General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. He has an extra year according to his watch. What matters the watch the public have on.
  2. Carafaat;802715 wrote: But how can you have two Mayors in one city? One for Puntland and for Galmudug? 2 security forces, cant be good for security? Or stopping all those assasinations. There are two mayors in Kansas City, one For the state of Masouri the other state of Kansas. So has Soux City Iowa.' Galkacyu straddles two States Puntland and the emerging Galmudug. Nothing complicated about it, there are clear demarcations and as stated before there is no beef between the peopleand the admins are part of the Garowe principle signatories. The assassins are Al Qaeda and they target both communities of he city. You also got haters who at very opportunity work hard to divide and create enmity within the people.'you are one of those. Though a weak and ineffectual one, a hater never the less.
  3. Omar Samatar has thrived under Juxas leadership at the education Ministry.
  4. Waxaa si rasmi ah 8.03.2012 loogu magacaabay Dr. Maxamed Xuseen Aadan Sardheeye Agaasimaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo(Sawirkan waa agaasimaha),*Isbitaalka Gaalkacyo ayaa ah mid ka mid ah Isbitaalada ugu wayn Puntland, waxaa Isbitaalka looga yimaadaa deegaano ka fog gobolka Mudug sida Koonfurta Soomaaliya. Waa kuma Agaasimaha cusub ee Isbitaalka loo magacaabay ka bilow bidix> Prof. Maxamed Jamac Salaad, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabullahi, iyo Agaasimaha cusub Dr. Maxamed Xuseen Aaden Sardheeye Dr. Sardheeye waa khabiir ku takhasusay cudurada kalyaha, daawayntooda iyo qalliinkoodaba, wuxuu wax ku bartay* Somalia, Talyaaniga iyo UK, wuxuu ka mid yahay dhakhaartiirta Soomaaliyeed ee fara ku tiriska ah oo takhasus gaar ah u leh cudurada kalyaha ku dhaca. Dr. Sardheeye wuxuu 20 kii sanno ee u danbeeyey ku noolaa UK, oo ka shaqaynayey isbitaalo waaweyn oo dalkaas ku yaala. Hada wuxuu si rasmi ah ula wareegay xilka agaasimaha isbitaalka oo intii muddo ah uu si ku meel gaar ah u hayey Axmed Diiriye Sugule oo ah maamulaha guud ee isbitaalka. Xafladii magacaabida iyo xil wareejinta ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr. Ali Abdullahi Warsame iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo uu ka mid yahay Prof. Mohamed Jama Salad. hadal kooban oo uu Wasiirku ka soo jeediyey xafladaas ka dhacday isbitaalka guud ayuu wasiirku sheegay sida uu faraxsan yahay horumarka uu gaaray isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo ka mid noqday isbitaaladda ugu shaqada wanaagsan soomalia iyo ku soo biirida aqoonyahan ruug cadaa ah ku ah xaga caafimaadka ee ee isbitaalka. Dr sardheeye ayaa asaguna wuxuu goobtaas ka ballan qaaday inuu dardar gelin doono adeegyada caafimaadka isbitaalka sidoo kalena uu sare u qaadi doono tayadda aqoonta shaqaalaha isbitaalka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha Isbitaalka. Puntlandi.com Garowe
  5. Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dugsiga sare ee Cumar Samatar wuxuu ka mid yahay Dugsiyada ugu faca weyn Soomaaliya, waxaana sanad walba ka baxa arday farabadan oo u gudubta marxaladaha heerka Jaamacadeed. Dugsigan waxaa isaga dambeeyay ilaa afar Maamul oo dhamaantood dadaalkii ay ku bixiyeen uu ka muuqdo dugsigan iyo ardayda wax ka barata. Dugsiga Cumar samatar wuxuu kaalinta 1aad u galay qiimayn lagu sameeyay dugsiyada ugu tayada sareeya gobollada Puntland, wuxuuna sanadihii ugu dambeeyay noqday mid tayadiisa iyo dadaalkiisa waxbarasho looga daydo maadaama uu yahay hormuudka dhinaca waxbarashada dugsiyada sare ee Puntland. Maamulaha Dugsiga sare ee Cumar Samatar Saciid Maxamed Xasan oo warbixin kooban naga siiyay waxbarshada dugsigan sare iyo marxaladihii uu soo maray ayaa yiri “ Hadaan si kooban uga waramo, Dugsigan sare ee Cumar Samatar runtii waa dugsi facweyn, waxaan oran karaa manta wuxuu jiraa dugsigan oo goob waxbarasho uu yahay 42sano, maxaa yeelay waxaa irdaha loo furay sanad dugsiyeedkii 1971-dii, sida magaciisa ka muuqata dugsiga waxaa loogu magac daray mid ka mid ah halyeeyadii Soomaaliyeed ee caanka ahaa oo lagu magacaabo Cumar Samatar Rooble oo dhashay 1850-kii wuxuuna noolaa ilaa 1948, wuxuu caan ku ahaa loolankii uu lagalay gumaystihii talyaaniga ee xilligaas, mudadaa 1971-dii ilaa 1991-d ii runtii dugsigu wuxuu ahaa noociisa dugsiyada sare ee soomaaliya kuwa ugu caansan, ugu quality-ga fiican, wuxuu ahaa collage ay ku soo hirtaan arday aad u farabadan oo uga imaanaysay dhamaan Gobollada Soomaaliya, waxayna wada joogaan hada soomaaliya oo dhan dadkii xilligaasi ka qalinjabiyay Dugsiga oo Dhaqaatiir, Profosooro, Engineero iyo siyaasiyiinba leh”. Maamulaha Dugsiga oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Nasiibdarro xilligii ay soomaaliya burburtay, dugsigu wuxuu ka mid ahaa goobihii ay shaqadiisu istaagtay, waxaase dib loo furay 1999-kii oo noqday face-kii labaad ee Cumar Samatarka aanu manta ka shaqaynayno, xilligan dambe wuxuu dugsiga sare ee Cumar samatar ahaa sidii horay loogu yaqaanay guud ahaan Puntland midka ugu sumcada fiican ah, waxaa soo maray Afar maamul oo uu ugu horeeyay C/kariin Maxamuud Maxamed (Ilyaas), C/laahi Nuur salaad (Takar), Maxamed faarax Cawsey oo min afar sano maamulayay iyo Aniga oo hada maamulaha ah, anagoo rabna in aanu dugsiga ku hogaaminno tubtii ay maamuladii hore mareen, haatan waxaa dugsiga sare ee Cumar Samatar u diinwaagashan sanad dugsiyeed 2011-2012 teeramkiisan dambe 1900 oo arday oo dhow dhow, ardaydaas wiilashu waa 1387 oo la mid ah 74%, 494 gabdhood oo la mid ah 26% dugsiga waxaa ka hawlgala 35 macalin oo qaarkood ay yihiin barayaal sare, 20 shaqaale kale ah oo isugu jira maamul, kaaliyayaal ilaa shaqaalaha nadaafada. Dugsigu wuxuu ka koobanyahay 30 Class oo qaybta weyn ee Cumar samatar ah iyo 5 Class oo ah qaybta cusub ee laga dhisay xaafada Israac, Fasaladaas 10 ka mid ah waa Form One, 10 Fasalna waa Form two, 8 Fasalna waa Form Three, 5 Fasalna waa Form Four, Iskuulku wuxuu leeyahay Fasilitis badan oo ardayda ku kaalmaynaya in ay wax bartaan sida Maktabada, Sceince LAB, Computer LAB iyo waxyaabaha lamidka ah, Dugsiga waxaa ilaa iyo hada ka qalin jabisay arday 1300 ku dhaw oo gabdho iyo wiilalba leh kuwaas oo hada ka muuqda kaalimaha bulshada Soomaaliya oo dhan shaqooyin Muuhim ahna ka haya bulshada dhexdeeda”. Dhinaca kale ardayda iyo Macalimiinta Dugsigan sare ee Cumar Samatar oo aanu arrimahan wax ka waydiinay ayaa aad u amaanay dadaalada dugsigan ka socda oo ay xaqiijiyeen mira dhalkooda dhinaca tayada waxbarashada ah. Cumar Samatar waa Dugsiga ugu tayada wadanaagsan Dugsiyada waxbarashada puntland, waxaana hada wali jira dadaalo maamulku uu kor ugu sii qaadayo tayada waxbarshada Dugsiga. Cumaryare, Gaalkacyo. www.puntlandi.com
  6. Puntland won't have any issues. The people will decide the fate of the admin.
  7. Galkacyu has a mayor and Mudug has a governor who represent the State of Puntland Somalia. Just like vleveru other major City and town in Puntland. Your confusion with regards to Galmudug and Southern Mudug is understandable. You see your sub clan covets and is sending militias to towns like Buuhudle because your tight on land. While Puntland State does not even claim South Mudug and dies not want to rule other people's land. No one in Puntland wants to rule or claim Hobyo district or Xarafheere district or Baraxlay. Those areas have never been part of Puntland, never.
  8. The President recived a huge welcome in Qardho with thousands turning out. The trip comes at a crucial point in the Oil drilling project.
  9. I am not sure how the people of Hiiraan will react to the appointment of this man. However Sharif will appoint a mayor or Governor of Galkacyu and Mudug when he appoints one for Hargaysa, Burco, Berbera and Erigavo. Also let's not kid ourselves your sub clans used to claim that they were the lost children of the Queen of England. The Puntland population want to rule their regions as part of Somalia without covering Galmudug areas. We don't claim their land nor wish to rule them. That's civilized don't you think?
  10. Carafat hate towards the clan should not cloud his judgement. Galkacyu and I like your concern is in good hands. It's newly appointed governor is doing great work and has visited many parts of the region, including Goldogob, Bacarweyne, Bursalah, Jariban Gaacad and Godad. President Faroole has not only been to Galkacyu but signed a landmark agreement with then PM Abdirahsid Ali Known as the Galkacyu agreement which actually has led to the closer relations with the TFG. Again Galkacyu is part and parcel of the State of Puntland and the people of Galkacyu are deep supporters of the State.
  11. Prof Abdiweli would make a fine President. Again a remarkable welcome in Mogadishu.
  12. kingofkings;801996 wrote: That's how you welcome a man who has power. Welcome Mr PM, you have done us proud.
  13. This move by the TFG will be temporary until the whole region is liberated and the people chose who will lead them. They were trying to avoid a vacume. We shall wait and see how the other stakeholders respond. Carafat the governor of Mudug appointed by the state that controls the region the day visited Jariban district, where he met NATO officials in Garacad. He then went over to Goldogob district where he met elders and leaders and opened a new customs office in Darusalaam. Governor Tigay is doing a good job thus far. The people of Mudug are fighting a war against Al Qaeda and will win it soon insha Allah.
  14. Dr Ali Abdullahi Warsame is doing a great job. Well done sir.
  15. Select Language​▼ Abdifatah Hassan Afrah, new Hiiraan Govorner addressing media in Beledweyne Hiiraan Online Ahmed Abdisamad Sunday, March 11, 2012 Somalia’s president Sharif Shiekh Ahmed appointed new administration for the strategic central region of Somalia,Hiiraan. After days of consultations with section of MPs and intellectuals from the region, Somali government announced the new administration at a ceremony held in Mogadishu. The new appointed governer of Hiiraan is Abdifatah Hassan Afrah who was the leader of local administration known as Dohada Shabelle and controls most of *Beledweyne with the assistance of* Ethiopian troops. Talking to Hiiraan Online, the new governor hailed president Sharif’s move to appoint him promising to carry out* his duties competently. Four other governor deputies were also appointed, while the city mayor post was given to Osman Barre Mohamed. The ceremony was attended by government ministers,members of parliament,intellectuals and traditionals leaders of Hiiraan. Since Hiiraan was captured from Alshabab late 31 December 2011 , Somalia’s government was promising to form an administration for the region to avoid power vacuum. Residents in Beledweyne say Normal life is returning in the city after years of Alshabab control but security situation is still precarious.
  16. AUN the journalist, he was killed by Al Shabaab a week or so ago. I am not sure who he was in SOL. As for Ala Shiekh, they are Sharifs supporters who he ousted with the backstabing of Farmaajo. They want to come back and there is tension within Villa Somalia. Mahiga should have stayed clear of this issue.
  17. NEW MAP Proposed Ward Map for March 20 and 21 Public Hearings. [/url][/size] The new proposed map, takes into account many of the recommendations of the Citizens Committee for Fair Redistricting. . 1. It increases the minority opportunity wards to 4 2. It creates a minority opportunity ward for the East African Community in Ward 6. 3. It creases a minority opportunity ward for the Latino's and Native American community in Ward 9. Its along way from the current map and if implemented will transform the face of the City Council for the better......
  18. The Corrupt Diaspora led by the long time London resident Siilanyu need to stop taking advantage of the poor folk.
  19. Mario B;801745 wrote: Khatumo State is here to stay, no need to hate!! How can one hate a fancy dress party?
  20. Mario B;801735 wrote: KS is here to stay, no need to hate!! One has nothing against the Kingdom of Saudi.
  21. Mario B;801731 wrote: Did that hurt you? Cos I can feel your pain!! :cool: Your nervous laugh is telling me that I'm touching a raw nerve. Now you can feel ones pain through the internet? Wow a multi-talented Khastumite. Maybe you should use such talent for the cause and feel the pain of Xabsade and Kayse Abdi... That would be something.... :D
  22. Mario B;801727 wrote: I think Buhoodle showed we mean business, I just hate when cowards from "PL" come and steal the limelight.:mad: loooool. That's so funny. You should seriously consider adding stand up to your routine..
  23. Mario B;801723 wrote: SO which clown has bee responding to my SSC questions for the past 20min? :rolleyes: I have a fondness for entertainers. Clowns, jesters and clan performers. Mario B, Ali Khalif and Saado Ali happen to be some of those who have amused me of late...
  24. Warshadda Sibidhku Ma Hanti Qaranbaa? Written by Hassan Elmi Mar 10, 2012 at 11:28 AM Salaamu Alikum Waxaan mahad gaar ah iska leh websitka iyo akhristayaasha fikirkaygan ila eegaya. Dal kastaa wuxuu leeyahay Hanti Guud (National assets) oo ugu tala galay iney dadka jooga markaas iyo kuwa dhalan donaa iney ka fa’ideystaan, hantida guudna wey fara badan tahay oo waxaa ka mid ah mid dhulka , badda iyo buurahaba laga helaa. Dawlada markaa joogtaa xaq uma lahaa iney ku tagri fasho hantida guud ee waxa xaq loogu leeyahay iney si cadalad iyo sinaan ah ku maamusho. Warshada sibidhka ee Berbera yaa iska leh? Hantida guud ee dalka ayey ka mid tahay waxaana iska leh shacabka reer Somaliland, gobol kasta iyo degmo kasta oo Somaliland ka mid ah ayaa iska leh. Dawladu hadii aaney u hayn misaaniyad ay ku dhisto, waxaa xaq loogu leeyahay dawlada iney diraasad ku sameyso kharashka ay ku kacayso dhisida warshadu, markaana u qaybiso gobolada dalka si dadku u iibsadaan shares, gobol kastaana helo(equal share). Sidaynu wada ogsoonahaygobol kasta wuxuu leeyahay tu’jaar dhexe oo ka qayb gali kara iney shares ku yeshaan warshada, tajir kastaana wuxuu eegayaa wa fa,ido joogta. Dawlada waxaa ku waajib ah iney olale balaadhan u gashaa arinka si ay uga dhadhicso shacab weynaha reer Somaliland fa’ida ku jira wada lahaanshaha, shirkii London olalaha ay u gashay kanaa ka midho badan, hay’ad ka madax banana u sameysaa hirgalinta mashruucan iyo kuwa kaleba. Suaasha talaa waxay tahay dawladu xaq ma u leedahay iney hanti guud shakhsi gacanta u galiso? Jawaabtu wa MAYA , xaq uma lahaa, sharci u baneynayaa ma jiro, dawlada shaqadeedu wa maamul ee bixin marnaba maha. Fadlan cadifad shakhsi iyo mid qabiil intaad dhinac iska dhigtaan ila eega fikirkan. Waad Mahadsantihiin Hassan Elmi hassantimaade@yahoo.com
  25. N.O.R.F;801719 wrote: ^Its really quite simple. . Of course you are from the old man's clan and thus everything is wonderful. The people of Barbera think otherwise...