
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ethiopia oo joojisay dulimadkii SL 16 Jun 16, 2007 - 3:17:13 PM Xukuumada Addis Ababa ayaa gabi ahaanba joojisay dulimaadyadi diyaarada shirkada Ethiopia Airline ku imaan jireen Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa. Diyaarada oo maanta laga filayey inay labo duulimaad ku timaado ayaa ku wargalisay maamulka garoonka Cigaal International ee magaalada Hargeysa inaanay imanayn iyadoo aan faahfaahin ka bixin. C/raxmaan Maxamed Jaamac oo ah maamulka garoonka diyaaradaha Cigaal Airport ee magaalada Hargeysa ayaa Suxufiyiinta u xaqiijiyey warka ah in diyaaradu ay joojisay duulimaadkeedi isagoo ka gaabsaday inuu faahfaahiyo sababta keentay xiligan. Xafiiska Ethiopian Airline ee magaalada Hargeysa oo ayaa xirnaa maanta, iyadoo warar hoosena ay sheegayaan in shaqaalihii halkasi ka howl gali jiray ay gawaari ugu baxeen gudaha Somaliland. Joojinta duulimaadyadii Ethiopia ee SL ayaa loo aaneynayaa muran soo dhex galay madaxda dowlada Somaliland iyo maamulka Ethiopian Airline kuwaas oo baaritaan waji gabax ku sameeyay waftigii Madaxweynaha la socday iyagoo ku sheegay arirmo amaan awgeed. SL ayaa ku eedeeyasay Masuuliyinta Ethiopian Airline inay damceen Khamiisti inay baaraan Gudoomiyaha Wakiilada SL oo Finland u socdaalayey isagoo diiday in la baaro jeebebkiisa, Gudoomiyaha Labad ee golaha wakiilada ayaa sheegay inay wasiirka duulista hawada ay hor keeni donan golaha si wax looga waydiiyo barista iyo in wasaaradiisu fasaxday in madaxda dowlada ay baaraa maamulka diyaaradu. Diyarada Ethiopian Airlline aya todobadii sano ee ugu dambeysay Somaliland ku iman jirtay shan duulimaad todobaad kasta kuwaas oo ahaa Addis Ababa to Hargeysa, iyadoo hore u baari jirin masuuliyinta sare ee Dowlada balse badashey siyaasadaas. Cabdi Fatax Axmad,GO
-
Kismayu: Col Muuse Taakoow security operation will start soon.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Allamagan, adeer we will leave you with the bravery and bravado tag. Like how brave you guys were wehn you ran away from Siyad Barre and Hiiraale? -
TFG takes security of former president over
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Have a good late afternoon old man. -
Its disapointing the moderator has become partisan. Thus a need for some change in the Politics section.
-
MOGADISHU: Who won the soccer game of peace? PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
MOGADISHU: Who won the soccer game of peace? PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
MOGADISHU: Who won the soccer game of peace? PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
MOGADISHU: Who won the soccer game of peace? PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Wasiirka W/Isboortiga Oo Soo Xiray Tartanka Nabadda Nadaafadda Gobolka Banaadir Mogadishu, Axad, June 17, 2007 Mas’uuliyiin ka tirsan DFKMGS, Maamulka Gobalka Banadir iyo dadweyne aad u fara badan, ayaa galabta ka soo qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu soo gebagebeynayey Tartan Ciyaareedka Toddobaadka Nabadda iyo Nadaafadda Gobolka Banaadir , oo ay soo qabanqaabiyeen G.O.S. Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Sport-ga DFKMGS Md. Mowliid Macaani Maxamuud, ayaa ka hadlay gebagebaddii Kulan-ciyaareedkaasi, wuxuuna uga mahad-celiyey Maamulka Gobalka Banaadir dadaalka dheeraadka ee ay ka muujiyeen Tartanka ay soo qabanqaabiyeen . Sidoo kale, Guddoomiyaha Guddiga Olombikadda Soomaaliyeed “GOS”, Md. C/qaadir Gacal Abkow, oo isagana ka hadlay Munaasabadda lagu soo gebagebeeyey Tartankaasi, ayaa sheegay inay Ciyaaruhu kaalin ka qaataan sidii Bulshadda nabadda loogu beeri lahaa, wuxuuna sheegay inay GOS diyaar u yihiin inay qabanqaabiyaan Tartamo Ciyaareed oo lagu dhiiri-gelinayo Bulshadda Soomaaliyeed. Dhinaca kale, Tartankii K/Cagta ee Toddobaadka Nabadda iyo Nadaafadda ee Gobalka Banaadir, waxaa isku soo haray Kooxaha Feynuus iyo Super Shell, iyadoo ay Kooxda Super Shell ku guuleystay Rigoorayaal loo dhigay 4-5 . Tartankii K/Koleyga ee Wiilasha, waxaa Kaalinta Koowaad galay Kooxda Heegan halka K.Kollayga ee Gabdhahana ay kaalinta koowaad ku guuleysatay Kooxda Horseed. Munaasabaddii maanta Kooxaha guuleystay lagu guddoonsiiyey Abaal-marinno kala duwan, waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiir-ku-xigeenka Sport-ga iyo Dhallinyarradda, Md. Cismaan Axmed Carraale, Guddoomiye ku-xigeennadda Maamulka Gobalka Banaadir ee dhinacyadda Siyaasadda iyo Bulshadda, Md. C/llaahi Xasan Ganey “Firimbi” iyo Md. Maxamed Cismaan Dhagax-tuur. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho
-
TFG takes security of former president over
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer, if you had basic English grasp you would have got what I meant. A/QASIN has lost with the courts, the JVA and with the Ahmed Diriye group. He spent his Arab money and his time on these groups to undermine the TFG. Today he is being guarded not by the clan militia, the clan courts but by the very governemnt he wanted to criple. Another example of irony. -
The poster boy of today’s Somali Interahamwe (Hutu death squads)
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
Red Sea, you can defend away but this was just empty clan talk adeer no more. Faisal Warrabe can not do anything to anyone he is just fooling only those who want to be fooled. -
TFG takes security of former president over
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Irony is a concept many of you seem not to comprehend. Though LSK got it. A/qasin was the master of the courts, the man who was pushing their naked clan agenda. Today his security is being guarded by the TFG, Who won and who lost? Thus "Mudane" and former "President" is an important title, though he is a house hostage and no more. But I do love the attempts lads, I will give all of you an E for effort -
A decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Adeer Abdiqasin is a former transitional President, like HIIRAALE & MORGAN are former bosses of Kismayu. Now its th era of the TFG and local takeover. never forget that -
Banadir government speaker on new crackdown.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in Howlgallo lagu sugayo Ammaanka Muqdisho ay si rasmi ah u bilowdeen Axad, June 17, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi ah u bilowdeen howlgallo lagu sugayo ammaanka Magaalada Muqdisho. Agaasimaha Waaxda Warfaafinta, ahna Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Muxyaddiin Cali ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa ay Magaalada Muqdisho ka socdeen howlgallo lagu sugayo ammaanka Magaalada Muqdisho min Tabeelle ilaa heer Degmo iyo heer Gobol. Maxamed Muxyaddiin waxaa uu intaas ku daray in howlgallaas lagu soo qab-qabtay kooxo falal amni darro ah ka waday Magaalada Muqdisho, wuxuuna caddeeyay in ay habeen iyo maalin sii socon doonaan howlgallada ay wada jirka u wadaan Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya. Howlgallo ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay maanta ka sameeyeen Wadada Wadnaha ayuu Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ku tilmaamay kuwo qeyb ka ah howlgallada Amni sugidda ah ee ka socda Magaalada Muqdisho. Howlgallada dardarta leh ee uu bilaabay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay ku soo beegmayaan iyadoo Muqdisho lagu dilay afar Guddoomiye Degmo oo ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo sidoo kalena ay Muqdisho ka dhaceen qaraxyo lala beegsaday Fariisimada Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan. sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia -
Kismayu: Col Muuse Taakoow security operation will start soon.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
War adiga markii lagu arkoo Xoog iyo waxbaan cayrsanay iyo cidbaa naga ogayday baad kuhaysaa... Yaraantaadi waxaan umalaynayaaa waa lagu baadi jiray oo waligaa cid kama adkaan... Allamagan, again all you provide is the clan bravado which means nothing to me or this debate. For when your comrade made the insults about a 5% and so on withiut any proof or research you did not rebuke him. Thus small groups all ways complain and talk after the big cats, however our patiance is not yet drained, we want peace and we know Kismayu can be built by the majority. The majority clan of the region is not your sub-clan but the Presidents. From Afmadow to Dhoobley to Kismayu. You are the small sub-clan. Hiiraale had seven years and was chased out he added nothing but dirt. So kindly keep calm let those who can built cities deal with Kismayu. This bravado is nothing, remmeber bigger cats than you have spoken this way and their ego is no more than the ash heap of history. -
-
-
-
Hub lagu soo qabtay Howlgallo Muqdisho laga fuliyay oo la soo bandhigay, kadibna la qarxiyay Axad, June 17, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa howlgallo ay Muqdisho ka sameeyeen waxay ku soo qabteen hub aad u tiro oo isugu jiray mid culus iyo mid fudud. Hubka ay soo qabteen Ciidamadaas ayaa Jimcihii lagu soo bandhigay Fariisinka ay Ciidamada Itoobiyaanka ku leeyihiin deegaanka 6 Biyaano ee Magaalada Muqdisho, iyadoo markii hubkaas la soo bandhigay kadibna lagu wareejiyay Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan. Munaasabaddii Hubkaas lagula wareejinayay Ciidamada AMISOM waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Taliyaha Nabad-sugidda Soomaaliyeed Maxamed Warsame Darwiish. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle oo munaasabaddii hubkaas lagu soo bandhigayay ka hadlay ayaa sheegay in hubkan uu ahaa mid halis ah, wuxuuna carrabka ku dhuftay in haddiiba hub intan la eg Muqdisho laga soo uruuriyay ay Soomaaliya cagta saartay wadadii Nabadda. Hubkaas oo isugu jiray mid ay tayadiisa xumaatay oo qarka u saarnaa in uu iskiis u qarxo iyo mid weli la isticmaali karo ayay Ciidamada AMISOM markii lagu wareejiyay kadib kala saareen, waxayna intii u dhaweyd in ay qarxaan ay shalay ku qarxiyeen meel u dhaxeysa Deegaanka Jaziira iyo Dugsigii Tababarka Xalane. Intii ay socotay Qarxinta Hubkaas ayay dadka Muqdisho si weyn uga argagaxeen, iyagoo u qaatay in ay dhacayaan Qaraxyo la mid ah kuwii beryahaan ka dhacayay magaalada Muqdisho, inkastoo ay laabta u qabowday kadib markii loo sheegay in qaraxyada dhacay ayaa ahaayeen Hub ay qarxinayeen Ciidamada AMISOM. Hubka ay Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ku soo qabteen howlgallada ay Muqdisho ka sameeyeen ayaa wuxuu ahaa mid tiro badan oo intii aragtay ay ku dhalatay su’aal ahayd “Muqdisho ma hub intaan la eg ayaa yaalay”, waxaana xusid mudan in hubkaas qaarkiis laga soo saaray Dugsiyo Qur’aanka lagu barto iyo Bakhaaro ay hubka ku keydsan jireen Ganacsatada Hubka ka baayac-mushtari jirtay. Hubka la soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ah Qoryaha 105, 106, RPG, BKM, Jiib Gacmeec, B10, Qoryaha Lidka Diyaaradaha, Miinooyin noocyo kala duwan leh, Rasaas tiro badan oo qaarkeed ay sanaadiiq ku jirtay, Bambooyinka gacanta laga tuuro iyo kuwo aanan magac loo helin oo Soomaaliya ku cusub. Si kastaba arintu ha ahaatee, iyadoo hubkaas ay soo uruuriyeen Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa hadana waxaa magaalada Muqdisho weli ka dhacaya qaraxyo lala beegsanayo fariisimada ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan, waxayna taasi muujineysaa in uu weli magaalada yaalo hub kale oo ku jira gacan aanan ahayn tan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
-
Kismayu: Col Muuse Taakoow security operation will start soon.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer these people must be daydreaming, they can hardly handle the Beerxani crisis while making new threats. Bravado of a small clan. The clock is ticking, attack away I say. -
A decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^lol. You must be day dreaming again, the weapons were moved over to Mogadishu and Biadoa and elese where and the littleloot you gained means nothing really. Anyhow you attack Bulu Gaduud you attack the TFG, simple really. I like the balls saxib keep it up. -
Kismayu: Col Muuse Taakoow security operation will start soon.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, With all due respect kindly stop with the insults, as you well know the President clan is huge in number, land and influance in comparison to the clan you come from, one can look at the cities and the region one lives in. Thus I have spoken to many Kismayu residents who have informed me that the Gedo group are a minority in the city and the hence the reliance on Goobanle/Seeraar and A/qasin to keep control from Morgan. Also remmeber that the in terms of clan you are not even part of the confederacy that is a majority of both the Juba regions while the Presidents clan is. Thus again no need to make any noise the admin will stand as it represents the region, the city population. Horn, how many people have the clan militia assasonated in Kismayu? Since their little coup? Even the police chief has come out and said enough. Simple really. Bulu Gaduud is the legitimate admin, Xasan Dheere is a renegade MP like Hiiraale nothing important really. and not bigger than A/Qasin, Ato and others so be careful saxib, do not goa against the admin. -
A decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
lol. ok brother "Mudane" A/Qasin will not be sending technicals to rescue the Gedo clan militia from the locals, like in the good old days, since the JVA is history and the "Mudane" can not even stop his house being searched. Is that better ? -
MUQDISHO: Dowladda Somalia iyo mid ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiinta oo iska kaashanaya dayactirka Wasaaraddii Boostada iyo Isgaarsiinta (Daawo Sawirrada) Posted to the Web Jun 17, 15:54 Muqdisho (PP) - Dowladda Federaalka Soomaalyia ayaa waxay ku dhawaaqday inay dayactir ku sameynayso wasaaraddii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta, oo uu ka muuqdo burbur xooggan ka muuqdo. Dayactirka wasaaradii hore ee boostada iyo isgaarsiinta ayaa waxaa iska kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Isgaarsiinta ee Telsom (Ex-Olympic) oo ka mid ah shirkadaha isgaarsiineed ee dalka ka jira, waxaana dayactirka lacagta ku baxaysa inta badan bixin doona Shirkadda Isgaarsiinta ee Telcom (Ex-Olympic). Munaasabad lagu maamuusayay dayactirka wasaaraddii hore ee Boostada iyo Isgaasiinta ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin fara badan oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo ka socda Shirkadda dayactiraysa Wasaaradda ee Telcom Somalia. Mudane Cabdi Maxamed Tarrax oo ah wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in howsha lagu dayactirayo wasaaradda ay tahay mid u dhexeysa Shacabka Soomaaliyeed oo dhan maadaama uu sheegay inay gacmahooda ku burburiyeen ayna tahay inay dib u dhisaan iyaga. Wasiirku wuxuu sheegay in shirkadda Telsom ay tahay shir muujinaysa inay dalka wax ka qabato, waxaana uu sheegay inay tahay shirkad ku dayosho mudan, isagoo u rajeeyay shirkadda horumar iyo shaqo wanaagsan. C/llaahi Sheekh Qorraxeey oo ah madaxda shirkadda Telcom oo isagana dhankiisa ka hadlay howsha dayactirka iyo qaabka ay ula muuqato ayaa sheegay in shirkadiisu ay kaalinta ugu horreysa ka qaadanayso howsha dib loogu dhisayo dalka ayna tahay taas mid ka go'an. Mudane Qorraxeey wuxuu sheegay in shirkadda Telcom ay tahay shirkaddii ugu horeysay ee dalka keenta isgaarsiin casri ah oo faseex ah, ayna tahay shirkaddii ugu horreyaysan ee Isgaarsiineed oo dalka laga furo kaddib burburkii dowladdii hore ee Soomaaliya, ayna ku tallaabsatay guulo la taaban karo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
A decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Insha Allah all will be well in the town of Kismayu.