Liqaye

Nomads
  • Content Count

    1,954
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liqaye

  1. “Somalia had helped Burundi more. I myself speaking to you was trained in Somalia before the collapse—not only Burundi and Uganda but we know that Somalia helped so many African nations,” he said.
  2. Uganda and Burundi, the only African countries who have peacekeepers in Somalia, have vowed to oust al Qaeda-linked Islamist insurgents and introduce peace into the war-devastated horn of Africa nation. Army chiefs of Uganda and Burundi, Gens. Aronda Nyakairima and Godefroid Niyombare, made the pledge in a speech Wednesday during a lengthy meeting in the capital Mogadishu with traditional leaders from south-central Somalia. The army chiefs said they want the Somali people to work together and assist them in ousting terrorist elements whose aim is to make Somalia a safe haven for international terrorists running from countries such as Iraq or Afghanistan. “I really believe that the time to defeat al-Shabaab and instead Somalia will enjoy peace has come and we Uganda and Burundi are committed to helping Somalia get back on its feet again,” Ugandan army chief of staff Nyakairima said. He said that 20 years ago Uganda experienced such situation in Somalia and then Ugandans understood the importance to work together and save their homeland from the hardships it was undergoing. “The problem in Somalia can easily be overcome if three sides develop a joint work—those three are the Somalis themselves, the neighboring states and the international community—then I am sure that Somalia will get stability," Nyakairima told the elders. For his part, the Burundian army chief, Niyombare, told the meeting that his country cannot repay for the gratitude of Somalia, but they are doing their best to at least pacify and end the 20-year-old instability in Somalia. “Somalia had helped Burundi more. I myself speaking to you was trained in Somalia before the collapse—not only Burundi and Uganda but we know that Somalia helped so many African nations,” he said. Niyombare said Burundian forces will remain in Somalia until peace and calmness has returned to the country. “I am very sorry for the terrible situation that Somalis are experiencing, but hope it will come to an end as soon as possible,” he added. Five African nations have pledged to send troops to Somalia, but Uganda and Burundi are the only African countries who have fulfilled their promises. AMISOM forces in Somalia are not only doing a peacekeeping operation, but they also have a humanitarian mission to provide Somali people with medicine and other assistance. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com Saxafi on March 24 2011 ·
  3. Does an oil seep definetively prove that there is exploitable reserves in the area? I know of many somali areas with such oil seeps lakiin I wonder what the geologicak explanation could be??
  4. Xildhibaan Maxamed Qanyare oo sheegay in baarlamaanka hadda jira uusan dooran karin Madaxweyne cusub Jimco, Maarso 25, 2011 (HOL) – Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa sheegay in xildhibaannada baarlamaanka ee hadda jira aysan dooran karin madaxweyne cusub, marka la raacayo sharciga dalka u dagsan. Mudanaha ayaa hadalkiisa kusoo beegay xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka dastuuriga ah oo u dhexeeya madaxweyne Sheekh Shariif iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. "Xildhibaanno cusub ayaa dooran kara madaxweynaha cusub ee dalka, balse kuwii hore ma dooran karaan marka sharciga la fiiriyo, waayo iyaga ayaaba sharciyad u baahan," ayuu yiri mudane Qanyare oo intaas ku daray in marka la hore la doorto xildhibaanno baarlamaan oo soo doorta guddoon cusub ee baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka. Mudane Qanyare ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay VOA-da Khamiistii shalay, isagoo tusaale u soo qaatay doorashadii dowladdii TFG-da ee lagu soo dhisay dalka Kneya oo ay doorteen xildhibaanno cusub, iyadoo shirkaas ay abaabuleen xildhibaannadi Carte. "Anigu waxaan ka hadlayaa sharciga dalka wuxuu qabo ee labada Shariif khilaafkooda kama hadlayo," ayuu uga jawaabay su'aal ahayd in hadalkiisa uu u muuqdo inuu la safan yahay mid ka mid ah labada mas'uul ee isku haya qodobbada dastuuriga ah. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd markii uu gaaray Muqdisho sheegay in lagu dooranayo madaxweynaha cusub ay ka dhacayso Muqdisho marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan, isagoo xusay in guddi loo saarayo qabanqaabada doorashadaas. Hadalkan ayaa waxaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif oo sheegay inuusan sharciga dhigayn in la doorto Madaxweyne cusub iyadoo aan lasoo dhisin baarlamaan cusub, wuxuuna sidoo kale gaashaanka ku dhuftay muddo kororsi uu horay u sameystay baarlamaanka KMG ah ee hadda jira. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo lagu soo doortay dalka Jabuuti, ayaa waxaa doortay baarlamaankii TFG oo ahaa 275-xubnood oo lagu biiriyay 275-xubnood oo cusub, waxaana loo doortay inuu xilka hayo muddo laba sano ah oo ku eg bisha Ogoosto ee sannadkan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliy
  5. Waxaa maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Soomaaliya u fariisatay dacwadda ilaa 4-askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda KMG oo loo haystay dambiyo kala duwan, waxaana Maxkamadda ay dhagaysatay dacwadda afartaasi dambiilayaal iyadoo markii dambe ay ku riday Xukuno kala duwan oo isugu jira dil iyo xabsi. Ugu horeyn ayay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ay xukun dil ah ku riday Dable Cali Max’ed Nuur oo 19-jir kana tirsanaa Ciidamada xooga dalka kaaasi oo lagu eedeeyay in uu fal dil ah u gaystay asakari kale oo ka tirsan Ciidamada dowladda KMG, waxaana Xukunkaasi ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Gaashaanle dhexe Xasan Max’ed Xuseen (Mungaab) Axmed Max’ed Sahal oo isna ka tirsan guutada Hilaac ee Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed kaasi oo isna lagu eedeeyay in uu fal dil ah u gaystay Askari kale oo ka tirsan ciidamada dowladda islamarkaana ay xukun dil ah ku riday. Waxaa ay sidoo kale maxkamada xabsi labo Sano oo ciidan ah ay ku riday Dable Faarax Cumar Rooble oo lagu eedeeyay in uu lunsaday qori ay siisay dowladda KMG Soomaaliya, waxaana Maxkamadda ay sheegtay in laga doonayo qorigii uu ka lunsaday dowladda KMG Somaaliya, iyadoo cafis loo fidiyay C/nuur oo la tilmaamay in lagu waayay wax dambi ah. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  6. Ergeyga Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Danjire Augostin Mhinga ayaa bilaabay inuu soo farageliyo khilaafka u dhaxeeya dowladda KMG ah iyo maamulka Puntland, waxaana dadaaladaasi oo Danjire Mhinga soo waday labadii bilood ee la soo dhaafay soo waday isaga dab qaadidda labada dhinac iyo kulamo kala gooni gooni ah oo uu la yeelanayay labada dhinac, iyadoo la filayo dhowaan in meesha laga saaro khilaafka u dhaxeeya Dowladda KMG ah iyo maamul goboleedka Puntland isla markaana dib loo soo celiyo xiriirkii iyo wada shaqeyntii u dhaxeysay. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Xaaji Maxamed (Faroole) oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib socdaalo uu ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Talyaaniga, ayaa mar uu ka hadlayay khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo Puntland waxa uu sheegay in QM ay dadaal ugu jirto sidii ay u heshiisiin lahayn labada dhinac, wuxuuna tilmaamay dhinacooda inay diyaar u yihiin wadahadalo inay la galaan Dowladda KMG ah. "Dhowaan waxaa noo imaanaya Ergeyga QM u qaabilsan arrimaha Agustin Mhinga oo dadaal ugu jira sidii meesha looga saari lahaa khilaafka u dhaxeeya TFG iyo Puntland" ayuu yiri Madaxweyne Faroole oo sheegay in booqashada ergeyga QM ee Soomaaliya ay kala hadli doonaan dhinacooda waxyaabaha ay ka tabanayaan Dowladda KMG ah. Inkasta oo aan weli si rasmi ah loo shaacin booqashada Danjire Agustin Mhinga uu ku tegayo magaalada Garowe, balse Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in ergeygu imaanayo labada maalin ee soo socta midood, iyadoo dadaalka QM ugu jirto xalinta khilaafyada u dhaxeeya Dowladda iyo Puntland ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay inuu yahay mid gabagabo ah isla markaana ergada labada dhinac ay yeelanayaan wadahadalo fool ka fool ah kaasi oo ay ku wada saxiixanayaan heshiisyo ku saabsan danaha ka wada dhaxeeya Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  7. If the goverment fails to re-integrate these militias, with proper monthly payments for a period of time, as well as providiing a path to stability and reacceptance back into broader society any and all gains will be transistory, and these men will form the kernel of a return to robberry and ********imo. The only thing helping and neutralizing the situation currently is the bloody mindedness of the niqabis...
  8. Despite enticements, deserters from Somalia's militants find little help, hope for future. Abdi Guled, The Associated Press MOGADISHU, Somalia - Somalia's government promised fighters like Abdi Hassan valuable rewards if they deserted from the Islamist rebels group battling for control of the country. Good salaries. Education. Health care. Encouraged by a steady broadcast of radio messages and wearied by the war, Hassan snuck away last November. But when he arrived in the government-controlled area of Mogadishu, he found that little had been done for deserters like himself. Continued Below Now the skinny, bearded former rebel spends his days lounging, too afraid go outside in case his al-Qaida linked former colleagues try to kill him. Hassan's situation — along with another 50 men like him — may illustrate why there are so few defections from an insurgency with little popular support. It also underscores one key reason that Somalia's 20-year civil war continues to drag on: The weak government and its disorganized supporters have failed to present a credible alternative. Somali Defence Minister Abdihakim Haji Mohamud Fiqi said the government was providing defectors with food, accommodation and education, although he declined to provide figures. The deserters are given religious lessons and taught a few basic social skills, but appear not to be learning hard skills that can translate into a new job. "We are planning to get salaries for them and we are encouraging those still with the terrorists to leave by March 30," Fiqi said. He declined to say what would happen after the end of March. The Somali government and its international backers are eager to encourage defectors, but there are few structures in place to support them. Hassan said he and others are being housed and fed by the Somali intelligence services, but their promised payments have been small and sporadic. "Our main worries are being worse off and the lack of jobs. If we weren't so afraid we could go to town and look for jobs," said the 24-year-old Hassan, who said he had been lightly wounded six times and seen many friends die around him while fighting with the insurgents. Hassan said he joined al-Shabab because the militants claimed they were the "real" Muslims, but he said he later realized that claim was false. The group has instituted a Taliban-style system of rule, with strict edicts enforced by their own courts and public executions. Hassan's friend Nur Afrah, also a deserter, said many more young men are willing to leave al-Shabab, the biggest threat to the weak U.N.-backed Somali government and an 8,000 strong African Union force supporting them. An offensive begun last month by the AU soldiers and the government has pushed the insurgents out of several key positions in the capital. "Al-Shabab are the worst people to work with. It's all no salary and daily fighting," said Afrah. He pulled up his pant legs to show an Associated Press reporter shrapnel wounds on both of his legs. He said after he was wounded, he was given a week's rest before being told he would have to return to the front. Hassan agreed conditions with al-Shabab were bad. "We used to use small guns but bigger and modern ones are being used against us. We suffered a lot," he said, showing a photograph on his phone of a friend he said was killed. Both men said payments from al-Shabab were small and irregular but they were bitter that the government had not delivered on its promises, either. Hassan said he had received $100 from the government the month he deserted, then two further payments of $100 each over the next four months. That's better than the $280 per year al-Shabab offered him, but not enough to properly support his wife and baby son. Successive Somali governments, hobbled by corruption and incompetence, have struggled to pay their own soldiers the stipulated $100 a month, let alone deserters. Payments were suspended for most of last year after donors Italy and the U.S. insisted on accurate lists of soldiers to try to help prevent wages being stolen. The payments restarted in December. Currently there is no international financial support for a disarmament program, partly because donors fear the costs of a successful program could mushroom out of control and partly because successful disarmament is difficult. There have been several attacks by men posing as al-Shabab deserters, most notably the assassination of a senior police officer last year. "People smile at us but they don't trust us," Hassan said sadly. International donors are trying to hammer out a plan to support former fighters, but progress is slow, said Augustine Mahiga, the U.N.'s special representative for Somalia. He described sitting in a room full of high-level international officials during a two-hour meeting that didn't appear to achieve any consensus on moving forward. If the money paid in salary to the international participants in the room could have been collected and applied to the Somali deserters, then all the former fighters could be paid what they are owed, Mahiga said. In the meantime, Hassan and Afrah sit around drinking tea, complaining and chewing qat, a mildly narcotic leaf widely used in Somalia. They say the government must do better, but that there is no way they will return to the insurgency. "If I return to the militants, I will surely be executed," Hassan said. "We support the government, but we have to think of our own future too."
  9. "Qofka waxan soo malmaluuqay maaha qof caqli leh haba yaraate ,,, Shabaabna waxba kama yaqaano ,,,, isaga ha loo diro bal inuu soo noqdo iyo in kele" LoooL
  10. Ciidamada dalka Kenya oo u tallaabay dalka Soomaaliya si ay ula dagaallamaan xoogagga Xarraktaul Shabaab Khamiis, Maarso 224 2011 (HOL) – Ciidamada dalka Kenya ayaa la sheegay inay ka tallaabeen soohdinta ay la wadaagaan Soomaaliya ayna dagaal la galeen xoogagga Xarrakatul Shabaab oo ka talisa deegaanada ku yaala soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Sarkaal ka tirsan booliiska Kenya ayaa u sheegay BBC-da in ciidamadooda ay ka qaybgaleen dagaalo ka dhacay gudaha dalka Soomaaliya, ayna dileen 11-ruux oo ka mid ah dagaalyahanada Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin. Dowladda Kenya ayaa dhinaca tababarada ciidamada ka taageerta dowladda KMG ah ee Soomaaliya, balse waa markii ugu horeysay oo ay ciidamada Kenya dhinaca Soomaaliya u talaabaan si ay ula dagaallamaan Xarrakatul Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida. Xarrakada Al-shabaab ayaa horay ugu hanjabtay inay weerarro ku qaadayso dalka Kenya, balse ma jiro howlgal ay weli fulisay. Waxaana hanjabaaddaas kaddib ay soo dhoobtay ciidammo badan soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya. Sannadkii hore ayay Xarrakatul Shabaab ka fulisay magaalada Kampala ee dalka Uganda laba qarax oo sababay dhimashada ugu yaraan 76-qof oo daawanayay ciyaartii ugu dambeysay koobkii adduunka ee lagu qabtay dalka Koonfur Afrika. Weerarka ay qaadeen ciidamada dalka Kenya ayaa ka dhacay deegaanka Liboyo ee dhinaca Soomaaliya, waxaana fuliyay cutub ka tirsan ciidamada booliiska Kenya ee tababarka milateriga qaba, sida lagu sheegay wargeyska The Standard ee kasoo baxa Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa dagaallada ay kula jirto Xarrakatul Shabaab ka taageera 9,000 askari oo ka socda dalalka Uganda iyo Burundi, kuwaasoo ku shaqeeya magaca AMISOM. Iyadoo dowladdu ay maamusho qaybo yar oo Muqdisho ka tirsan. Maxmaed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  11. Banaanbax lagu taageerayay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Khamiis, Maarso 224 2011 (HOL) – Bannaanabax lagu taageerayay dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay jidka warshadaha, gaar ahaan agagaarka wasaaraddii hore ee gaashaandhigga, waxaana dibadbaxaas ka qaybgalay xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, saraakiil iyo guddoomiyaha degmada Dayniile ee dowladda Soomaaliya. Dibadbaxan oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qaybgalay caruur haween iyo dhallinyaro ku qaylinayay erayo ay ku taageerayaan DKMG ah ee Soomaaliya. "Waxaan ku farax-sanahay inaan maanta dibadbax ku sameyno degmada Dayniile qaybo ka tirsan, qaybaha kalena dhawaan ayaan gaari doonaa. Dibadbaxa waa mid aan ugu talogalnay inaan ku taageerno ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM," ayuu yiri guddoomiyaha degmada Dayniile Daahir Xasan Xuseen oo dibadbaxa ka hadlay. Sidoo kale, waxaa goobta ka hadlay gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee maamulka gobolka Banaadir, Warsame Maxamed Joodax isagoo sheegay inuu uga mahadcelinayo ciidamad dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM guusha ay dagaalladii ka dhacay Muqdisho ka gaareen, isagoo sheegay inay suurogaliyeen inay goobtaan dibadbax ku dhigaan. Dibadbaxan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo dadweyne taageersan DKMG ah ee Soomaaliya ay ka dhigaan jidka warshadaha, iyadoo jidkaas uu xiran yahay muddo ka badan bil, kaddib dagaallo culus oo u ku dhexmaray bishii hore (Feberaayo) DKMG ah, AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab. Mas'uuliyiintii ka hadlay dibadbaxa ayaa waxay dhamaantood sheegeen in dowladu ay doonayso inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga saarto Muqdisho Xarrakatul Shabaab oo ka talisa inta badan caasimadda iyo gobollada koonfureed ee dalka. Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa wacad ku martay inay iska difaaci doonto weerar walba oo kaga yimaada ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada taageera ee AMISOM oo ka socda dalalka Uganda iyo Burundi. Maxmaed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Ciidamo xoogan oo taabacsan Xarakada Al Shabaab oo galabta kasoo dhaqaaqay magaaladda Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxay caawa fiidkii ay soo gaareen degmada Yeed ee gobolka Bakool. Ciidamadaan oo aad u xoogan oo iskugu jira dhalinyaro iyo ciroole ayaa waxay caawa soo gaareen deegaanka Rabdhuure ee degmada Yeed ee gobolka Bakool, xilli ciidamo hubeysan oo iskugu jira Soomaali iyo Itoobiyaanay ay ku sugan yihiin deegaan aan ka fogeen Rabdhuure oo lagu magacaabo Balliga. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamadani ay Rabdhuure u yimaadeen dagaalo xoogan oo ka dhan ah ciidamadda dowladda Soomaaliya, Ciidamadda Ahlu Sunnah iyo ciidamada Itoobiya oo ku sugan deegaanka Balliga ee degmada Yeed ee gobolka Bakool. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in dadka ku dhaqan deegaanada Rabdhuure iyo Balliga ee degmada Yeed ee Gobolka Bakool ay soo wajahday cabsi xoogan oo ku aadan, dagaalo qaraar oo ka dhaca deegaanadaasi. Dhinaca kale Shabakadda Dhacdo.com ayaa waxay khadka Teleefanka ay kula xiriirtay Maxamed Aw Nuur oo kamid ah wax-garadka ku dhaqan deegaanka Rabdhuure ee degmada Yeed ayaa wuxuu inoo xaqiijiyay in ciidamo xoogan oo taabacsan Xarakada Al Shabaab ay soo gaareen Rabdhuure, isla-markaana wuxuu sheegay in saacad kasta ay fillan karayaan dagaalo xoogan, bacdamaa ay dhinacyada is-haaya ay isu yihiin buu yiri Dab iyo Baasiin. Si kastaba ha-ahaatee Gobolada koonfurta iyo Bartamaha ee Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan dagaalo aan dhamaad laheyn, iyadoo ay burqanayaan dhiigga shacabka Somaliyeed, waxaana la-dhihi karaa dalka Soomaaliya waxaa ka jira dagaalo aan dhamaad laheyn. Xaawa Kiin Afgooye, Sh/Hoose Dhacdo.com
  13. ^^^ keep dreaming about that pond where only one qabil is the big fish, has not happened after 20 years
  14. 4 jir ah oo lagu magacaabo Cali daruus Cali ayaan kula sheekeystay furinta u dhaxeysa gaashaan dhigga iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad wuxuu ii sheegay inuu ku udceysto inuu halkaan ku shahiido, balse uu dhaawacmay markii dhaawaca uu ahaa ayuu ku riyooday asagoo Hoy iyo xariir jannaad uu ku jiifay isagoo ay weheliso gabar Xuuralceyn ah, wuxuuna afar maalmood ka hor ku shahiiday halkii uu ku duceysan jiray ee gaashaan dhigga" bwahaha. Doesn't Fuad want to go to heaven as well?
  15. masjid ku yaala deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho isagoo ku booriyay jameecadii ka soo qeyb gashay muxaadaradaas in ay ka qeyb qaataan waxa uu ugu yeeray jihaadka lagula jiro cadowga dalka ku soo duulay. "Cidii ku dhimata dagaallada socda waxay geleysaa Jannada, waana Shuhadu Ilaahey ka iibsaday naftooda, waxaana tusaale inoogu filan wiil 14 jir ah oo lagu magacaabo Cali daruus Cali ayaan kula sheekeystay furinta u dhaxeysa gaashaan dhigga iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad wuxuu ii sheegay inuu ku udceysto inuu halkaan ku shahiido, balse uu dhaawacmay markii dhaawaca uu ahaa ayuu ku riyooday asagoo Hoy iyo xariir jannaad uu ku jiifay isagoo ay weheliso gabar Xuuralceyn ah, wuxuuna afar maalmood ka hor ku shahiiday halkii uu ku duceysan jiray ee gaashaan dhigga" ayuu uiri Fu'ad Shongole oo sheegay inuu isagu ka soo cararay goobtaas taasoo muujineysa in horjoogayaasha Shabaabka ay doonayaan in iyagu ay noolaadaan dhalinyarada yaryarna ay dagaalka ku laayaan. Shongole ayaa dhinaca kale sheegay in dawladda Kenya ay tahay dal dhalo degan isla markaana ay bilaaben dhagax wuxuuna ku hal qabsaday in Mujaahidiinta ay yihiin kuwo buulal ama buushash degan isagoo tilmaamay in dhagax tuurka labada dhinac ay dhibaato u tahay kuwa dhalada degan ee Kenyaanka ah ayan dhawaan soo qaniimeysan doonaan sida uu hadalka u dhegay. "Qaniimadu waxay leedahay Iimaan, anigu weligey 20-doolar ayaa qaniimo ahaan u helay waxaana isiiyay wiilal iibsaday lafihii gaalada ee ku aasnaa qabuurihii ku hyiilay degaanka SOS ee ay Mujaahidiintu lafahaasi ka iibsadeen gaalada, waxaa dhacaday in labaatankaasi Doolar ay iga dhamaan weyday oo aan cunayay laba sano oo ay ii Barakowday waxaan idin leeyayhay u tartama Qaniimada si aad ugu moodaan dhowr sano" ayuu yiri Fu'aad Shongole oo cadeeyay inuu ka mid ahaa dadkii iibsaday lafihii qabuuraha Talyaaniga ee ku yiilay SOS.     Muxaadaradaan uu jeediyay Shongole ayaa aheyd xeeladii u dambeysay ee lagu marin habaabinayo dhalinyarada iyo duqowda ay qorsheynayaan Shabaabku inay soo geliyaan dagaalada xiligan kala guurka ah ka socda mgaalda Muqdisho iyo gobolada dalka. aduunyo5@yahoo.com Maxamuud Xasan Cumar Muqdisho somaliya 002521/5506210 00252699432586 Contact:editorial@calayaale.com Webmaster@calayaale.com
  16. Sida ay ku waramayaan saraakiil sar sare oo katirsan Dowlada KGS ayaa sheegaya in maalinba maalinta kadanbeysa ay sii kordhayaan Dhalinyarada u dagaalanta Xarakada Al-Shabaab ee isku soo dhiibaya Ciidamada Dowlada KGS ee horey dagaal kala horjeedeen. Shalay ayaa ugu danbeysay oo la sheegay in askar karirsan Ciidamada Al-Shababa ay isku soo dhiibeen kuwa Dowlada kadib markii ay ku godoomeen aagaga Dagaalka ee Degmada Wardhiigley sida uu sheegay Masuul katirsan Wasaarad Warfafainta Ee Dowlada KGS . labo maalin kahor ayey aheed markii Ciidamo katirsan Al-Shababa la sheegay in ay isku dhiibeen Ciidamada Dowlada ee kusugan Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo kuwa oo ku hubeesna gaari dagaal iyo qoryaha fud fudud ,askarta isas soo dhiibtay oo Saxaafada lahadlay ayaa waxa y sheegen in ay ka faa'iideesanayana waqtiga Dowlada ay siisay . Madaxda ugu sareysa Dowlada KGS Sida Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Raizul Wsaare Farmaajo ayaa mudooyinkii danbe waxa ay baaq isdaba joog ah u dirayeen Dhalinyarada u dagaalanta Al-Shaaba kuwaas oo ay ugu baaqayeen in ay isa soo dhiibaan hadii ay isdhiibaan ay heli doonaan Dhaqan celin iyo wax u qabad dhan walbo ah ee ka helaan Dowlada. Dowlada ayaana horey ugu qabatay waqti kama danbeys ah ee isku soo dhiibaan Ciidamada Al-Shabaab waqtigaas oo dhamaday ,balse Dowlada ay ku dartay bil dheeraad ah oo ku eg hadii ay bishana Idlaato in ay isku soo dhiibaan Dhalinyarada u dagaalnata Xarakada Mujahaidiinta Al-Shabaab. Xafiiska Warbaahinta Allbanaadir.com Allbanaadir@live.com
  17. LoooL in the beggining then call them bandits, then triabalists and then finanly start fighting for dear life in gebiley. hehehe
  18. Its your patriotic duty to turn up if you are in the twin cities and its environs!!
  19. Jaamacadda Galkacyo University oo Xariga laga jarey GALKACYO-Xafladaan oo ka dhacday Hotelka embasy ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Hay’adda MUFED Madaxweynaha Galmudug Golayaasha Dowlad Gobeedka Galmudug, Bahda waxbarashada iyo QaybahaBulshada ayaa xariga looga jarey Jaamacadda Galkacyo University (GU) iyada oo ay ka hadleen madaxdii ka soo qeybgashey gaar ahaan Madaxweyna Gal-Mudug State Maxed Axmed Caalin oo ka waramay muhiimada ay waxbarashadu u leedahay bani’aadamka, dhamaan dadkii xaflada ka hadley oo dhami waxay muujiyeen farxada ku aadan in Mudug iminka ay yeelatey Jaamacado dhamaan lagu baranayo Maadooyinka oo idil.
  20. Garoonkii Diyaaradaha ee Bandiiradley oo shaqo bilaabey Garoonka diyaaradaha dagmada bandiiradlay ee gobolka mudug oo mudo dhowr bilood ah aanan siwanaagsan ushaqeenayn ayaa maanta waxaa Ganacsatada Galmudug ay soo bandhigeen qorshe ay gudoonayaan in ay kudar dargaliyaan howlaha shaqo ee Garoonkii diyaaradaha dagmada bandiiradlay waxaa islamaantaba Garoonka kasoodagay labo diyaarad oo mid ay ukiraysneyd ganacsatada qaadka halka mida kalana ay aheyd diyaarad urarneyd Hay’adda ICRC Ganacsade Cabdulaahi Siciid Salaad oo ku magacdheer (Cabdulaahi Jiis) Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Gudug Maxamed Nuur iyo waxgaradka Dagmada Bandiiradlay ayaa goobjoog ka ahaa munaasibada lagu uhowlginayay garoonka oo ka dhacday isla garoonka Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Gudug Maxamed Nuur iyo ciidamada Galmudug ayaa sugayay amniga Garoonka Gudoomiyaha dagmada bandiiradlay cabdi risaaq maxamed jaamac oo ku hadlayay afka maamulka dagmada ayaa soo dhweeyay dib’uhowlgalida garoonka Short URL: http://hobyonet.com/?p=726
  21. Tababar looga hadlayay xoojinta Amniga Deegaanada Galmudug oo lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo Gaalkacyo Siminaarkaan oo mudo afarmaal mood ah kasocday hotelka embasi ee magaalada gaalakcyo ayaa waxaa kaqeyb galay masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug Odayaasha Dhaqanka Saraakiisha Ciidamada iyo qaar kamid ah bulshada reer gaalkacyo siminaarkaan oo ay soo qaban qaabisay mid kamid ah Hay’adda u’olo.oleeya nabada ayaa afartii maalmood ee uu socday waxaa siweyn loogu faaqiday waxkaqabashada amniga deegaanada galmudug iyo sidii loo xoojinlahaa wacyigalinta nabada madaxweynaha maamulka Galmudug maxamed axmed caalin oo xiritaankii siminaarkaan qudbad kajeediyay ayaa sheegay in hada maamulkiisu uu wado qorshe xoogan oo wax looga qabanayo kooxo uu sheegay in ay deegaanada galmudug kawadaan falal isugujira dil dhac iyo tacdiyo lid ku ah bulshada galmudug madaxweynaha maamulka Galmudug maxamed axmed caalin ayaa sheegay in magaalada gaalkacyo ay kasocdaan howlgalo ay wadaan ciidamo gaaraya 200 oo askari kuwaasi oo dhawaan loosooxiray tababar waxaana uu sheegay in ciidamadu ay amar buuxa ku qabaan in ay toogtaan cidii ay ku arkaan iyadoo falal amni dari kawad magaalada hadii ay isu dayaan in ay baxsadaan Dadka kaqeyb galay siminaar kaan oo tiradoodu ay gaaraysay 150 qofood ayaa waxa ay dhamaantood isku raaceen in si wadajir ah loogu istaago nabada iyagoo sheegay in ay diyaar uyihiin in ay kala shaqeeyaan maamulka galmudug iyo saraakiisha anmiga dadaalka loogu jiro sugida amniga deegaanada galmudug C/waaxid Macalin **** Hobyonet.com Glkacyo Galmudug
  22. Yaax jb sudan waa carab iyo nilote diffrent ethnic groups and religions, inkaasta foolxumo lagugu xaanto, southern sudanse uma eekidee, there is no comparison in somalia and somaliland.
  23. Muqdisho: (Sh. M. Network) Dibadbax lagu taageerayo dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir kaasi oo ka qeyb galeen qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya. Dibadbaxaani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu maanta ka dhacay afaafka hore ee degmadaasi, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir, Saraakiisha Ciidanka iyo qaar ka mid ah Ururada Haweenka kaasi oo lagu taageerayay howlgalada ay maalmihi uu dambeeyay wadeen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Goobta uu dibadbaxaani ka dhacayay ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiintii ka qeyb galay dibadbaxaasi, iyagoo ku amaanay ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Soomaaliya dadaalada ay ku doonayaan inay kula wareegaan guud ahaan gacan ku hayn dalka. Gudoomiyaha degmada Dayniile ee dowladda KMG Daahir Xasan Xuseen oo halkaasi ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay inay ku faraxsan yihiin inay tagaan qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee goblka Banaadir, isagoo tilmaamay inay gaari doonaan qeybaha kale ee degmadaasi oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab. Sido kale waxaa dibadbaxaasi ka hadlay gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Maamulka gobolka Banaadir Warsame Max’ed Joodax kaasi oo u mahad celiyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo uu sheegay inay suuro galiyeen in xaafado ku yaala degmada Dayniile ay gaarsiiyaan Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir. Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa inta badan waxaa ka taliya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, iyadoo xaafado kooban oo saaran wadada warshada ay gacanta ku hayaabn Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
  24. The ethopians are experts at exploiting and expanding the cleaveges with in the somali political leadership, but that is because 90% of them are irretrivably venal, lakiin humans may plan but Allah [s.W.T] is the greater planner was it not only 3 months ago when the entire range of discourse on Egyptian politics was wether at the age of 82 Mubarak would run again or let his son inherit the presidency!! The americans and the europeans are building an expedient house of cards in ethopia, today meles struts as the go to guy, the little woyane napoleon, but tommorow is diffrent territory, for all his peasant cunning, he has built an edifice that cannot be reformed but can only be brought down...and when that happens 70 million ethopians sitting on ethnic rage after millenia of occupation are going to lay down the dead bodies at the feet of these gray personalities like frazier and carson. Indeed the ethopians take advantage of every somali politician that can be bought and sold for cents as well as the somali qabiil mentality, but things change however much 20 years of war might have retarded our growth, we have in our own way realised that only through democracy and consultation and the acceptance of the local populace can anything really be done, whilst the TPLF build their masada in mekele, and lean ever more on ethnic politics, state security brutality as well as mafia control of their economy. Mark my words meles is the last leader of a unified ethopia, that construct will not last after him and his blood sucking croterie. But I HOPE somalis realise this shame, that we would propogate the faults of our fathers here on SOL is a shame. Just to remind my brethren Frazer and Meles might have said but Allah [s.W.T] has not said. Somaliyaa Hanoolato.
  25. Yeed(allpuntland)-Wararka ka imaanaya degaanada Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xiisad dagaal oo u dhaxeeysa ciidamada Dowladda ee gobolkaasi iyo Xarakada Al Shabaab ay ka taagan tahay degaano ka mid ah Gobolka Bakool. Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda KMG ayaa la soo shegayaa in ay gobolkaasu qeybo ka mid ah ku soo qulqulayaan iyagoona aad u hubeeysan oo la sheegayo in ay ka imaanayaa dhanka Itoobiya. Sidoo kale Ciidamada Al Shabaab ayaa iyana wada dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay isugu diyaarinayaa weerar la sheegayo in ay ku soo wajahan yihiin deegaanada ay gacanta ku hayaan. Xiisadaani dagaal ee ka taagan gobolka Bakool ayaa waxa ay ka mid tahay dulaan qorsheeysan oo ka dhan ah Al Shabaab oo ay Dowladda KMG kawado gobolada dalka qaar iyo magaalada Muqdisho. xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho