one who is attempting to paint your candidate in a good light consequently you should be the one to prove this blah blah as false, for me I believe any one who has got a modicum of knowledge of Current Somali history or politics will attest to the veracity of my claims. Or are you going to try to claim I do not like him because he is not from a major clan. Somalia will I.A get a better president than him in August 2011 or we are truly fracked!
  5. Uganda to send 4,000 additional troops to Somalia . Ambassador of Uganda to Ethiopia, Mull Sebujja Katende, said that his country plans to send 4,000 more troops to Somalia following the request from AU and TFG. Ambassador Katende said that the troops would strengthen the African Union Mission in Somali (AMISOM) and TFG in fighting against the insurgents being supported by external anti-peace forces. “The situation in Somalia is not only the problem of the Somali people but it is also a problem of the whole African continent and that is why my government is going to send more troops in that country,” he said. Uganda has a large number of troops that give support for the United Nations backed Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) and African Union Mission in Somali (AMISOM). Africans and the international community need to pay due attention to the situations in Somalia and step up efforts to stop anti-peace groups that undermine peace in the country, he said. The TFG blames the Eritrean government for arming, financing and providing logistic to the Al Qaida linked Al Shabaab to undermine peace and security in the Horn of African country. Al-Shabaab supported by the Eritrean government is currently deterring efforts of Ethiopia, Burundi, Uganda, Nigeria and other peace loving countries to bring stability in Somalia, he said. Al Shabaab also receives strong support from Al-Qaida, he said, “and the death of its leader Osama Bin Laden is a good news for the world in general and the Horn of Africa in particular in weakening Shabaab’s evil acts.” “Al-Qaida was behind the bomb blasts that occurred at various times in Tanzania, Ethiopia, Kenya, and Uganda,” he added. The strength of Al-Shabaab is directly linked to Al-Qaida and the death of bin Laden would mean a lot in assisting the efforts being made to fetch peace in Somalia, he concluded.
  6. Wafdi uu horkacayo Ra’isul wasaaraha xukuumada Somalia Farmaajo oo maanta u duulay magaalada New York ee dalka Maraykanka Duhurnimadii maanta ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho ka duulay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo raisul wasaaraha xukuumada Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyagoo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Maraykanka. Afhayeenka xukuumada Somalia Ing. C/raxmaan Yariisow oo ka mid ah xubnaha wafdiga raisul wasaaaraha ayaa u sheegay warbaahinta ka hor inta aysan ka duulin garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in ujeedada safarka RW Farmaajo iyo wafdigiisa ay tahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen shir golaha amaanka ee QM uu ka yeelanayo xaalada Somalia inta u dhexeysa 10-11-ka bishan. “Raisul wasaaraha waxaa u qorsheysan inuu khudbad ka jeediyo kulankaasi isagoo warbixin ka siin doona golaha amaanka xaaladaha Somalia, gaar ahaan guulihii ay dhowaan ciidamada dowlada Somalia ka gaareen dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood oo deegaano badan looga qabsaday Al-shabaab iyo arimo kale oo ku saabsan Somalia” ayuu yiri Afhayeenka xukuumada Somalia Ing. C/raxmaan Yariisow. Dhinaca kale waxaa isna maanta ka duulay magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo raisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlada Somalia C/weli Maxamed Cali iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga halkaasoo ay kaga qeyb geli doonaan shir caalami ah oo looga hadlayo sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha wadamada soo koroya sida wasiirku sheegay
  7. Guddiga amniga Qaranka ee dowlada Somalia ayaa ka fiirsanaya talaabo laga qaado xildhibaano ka tirsan Baarlamanka oo lagu eedeeyey Guddiga amniga Qaranka Dowladda Somalia ah ayaa ka fiirsanaya sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhaqdhaqaaqyo ay Muqdisho ka wadaan Xildhibaanno qaarkood horay uga tirsanaa hoggaamiye kooxeedyadii hore, kuwaasoo ku howlan shirar iyo kulamo ka dhan ah dowlada. Warbaahinta Soomaalida waxaa ku soo batay Xubno ka tirsan golaha baarlamaanka uu fadhigoodu yahay Muqdisho, oo eedo kulul u soo jeedinaya Xubnaha ugu sarreeya dowladda, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha, eedaymahaasi oo qaarkood ayba ku sheegeen in Madaxweynaha iyo Raisal wasaaruhuba ay xiriir hoose la leeyihiin Xarakada Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda. Sidoo kale Xubno ka tirsan baarlamaanka ayaa Madaxweyne Shariif iyo Xukuumaddaba ku eedeeyey, iney wadano dibedda ah oo ay kamid yihiin Suudaan iyo isutaga Imaaraadka Carabta u tageen si ay uga soo baryeystaan lacago ay doorashada soo socota ku laaluushaan xubnaha baarlamaanka si ay u sii joogaan kuraasta ay ku fadhiyaan. Dembiyada Xildhibaanadani ay galeen oo ka soo burqanaya Xubno ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo aad u culus oo haddii caddeyn loo waayo keeni kara xukuno aad u adag, waana arrintaas mida ay Guddiga Amniga Qaranka oo ay kamid yihiin Madaxweynaha iyo Raisal wasaaruhu ilaa xalay ka shirayeen si ay isula meel dhigaan arrimahaan ku soo kordhay oo ay wadaan hoggaamiye kooxeedyada Xildhibaanada laga dhigay. Sharciga sida uu qabo Xildhibaanada Qaranka ayaa leh mudnaan ah in aan la xiri karin, haddii uusan Xildhibaankaasi gelin dembiyo la cayimey oo ay ka mid yihiin; 1- khiyaamo Qaran sida: bixinta sirta Qaranka, la shaqeynta cadowga dalka, iyo is-hortaagida howsha qaranka sida kicin dadweyne oo ku qotoma hami siyaasadeed iyo owr kacsi dan shaqsi ah laga leeyahay. Xildhibaanka waxaa mudnaanta looga qaadi karaa sida uu sharcigu dhigayo inuu bulshada dhexdeeda ku faafiyo qoraallo iyo hadallo been-abuur ah oo lagu waxyeeleynayo qaranimada iyo madaxbanaanida dalka, laguna xididda siibayo xukuumad sharci ah ee xilligaas taagan, iyadoona eedeymahaasi xitaa ay suuragal tahay inuu ku lug yeesho Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isagu hoggaanka u haya dhinaca bidix ee ka horjeeda Xukuumadda. Hey'adaha garsoorka Dowladda ayaa ah kuwo haatan dhismahooda la dhameys tiray, waxayna bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay ku gudanayaan waajibaadkii loo igmaday, iyagoo la tashiyada haatan u socda Guddiga Ammaanka Qarankuna uu salka ku hayo sidii fulinta Sharciga loogu bilaabi lahaa Xubno ka tisan baarlamaanka, iyadoo Dowladda ah awood ku hor istaagtay dibad baxyo ay ka qabanqaabinayeen magaalada Muqdisho. Warar hoose oo aanu heleyno ilo ayaa tibaaxaya inuu jiro liis u Qoran Guddiga Amniga Qaranka oo ay ka mid yihiin tiro Xildhibaano ah, liiskaasi oo taliyayaasha Nabadsugidda iyo Booliiska lagala shiray, waxaana adag in la ogaado magacyada ku qoran Liiskaas iyo goorta la qaadi doono howl-gallada intaba.
  8. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo dacwad lagu soo oogayo Guddiga amniga Qaranka Dowladda KMG ah ayaa eegaya isla markaana ka tashanaya sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhaqdhaqaaqyo ay Muqdisho ka wadaan Xildhibaanno qaarkood horay uga tirsanaa hoggaamiye kooxeedyadii gabalkoodu dhacay. Beryahaan warbaahinta Soomaalida ku soo batay Xubno ka tirsan golaha baarlamaanka uu fadhigoodu yahay Muqdisho, oo eedo kulul u soo jeedinaya Xubnaha ugu sarreeya dowladda, gaarahaan Madaxweynaha iyo Raisalwasaaraha, eedaymahaasi oo qaarkood ayba ku sheegeen in Madaxweynaha iyo Raisal wasaaruhuba ay xiriir hoose la leeyihiin Xarakada Alshabaab oo dagaal kula jirta dowladda KMG iyo eedeymo kale. Sidoo kale Xubno ka tirsan baarlamaanka ayaa Madaxweyne Shariif iyo Xukuumaddaba ku eedeeyey, iney wadano dibedda ah oo ay kamid yihiin Suudaan iyo isutaga Imaaraadka Carabta u tageen si ay uga soo baryeystaan lacago ay doorashada soo socota ku laaluushaan xubnaha baarlamaanka si ay u sii joogaan kuraasta ay ku fadhiyaan. Dembiyada Xildhibaanadani ay galeen oo ka soo burqanaya Xubno ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo aad u culus oo haddii caddeyn loo waayo keeni kara xukuno aad u adag, waana arrintaas mida ay Guddiga Amniga Qaranka oo ay kamid yihiin Madaxweynaha iyo Raisal wasaaruhu ilaa xalay ka shirayeen si ay isula meel dhigaan arrimahaan ku soo kordhay oo ay wadaan hoggaamiye kooxeedyada Xildhibaanada laga dhigay. Sharciga sida uu qabo Xildhibaanada Qaranka ayaa leh mudnaan ah in aan la xiri karin, haddii uusan Xildhibaankaasi gelin dembiyo la cayimey oo ay kamid yihiin; 1- khiyaamo Qaran sida: bixinta sirta qaranka, la shaqeynta cadowga dalka, iyo is-hortaagida howsha qaranka sida kicin dadweyne oo ku qotoma hami siyaasadeed iyo owr kacsi dan shaqsi ah laga leeyahay. Xildhibaanka waxaa mudnaanta looga qaadi karaa sida uu sharcigu dhigayo inuu bulshada dhexdeeda ku faafiyo qoraallo iyo hadallo been-abuur ah oo lagu waxyeeleynayo qaranimada iyo madaxbanaanida dalka, laguna xididda siibayo xukuumad sharci ah ee xilligaas taagan, iyadoona eedeymahaasi xitaa ay suuragal tahay inuu ku lug yeesho Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isagu hoggaanka u haya dhinaca bidix ee ka horjeeda Xukuumadda. Hey'adaha garsoorka Dowladda KMG ah ayaa ah kuwo haatan dhismahooda la dhameys tiray, waxayna bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay ku gudanayaan waajibaadkii loo igmaday, iyagoo la tashiyada haatan u socda Guddiga Ammaanka Qarankuna uu salka ku hayo sidii fulinta Sharciga loogu bilaabi lahaa Xubno ka tisan baarlamaanka oo 20-kii sanadood ee la soo dhaafay aan hal habeena ku seexan in sharciba uu qabto, iyadoo Dowladda KMG ah awood ku hor istaagtay dibadbaxyo ay ka qabanqaabinayeen magaalada Muqdisho. Warar hoose oo aanu ka heleyno ilo diblomaasiyadeed lagu kalsoon yahay ayaa tibaaxaya inuu jiro liis u Qoran Guddiga Amniga Qaranka oo ay kamid yihiin tiro Xildhibaano ah, liiskaasi oo taliyayaasha Nabadsugidda iyo Booliiska lagala shiray, waxaana adag in la ogaado magacyada ku qoran Liiskaas iyo goorta la qaadi doono howl-gallada intaba, waxaana idiin soo gudbin doonaa hadba wixii warar ah ee nagu soo kordha. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  9. Madaxweyne Shariif oo safar degdeg ah ugu baxay wadanka Jabuuti Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port waxaa saakay ka ambabaxay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, waxaana socdaalka Madaxweynaha oo ku wajahan dalka Jabuuti ay ka mid ah wafdigiisa xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda KMG ah, iyadoona garoonka ay ku soo sagootiyeen madax ka tirsan Dowladda. Socdaalka Madaxweyne Shariif ee wadanka Jabuuti ayaa ku saabsan kaddib markii uu casuumaad ka helay dhigiisa wadanka Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo dhowaan xaflad lagu caleema saarayo ay ka dhaceyso wadankaasi. Dhinaca kale Dowladda wadanka Jabuuti ayaa dalkeeda ku casuuntay inay ka soo qeyb galaan xafladda lagu caleema saarayo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii dhowaan ka dhacday wadankaasi. Qabanqaabo iyo diyaar garow aan hore loo arag oo ka socda wadanka Jabuuti, gaar ahaan munaasabadda caleema saarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoona ay ka soo qeyb gelayaan madax, diblomaasiyiin, wadanka saaxibka dhow la ah dowladda Jabuuti, iyo waliba hoggaamiyeyaal Afrikaan ah, kuwaasi oo iyagu khudbado kala duwan ka jeedinaya munaasabadda caleema saarka Madaxweyne Geelle. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  10. G/sare Muun-Gaab:-“Ma Dhici Doonto Gacan Ku Dhiigle Ku Dhex Dhumanaya Muqdisho Gudaheeda” Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida G/sare Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)ayaa Wacad ku maray in mar uun lasoo qaban doono kooxo dambiilayaal gacan ku dhiiglayaal ah oo uu sheegay inay ku dhex dhuumanayaan Deegaano ka tirsan goobaha ay dowlaadu ka taliso. “Waxaad ogtihiin inay yaraadeen iskudhacyadii dhexmari jiray ciidamadda dowlada oo qasaaraha keeni jiray inkastoo ay mar mar wax dhacaan hadana waxaan laba jibaari doonaa sidii aan sharciga ugu qaadi laheyn qofkii dila cid aan waxba galabsan ama sharci darro ku toogta” ayuu yiri G/sare Muungaab. Guddoomiyaha ayaa intaa raaciyay in aysan suurta gal ahayn askari gacan-ku dhiiigle ah uu u baxsadao isla deegaan ay dowladu maamusho sida buu yiri in askari ka tisan guutada 1aad oo wax dilay uu u fakado guutada 3aad ama mis xamarweyne dambi ka geystay uu ku dhuunto waaberi. “Waxaan u mahadcelinayaa doorka ama gacanta ay holaheena naga siiyaan madaxda xukuumadda sida wasaaradaha amniga,gudaha iyo talisyada Ciidamadda oo marka xasarad dhacdo dhinacooda ka guntada taasoo noo sahleysa in lahor keeno cadaaladda kii faldambiyeed sharci darro ah geystay”ayuu yiri Md. Muungaab oo tan iyo markii xilkaa loo magacaabay isbedel weyn laga dareemay falalkii amni daro ee ka jiray magaalada Muqdisho kwaasoo badankood lagu eedeeyn jiray nay ku lug leeyihiin Ciidamadda Dowladda. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  11. Libaan we would be very glad to hear your reasoning behind this tremendous endorsement of sharif sakiin, really we would, I had no idea that such a fantabulous individual was amongst the political establishment of Somalia and indeed among all Somali's!! You can correct me if I am wrong but the other version of Sheikh Sakiin was very diffrent namely.... - He can not read beyond a Standard 3 level in Somali or English. - He started his successful business in Baidoa after marrying a lady 6 years his senior Biyood Ismail [One of the richest Somali female entrepreneurs and in particular Mogadishu]. -That his business was predicated on the handling of U.N foodstuffs as well as the illegal sale of a large bulk of these during the civil war [a practice not limited to himself but a common denominator of many get rich quick individuals in Southern Somalia in the 90's]. - Because of his close ties with the Warlord Community of Mogadishu [in particular Qanyare that he is related to through marriage] he was their candidate for Speaker of Parliament, a position that he won in such an overwhelming manner, the Yusufites delayed the presidential election for a week to remedy the weakness they saw in the votes they had. - Proving to be a hindrance rather than a help in the initial fall out between the Mogadishu warlords and the new TFG president. - Gaining the Moniker of Shariff Sakin because of his demand of a percentage of every dollar that passed through his ministry when he was finance minister. - His term as Finance minister was characterized by long periods of lack of payment of government officials ranging from Soldiers to Minister's, as well as the lack of any accounting or budget keeping[ Which leads to a famous anecdote by an individual from the italian embassy, who was tasked to follow up on some monies donated to the TFG, and shariff sakin pulling out his telephone calculator all the while promising the official the figures are saved on the phones memory]. -The combined output of his terms as speaker of parliament have lead to nil legislation of ANY SORT, that's right not one piece of legislation has ever been passed according to parliamentary by laws by the TFG parliament under Sharif Sakiin, every single ordinance announced by the TFG is either a presidential decision or voted upon by the council of ministers! Indeed the only decision that can be said to have the personal legislative stamp of the Speaker is the parliaments decision to extend its term by 3 years! - Nothing is known about his views on any single topic e.g Federalism, the question of the Hargeisa triangle, would his administration continue the war or negotiate with al-shabaab, piracy, the ASWJ e.t.c But we can look at the roll call of his "supporters" and determine what he stands for.... - General. Qeybdiid - General [] Indhacadde -Mohamed Dheere - Juriile - Jengeli - Al-hajj [] Musa sudi Yalahow and other countless individuals who seem to have been given the kiss of life by the air of elections! So that is who I thought Shariff sakin was, and I really doubt I am wrong.... Inshallah after the elections we will have a new capable admin but that will not be the case with Shariff Sakin at the helm!
  12. I see Xajioow you are now the official Djibouti government spokesman on SOL.
  13. May 5, 2011: The war against the Somali pirates is heating up. Warships are finding and destroying 2-3 mother ships a week now. Indian and Indonesian warships are increasingly opening fire on pirates, killing them on sight. This is the result of pirate operations moving to the shores of western India, and Indonesia fearing that the pirates will become a threat to all ships moving through the Indian Ocean to and from Indonesia. Somali pirates continue to hold seven Indian sailors, even though their ransom had been paid. The pirates are trying to force India to free 120 Somali pirates arrested off the coast of India. Meanwhile, another 53 Indian sailors are held on five different ships, and there is fear that not all of these will be released, even if ransom is paid. The TNG (Transitional National Government) has ordered its ambassador to India to speak to the 120 pirates, to determine if all of them are actually Somali. The police in Mumbai have found the prisoners uncooperative, and none of them have any Identity documents. The TNG has offered to take the prisoners, if they are Somali. But the Indians are not sure that is a good idea, as the deported pirates could be freed in Somali via bribes. At the same time, India does not like the idea of prosecuting, and imprisoning the captured pirates, and perhaps hundreds, or thousands, more. This may be why Indian warships off Somalia are more frequently opening fire on pirates they encounter, rather than arresting them. Somalis are fleeing Somalia at the rate of over 30,000 a month. That amounts to about two percent of the population (mostly from the chaotic south) fleeing each year. Most are heading for Kenya, with Yemen the second most popular choice. Others flee to Ethiopia and other countries. The number of refugees fleeing each month has doubled in the last year. Fighting continues in Mogadishu, but the heaviest fighting is further south and west, along the Kenyan and Ethiopian borders. Al Shabaab is losing these battles, and has pulled fighters from Mogadishu to reinforce their faltering forces in the south. May 3, 2011: Fighting in the southwestern town of Garbaharey has caused over a hundred casualties, and at least 26 dead. Al Shabaab has been unable to take the town back from the Sufi militia. Elsewhere in the south, al Shabaab ambushed a government convoy and killed two people. Soldiers in the truck fought back, and killed six of the attackers. Elsewhere in the south, ten al Shabaab gunmen were killed while fighting in southern village of Maykarebay. May 2, 2011: Al Shabaab fighters attacked the southwestern town of Garbaharey, which they had abandoned to Sufi militia on April 28th. April 29, 2011: A Singapore chemical tanker was taken by pirates off the Kenyan coast. The pirates are now operating further and further down the east coast of Africa. April 28, 2011: Al Shabaab fighters withdrew from the southwestern town of Garbaharey, when a column of pro-government Sufi militia approached. Al Shabaab had held the town for two years. The Sufi are a usually peaceful Islamic sect, but constant persecution by al Shabaab led to the formation of Sufi militias, which are now on the offensive. Elsewhere in the south, at least 30 al Shabaab gunmen died while fighting for control of the village of Tulo Barwago. April 27, 2011: In the south, a minibus was hit by a landmine or roadside bomb, killing eight and wounding 13. strategypage.com
  14. Munaasabad balaaran oo masuuliyiinta Bankiga Salaam ay xariga uga jarayeen qeyb bukaan jiif ah oo lagu kordhiyey isbitaalka Fiqqi ayaa ka dhacday xarunta isbitaalkaasi oo ku taala deegaanka Km15 ee duleedka magaalada Muqdisho. Munasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jiray Ganacsato, Arday, Dhaqaatiir, waxgarad iyo masuuliyin ka kala socotay Bankiga Salaam iyo isbitaalka Fiqi oo ah isbitaalada ugu waaweyn ee ku duleedka magaalada Muqdisho. Waxaa lagu soo bandhigay munaabada qeyb cusub oo uu maalgeliyey Bankiga Salaam oo isugu jirta bukaan jiif, saalo loogu talo galay Qaliinka iyo Sheybaar casri ah waxaana ka hadlay masuuliyiin kala gedisan oo munasabada ka jeediyey khudbado ay ku muujinayaan shucuurtooda. Madaxda howlgalada Bankiga Salaam C/qaadir Shiikh Maxamuud oo ka mid ahaa masuuliyintii ka hadashay munaasabadaasi ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada munaasabada loo qabtay, isagoo marka hore u mahad celiyey ka soo qeyb galayaasha xaflada, wuxuuna dhinaca kale ku dheeraaday marxaladihii ay isla soo mareen Salaam Bank iyo isbitaalka Fiqi, isagoo xusay in maamulka salaam bank ay furaha isbitaalka ku wareejiyeen Dr. Fiqqi. Sidoo kale waxaa uu balan qaaday C/qaadir Shiikh Maxamuud in maamulka Salaam Bank ay sii kordhin doonaan mashaariicda waxtarka u leh bulshada ee ay ka fulinayaan gudaha dalka, waxaana sidoo kale ka mid ahaa masuuliyintii ka hadashay munaasabadaasi madaxa Suuq geynta salaam bank C/raxman Ibraahim Ookiyaale oo sheegay in Bankiga salaama uu qabtay howl balaaran. Mr. Ookilyaale oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa u daray bankigooda uu maalgelin u sameeyo had iyo jeer dadka Soomaaliyeed ee heysta dalabaadka ganacsi ee lacaguhu ay ku yaraadaan, isagoo sheegay inuu bankigu siiyo amaah ay howshooda ganacsi ku sii xoojiyaan si ay wax soo saar fiican u yeeshaan. Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay maamulaha isbitaalka Fiqi Dr. C/raxmaan Fiqqi oo halkaasi mahad celin balaaran uga soo jeediyey maamulka Salaam Bank oo maalgeliyey qeybaha cusub ee ay isbitaalka lagu kordhiyey, taasoo u sheegay iney hadda meesha ka saartay baahi xoogan oo markii hore isbitaalku u qabay qeybahaasi cusub, isagoo balan qaaday iney si hagar la’aan ah ugu adeegi doonaan bulshada waana marii ugu horeysay ee bankiga Salaam ay fuliyaan mashaariic wax ka taraya adeegyada Caafimaad ee bulshada ay u baahi qabaan.
  15. Madax ka tirsan dawladda Soomaaliya oo ka qeybgalay qorshaha mustaqbalaka SYAO ee Mogadishu Madax ka tirsan dawladda Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayey madaxda hay'ada SYAO laguna soo bandhigayey qorshayaasha mustaqbalka dhaw ee Muqdisho ay hay'ada ka fulin doono. Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen wasiiro , xildhibaano , gudoomiyaha G/Banaadir , haweenka qaranka , ururarada bulshada rayidka iyo boqolaal dhalinyaro ah ayaa loogu talagalay soo dhaweynta madaxda hay’ada SYAO oo maalma ka hor gaaray caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Munaasabada oo xambaarsaneyd dhawr ajande oo kala aheyd soo dhaweynta madaxda hay’ada SYAO , soo bandhigida waxqabadki labadadi sano ee ay ka sameysay hay’ada magaalada Nairobi iyo balanqaadyo ku aadanaa qorshayaasha ay SYAO ka qaban doonto magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa lagu furay documunti soconayey saacad oo lagu daawaday filim ka hadlayey dhamaan waxqabadki hay’ada ee Nairobi oo ka koobnaa ugu yaraan 9-barnaamij oo isugu jiray isboorti , siminaaro , dood cilmiyeedyo , iyo munaasabado ay ka mid ahaayeen maalinta haweenka , maalinti qaraxi Shamo 15-may iyo munaasabado kale oo bulshada ku weyn. Intaas kadib waxaa hadal ku furay munaasabada gudoomiyaha G/Banaadir Max’ud Tarzan oo sheegay in maamulkiisa soo dhaweynayo hay’ada SYAO , waxuuna ku amaanay waxqabadkeedi dalka Kenya inti ay hawlgaleysay . Tarzan ayaa ka codsaday hay’ada SYAO iney wax ka badalaan wacyiga dhalinyarada Soomaaliyeed ee Muqdisho iyo guud ahan dalka ayna keenaan qorshe toos loogu wacyigalinayo dhalinyarada Soomaaliyeed si loola dagaalo afkaaraha qaldan ee kooxda Shabab ku shubeyso dhalinyarada. Wasiirada macdanta biyaha iyo gaadiidka Cirka iyo dhulka oo iyagana munaasabada ka hadlay ayaa ku tilmaamay hawsha cusub ee lagu wado in hay’ada SYAO ay rabto iney Xamar ka bilawdo mid fursad u ah dhalinta Soomaaliyeed eek u nool caasimada Muqdisho. Pro:Dalxa oo ahaa mar gudoomiye ku xigeenkii barlamaanka Soomaaliya hadana ah xildhibaan ayaa ka sheekeeyey dhinaciisa munaasabado uu kala qeybgalay SYAO Nairobi , waxuuna aad u amaanay hawsha sida loogu soo fidiyey Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay riwaayad ka hadleysay dhibaatada qaraxyada oo ay jilayeen fanaaniin iyo majaajilistayal ay ka mid ahaayeen Marshale , Ajakis , Ilkacase iyo Cali Hiiraan , waxaana ay soo bandhigen riwaayad ka sheekeyneysay sida dhalinyarada yar yar loogu adeegsado qaraxyada. Gabagabadi ayaa waxaa munaasabada soo xiray gudoomiyaha SYAO Max’ed Ibrahim Cali Cajiib oo uga mahadceliyey madaxdi dawladda iyo ururada bulshada Muqdisho sida ay u soo dhaweeyeen SYAO iyo waxqabadkeeda cusub , waxaana uu dhinaciisa u balanqaaday dhalinyaradi ka soo qeybgashay munaasabada iyo madaxda dawladda in waqtiyo dhaw ay SYAO bilaabi doonto hawlo wax ku ool ah oo diirada lagu saari doono wacyigalinta dhalinyarada Muqddisho si meesha looga saaro afkaaraha qaldan ee laga soo minguuriyey dalal kale . Mr:Cajiib ayaa sidoo kale balanqaaday in sanadaha soo socda ay hay’ada xooga saari doonto in aad looga shaqeysiiyo xafiiska Muqdisho.
  16. Wasaarada Sportiga DKMG oo Magacaawday La taliyaha Xiriirka Caalami ee dhalanyarada & Sportiga Wasaarada Shaqada Arrimaha Bulshada Dhalinyarada iyo Sportiga, Dowlada KMG ee Soomaaliya Ayaa Magacaawday La taliyaha Wasiirka ee xiriirka caalamiga dhinaca dhalinyarada iyo isboortiga, iyadoona xilkaasi loo magacaabay Xoghayihii hore ee Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed Eng. Baana Cabdalla Cali. Digreetada Magacaabista oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada Dhalinyarada iyo Sportiga Dowlada KMG ee Soomaaliya Mudane Cabdi-Nuur Macalin Maxamuud Ayaa lagu xusay ka dib markii wasaarada ay aragtay baahida loo qabo wanaajinta xiriirka Dhanka Dibada ee dhalinyarada iyo Sportiga in xilkaasi loo magacaabay Eng. Baana Cabdalla Cali. Eng. Baana Cabdalla Cali oo Haatan ah Gudoomiyaha suuqgeynta xiriirka caalimaga kubadda koleyga ee bariga qaarada Afrika, ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaana (FIBA Africa - Zone 5) ayaa magacaabista xilkaan u muuqata in wax weyn kusoo kardhin karto hor umarinta isbooortiga soomaaliyeed dhinacyadiisa kala duwan. Mas,uulkaan la magacaabay intii uu ahaa xoghayaha XSKK ayaa lagu xasuustaa dadaalkii dheeraa oo uu u galay sidii loo hor marinlahaa isboortiga soomaaliyeed, gar ahaan kubada koleyga hadii ay noqon laheyd ka qeygalida tartamada iyo shirarka caalamiga kaasoo sharaf weyn u aheyd in calanka soomaaliya meel kasto ka muuqdo isla markaana sharftisa dib loo soo celiyo. "Hadii aan nahey aqoon yahanada ku sugan qurbaha waxaa waajib nagu ah in aan wadankeena ku taageerno sidii uu ugu baxi lahaa dhibaatada maanta uu ku sugan yahey hadii ay noqoto arrin bulshada quseyso ama hadii ey tahey arrin sport, waxaana filayaa in aan waxaan awoodey hore ugu soo qabtey oo hadana aan diyaar u ahey in aan taas iyo mid ka badan u sameyn doono oo markaa aan ugu faaideyneyso fursadan qaaliga ah. waxaana aad iyo aad uga mahad celinayaa dhamaan shaqaalaha wasaarada, gaar ahaan wasiirka Mudane Abdinur" ayuu yiri Eng Baana, oo si weyn u soo dhaweeyay xilkaasi. Ma aha markii ugu horeesay oo xil heer caalami dhanka Sportiga ah loo magacaabo Eng. Baana Cabdalla Cali iyadoona dhawaan Shirweynihii Wadamada Jaamacada Carabta ee Qahira uu ku guuleestay in loo Magacaabay Xubin ka tirsan Guddiga Kubada Koleyga Jaamacada Carabta taasoo noqotay shaqsigii ugu horeeyay ee soomaali ah oo xubin ka noqda Guddigaasi.
  17. Golaha Wasiirada Somaliya oo shalay Kulan Ujeedo Badan kuyeeshay Muqdisho Kulankaani ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda KMG Soomaaliya oo uu shir gudoominayay Ra’iisul wasaraare Max’ed C/laahi Maxe’d (Farmaajo) ayaa waxaa looga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin war bixin laga dhagaystay Wasiirka Kaluumaysiga qeeraadka Badda iyo bay’adda Max’ed Macalin Xasan kaasi oo ku saabasanaa xalinta badda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo qeyraadka badda Max’ed Macalin Xasan ayaa markii uu soo gaba gaboobay kulankaasi waxa uu saxaafadda u sheegay in Golaha Wasiirada uu u gudbiyay Dikuminti ku aadan xalinta badda Soomaaliya kaasi oo uu sheeghay in Golaha Wasiirada si caqlabiyad leh ay u ansixiyeen. Waxaa uu intaasi ku daray in waxyaabaha ku qoran Dikumintigaani ay yihiin in si sharci ah ay dowladda ula xisaabtanto gaadiidka badda ee kusoo xadgudba Xeebaha Soomaaliya iyo sharciga badda ee u dagsanaa Soomaaliya 1972-dii la waafajiyo hishiiskii Caalamiga ahaa ee Badaha maadama ay Soomaaliya saxiixday hishiiskaasi 1989-kii. Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo qeyraadka badda Max’ed Macalin Xasan ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in si ay arintaasi u hergasho ay qasab tahay in Soomaaliya Dikumintigaan ay u gudbiso Qaramada Midoobay. Dhinaca kale Afhayeenka Xukuumadda KMG Injineer C/raxmaan Cusmaan (Yariisoow) oo isna la hadlay Saxaafadda ayaa waxaa uu shegay in Golaha Wasiirada maanta ay magcaabeen xubno ay ka mid yihiin Cabdi Max’ed Haabiye (Docaale) kaasi oo loo magcaabay in uu noqdo Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya. Sidoo kale Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga ayaa waxaa uu sheegay in Golaha Wasiirada ay u magacaabeen in uu noqdo Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiirgoobe), iyadoo ugu dambeyntii Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka loo magcaabey Mudane Ducaale Aadan Max’ed. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  18. Ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya oo howlgallo lagu sugayo amaanka ka sameeyay jidka Maka Al-Mukarama Khamiis, May 05, 2011 (HOL) – Ciidamada DKMG ah ayaa maanta howgallo lagu sugayay ammaanka ka sameeyay jidka Maka Al-Mukarama kaasoo ah midka ugu mashquulka badan ee ay adeegsadaan madaxda iyo saraakiisha kale ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Wadadaas aya waxaa markii saakay waagub baryay lagu arkay ciidamo fara badan iyo gaadiid dagaal oo ay wateen, kuwaasoo ku amrayay gaadiidka yaryar inaan la dhigan karin hareeraha waddadaas, iyadoo tallaabadan ay ku sheegeen saraakiisha dowladda KMG ah mid lagu sugayo ammaanka laguna hirgelinayo hadalkii shalay kasoo baxay xukuumadda ee ahaa in dalka oo dhan la geliyay heegan buuxa oo lagu sugayo ammaanka. "Saraakiisheena ayaa nagu amray inaan ka hortagno gaadiidka la dhigto hareeraha waddada, waxaa la ogol yahay in la dhigto wadooyinka xaafadaha gala," ayuu yiri mid ka mid ah ciidamadii howshan fulinayay oo saxaafada la hadlay. Askarigan, wuxuu sheegay in dadka iyo iyagu ay qaati kala joogaan maadamaa ay arintani tahay mid cusub, isagoo intaas ku daray in dadka gaadiidka wata ee ay amarka siinayaan ay weydiinayaan sababta ay gaadiidka ugu diidayaan waddada dhinaceeda. "Waan ka taxadarnaa inaan dadka la murano waayo waxaa imaanaysa inaan dirirno taasna taliyeyaasheennu way naga hadleen, waxayna nagu yiraaheen dadka yaan lala dirin oo aan rasaas lagu ridin," ayuu yiri askari kale oo Nuur isku magacaabay. Jidka Maka Al-mukarama ayaa wuxuu maanta ahaa mid ay dadku aad ula yaabeen isbdalka ku dhacay, iyadoo sidoo kalena aysan jirin ciidamo wadooyinka la maraya hub sidii lagu arki jiray maalmihii lasoo dhaafay. Afhayeenka xukuumada KMG ah ee Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Ing. Yariisow) ayaa shalay sheegay in xukuumaddu ay go'aan ku gaartay in dalka la geliyo heegan buuxa, isagoo sheegay inaan loo dulqaadan doonin cid hub si sharci-darro ah u wadata. Xukuumadda KMG ah ayaa sheegtay in xukunkan ay uga hortagayso in weerarro aargudasho ay Xarrkatul Shabaab ka fuliso Soomaaliya iyadoo u aargudaysa Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa hoggaamiyaha Al-Qaacida ee ay ku xirnaayeen oo lagu dilay dalka Bakistaan habeennimadii Axadda. G/sare C/llaahi Xasan Bariise oo isaguna ah afhayeenka Booliiska ayaa dhankiisa sheegay in xukunka ay dowladdu soo rogtay sidiisa lagu fulin doono, isla markaana aan loo dulqaadan doonin ciidamo hub iska sita iyo gaadiid magaalada dhex socda wixii ka dambeeya 9:00 habeennimo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  19. Xukuumadda KMG Soomaaliya oo soo dhicisay xaqii Badda Jimco, May 06, 2011 (HOL) - Shirkii ay maanta golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah isugu yimaadeen ayaa waxaa warbixin siiyay golaha Wasiirka Kalluumeysiga, Kheyraadka badda iyo Bey’adda Mudane Maxamed Macalin Xasan oo muddooyinkii u dambeeyey ku howlanaa sidii si sharci ah loogu heli lahaa xaqa xuduuda Badda ee ay Soomaaliya xaqa u leedahay. Wasiirku wuxuu ku soo guuleystay in la diyaariyo Documentigii waafaqsanaa sharciga Caalamiga ah ee xuduudaha Badda Soomaaliya kaasoo lagu soo cadeeyey in xuduuda dhaqaale ee u gaarka ah Soomaaliya (Exclusive Economic Zone) ay tahay 200 Nautical Miles oo u dhiganta 370.4 km. "Waxaa sharaf weyn ii ah inaan maanta Golaha Wasiirada siiyey warbixin la xiriirta natiijadi iyo guushi ka soo hoyatay safarkeygii oo aheyd in aan keenay dokumenti qeexaaya xad badeedka Somaliya oo loo sameeyey si waafaqsan sharuucda caalamiga ah ee badaha ee Qaramada Midoobey (United Nations Convention on Law of Sea)" ayuu yiri Wasiirka Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Documentiyadan iyo qariidooyinka la socda waxaa lagu soo daabici doonaa Website-yada Qaramada Midoobay iyo hay’addaha kale ee Caalamiga ah, sida FAO. Talaabadan ayaa ah guul weyn oo u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed tanoo horseedi doonta in lala xisaabtamo falalka kalluumeysiga sharcidaradda ah iyo qashinka suntan ah ee lagu daadiyo Baddaheena. Sidaasi daraadeed dowladdu waxay u xaqiijineysaa shacabka Soomaaliyeed inay u soo dhicisay xaqii xuduuda dhaqaale ee Badda ee sharciga ahaa. Garad Salad Hersi Press Officer office of the Prime Minister Mogadishu, Somalia
  20. Waar niyow who's fretting a couple of more of your pirates in jail affects me not one iota
  21. Baah ayeeydhey weey waasheen waxaa haadey uun ina galkacayo gobolka cusub lagu daro!