General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. .........................................................................................................................................................................................................................................................Gaalkacyo:Gudoomiyaha gobolka Mudug oo booqday Meelo kamid Degmada Galdogob iyo Xuduudka Puntland Iyo Ethiopia Kuna Dhawaaqay in Kastanka Daaru-salaam la furi doono….(Sawiro). 9. marts 2012 APL Gaalkacyo:(Allpuntland)-Wafti uu horkacayo Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Mudane, Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa soo gabagabeeyey booqasho kamid ah Booqashooyinkiisa isdabajooga ah ee uu ugu kuurgalayey Xaalada deegaanada uu xukumo iyo Ka warqabka shacabkaas uuna ku siyaadinayey Isfahanka shacabka iyo Dawlada meeshana uu uga saarayey Dhaliishii shacabka ee ahayd ka warqabis la’aanta isagoona maalmihii u danbeeyey booqanayey Degmada Galdogob iyo meelo badan oo hoosyimaada Degmadaas oo ay kujiraan deegaanada dhanka Xuduuda ah. Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane,Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa ka sokow booqashadiisa uu booqday magaalada Galdogob oo lagawado qorshe loogu samaynayo gole deegaan wuxuu sidoo kale booqday meelo kamid ah Degmada Jiriiban oo darafyada xuduuda Puntland iyo Ethiopia kuyaala Waxaana meelihii uu booqday kamid ahayd Qansaxley, Riigoomane, Bursalaax iyo Magaalada cusub ee sida casriga ah loo dhisay ee Daara-Salaam oo ku taala Xuduudka Puntland Iyo Ethiopia iyadoona sidoo kale kasokow ahaanshaheeda magaalo xuduudka ah ah Magaalo Istaraatiiji ah oo si nidaamsan loo dhisay. Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Daara-salaam iyadoona Intii uu halkaas joogay ay magaaladaas ku booqdeen xubno dabasocday Gudoomiyaha oo kamid ah Dawlada dhexe ee Puntland kuwaasoo ku mashquulsan samaynta golaha deegaanka ee degmada Galdogob iyadoona xubnahaas ay kamidyihiin Wasiiru-dawlaha Maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan, Wasiir xigeenka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose Cabdi Yaasiin iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Yaasiin Cabdille Geesood iyagoona la hadlay shacabka deegaankaas ugana mahadceliyey soo dhawayntooda, Dhanka kalena Shacabka reer Daara-salaam ayaa sheegey in ay tahay markii ugu horaysay oo maamulka gobolka Mudug iyo Xubno intaas le’egi ay soo booqdaan magaaladooda. Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo la hadlay Shacabka reer Daara-salaam ayaa sheegey in uu ku faraxsanyahay inuu u yimaado shacabkiisa waxaana uu sheegey in Maamulkiisa oo sanad kala barkiis jira ay arimo badan oo isku duubnaanta shacabka ah iyo Shacabka iyo Dawlada Wadashaqayntooda ah uu aad ugu dadaalay isagoona ka sheekeeyey arimo badan oo maamulkiisa u qabsoomay mudadaas uu jiray oo midnaanta shacabka ugu muhiimsanayd taasoo ay ku guuldaraysteen maamuladii ka horeeyey isaga, Wuxuu sheegey inay booqdeen dhamaan qaybaha kaladuwan ee degmooyinka gobolka oo ay kujirto degmada Jiriiban ee gobolka Mudug oo dhowr sano aysan dawladu tagin imikase uu isagu geeyey xubno badan oo golayaasha dawlada ah, Dhanka kalena Wuxuu Gudoomiyaha gobolku Shacabka reer Daara-Salaam uu uga warbixiyey Waxqabadka Xukuumada Puntland ee imika jirta oo uu sheegey inay arimo badan qabatay kuwaasoo daliilo cadcad ay u yihiin shirarka Soomaalida la’isugu keenayo ee Garoowe dhowrka jeer lagu qabtay, Ceelka Shidaalka Puntland oo qodistiisu ay heer wanaagsan marayso, Xiriirarada iyo iskaashiga Caalamiga ah iyo Nidaamka Asxaabta badan isagoona rajo ka muujiyey in dhawaan loo gudbo Doorasho Dimuquraadi ah oo qofkasta uu dooran doono Maamulkii matali lahaa Wuxuuna sheegey in Dawladu ay arimo kale oo hormar ah ku mashquulsantahay. Dhanka kalena Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa ku dhawaaqay in Sanadkaan uu si rasmi ah Magaalada Daara-Salaam uga hirgeli doono kastankii xuduudka Puntland iyo Ethiopia kaaso uu sheegey in Qorshaha howlgalintiisu ay meel wanaagsan marayso, Gudoomiyaha ayaa shacabka reer Daara-Salaam ugu baaqay inay nabada iyo hormarka ka shaqeeyaan ayna ilaaliyaan amaanka xuduudka ay degenyihiin wuxuuna codsaday in lala dagaalamo Mukhaadaraadka iyo Waxyaalaha Xumaanta ah, Intii uu joogay Daara-Salaam wuxuu gudoomiyuhu booqday Halka xuduuda ah oo kastanka Puntland-na uu ka howgali doono, sidoo kalena wuxuu soo kormeeray qaybaha kaladuwan ee magaalada Daara-Salaam oo uu ku amaanay qaabka bilicsanaanta magaalada ah iyo qorshaha magaaliga ah ee loo sameeyey naqshadaynta iyo dhismaha Daara-Salaam iyadoona uu gudoomiya Dhul (Bugcad) ay shacabka reer Daara-Salaam ay gudoomiyaha ku sharfeen, Wuxuu sidoo kalena Gudoomiyuhu booqday meelo kamid ah Magaalada oo uu aad uga baxay geedka Afakaadhada loo yaqaano ee wadamada Soomaaliya deriska la ah Soomaaliya ayaa Shaambooyinka iyo Kareemada ka sameeyeen wuxuuna sheegey in geedkani uu muhiim yahay, Booqashadiisa Daara-Salaam iyo meelo kale oo uu cagta mariyey kadibna Wuxuu Caawa dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug isagoona sheegey in Safarkiisu uu guul kusoo dhamaaday, Safarkiisan ayaa kamid ah Safarada mucjisada noqday ee uu samaynayey maalmihii tagay waana gudoomiyuhu ugu warqabka dhawaa shacabka degen deegaanada ka fog Magaalada Gaalkacyo oo aysan horey maamuladii maamulka imika jiray aysan booqashooyinka noocan oo kale ah u samayn jirin.
  2. Its a great development. Not sure why you posted a pic of a mini port development. Garowe is getting bigger...
  3. Shirkada Simba Phamaceuiticals Ltd oo Kulan La Qaadatay Dhaqaatiirta Gobolka Mudug[sawiro] Updated:- 3 hours ago| 0 Commnets Shirkada SIMBA Phamaceuiticals Ltd ayaa xaflad qado sharaf ah oo ka dhacday hoolka shirar hotelka golden plaza waxay ku casuuntay dhamaan dhaqaatiirta gobollka mudug iyo qaar ka mid ah ganacsatada daawada. Kulankan oo ahaa qado sharaf aad loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay dhaqaatiirta ugu caansan gobolka mudug oo ay ka mid ahaayeen Proff. Maxamed Jaamac Salaad ,Dr. Bashiir Cali Biixi,Dr. C/qaadir Cali Mire,Dr. Saalax C/laahi Maxamed,Dr. Cabdi Jaamal, Dr. Caynshe Jaamac,Dr. C/qaadir Jaamac Maxamuud (Dhagacadde) iyo Dr. Maxamed Xuseen Aadan Dr Ravi Menon oo ka tirsan shirkada Simba ayaa qado sharaftii ka dib waxaa uu soo bandhigay Ajandaha kulanka isagoo sharaxaad dheer ka bixiyay qaabab ay shirkadu u shaqayn doonto iyo daawooyinka ay keeni doonaan tayadooda . Dr Ravi ayaa sidoo kale sheegay in shirkada Simba ay xariir toos ah la leedahay 7 Shirkadood oo ku yaala Dunida dacaladeeda isla markaana ay dalka keeni doonto daawooyin tayeeysan oo raali galin doona bukaanada isticmaala daawooyinkas. Qaar ka midh dhaqaatiirta kulankan ka soo qayb gashay ayaa su aalo ka weydiiyay Dr Ravi Daawooyinka ay dalka keeni doonaan tayadooda cida xaqiijisay iyo waxa ay uga duwan yihiin dawoyinka kale ee yaala dalka , waxaana Dr Ravi uu uga jawaaban isagoo tusaale u soo qaatay in qaar ka mid ah dawooyinka lagu gado suuqa aysan lahayn tayadii loogu talagalay. Cabdulahi Cidi Libaax oo ah masulka ugu sareeya Shirkada Simba ayaa isna hadalo kooban ka soo jeediyay shirkan waxaana uu sheegay in dadaal dheer ay u galeen sidii ay shirkadan ugu soo xiri la haayeen gobolada Puntnad isagoona sheegay in ay ku qaadatay waqti dhan 9 sano. Mursal Cabdi salan Hasan (Daabjeerin) Madaxa suuq gaynta iyo iibka ayaa ugu danbaytii hadalo kooban ka soojeediyay kulanka isagoo uga mahad celiyay dhamaan dhqatiirta sida ay uga soo qayb galeen kulankan isla markaana u balan qaaday in ay si wanaagsan ula shaqayn donaan Daabjeerin ayaa sidoo kale waxaa isna sharaxaad ka bixiyay tayada daawada dalka taala iyo farqiga u dhaxeeya mida ay haatan soo wadaan isagoo sheegay in ay toban jibaar ka wanaagsan tahay daawada simba . Shirkada Simba waa shirkadii ugu horaysay ee dadaal caynkan ah ka muujisa baahida bulshada ee dhinaca dawooyinka xilli guud ahaan wadanka Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin farabadan oo asal ay u tahay dawo dhacday ama tayo ahaan aad u hoosaysa.
  4. Jacpher;801414 wrote: Sadly the same can be said about PL. How come some of you get so defensive at any criticism of PL. Is the PL admin so infallible and the land so sacred? PL is part of Somalia, a country ravaged by civil war and top of most corrupt and violent in the world. Stop making it what it ain't. Grow up and stop making PL sound so superior to other regions. On topic: You have to be naive to not think this new large denomination kills business and puts local economy bad situation. How come Moqdisho isn't where this new currency is implemented initially since it's TFG led currency? Why is a regional minister implementing something the federal government should have been doing? All valid questions. The latest reports are stating this will be implemented nation wide and in Mogadishu as well.'it's just some people love to jump the gun and throw in insults at Puntland.
  5. Mooge;801405 wrote: Puntland lacag been ah ma soo dabacayso. lacagta TFG ayaa leh. That's a great point, Fiqi did a great job of explaining to the envious folks the issue.
  6. It's not phony it's not a shamm this is an action of a government reacting to changes on the ground. Thus let's not jump around for clan reasons and attack a whole State out of envy.
  7. Mario B;801362 wrote: Ha ha ha... Just admit it, you didn't know what you were defending. :cool: Adeer one was defending Puntland against the accusations it was printing false money for the interest of individuals. Or that this latest action was a road to secession. My position is the same as it always has been, Puntland State is a force for good and progress. Try again lad.
  8. Mario Adeer go figure things out for yourself. I am not interested in picking a fight with a junior lightweight. As for the rest, make sure you understand that insulting the State for clannish reasons wont wash.
  9. AYOUB;800961 wrote: I've been hearing about oil for a long time. Longer than piracy Duk. Poor secessionist let me help you see the Oil project.
  10. MMA, again stop hating. Your whole fake nationalisam has been shown to be nothing than the delusions of someone who is out of his depth. There has not been any central Somali government in Puntland for the past 21 years. All the institutions in those vast regions are under the control of the Puntland State authorities. This authority has always supported and yearned for the restoration of the Somali Republic. It is sad that at every turn individuals and groups who have done nothing make snide comments. Let me make it clear to you. There is nothing you can do to alter the reality on the ground. Puntland controls it's regions wih the consent of it's people. If it wants to print money it can. If it wants to create several different flags it can. It can do this and still be part of Somalia. You and your kind don't have a monopoly on what it is to be part of Somalia. It's a brave new world son and Puntland is here to stay with the grace of Allah.
  11. Carafaat;801148 wrote: Duke, waxba ha is martiyeen. Galkacyo will be the undivided capital of Central Somali State. Abtiyaasha so raac oo la shaqee. Galkacyu will be the commercial and cultural hub of South Central Somalia. However even if it was the political Capital of these regions it would be an advantage to the people you don't like Mr. Carafat. Lool
  12. Mr Carab Ciise swore an oath to Somalia and what a defeated secessionist states is irrelevant.
  13. Again living in bizaro land will not get you anything. This is making a mockery of a whole clan.
  14. XX don't make it difficult for the man. Your whole act is as lame as the whole secessionist agenda.
  15. Again stuff and nonsense. If you believe Sharif is supporting Khatumo and is helping them financially then you probably one of those who believe in Santa Clause.
  16. I think some people need to come back to reality. The minister made a small gaffe and he should not be attacked because of his clan. He is a unionist and a hard working individual. Let's take a step back and at least report something close to the truth.
  17. Abdiweli & Sharif are fighting over Khatumo? Yeah and pigs will fly at jet speed.
  18. This is interesting. The TFG seems to be distancing itself fom Khaatumo which is quite unfortunate.
  19. Puntland payday is already here and it does not need $28 million from anyone. We want to help ourselves and not get handouts from anyone.
  20. XX and the rest ofthe secessionists are worried about federalism or what they call clan federalism. If I was the SNM clan I would be worried too cause on the ground they do t have much land and hence the reason that they are breaking away from Somalia proper.