Liqaye

Nomads
  • Content Count

    1,954
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liqaye

  1. That's how the world works, waiting for icitraaf from other countries for 20 years should have made that clear to you. P.S Haalke aad joogtey when Al-shabaab was asking for help from foreigners to topple the legitimate government of Somalia?
  2. Somaliland is not on the picture. Everything as always is dependent on Mogadishu the capital of Somalia, gacanlibax iyo dumbuluq calan ingriis laga tagayoo ma jirto!! Xaaji oo ka tagaa mooyane
  3. Dagaal Xooggan oo ka socda Magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowladda KMG ah oo kaabiga u saaran Suuqa Bakaaraha[/b Waxaa saakay dagaal xooggan uu ka socdaa Muqdisho, iyadoo magaalada laga maqlaayo daryanka Madaafiicda iyo rasaasta ka dhacaysa Boobayaasha culus, iyadoo dagaalku uu ka soconaayo xoogiisa dhanka degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan. Dagaalka ayaa ah mid u dhaxeeya Ciidamda Dowladda KMG ah oo garabsanaaya kuwa Ahlu Sunna iyo kuwa Al-Shabaab, iyadoo dagaalku uu bilowday aroortii hore ee saakay, waxaana la soo sheegayaa in Ciidamada Dowladda dagaaladaasi ay guulo ka gaareen. C/laahi Cali Caanood Taliyaha ilalaada Guutada Madaxtoyada ayaa shegay in ciidamada Dowladda KMG ah dhufaysyo badan ay ka qabsadeen Al-Shabaab kuna sii siqayaan hadda goobo hor leh oo ay hore ugu sugnaayeen Xarakadda Al-Shabaab. Dagaalka ayaa weli soconaaya, iyadoo dhanka ciidamada Dowladda KMG ah ay sheeganaayaan inay dagaalkaasi soconaaya iminka ay guulo ka gaareen, islamarkaana Ciidamadooda ay qabsadeen fariisimo hor leh, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  4. “ Ma la is weydiiyay haddii ciidamada NATO ay Afghanistan uga guulaystaan Al-Qacida iyo Taliban halka ay aadayaan waxay aadayaan Soomaaliya marka waa inaan cawimaad helnaa” Ra'iisul wasaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo ayaa dalbaday in duqeymo laga sameeyo goobaha ay Soomaaliya uga sugan yihiin Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab si dalka loo sifeeyo. R/wasaaaraha Soomaaliya oo ka hadlay kulankii golaha amaanka ee Q,M ku yeesheen magaalada New York ayaa sheegay in xukuumadiisu soo dhaweynayso in la duqeymo xagga cirka ah l;aga sameeyo gobolad ay gacanta ku hayaan Xarakadda Al-Shabab oo dawlada dagaal kula jirta. R/wasaruhu waxaa uu tilmaamay inay muhiim tahay in Soomaaliya laga fuliyo hawlgalo ka dhan ah Al-Shabab. “Ma la is weydiiyay haddii ciidamada NATO ay Afghanistan uga guulaystaan Al-Qacida iyo Taliban halka ay aadayaan waxay aadayaan Soomaaliya marka waa inaan cawimaad helnaa” ayuu yiri R/wasaare max’ed C/laahi Farmaajo. R/wasaaruhu waxaa uu sheegay in xilligaan ay Soomaaliya joogaan in ka badan (1,000 kun) dagaalyahan oo Al-Qacida ka tirsan oo taageera Al-Shabab kuwasoo maamula meelo badan oo wadan ah, waxaana uu intaa ku daray in dawladu oo haatan tilaabooyin horey u qaaday ay gacanta ku dhigtay degmooyin badan oo ku yaala koofurta Soomaaliya. “Geerida Osama waxay noo muujinaysa inay wiiqmo doonto awooda Shabab haddana waxaan u baahan nahay waa awood xagga cirka ah” ayuu yiri R/wasaaraha waxaana uu sidoo kale xusay in ciidamada dawlada iyo kuwa midawga Africa ee AMISOM ay awod u leeyihiin. R/wasaaraha ayaa sidoo kale difaacay waqti kordhinta mudada sanadka ah ee xukuumaddu dhawaan ku darsatay waqtigeeda waxaana uu sheegay in ujeedku waqti kordhinta xukuumadda ay tahay in nabadda fursad la siiyo. Golaha amaanka ee Q,M ayaa walaac ka muujiyay arrimaha amaan iyo siyaasadeed ee xilligaan ka jirta gudaha Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  5. Mad_Mullah;718535 wrote: Somalina and all the other Koonfurians are a joke, fix your own backyard before you start talking about others, we have a legitimate Jihad against the Ethiopian occupation, while your people in Xamar are either: Blowing themselves up or assisting the Ugandans in killing their own brothers (Bakaara Market)... I know you just gave the thread this name to piss the OG off, maybe I should start a thread 'What it means to be a monkey'.. I mean when is it enough? You constantly attack Somaliland because they chose to be humans, now you attack the somali Galbeed? Monkey's ka aad hadalyheysid yeey yihiin tolow?
  6. Wararka laga helayo Deegaanka Galgalo ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaay sheegayaan in halkaasi dagaal ku dhax maray Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Ciidamo ka amar qaato Hogaamiyaha xiriirka laleh shabaabka ee Sheekh Atam. Weerarkaani oo ahaa sida la sheegay mid ay soo abaabuleen kooxda sheikh atam ayaa qasaaro xoogani waxa lagu gaarsiiyay ciidamada Puntland iyadoo lagaga dilay dagaalkani shan askari iyo laba dhaawac ah sida uu warbaahitna u xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan dowlada Puntland. Weerarkaani ayaa ahaa sida la sheegay mid gaadmo ah oo puntland aysan ka warheyn balse cidianka sheikh atam ayaa umuuqday iney guulo ka gaareen dagaalkooda kudhufow ka dhaqaaqda ahaa waxana muran badan ka taagan yahay cida iminka gacanta uheyso Buuraleyda galgalo oo iminka uqaab eg buurihi Afgaanistaan. Wasiirka Amniga Puntland Gen.Yuusuf Axmed Khayr ayaa BBC Usheegay in qasaaro loo geestay ciidamadooda oo ay ka mid tahay dhimashada 5 Askari, dhaawaca 2 Askari iyo baabuur la gubay, wuxuuna dhankooda sheegay in ay gaarsiiyeen kooxdii soo weerartay khasaare xoogan oo ay dileen in ka badan 21 qof. Gen. Yuusuf, oo u waramayay Laanta Af-soomaliga ee BBC oo waydiisay sida ay u ogaanwaayeen weerarkan xoogan ee lagu qaaday ciidankooda ayaa wuxuu sheegay in dagaalku uu ka dhacay deegaamo buuralay ah sidaasna darteedna ay sahlan tahay in si fudud ciidankooda loo waxyeeleeyo amaba la gaado, ayna ka xun yihiin in ay ogaan waayaan weerarkan, wuxuuna intaas ku daray in dadka wax soo weeraray aysan ka badnayn 30 qof waa siduu hadalka u dhigaye. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  7. Well Zack what can I say maybe Dogs are not nijaas for the infected ones!!
  8. Things change, and the security situation in Mogadishu will continue to improve, but one thing wont ever change no one, and I repeat no one is going to recognize qabilistan in the north for nothing.
  9. I thought the Atom nonsense was over? This was suppose to be in the top 3 success list of the Faroole admin! Indeed it was supposed to be Ilkajiir's war was it not, how come's the nabaadiid's have managed to regroup and cause so much devastation??
  10. Somali Islamist insurgents briefly seize town in Puntland; official says 25 dead MOGADISHU, Somalia — At least 25 people were killed on Wednesday when hundreds of Islamist insurgent fighters briefly seized a town in a region of northern Somalia that is usually relatively peaceful, an official said. Islamists temporarily seized the town of Gal Gala, which is 25 miles (40 kilometers) southwest of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland, said Puntland’s minister of security, Gen. Yusuf Ahmed Khayr. He said the government regained control of the town. Puntland is relatively peaceful compared to south-central Somalia and foreign aid workers and businessmen are usually able to operate there. This is the first attack of this scale in Puntland this year, although the region battled Islamist militants in its mountainous region last year. Khayr said five soldiers had been killed in the morning attack on the town. Another official said earlier that nine had been killed. He asked for anonymity because he was not authorized to speak to the press. The reason for the discrepancy was not immediately clear. Both agreed six insurgents had been killed during the initial attack when Islamists ambushed a government patrol by firing rocket propelled grenades at their vehicles. But government forces launched a counterattack and killed fourteen more insurgents when they regained the town, Khayr said. It was impossible to verify his account because the town’s mobile phone network was not operating. The insurgents are led by Sheik Ali Gamey, linked to arms dealer Mohamed Atom, who the U.N. accuses of supplying weapons to Somalia’s al-Shabab militia in the south. The town used to be a base for Atom’s fighters. Gamey was a member of al-Itihad, an Islamist group active in Somalia in the 1990s. Puntland police arrested him last year but he was later freed on bail. Somalia has not had a functioning government for more than 20 years. The current phase of the civil war pits Islamist insurgents against a weak U.N.-backed government, but the conflict is complicated by clan loyalties, corruption and the involvement of regional rivals Ethiopia and Eritrea. Copyright 2011 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.
  11. ABDI GULED Associated Press= MOGADISHU, Somalia (AP) — Fifteen people were killed when hundreds of Islamist insurgent fighters seized a town in northern Somalia on Wednesday, an official said. The official says the Islamists are in control of the town of Gal Gala, which is 25 miles (40 kilometers) southwest of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland. The official said nine soldiers and six insurgents had been killed in Wednesday's fighting and that government forces were regrouping to launch a counterattack. He asked not to be named because he is not authorized to speak to the press. The insurgents are led by Sheik Ali Gamey, linked to arms dealer Mohamed Atom, who the U.N. accuses of supplying weapons to Somalia's al-Shabab militia in the south. The town used to be a base for Atom's fighters. Gamey was a member of al-Itihad, an Islamist group active in Somalia in the 1990s. Puntland police arrested him last year but he was later freed on bail. Somalia has not had a functioning government for more than 20 years. The current phase of the civil war pits Islamist insurgents against a weak U.N.-backed government, but the conflict is complicated by clan loyalties, corruption and the involvement of regional rivals Ethiopia and Eritrea.
  12. loool Muuse sudi school lool that will be the day!! P.S I thought there SSC do not have a secret service?!?!?
  13. ^^^ But its the truth Somalina, there is no business like parliamentary business!
  14. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Maanta shir gaar ah ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaare Farmajo oo sheegay… Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan gaar ah ka yeelanaya arrimaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan muranka ka dhex-oogaan goleyaasha dowladda KMG Soomaaliya dhexdeeda, waxaana shirkaas qudbado kala duwan ka jeedin doona wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Sida warku sheegayo xubnaha Golaha Ammaanka ayaa loo qeybin doonaa warbixin bil kasta ay Qaramada Midoobay ka diyaariso arrimaha Soomaaliya, waxaana dhinaca kale halkaasi galangal xoogan ka wada Ra’isul wasaaraha dowladda KMG iyo wafdi uu hogaaminayo, kuwaas oo labadii maalmood ee tagtay kulamo kala duwan la lahaa xubnaha Golaha Ammaanka, kuwaas oo intooda badan si goonigooni ah ula kulmay, kalana hadlay arrimaha dalka Soomaaliya. Ra’isul wasaare Farmaajo ayaa dedaal dheer ugu jira sidii uu xubnaha Golaha Ammaanka uga dhaadhicin lahaa sidoo loo taageeri lahaa go’aankii ay Xukuumaddiisa muddada sanadka ah ugu korarsatay, si buu yiri ay gudato howlo culus oo Xukuumaddiisa horyaala, mana cadda in Goluhu ay isku raaci doonaan qorshaha uu doonayo Ra’isul wasaare Farmaajo. La taliyaha Ra’isul wasaaraha dhinaca warbaahinta ahna afhayeenka Xukuumadda Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan {Yariisow} ayaa sheegay in Ra’isul wasaaruhu uu la kulmay inta badan xubnaha Golaha Ammaanka, uuna ku rajo weynyahay in codsigooda la qaato. Golaha Ammaanka ayaa dhowr jeer oo hore kulamo gaar ahaar ah ka yeeshay arrimaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo aysan illaa iyo hadda waxba ka soo bixin kulamadaasi, marka laga reebo baaqyo aan dhaafin miiska korkiisa.
  15. Eeyo iyo Saraakiil soomali ah oo loo tababary inay Miinooyinka baaraan oo maanta Muqdisho lagu soo bandhigey. Eeyahaan oo ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa labo kuwaas oo la sheegay in ay baarayaan Miinoyinka dhulka lagu aaso ayaa maantay waxaa soo banadhay hay’aad laga leeyahay dalka Maraykanka lakiin xarun ku leh wadanka Soud africa. Mid ka mida saraakiisha hay’adaasi oo lahadlay arbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Eeyahaan ay ku warejinayaan Dowladda KMG mudona uu tababar uga socday magaalada Kambaala ee caasimada wadanka Ugaandha,iyaga iyo saraakiil soomali ah oo gaaraya 13- sarkaal oo la doonayay in loo tabababaro sida loola shaqeeyo Eeyaha balse saraakiishasi laba qof oo kali ah ay soo guuleesteen. Eeyahaan maantay la soo bandhigay ayaa waxay ay kusoo aadaynaa xili dadka soomaliyeed gaar ahaan kuwa ka dhoofaya garoonka iyo kuwa kasoo dagaya ay dhib xoogan ay ku qabaan ciidmada shisheeye oo baaritaan aad ah. Waxaana Eeyahaan maantay lasoo bandhigay sidoo kale ay yihiin kuwa ladaryeelayo meelo wanaagsan oo jiiftaan leh dhaqaatiir dawaysa leh hadii ay xanuunsadaan loo diyaariyay balse waxaa xusid mudan in ciidamada Dowladda aysan adegaasi haysan ee dagaalka kala soo horeeya ciidamada shisheeye.
  16. PM Takes Part in UNSC Meeting New York — The prime minister of Somali transitional federal government is still in New York in the US attending United Nations Security Council meeting on Somalia situation. Mohammed Abdullahi Mohammed better known as Farmajo, the premier of Somalia held different separate meetings with representatives from Russia, India, Germany, China and others states giving briefings about the current security and humanitarian situation of Somalia. The prime minister of TFG is trying to persuade the United Nations Security Council to accept one year term extension for all Somali governmental institutions to warp up the transitional tasks, the completion of the draft constitution, according to Eng. Abdurrahman Omar Osman Yarisow, the information advisor of Somali premier.
  17. Maxamed Cabdulahi Farmajo Raisul wasaraha dowlada Somaliya ayaa isagoo kusugan magalada Newyork ee wadanka Mareykanka waxaa uu kulamo gooni gooni ah laqaatay madaxda qaarkamida wadamda Afrika gaar ahaan madaxweynaha dalka Koofur Afrika Jacob Zuma iyo qaar kale. Wargeyska Washington post oo soo xiganayay raisul wasaraha Somaliya Farmajo ayaa sheegay in uu kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha dalka koofur Afrika Jacob Zuma isagoo kalahadlay arimaha ku saabsan xariirka labada wadan gaar ahaan balan qaadkii ku aadanaa in South Afrika ciidamo ay usoo diri doonto wadanka Somaliya iyo waliba xaaladaha cakiran ee soo wajahaya qoxootiga Somalida ee ku nool wadanka Koofur Afrika oo kamida dalalka ay ku badanyihiin dadka Somalida ee ka haajiray colaadaha ka holcaya wadanka Somaliya. Thabo Imbeki ayaa soo dhoweyay dadaalada raisulwasaraha uu wado isagoo sheegay in dowlada South Afrika ay maanka ku heysto sidii ay uga qeybgalilahyd howlgalka AMISOM. waxaan diyaarinay dhamaan tirada iyo waxyaabihii loo baahnaa ee dhaqaale ahaa taasoo aan u gudbinay mar hore golaha amaanka ee qaramada midobay ayuu yiri Jacob Zuma. Farmaajo ayaa lafilayaa in sidoo kale kulamo uu la qaato galinka dambe ee maanta hogaamiyayaasha wadamada Qadar, Faransiiska iyo masuuliyiin ay kamidyihiin xogyaha guud ee golaha amaanka qaramda midobay Bankii Moon iyo masuuliyiinkale. Kulanka kafurmayo magaalada Newyork ee dalka Mareykaka ayaa kusoo beegmaya waqti kalaguur ah oo dowlada Somaliya uu waqtigeedu sii dhamaanaya iyadoona madaxda wadamada caalamku ay walaac ka muujinayaan sawirada naxdinta leh ee laga dheehanayo wadanka Somaliya in kabadan 20 sanadood. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  18. Bribes! Intimidation! and the usual collaborators. Colonialism at its best!
  19. Sorry brother dont know the people you are talking about maybe if you put a picture I am really good with faces!!
  20. Axmed-InaJaad;717704 wrote: ^ lol they both sound better on mute. Hahaha. But seriously I understand that it is amusing to take the piss out of your people but sometimes it seems like this is the only thing Somali's know how to do... and now with the advent of youtube they have to broadcast that "ability"!! But it is as chimera has said so many younger generation Somali's seem to justify the choices they have made or going to make by just liberally b%%%ching, both men and women!
  21. Xaaji Xunjuf;718104 wrote: Somaliland is more then 3 cities from lawya cade all the way to Yoocade and they all think they are one country regardless of their Transitional for how long i dont think 4.5 will ever vanish it will stay like this it's the only thing that keeps the clans from not destroying each other. No one but your clansmen think they are part of somaliland. Simple as that. The rest is merely colonialism
  22. Waar xaajioow you should be the editor of a somali version of the sun newspaper!! Xaglatoosiye a backward Masai zoo keeper?!!!? Spanish AGREES!!!
  23. BOSTON (IPS) - Deeqo Jibril is always on the go. Whether she is tending to her four children or teaching breast cancer awareness classes to women in her community, the Somali-born community organiser is always up for a new challenge. Recently, she gave up her job as a social worker to focus full time on the Boston-based Somali Community & Cultural Association, a nonprofit Jibril founded a year ago to support Somali-American women. The organisation is located inside a 3,000-square-foot retail building in Dudley Square, the heart of Boston's African American community. Jibril is also a building co-landlord and currently subleases space for six businesses. "Most of my tenants are from Africa and the West Indies," Jibril said. "I started subleasing the building two years ago so other entrepreneurs could have a chance at the American dream." Statistically, Somalis have struggled more than nearly any other immigrant group in the United States. The American Community Survey estimated just over 100,000 Somalis lived in the U.S. in 2009, with almost 30,000 living in Minnesota, although other sources suggest 60,000. According to the U.S. Census Bureau, the median household income for Somalis is among the lowest, with 51 percent living in poverty. But that could be changing. Jibril's enterprise is not only an example of the evolving multicultural dynamic within the U.S. workplace, but also the role of women. According to Joyce Stanley, head of the Dudley Square Main Streets Program, a city initiative to support business development in the community, there are nine businesses that were started up by African women in the area, many of them in the last four years alone. "In the immigrant community, anyone who comes here to America is motivated to achieve," Stanley said. "Somalis are one of the fastest growing immigrant communities in Boston, but it is simply amazing to see the Somali women take charge." Like many Somalis in Boston, Jibril immigrated with her mother and four siblings in 1991 to escape the civil war in Mogadishu. Entrepreneurship runs in Jibril's blood, as her mother, Lul Isak, is also an entrepreneur who sells women's scarves from a cart in her daughter's building. Down the street is Mabruuk Fashions, a store specialising in traditional Islamic apparel for women, which was started up by Somali entrepreneur Sapia Gelle in 2007. Gelle is out of the country for several weeks, so her daughter Amenia Wasin is currently managing the store. "My mother was always a businesswoman at heart even before she came here," Wasin said. "It's a special thing to see all these women running businesses here." Dudley Square has been a revolving door of culturally diverse entrepreneurship for over a century. Up until the 1940s, the community was supported by businesses run by Jewish, Irish and Eastern European immigrants. The square evolved after World War II, when an influx of African Americans migrated there from the South, escaping harsh Jim Crow laws. Most of them were Pullman Porters, who not only helped modernise the country's railroad system, but also contributed to the rise of the black middle class. Many of these businessmen were influenced by Marcus Garvey's call for black economic self-reliance. Today, there are abandoned buildings reminiscent of Dudley Square's glory days of African American entrepreneurship, ranging from pharmacies, barbershops and restaurants. Beginning in the 1990s, some of those buildings were taken over by a new wave of entrepreneurs from South Korea, Jamaica and Nigeria. For many of the Somali women, owning their own businesses here gives them financial independence, which is something they didn't have in their home countries. In Somalia, men are generally the breadwinners in their traditionally Muslim households, while their wives kept house and took care of the children. However, once these families come to the United States, the roles change, and the women are setting up shop and bringing home paycheques. Saido Farah moved to Boston from Somalia in 1996 and started Roots Halal Meat Market in the neighbouring community of Jamaica Plain in 2004. Farah, who is five months pregnant, runs the store seven days a week with the support of her husband and one of her 10 children. Farah says it can be hard at times, but she does good business with her predominately Muslim clientele. She also believes in giving back to her community. While her husband is very supportive of her venture, she said many of her male customers are not sure how to take her. "They are not used to seeing women in positions of power," Farah said. "However, the men are generally supportive of me." Back in Dudley Square, Ismahar Warfa helps run the Indian Ocean Grocery and Halal Meat with her husband. She says that no matter whether a man or a woman is running the store, in this economy, "work is work", and everyone chips to support the business. The male businessmen in Jibril's building are supportive of her work. "I think it's healthy to have business women since some of the best world leaders are women, like Hillary Clinton, Golda Meir, and Indira Gandhi," said Josiah Faeduwer, the Sierra Leonean manager of Bintimani Restaurant located in the building. "Deeqo is a powerful woman who has the character to bring people together." Unfortunately, Jibril says she is not getting that same support for her ventures from her husband, who she is currently divorcing. Despite the tragedy of a marriage breakup, Jibril says she has more freedom now to concentrate on her nonprofit's work, such as providing English language training and developing business skills for other Somali women. In fact, she will be honored for her work in the community May 18 by the Massachusetts Commission on the Status of Women as an "Unsung Hero". "It is an honour to serve my community," Jibril said. "Giving back and empowering other women only makes our community stronger." Source: Inter Press Service