Liqaye

Nomads
  • Content Count

    1,954
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liqaye

  1. Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo Jaaliyadaha Dibada weydiistay in dhaqaalo u uruuriyaan Dowladda KMG Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka codsaday Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Qurbaha inay taageeraan Dowladda KMG, ayna dhaqaale u uruuriyaan. Isagoo Khadka Taleefanka kaga qeyb kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayuu Ra'iisul Wasaare Farmaajo u jeediyay in Xukuumadiisa gacan ka siiyaan sidii dib loogu soo celin lahaa Qaranimadii iyo Dowladniamdii Soomaaliya. Ra'iisul Wasaare Farmaajo ayaa sidoo kale cadeeyay in mudadii lixda bilood ee ay jirtay Xukuumadiisa ay ka hortagtay musuq maasuqa, ayna wax badan ka qabatay Ammaanka, isagoo sheegay in musuq maasuqa uu yahay waxyaabaha caqabada ku ah Dowladnimada. "Intii Xukuumada jirnay waxaan ku guuleysanay inaan ka hortagto musuq maasuqii, oo ah caqabada kaliya ee ku horgudban Dowladnimada"ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Farmaajo. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale dalbaday in Jaaliyada ay Dowladiisa gacan ka siiyaan sidii ammaanka guud ee dalka loogu soo celin lahaa, isagoo xusay in Jaaliyadaha ay kaalintaas udub dhexaad u yihiin. Waxaa uu sheegay in hadii Xukuumadiisa ay hesho dhaqaalo ay wax walba socodsiin karto, isagoo tusaale u soo qaatay hadii Jaaliyada ku nool dalka dibadiisa dhaqaale u uruuriyaan ay Dowladda howsheeda sii wadan karto. "Hadii maanta Jaaliyadaha dibada ay bilaabaan inay lacago u uruuriyaan Dowladda Soomaaliyed, waxaan hubnaa in howlaha inoo dhiman inaan wax uga qaban karno, anagoo og in qurba-joogta udub dhexaad u yihiin Dowladda Soomaaliya, hadii qof walba uu bixiyo 10-doolar, waxaa ka soo bixi kara dhaqaale badan, oo aan ja dhigi karno mushaaraadka Ciidamda iyo shaqaalaha Dowladda"ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo muujinaya sida ay uga maarmaan kaalmaha Beesha Caalamka, hadii Soomaali isku tashato gacana isa siiso. Khudbada Ra'iisul Wasaaraha u jeediyay Jaaliyada oo aheyd mid guubaabo ayaa waxaa Jaaliyada manchesters kala qeyb galay kulanka xubno ka tirsan Dowladda KMG oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru Dowlaha Caafimaadka iyo Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur. Xukuumada Farmaajo ayaa u badan qurba-joog, iyadoo kulamada is daba jooga ee Jaaliyadaha dibada ku qabanayaan ay tahay sidii ay u taageeri lahaayeen Xukuumadan loogu magac daray Xukuumada Tayo. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com Mahad on April 18 2011 ·
  2. Isniin, Abriil 18, 2011 (HOL) – Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhankooda ka furan tahay waddada isku xirta isgoysyada bakaaraha iyo dabka ee loo maro suuqa Bakaaraha, kaddib kulan looga hadlayay furintaanka waddadaas oo maanta dhexmaray ganacsatada iyo saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah. Taliye ku xigeenka ciidamada milateriga Soomaaliya Gen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhankooda uu jidkaas ka furan yahay balse ay u sameeyeen saacado la mari karo. "Anigoo fulinaya amarka madaxweynaha, midka ra'iisul wasaaraha iyo midka taliyaha ciidamada waxaan ku dhawaaqayaa in maanta wixii ka dambeeya ay dhanka DKMG ah ka furan tahay waddada isku xira isgoysyada dabka iyo bakaaraha," ayuu yiri Gen. Dhego-badan. Ganacsatada ayuu ka codsaday inay dhanka kale ee Xarrakatul Shabaab ka ballan tan la mid ah ka keenaan maadaama uu jidku yahay mid dagaal, wuxuuna xusay in suuqa Bakaaraha oo xirma ay uga daran tahay dowladda qof rayid ah oo ku dhintay jidkaas, isagoo xusay in ganacsatada ay ka sugayaan go'aanka ay dhanka kale ka keenaan. "Jidka wuxuu furnaanayaa laga bilaabo 7:00 aroornimo illaa 5:00 galabnimo maalin walba, wixii ka horreeya iyo wixii ka dambeeya waa la xiraynaa si ammaanka loo sugo," ayuu taliye ku xigeenka milateriga Soomaaliya u sheegay warbaahinta. Sidoo kale, taliye ku xigeenku wuxuu sheegay in jidkaas ay ku sameyn doonaan bir koontarool ah, si looga hortago inay kasoo gudbaan gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, isagoo ganacsatadii ay la kulmeen ka codsaday inaysan taas u arkin dhibaato. Afhayeen ku hadlay magaca ganacsatadii kulanka ka qaatay saraakiisha DKMG ah oo lagu magacaabo Ugaas C/llaahi Ugaas Aadan ayaa sheegay inay dhowr jeer oo hore kala hadleen madaxda dowladda Soomaaliya sidii loo furi lahaa jidka dabka oo muhiim u ah ganacsiga bakaaraha, ayna maanta ku faraxsan yihiin in dowladdu ay aqbasho in dib loo furo. Inkastoo dowladda KMG ah ay sheegtay inay dhankooda ka furan yahay jidka isku xira isgoysyada bakaaraha iyo dabka ayaa haddana waxaa weli lagu arkayaan dhagax waaweyn oo jidka ku go'an, kuwaasoo ay difaac ahaan u dhigteen ciidanka AMISOM ee isgoyskaas ku sugan. Xarrakatul Shabaab ayaa horay u sheegtay dhankeeda inay ogolaanayaan in la furo jidka dabka iyo bakaaraha isku xira, haddii ay DKMG ah iyo AMISOM ay oglaadaan, waxaana dadaallada loogu jiro furidda jidkan uu imaanayaa xilli muddo laba bilood ah ay xiran yihiin jidadkii loo mari jiray suuqa Bakaaraha. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  3. It is really unbelievable, these people were killed in a mosque and then their funeral is attacked, waa dagaal aad iyo aad uu foolxuun waxa meesha ka socota!
  4. R/wasaare Farmaajo oo sheegay in ay la wareegayan maamulka hawada dalka 15sano ka dib Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya qorsheyneyso la wareegidda hawada dalka mudo 15-sano kadib. Farmaajo oo wareysi siiyay jariiradda The New York Times ayaa sheegay in ay wadahadal kula jiraan Qaramada Midoobay sidii ay ugala wareegi lahaayeen maamulka hawada. "Somaaliya hawadeeda waxaa iska leh shacabka Somaliyeed, wadankeenuna waa wadan madaxbanaan, sidaas darteed waa inaan maamulanaa hawadeena" ayuu yiri ra’iisal wasaare Farmaajo. Qaramada Midoobay ayaa maamuleysay hawada Soomaaliya tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Xukuumadda Farmaajo ayaa noqoneysa xukuumadii ugu horeysay ee ka hadasha hawada Soomaaliya tan iyo wixii ka dambeeyay bur-burkii dalka.
  5. Gaalkacyo (RBC Radio):- Hal ruux ayaa geeriyoodey dad kalena waxaa soo gaarey dhaawac kadib markii dabley hubeysani ay weerar ku qaadey dad joogey qabuuro ku yaala duleedka xaafada Garsoor kuwaasi oo aas u sameynayey qaar ka mid ah dadkii xalay lagu laayey gudaha masjidka Salaaxudiin Gaalkacyo. Iska hor imaadka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dambeeyay kadib markii dabley hubeysani oo ka soo talaabey koonfurta magaalada Gaalkacyo ay weerareen dadkii aaska ku mashquulsanaa, waxaana halkaasi ku geeriyoodey mid ka mid ah dableydii weerarka soo qaadey. Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya iska hor imaadka goor dhoweyd ka dhacay qabuuraha duleedka xaafada Garsoor, waxaa jira warar sheegaya in dableyda hubeysan ee weerarka ku soo qaadey dadka aaska joogay ay sheegteen in dhulka meydka lagu aasayo ay leeyihiin, halka warar kale ay sheegayaan in dableydu ay yihiin maleeshiyaad daacad u ah Ahlusuna Waljameeca iyo in ay ka tirsan yihiin ciidamada Booliska Galmudug. Waxaa gebi ahaanba istaagay haatan iska hor imaadkii koobnaa ee ka dhacay qabuuraha duleedka xaafada Garsoor, waxaana wararku intaa ku darayan in halkaasi lagu aasey laba ruux oo meydkooda markii hore loo diyaariyey in halkaasi lagu aaso, kuwaasi oo ka mid ahaa afar qof oo xalay lagu dilay gudaha masjidka Salaaxudiin Gaalkacyo. Gebi ahaanba magaalada Gaalkacyo ayaa laga hadal hayaa falalka amaan darro oo saacadihii la soo dhaafey si aan caadi ahayn uga dhacayey gudaha magaalada, waxaana jira weeraro aan horey looga baran gobolka Mudug oo ah in la weeraro goobaha cibaadada gaar ahaan masaajida. RBC Radio.
  6. Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ayaa sheegaya in Ciidamo Al-Shabaab ah oo dhowaan yimid Magaalada Jowhar ay saakay halkaasi ka bilaabeen Qafaal aan kala sooc laheyn, waxaana hakaday dhaqdhaqaaqii dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar iyo kuwii imaanaayay intaba. Qafaalka ay Al-Shabaab ka bilowday Degmada Jowhar ayaan la ogeyn ujeedadiisa, waxayna Ciidamada Shabaabku yihiin kuwo wata dareys cagaaran, waxayna qafaal ku bilaabeen Haweenka iyo ragga socda wadooyinka magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in qafaalka uu saameeyay Ardaydii iskuulaadka oo intii wadada ay ku jireen la qab qabtay, waxaana isa soo taraya dadka sida aadka ah loogu qabanayo qafaalka ay wadaan Ciidamada Shabaabka. Dadka ku dhaqan Degmada Jowhar ayaa saxaafadda u sheegay in xataa Gaadiidka dadka la istaajinayay iyadoo dadka lagala degaayay , waxaana gebi ahaanba istaagay gancsigii magaalada Jowhar, iyadoo dadku xireen goobahooda ganacsiga si ay uga badbaadaan qafaalkaasi qasabka ah. Ma aha markii ugu horaysay oo ay shabaabku ka qabqabtaan deegaanada ay ka taliyaan dadka ku dhaqan, waxaana jira in dadka magaalada Jowhar ay bilaabeen inay ka soo baxsadaan guryihii ay ka deganaayeen Magaalada Jowhar. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  7. Gabdhaha ku nool deeganada ay Shabab maamulaan ee K/Soomaaliya oo ka baxsanaya guur qasab ah oo ka soo wajahay dagaalyahanada shisheeye (Warbixin) Tan iyo markii K/Soomaaliya ay xooga ku qabsadeen kooxdan ku xiran Al-Qacida ee Shabab waxey la yimaadeen habdhaqano guracan oo isugu jira iney dhalinyarada waxbarsahada ku jira ay qasab ku dagaal galiyaan , iney dhalinyarada ka dhaadhiciciyaan fikrado ay soo minguuriyeen oo ku dhisan xagjirnimo iyo is qarxin iyo sidoo kale iney gabdhaha ku qasbaan guur qasab ah iyagoo siinaya ajaanibta dalka ku soo duushay ee ka yimid dalalka Ciraaq , Afganistaan , Bakistaan iyo India . Waxaa dhacday in dhacdooyin badan oo xanuun leh ay kooxdan ka sameeyeen meelo badan oo ay joogaan gaar ahaan magaalooyinka xeebaha ee Marka iyo Kismaayo oo xog lagu helay iney ku badanyihiin soo duulayaasha ajaanibta ah . Dhacdooyinka la soo wariyey waxaa ka mid ah in nin Afganistaani ah uu si bartimihi sanadki aan soo dhaafnay wiilal Shabab ah oo ilaala u ahaa ay uga soo afduubeen degmada Barawe ee G/Sh/Hoose gabadh 13-jir ah taas kadibna si qasab ah looga soo kaxeeyey waalidkeed laguna daray ninkaas si qasab ah taas oo ah xadgudub bani’aadanimada , shareecadeena suuban iyo dhaqanka Soomaalidaba bari ka ah in gabar la soo qafaasho walibana aan qaangaarin lagana dhigto xaas . Waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool deeganada ay kooxdan maamulaan ayaa had iyo jeer wadnaha farta kaga haya in gabdhahooda la siiyo soo duulayaasha ajaanibta ah taas oo joogto ka noqtay meelaha ay Shabab maamulaan. Waalidiin badan ayaa gabdhahooda ula soo cararay dalalka dariska sida Kenya , Ethopia iyo jabuuti si ay uga badbaadiyaan gabdhahooda ajaanibta Shabab la socota ee qasabka ku guursada. Dhinaca kale xog aruurin la sameeyey ayaa lagu ogaaday in magaalada Kismaayo ay tahay halka ugu badan ee gabdhaha ay ku qabaan ajaanibta , waxaana arinkaas dhawr mar ka hadlay culumaa’udiinka Soomaliyeed iyo waxgaradka oo ku tilmaamay iney tahay habdhdhaqan xun oo Soomaalida la soo darsay loona baahanyahay in laga hortago. Ajaanibta ku nool K/Soomaaliya ayaa lagu qiyaasaa iney yihiin kumanaan kuwaas oo ah dhamaantood dambiilayaal ka soo baxsaday dalalkooda dhibaatana u soo raray dalka Soomaliya. Hadaba waxgaradka Soomaaliyeed , culumaa’udiinka iyo dhalinyarada ayaa looga fadhiyaa iney wax ka qabtaan ajaanibta xooga ku heysta gabadhaha da’da yare ee Soomaaliyeed , waxaana arinkaas looga hortagi karaa wacyigalin buuxda oo bulshada laga siiyo habdhaqanada guracan ee Shabab si ay u sameeyaan kacdoon la mid ah sida kuwa ka socda dalalka Masar , Tunizai , Yemen iyo Liibiya. Soomaalida oo ah 100% umad muslim ah heysatana madhabka Shaaficiyada waxaa ay kooxdan ku gambata magaca diinta bilaabeen iney galiyaan mab,dada wahaabiyada sanadihi ugu dambeeyey taas oo dhalinyaro badan lagu baray wax aan diinteena sal ku laheyn. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  8. loooooool I was refering to cabdi buur unless the spell check did something
  9. LoOOOOOOOL this is so embarrassing maybe this will get him the presidency of Somalia ...
  10. Indeed kismayoo is a major economic life line, coming in a very close second is Baidoa.
  11. Awoowe, if much of your evidence for “accomplishment” is based on previous team’s “lack of accomplishment”, then sadly, there is not much to debate on here. Let me emphasize an important point for your consumption: Ina Abdirashiid’s tenure was marred by personal conflict and political differences with his partner Shariif. It is not a small box to be in if you know the way the TFG operates. Nothing tangible was accomplished as a result and that point I concede without any commotion. This is the most amzing sleight of hands argument I have seen either for or against a proposition, it defies all logic and rational thought, namely the failures of the previous admin cannot be used against them because LST said so!! Saxiib the reason why Farmajoo has accomplished some thing in comparison to Cabdibuur is because he has made peace with two things. 1. The president appointed him and there is a clear divide between their roles and 2. He is serving the intreasts of all somalis and not only the particular intreasts of a section, Cabdibuur was the agent of puntland in the somali national goverment rather than a man from puntland in the somali National goverment. That made him ineffectual and boxed him in from the get go, but to claim that Cabdibuur did not do anything would be dishonest let us refer to some of this mans milestones as the prime minister [14 February 2009 – 21 September 2010]: Creation of a 42 man cabinet with an indeterminate number of deputy ministers designed to placate every one and lead no one. Significant mismanagement of government finances in such a way that less than 10% of the promised $250 million promised by the ICG on Somalia in Europe has been given to the government. The only proposed solution given to this situation by Cabdibuur was Price water house coopers handling all government monies, one that would have not reinforced the sovereignty of the Somali people or the capability to manage resources by the Somali people. Extremely poor payment of government civil servants and soldiers. The debacle of the so called Somali constitution, a poorly written document, rejected by all major stakeholders as not being clear enough either on financial sharing parameters, who and what level taxes should be collected and allocated, or even how federal states will be created and regulated. A document indeed not having been consulted over by groups in the whole of Somalia except for puntland, if that was not enough he staked what little political currency he had on a showdown with the president on having this constitution passed by parliament as if it was the most important thing being faced at a time when the shabaab was regularly shelling the government zone and M.P's were being shot at random. No attempt even in government press release to reach out to any major group with in Somalia beyond getting punt lands pet projects done! Before he took office, he came across as a Siyaadist ideologue. But as the events on the ground rendered the early fears unwarranted, the man found his footing in Shariif’s listening ears. Compatibility is an important commodity in the shifting sands of TFG politics. Shariif and Farmaajo are compatible. But that is where the festivities end awoowe. Both Shariif and Farmaajo see some of the major clan in the country as adversaries that need to be silenced. It is not only Shariif/Farmaajo that hold that view as the first article you posted clearly indicates. Theirs is a shared political thinking lacking of any practical high-mindedness. What the two men have in common is a derivative of that old and dirty “We-have-a-common-enemy” filtering; a filtering which is hardly the tool to build a failed nation around. Lool firstly what is this major clan you speak of, because it would be debatable and indeed is always debated by Somalis which exactly it is,.....but then it gets more difficult to understand you because Farmajoo is a member of the clan you are I assume referring to as the "major" one....but on careful thought I realise you mean reer Garowe [if I am wrong correct me and I will apologize]. The practical high mindedness you refer to has been obvious in his actions reer puntland have the ministries and the numbers in parliament, indeed those that view others as enemies are those that immediately insisted on with drawing recognition to the TFG , and banning officials from the TFG on setting foot on Somali soil just like somaliland! As for planning a war against al-shabaab Farmajoo is what brought the "planning" done previously to fruition. moving an idea from concept to action is always the hardest part and is where the decision on success is made. On all issues accountability merit and as you stated arrogantly fadhi ku dirir basis, Cumar Buur was a failure, even those opposed pathologically to Farmajoo accept he has not once been accused of stealing or dipping his hands in state coffers in any way shape or form. Your thought has been examined LST and it is what it is after all the veils are uncovered support inspite of reason, for a venal failure of a prime minister, merely because he is your uncle and had the intreasts of puntland ALONEat heart.
  12. Libaax-Sankataabte;711419 wrote: Liqaye, let us steer the debate away from distractions and personal sideshows. Awoowe, support your man with vigor, but don’t violate the rules of the debate by personally attacking nomads. I am also the last person to indulge in vitriol against Farmaajo’s persona as I see you doing against Ina Abdirashiid. It would serve everyone on SOL justice if we stay on topic and move the debate away from personal physique and looks. Now, back to the topic. Awoowe, if much of your evidence for “accomplishment” is based on previous team’s “lack of accomplishment”, then sadly, there is not much to debate on here. Let me emphasize an important point for your consumption: Ina Abdirashiid’s tenure was marred by personal conflict and political differences with his partner Shariif. It is not a small box to be in if you know the way the TFG operates. Nothing tangible was accomplished as a result and that point I concede without any commotion. Then Farmaajo came. Before he took office, he came across as a Siyaadist ideologue. But as the events on the ground rendered the early fears unwarranted, the man found his footing in Shariif’s listening ears. Compatibility is an important commodity in the shifting sands of TFG politics. Shariif and Farmaajo are compatible. But that is where the festivities end awoowe. Both Shariif and Farmaajo see some of the major clan in the country as adversaries that need to be silenced. It is not only Shariif/Farmaajo that hold that view as the first article you posted clearly indicates. Theirs is a shared political thinking lacking of any practical high-mindedness. What the two men have in common is a derivative of that old and dirty “We-have-a-common-enemy” filtering; a filtering which is hardly the tool to build a failed nation around. Having said that, Farmaajo is not a man who lacks the intellectual heft to counter tough political challenges. I defended him here when others were questioning his competence. His seizure of the “waxqabad” mantle, for instance, is nothing short of political shrewdness. He nailed the old Siyaadist “Qawda maqashii” political calculus to its decimals. It is dazzling to watch his press releases. That being said, the most important characteristic the leader of Somalia should have today, and the keyword is TODAY, is having the capacity to bring the different clans together. Sadly, Shariif and Farmaajo seem to have positioned themselves as the masters of a failed modus operandi. As experience teaches us, the old sacred “thou shall not alienate major clans” text is thrown out to the political trash heap. It is a calculated choice and one that pretty much will seal their faith in the political hereafter just like others before them. As for Al-Shabaab, Awoowe, the war campaign against Al-shabaab was in the planning stages for a much longer period predating Farmaajo’s tenure. TFG/AMISOM worked hard to build the needed capacity to tackle Al-Shabaab before the top leaders started falling out. Shabaab's faltering popularity in the wake of the suicide bombings was something the TFG was working hard to capitalize on. To award the current team the entire glory in that whole military calculus against Alshabaab is unreasonable. With that being said, the war efforts against Al-Shabaab were just that, efforts. No tangible gains were made to render the country any more peaceful than it was before. I am willing to debate with you on the issue of accountability and merit. Nairobi Fadhi-ku-dirin stories about Ina Abdirashiid stealing money is not something I should get my hands dirty with. It is a waste of energy on my part to take that route. That is my thought. Firstly these are your servers and you know the cut and thrust of debate on SOL and the many shades it can contain if that offends you then you are too thin skinned to deliver and defend a point. I refer to Cabdu buur looks in the same way a novelist or satirist will refer to a characters looks in reference to some element of his personality, Cadibuur is fat and always disheveled in appearance, his laugh makes him look like he is going to chock at any moment, when he eats he closes his left eye and bends almost double over his plate and looks for all the world like a studious fish inhaling pasta. My implication is that his administration as his appearance was disheveled, ill organized and slightly funny. The first thing that you will understand that in debating the two YOU will not set the parameters, like some highschool basketball game girls vs boys were the boys are not allowed to jump and use their right hands so as to give the girls a chance of winning, it is common knowledge in the streets of eastleigh, and the political/ngo world what exactly caused Cabdi buur to step down and that was monetary consideration, it is up to you to weakly dismiss this as fadhi-ku dhiir lakiin the truth is known here, even if it has not filtered down to Alberta .
  13. Nabaddoon Axmed Diiriye: "Xarrakatul Shabaab waa inay kasoo qaybgasho shirka ay ku baaqday DKMG ah" Sabti, Abriil 16, 2011 (HOL) – Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ah afhayeenka gole ay ku mideysan yihiin odayaasha beelaha ****** ayaa ugu baaqay Xarrakatul Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya inay kasoo qaybgasho shirka ay xukuumadda KMG sheegtay inay gudaha dalka ku qabanso gudaha dalka. "Dagaallada muddada dheer socday waxaa loo baahan yahay in nabad lagu bedelo sidaa daraadeed Xarrakatul Shabaab waxaan ugu baaqayaa inay kasoo qaybgasho shirka ay ku baaqday dowladda KMG ah," ayuu yiri nabaddoon Axmed Diiriye. Xarrakatul Shabaab oo ka talisa inta badan gobollada koonfurta dalka Soomaaliya iyo Muqdisho ayaa waxay dagaal kula jirtaa DKMG ah, iyadoo horay sheegtay inaysan wax wadahadal ah la galayn dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. "Annagu dowladda waxaan ku taageeraynaa wadahadallada ay ogoshay sidoo kale waxaan ku baaqaynaa in dhammaan maamullada dalka ka jira oo ay ku jirto Xarrakatul Shabaab inay ogolaadaan ka qaybgalka shirkaas," ayuu Diiriye yiri. Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay toddobaadkii lasoo dhaafay inay dalka gudihiisa ku qabanayso shir dib u heshiisiineed bisha June 11-keeda illaa 16-keeda iyadoo sheegtay in shirkaas suurogelintiisa ay la kaashan doonto beesha Caalamka iyo Qarammada Midoobay. Dowladda KMG ah ayaa horay u diiday inay ka qaybgasho shirkii wadatashiga ahaa ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi Talaadadii iyo Arbacadii lasoo dhaafay kaasoo ay ka qaybgaleen xubno ka tirsan baarlamaanka oo uu horkacayay guddoomiyadooda Shariif Xasan Sheekh Aadan. Nabaddoon Axmed Diiriye ayaa sheegay in dagaalladii ka dhacay dalka lagu dilay dad badan oo shacab, isla markaana aan loo baahnayn inay sii socdaan isagoo xusay in shirka lagu qabanayo Muqdisho uu noqon doono mid lagu soo celiyo nabaddii Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Maamulka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyey howlgal ciidamada dowlada Somalia ay ka wadeen maalmihii u dambeeyey qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho Xoghaya guud ee maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Somalia C/kaafi Hillowle Cismaan ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo maalmihii ugu dambeeyey ciidamada Booliska dowladda ay ka wadeen degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaasoo uu sheegay in lagu sugayey amaanka magaalada. Waxaa uu intaa ku daray Xoghaya maamulka gobolka Banaadir in howlgaladaasi ay ciidamadu ka sameeyeen degmooyinka, Waaberi, X/weyne, Shingaani, X/jajab iyo Wadajir ee gobolka Banaadir ayna baaritaano kala duwan ka sameeyeen wadooyin iyo xaafado ku yaala degmooyinkaasi. "Howlgalkaasi waxaa lagu soo qabqabtay intii uu socday dad gaaraya illaa 14 qof oo lagu eedeeyey iney gacmaha kula jireen falal dembiyeed ka dhan ah amaanka caasimada, waxaana ka mid ah dadkaasi askar ka tirsan ciidamada dowlada, marka ay baaritaanada u dhamaadaana waxaan soo taagi doonaa maxkamad" ayuu intaa ku daray C/kaafi Hilowle Cismaan. Xoghaya guud ee maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Somalia C/kaafi Hillowle ayaa intaa ku daray in ciidamada dowlada ay sii wadi doonaan howlgalada inta ay ka xaqiijinayaan amaanka magaalada Muqdisho, isagoo digniin u diray kooxaha uu sheegay iney gacmaha kula jiraan amaan-darada, isagoo xusay haddii ay ka waantoobi waayaan ciidamada boolisku talaabo adag ka qaadi doonaan.
  15. Madaxweyne Sheekh Shariif oo siweyn loogu soo dhaweeyay Dalka Tansaaniya iyo kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Dalka Tansaaniya. (Dar Es Salaam, Tansaaniya , Abril,16,2011) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa safar qorsheeysan ku gaaray Dalka Tansaaniya. Madaxweynaha ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaraddaha ee Julius Nyerere International Aiport Madaxweynaha dowladda Tansaaniya mudane Jakaya Mrisho Kikwete iyadoo halkaas loogu sameeyay munaasabad ay ka soo qeyb galeen, Wasiiro, Xildhibaano, iyo dad weyne aad u faro badan Madaxweynaha ayaa waxaa loo tumay astaanta qaranka Soomaaliyeed waxaana loo riday 21 madfac. Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliyay Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdikareem Xassan Jamac iyo wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha iyo Amniga Mudane Axmed Cali Yaqle . Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu la kulmay Talliyaha ciidamada dalka Tansaania Mudane Gen. Davis Mwamunyange. Muhiimada kulankaan ayaa waxeey aheyd sidii amniga dalka Soomaaliya dib loogu soo celin lahaay , iyo sida kooxda argagixisada ee Alshabaab/Alqaceeda iyo kuwa ay marin habaabiyeen dalka looga saari lahaay. Sidoo kale caawa ayaa waxaa kulmay Labada Madaxweyne waxayna ka arinsadeen habka Soomaaliya loo caawin lahaa, iyo in xasilooni waarto ay ka dhalato. Kadibna waxeey qudbad kooban ka jeediyeen goobtii ay cashada ka dhaceeysay oo aheyd madaxtooyada dalka Tanzania. Waxeeyna isku raaceen in la sii xooji xiriirka labada dal. Lagana kaalmeeyo dowlada Soomaaliya xaga tababarka shaqaalaha iyo weliba ciidamada. Madaxweynaha Tansaaniya ayaa halkaas ka sheegay in uu diyaar u yahay marwalbo in wuxuu awoodo uu uqabto ummadda Soomaaliyeed iyo in Shabaab iyo burcad baddeeda ay khatar ku yihiin calaamka.
  16. Dagaalo xoogan ayaa hadda ka socda duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaan dagaaladaasi si xoogan uga socdaan duleedka magaalada gaar ahaan dhinaca waqooyi ee magaalada beledweye,waxaana dagaaladaasi u dhexeyaan ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle & Ciidamada Maamulka islaamiga ah ee gobolka Hiiraan. Waxaa dagaaladan u dhexeyaan ciidamada Dooxada Shabelle Iyo Xarakada Alshabaab ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaana dagaaladaasi yihiin kuwo culus oo labada dhinac isu adeegsanayaan hub aad u culus iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayo guud ahaan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan. Waxaa la sheegey inay dagaalkaasi soo qaadeen ciidamada maamulka Dooxada shabelle ee fariisimaha ku leh duleedka magaalada beledweyne,waxaana dagaaladaasi yihiin kuwo xoogan oo dhinacyada dagaalamaya isu adeegsanayaan hub aad u culus oo daryankooda laga maqlayo magaalada gudaheeda. Dagaaladani waxay keenayaan qasaare lixaad leh oo dhinacyada dagaalamaya soo kala gaaraya,waxaana la sheegayaa inay gurmadyo kala helayaan labada dhinac iyadoo ay Xarakada alshabaab magaalada gudaheeda hadda ka direen ciidamo badan oo gurmad ah kuwaasi oo wajahaya degaanada lagu dagaalamayo,waxaana laga cabsi qabaa in dagaaladu ku soo faafaan gudaha magaalada. Ma jiraan cid ka tirsan labada dhinac oo dagaalada hadda socda ka hadlay,waxaase lagu wadaa inay saacadaha soo socda dagaaladaasi ka hadlaan inkastoo aan la xaqiijin karin dhinaca hadda dagaaladaasi ku gacan sareya,waxaana la sheegayaa inuu dagaalkaasi sababay qasaare dhimasho & dhaawacba leh oo labada dhinac ku kooban. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com
  17. Wararka naga soo gaaraya magaalada Boorame ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Somaliland ay maalmahaan ka wadaan gobolkaas howlgallo kala duwan, iyadoo ciidamadu ay gacanta ku dhigeen ilaa afar nin oo degan magaalada Boorame isla markaana xabsiga dhigay, waxaana sidoo kale dowladda Somaliland ay bedeshay dhammaanba macallimiinta goobaha waxbarashada, iyadoo lagu bedelay macallimiin ka yimid Wasaaradda Waxbarashada Somaliland. Howlgalada ciidamada ammaanka Somaliland ay ka wadaan gobolka Awdal oo socda muddo ku dhow laba toddobaad, ayay sheegayaan dadka gobolka inay ka welwelsan yihiin ilaa 15-ruux oo ciidamada Somaliland ay ku qorteen liis, kuwaasi oo xukuumadu dooneyso inay xabsiga dhigto, balse ilaa iyo iminka lama oga sababta dadkaasi lagu xirxirayo. Suldaan Abshir Muxumad oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Awdal ayaa ka hadlay kulan ay odayaasha gobolka ka yeesheen howlgalada ciidamada Somaliland ay ka wadaan gobolka laguna qabqabanayo ilaa 15-nin oo liis ugu qoran, waxaana shir shalay ka dhacay magaalada Boorame oo ay ka qeyb galeen Isimada, Salaadiinta iyo qeybaha bulshada gobolka Awdal ay walaac ka muujiyeen sababaha keenay in la qabqabto dadkaasi iyo waliba isbedelka ay Somaliland ku sameyneyso goobaha waxbarashada. "Afar nin baa nagala xiray ilaa 15-ninna waxaa la leeyahay liis ayay ku qoran yihiin, mana garaneyno waxa la inagu heysto" ayuu yiri Suldaan Abshir Muxumad oo sheegay in gobolka Awdal uu qancin waayay qaabka ay xukuumada Somaliland ula dhaqmeyso dadka gobolka degan oo uu sheegay inay taageersan yihiin xukuumada isla markaana aanay raalli ka ahayn wax kasta oo dhibaato ku ah jiritaanka Somaliland. Dhinaca kale Nabadoon Daahir oo ka mid ah odayaasha ka qeyb galay kulanka ka dhacay magaalada Boorame ayaa sheegay inuu isagu damiin ku joogo gobolka Awdal, isagoo sheegay inuusan garaneynin waxa ay ku heysato xukuumada, wuxuuna sheegay in sidoo kale aanu garaneynin waxa lagu ugaarsanayo aqoonyahanada, odayaasha iyo bulshada ku dhaqan gobolka Awdal. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  18. Prof. Dalxa: "Shariif Xasan wey ku adkaan doontaa inuu Baarlamanka mariyo qodobada shirka Nairobi oo qaarkood ka hor imanaya Axdiga Qaranka".... Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka KMG ah ayaa ka hadlay shirka wada tashiga Soomaalida ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxa uuna sheegay in shirkaasi uu yahay mid qabyo ah oo loo baahnaa in qodobo fara badan looga hadlo, wuxuuna sheegay in wafdiga Baarlamaanka uga qeyb galay shirkaasi looga fadhiyo sidii ay u meel marin lahaayeen go'aanadii laga soo saaray. Waxa uu sheegay Xildhibaan Dalxa in shirka qodobada ka soo baxay kuwooda quseeya Dowladda KMG ah ay ka hor imaanayaan dastuurka Xukuumadda KMG ah, oo uu sheegay in go'aanada shirka Nairobi uu ka mid yahay muddo laba sano ah in Baarlamaanka loogu kordhiyo, isagoona sheegay in go'aan Baarlamaan uu dastuurku dhigayo marka wax laga bedelayo go'aankiisii mudada saddexda sano ee uu ku kororsaday lix bil kaddib isbedel lagu sameyn karo. "Shariif Xasan wey ku adkaan doontaa inuu golaha Baarlamanka mariyo qodobada ka soo baxay shirka Nairobi, gaar ahaan qodobka sheegaya mudada labada sano ah ee loogu kordhiyay Baarlamaanka oo ka mid ahaa go'aanadii ka soo baxay shirka Nairobi, oo dastuurka uu dhigayo in lix bil ka dib isbedel lagu sameyn karo macquul ma aha" ayuu yiri Xildhibaan Prof. Dalxa oo sheegay in shirka qaar ka mid ah qodobada ka soo baxay ay yihiin kuwo qabyo ah. Dhinaca kale waxa uu sheegay Prof. Dalxa ayaa ka digay in haddii aan dib loo sixin go'aanada shirka Nairobi qaarkood oo aan loo marin wadada saxda ah inay adkaan doonto meel marin waxyaabaha ka soo baxay shirkaasi, "Talo soo jeedinta ka timid shirka Nairobi waa qabyo" ayuuna yiri Xildhibaan Dalxa oo sheegay in ergada Dowladda uga qeyb gashay shirkaasi ay ku adkaan doonto sidii ay u marsiin lahaayeen go'aanada shirka Nairobi Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka.
  19. Mogadishu — Ahmed Diriye Ali, the spokesman of ****** traditional elders, on Saturday urged Al shabaab top officials to be part in Somalia reconciliation process. In an exclusive interview with Shabelle Media Network, Ali said that it is needed to accept reconciliation which Somali government declared saying it will held in Somalia. He said that it is time Al shabaab help bring peace and tranquility back to weary torn horn Africa nation. The spokesman of ****** traditional elders noted that Al shabaab top officials to loose the strict stance, encouraging them to take part in the peace making process. He pointed out that Al shabaab has killed what could kill and spelled out that killing, displacing civilians and intimidating must all be stopped. As the mandate of Somali interim federal government is running out with expiring in August, TFG on Thursday proclaimed that it host Somali National Reconciliation in June. After unusual lengthy meeting in the Somali capital Mogadishu, the cabinet announced that a reconciliation meeting for Somalis will be held in Mogadishu with the help of United Nations and international community on June 11 to 16.
  20. The international community has always said that there is no military solution in Somalia. Rashid Abdi of the International Crisis Group said a military force is needed to knock out the hardcore fighters, but that moderate insurgents needed to be absorbed by a reconciliation process. Former Islamists who fought Ethiopian forces from 2006 to 2007 say al-Shabab fighters have little chance to effectively regroup if they are overpowered this time around. "If al-Shabab is defeated today no tears, even a crocodile one, will be shed for it. I'm sure majority of the population will shout 'good riddance!'" said Abdifatah Hirsi Mohamed, who is part of a militia group trying to retake several southern regions, including the port city of Kismayo, from the militants.
  21. NAIROBI, Kenya - Somalia's most dangerous Islamist group is facing its first serious threat in years following an offensive by pro-government forces, officials and observers say. Al-Shabab has been beaten back from areas of the capital, Mogadishu, and in regions of southern Somalia. The battlefield defeats are its first major setbacks since it overtook large portions of Mogadishu two years ago. Since then, the group has appeared to entrench its position in Somalia, enforcing Sharia law, setting up courts and ordering punishments. The group also claimed responsibility for a double suicide bombing in Uganda last year that killed 76 people during the World Cup final. But experts say the group is not as strong as it may appear. "Al-Shabab is not that strong. It is divided internally, brutal and ham-handed, deeply unpopular among the people under its control, and not providing anything to Somalis in terms of vision, services, or security," said Jennifer Cooke, director of the Africa program for the Washington-based Center for Strategic and International Studies. African Union troops, Somali government forces, and a clan-based militia launched the offensive in Mogadishu and across the south and central regions in February. The government says its forces have made "remarkable military advances," including destroying al-Shabab's front line and retaking key positions in the capital. Though the pro-government forces have the momentum, some analysts don't consider the quick gains to be long-lasting wins. Roland Marchal, a Somalia expert at the Center for International Studies and Research in Paris, points to the fact that the forces that routed al-Shabab from the border town of Belet Hawo and most of Somalia's southern Gedo region are not government troops but militia members. "There is no way al-Shabab could be defeated this way. They're weakened, yes. But you need the vacuum created by military victories to be taken by new legitimate political authorities, and we have a long way to go to reach that point," said Marchal. Sheik Ali Mohamud Rage, al-Shabab's spokesman, blamed his group's recent failures on Ethiopia, a common strategy used by militants to drum up nationalistic support. Ethiopia supports militiamen who oppose al-Shabab and its forces have fought alongside pro-government militias to prevent al-Shabab from establishing permanent bases near its borders. Like the Taliban in Afghanistan or militants in Iraq, members of al-Shabab don't wear uniforms and can easily put down their weapons and blend in with villagers when threatened, one reason no one knows if the recent military gains will last or if the insurgents are biding their time before regrouping. A website that claims support for al-Shabab — Somalimemo.net — last month published a detailed military strategy aimed at helping militants pull off gains without suffering losses. The five-page plan urges fighters to divide into units and "not to engage in a face-to-face battle — only hit-and-run attacks — to preserve energy." It also counseled fighters to carry out ambushes along main roads and in towns. "There is no doubt that those small units will have a major effect on the power and morale of enemy troops on the front lines, something that will stop them from continuing their advance," the document continued. Analysts have long argued that al-Shabab lacks the popular support that would allow it a long existence as al-Qaida's representative in East Africa. The militants also lack a reliable supply chain that could help fighters repel a sustained offensive on multiple fronts. "Any organization that uses an ideology of fear cannot survive for long because the population will finally understand the hidden interests of its artificial war," said Barigye Bahoku, the spokesman of the African Union peacekeepers in Mogadishu, adding that al-Shabab's strength "is at best a myth and artificial at worst." The group's fighters are estimated to number between 5,000 to 7,000 men, but analysts say only a few hundred of them — mostly foreign fighters from war zones in Iraq and Pakistan — are highly trained. Al-Shabab may only appear strong because the Somali government, known as the Transitional Federal Government, is so weak. It relies on the 9,000-strong African Union force to prop it up. Somalia has been mired in violence since 1991, when clan-based warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre and then turned on each other. "Without the presence of the African Union, the TFG would very likely have been overrun by now, and that reliance on external support has made the TFG leadership very complacent in building domestic legitimacy or alliances or giving Somalis any confidence in its ability to govern," said Cooke. Bahoku said Somalia's government needs "political cohesion and unity of purpose" to build on the recent battleground gains.
  22. lool Hamar has a population of 3 million end of... Maxamed Dheere:-"Majiro Banaanbax aan soo Qabanqaabiyay oo Dad ku Dhinteen, xabadaha dhacaayayna gurigeeygaan ka maqlaayay..” Siyaasiga Maxamed Cumar Xabeb Maxamed Dheere ayaa gaashaanka ku dhuftay in dhacdadii shalay lagu dilay dad banaanbax lagu taageerayay shirkii ka dhacay magaalada Nairobi ku dhigayay agagaarkii taalada Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. 4 qof ayaa ku geeriyootay 5 kalana waa ku dhawacmeen dibadbaxasi shalay oo ay isku rasaaseeyen ciidamo kala taageersan Maxamed Dheere iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Tarsan halkaasoo uu ku fashilmay banaanbaxaasi oo lagu kala ceyriyay dadkii isugu soo baxay. "Majiro banaaanbax aan soo abaabulay oo ay dad ku dhinteen xabadaha dhacaayayna gurigeeygaan ka maqlaayay balse in dadku soo baxo oo fikirkooda cabiro iyagoon cidna wax u dhimeyn dastuurka ayaa cadeynaya waana nasiib daro in dadka la caburiyo"ayuu yiri maxamed dheere oo iska fogeeyay qabanqaabada dibadbaxaasi oo dadka ay wateensawirada shariif xasan iyo danjire mahega laguna taageerayay shirkii nayroobi ee ay xukuumada iyo madaxweynuhuba qaadaceen. Maamulka gobolka Banaadir ayaa iyana dhankooda beeniyay inay lug ku lahaayeen dadka geeriyooday oo anay jirin dibadbax ka dhacay halkaa oo ay ciidamadooda rasaas ku fureen, balse horay ayaa bishii febrayo sidan oo kale dad dibad-bax dhigayay loogu rasaaseeyay agagaarka tiyaatarkii qaranka halkaasoo ay ku geeriyoodeen tiro dad ah kuwana ay ku dhaawacmeen kaasoo lagu eedeeyay Maxamed Dheere xabsigana loo dhigay muddo bil ah. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  23. Whilst people are focused on conferences, elections, TFG leadership e.t.c 550 of the most ineffective, venal, pathetic, incapable and dictatorial individuals have extended their term by 3 years. A parliament that has in the past 8 years passed no laws, passed no motions of any import, who at least 25% whose members have not attended a single sitting, and 80% have not attended more than 50% of sittings, whilst collecting the UNDP salaries. A parliament of rats for sale to the highest bidder and is focused only on providing voices and support to what ever factional dispute that is the flavor of the day. This parliament is a laughing stock and disgrace to ALL SOMALI'S and amid our debates we should not forget that!