General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. GG: Some weapons have been confiscated, others give n volunterily, the mop up job will continue for a while.
  2. Proof is the location saxib. How can one build on government land. Anyhow the house is demolished. So keep crying.
  3. Guri uu ka dhisa nayay xeradii Naa diga Gaadiid Badroolka Wiil la dhashay She ekh Xasan Dahir Aweys oo Do wladda bilaw day inay dhulka dhigto, waxaa ay shacabka la yaabeen Fala lka dhul boobka ay hogaankii Maxkamadaha ku ka cayeen ama ay horseedka ka ahaayeen Maxdii Occupaying large tracks of countryside, and now exposed building on Public property. Isgoyska Sanca ayaa mar sii horeysay waxaa laga burburiyay guriyo fara badan oo halkaasi ka dhistay nin lagu Magacabo Macalin Makaraan kuwaas oo geeska ku haayay Hotelka Panorama ee Magaalada Muqdisho. Who builds in the middle of a road junction.
  4. Guri uu ka dhisanayay xeradii Naadiga Gaadiid Badroolka Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Dowladda bilawday inay dhulka dhigto. June 13. 2007 Radiofreesomalia.com Isbedelada dhanka nadaafada ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ugu horeeya Qashinka iyo guryaha qaaducul dariiqa ah " guryaha sida sharcidarada ah loogga dhistay dariiqa " ama aan cabirka lahayn. Dad badan ayaa soo dhaweeyay tallaabada dowladda ka qaadayso dadka sida sharci darada u dhistay goobaha danta guud,iyadoo dhismiyaal fara badan oo laga dhisay waddooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho kol hore la burburiyay,waxaase isha lagu haayay maalmihii ugu dambeeyay Sar ama Guri weyn oo laga dhisayay xaruntii Naadiga Badroolka ee ka soo horjeeday Hotelkii ku dhex yiilay Garoonka Kubadda Cagta Stadio Muqdisho. Gurigan oo uu dhisanayay Wiil la dhashay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo lagu magacabo Dr Cubeyd Dahir Aweys waxaa dhismihiisa la bilaabay xilligii Maxkamadaha Islaamiga, hase ahaate markii dagaalada ka dhaceen Magaalada Muqdisho bilihii Marso iyo Apriil ayaa Guriga waxaa dagaaladaas ka soo gaaray dhaawacyo yar yar, wuxuu bilaabay milkiilihii Guriga in mar kale dib u dhiso, balse waaberigii saaka ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka waxay tageen goobta Guriga laga dhisayay, iyagoo amar ku bixiyay in guriga la burburiyo. Isla xeradaas waxaa Guriga ka dhistay Enj C/qaadir Eenow oo ka mid ah Ganacsatada waa weyn ee Magaalada Muqdisho, waxaana jirta in inta badan Ganacsatada muqdisho ay dhisteen goobaha danta guud iyo meelo aan macquul ahayn. Isgoyska Sanca ayaa mar sii horeysay waxaa laga burburiyay guriyo fara badan oo halkaasi ka dhistay nin lagu Magacabo Macalin Makaraan kuwaas oo geeska ku haayay Hotelka Panorama ee Magaalada Muqdisho.
  5. The Naked Hypocrisy of TFG Bashers 14 Jun 14, 2007 - 6:33:25 PM by Gamal Hassan Somalia's Transitional Federal Government (TFG) has its job cut out for it. The TFG is constantly being blamed for all kinds of societal ills; be they real or perceived, by Diaspora supporters of the spiteful anti-TFG pseudo-religious, clan-driven extremist forces, and secessionists who surreptitiously allied themselves with the TFG when they saw the threat from the UIC and now want to destroy the TFG or any government that may appear on the horizon. Meanwhile, the pseudo-religious brutes on the ground are employing terror tactics that have brought only death and destruction to other parts of the world. In apparent acts of desperation, the elements of the Diaspora wing (or as commonly known as cyber warlords) in collaboration with the secessionists who are hell-bent on dismembering Somalia are resorting to jujitsu-type writings, full of venomous agitation that are routinely sprinkled with unpardonable insults of the leaders of the TFG and those of friendly countries. What you never hear or read from this unholy alliance is respect for the rule of law, the need for stability, support for the on-going efforts at national reconciliation, national reconstruction, or any hint of interest in aiding or even encouraging the search for a lasting political solution. They have decided to pursue a pipedream and they seem to be determined to stick to it. What is this fantasy of theirs? Perhaps they are wishing for the self-surrender of the TFG; an event that will not come to pass. Not now. Not ever. For their part the 'rejectionists' are probably readying the guns that they hope to fire into Somalia's bale blue sky to celebrate a victory that exists only in their heads. Like other pipedreams theirs too is mirage built on self-delusion. A case in point is the rejectionist who wants the TFG to abandon Mogadishu and 'retreat to Baidoa'! There is no other way to describe their mindset other than that of being enduringly blinded by their blinkered, false impression of the objective reality that is unfolding in the country before their very cynical eyes. The gist of the adversary's narrative is nothing more than to demonize the leaders of the TFG, as though such character assassination would absolve the fanatics they support of the real crimes they have committed against the nation over the past 17 years. But that is another wishful thinking on their part as the nation will hold those wrong doers accountable for the wanton criminal offenses that they have committed. The supporters of Somalia's radical fringe are putting up a brave face on what is clearly a losing cause. But they are not blind for they surely must see the proverbial writing on the wall. Indeed it is patently obvious that the era of anarchy and mayhem, when cruel desperados armed to the hilt practiced clan-cleansing, greed, corruption, environmental destruction, in plain sight of Somalis and an astounded world is coming to a close. And, a new day is dawning for Somalia and its long abused citizens. The days of mock-up religious edicts in which the end always justified the means are similarly over though its practitioners do not seem to be heeding the clarion call ringing in their ears. That is why the pro-insurrection groups and individuals desperate acts of hurling insults at Somali national leaders will not in any way shape or form harm the TFG; it only reveals their pathetic characters and their utter disregard for the nation's unity, stability and progress. Today Somalia is under assault from an enemy from within. A group of self-righteous religious zealots based in the national capital, Mogadishu, have accelerated the campaign of terror that they have begun few years ago. At first, their mode of operation was assassination of those respectable Somalis with working knowledge of how the local and national institutions operated in the past, the most prominent among them include: Abdulkadir Yahya, Gen. Yousuf Sareenle, Gen. Yousuf Tallan, Abdalla Deerow ***** and many more. Then they graduated to the hideous technique of suicide car bombing; a satanic method that was perfected in the precincts of Baghdad and Kabul. It is a method that is devised to inflict maximum destruction of people and property without bothering to make a distinction between targets of purported military value and innocent by standers. A pregnant mother and her younger child were the victims of one of these hideous senseless acts. The militants' oft repeated mantra that they are standing up to Ethiopia does not hold water. The clano-religious bandits were in the business of spreading mayhem long before Ethiopia came to the scene to aid a sister state in thwarting attacks from heedless, well financed, and armed rebellion that may very well be directed from abroad - or, at the very least, operating under a vicious, alien ideology that is incompatible with Islam as it has been practiced in Somalia for a millennia. The Somali people, having been deceived once before, by the so-called Union of Islamic Courts, will not stand for their madness to continue unabated. And so they are rejecting en masse the group's frightful invitation to endure another, years-long campaign of indiscriminate death and destruction in the country in order to have a Taliban-like regime established in the country. So the choice before the nation as a whole is starkly clear: to accept the tyrannical ways of the defiant radicals masquerading as holier than thou champions of virtue and suffer the consequences (of possibly extinguishing Somalia as a nation state) or support the TFG's valiant efforts to set the country on the road to peace and progress. It is an easy choice to make. For in Somalia, as in other societies, peace and the rule of law will have to prevail over anarchy, secessionism, wild-eyed extremism or autocratic rule if the nation is going to have a future. Gamal Hassan E-mail: gamal.hassan@gmail.com
  6. http://www.carmooyin.com/News/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=1563&mode=thread&order=0&thold=0 pics
  7. Waxaa Maanta Saxaafada Loo soo Bandhigey Hub aad u farabadan oo laga soo qab qabtey gobo badan oo ka tirsan degmooyinka magaalada muqdisho oo ay maalmahan ciidamada dowlada iyo ciidanka etopia ee baaritaano culus ka wadeen. Daawo Sawirada Gudoomiyaha Gobolka Banadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dhere) ayaa waxa uu sheeggay in hubkan maanta lasoo ban dhigay lagasoo kala saaray guryo ay leyihin dad ku sugan gudaha dalka iyo kuwo dibadda Ku maqan intaba,waxaana uu intaa ku daray in dadka hubkaa lahaa qaarkoox xabsiga la dhigay Gudoomiyaha Gobolka Banadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dhere) ayaa waxa uu sheeggay in hubkan maanta lasoo ban dhigay lagasoo kala saaray guryo ay leyihin dad ku sugan gudaha dalka iyo kuwo dibadda Ku maqan intaba,waxaana uu intaa ku daray in dadka hubkaa lahaa qaarkoox xabsiga la dhigay Xaflada lugu soo bandhigay hubkaan oo intiisa badan lagasoo saaray Hoygii uu Cusmaan caato Muqdisho ka daganaa ayaa,waxa ay ka dhacday Jaamacada Umada Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay wasiirku xigeenka gaashaandhiga dawlada Soomaaliya Salaad Cali Jeelle,Taliyaha nabadsugida Qaranka Col.Darwiish,Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale iyo gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere). Xafladda soo ban dhigidda hubka ayaa waxaa goob joog ka ahaa saraakiisha ciidamada nabad ilaalinta Afrikaanka ee ka kooban Ugandaiyo Itoobiyaanka waxaana lasheegay in hubkaasi lugu wareejinayo Midowga Africa,gaar ahaan ciidamada ka socda dawlada Ugandha. Siid Mohamed Siidi Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho
  8. Hubkii Ugu Badnaa Ee La Qabto Oo Muqdisho Lagu Soo Bandhigay Muqdisho(Calanka.com) 15-Jun-2007 Hub kii ugu badnaa ee lagu qabto magaalada Muqdisho oo ey fuliyeen maamulka gobolka Banaadir iyo ciidamada Itobia ayaa waxaa maanta lagusoo bandhigay xarun jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Hubkan oo isugu jira noocyo badan ayaa ahaa mid aad u badan, iyadoo ey goob joog ahaayeen goobta masuuliyiin dhowr ah oo ka tirsan maamulka gobolka iyo dowladda federalka Somaliyeed. Masuuliyiintan oo ey ka dhex muuqdeen gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Dheere, Salaad Cali Jeelle wasiir ku xigeenka gaashan dhigga iyo taliyaha ciidamada boliska gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Xubnahan ayaa hadalo ey ka jeediyeen munaasabaddan lagu soo bandhigay hubkan faraha badan ayaa sheegay in howlgaladoodii socday mudada isbuuca eheyd ey kasoo bexeen natiijooyinka maanta hortooda yaal ee ah hubkan badan oo u badnaa walxaha qarxa iyo hubka waaweyn. Mar uu hadal ka jeediyay isna gudoomiyaha gobolka Maxamed Dheere ayaa sheegay in amaanka caasimadda uu yahay mid wanaagsan qolyaha had iyo goor marin habaabiya umadda dibadda joogta ee yiraahda nabad ma ahan waa ku aan dooneyn in dadka dibadaha jooga ey marnaba imaan magaalada, waxa kale uu intaa raaciyay in hubkan sidaan u badan ey soo qabteen maanta uuna wali ku baahsanyahay Muqdisho hub kaloo badan eyna soo qaban doonaan. Waxaa kaloo uu intaa raaciyay Maxamed Dheere in hubkale oo fara badan ey sidoo kale soo qabteen isbuucii baaritaanada xooganaa socdeen isagoo intaa raaciyay in qolyihii isticmaali jiray hubka noocan ah ey u kala qeybsameen wax ey dowladdu xirat iyo kuwo wadanka isaga cararay. Taliye xigeenka boliska gobolka Banaadir oo isna ka war bixiyay hubkan ayaa sheegay in loo isticmaali rabay hubkan in lagu gumaado umadda eyna isticmaalayeen qolyahay argagixisada, wuxuuna intaa ku daray in ey arinkaa ku cadeynayaan in ey argagixisada isticmaasho hubkan ey tahay in hubkan la keenay Somaliya mudooyinkii danbe eyna u badan yihii walxaha qarxa ee umadda sida xun u gumaada. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  9. MUQDISHO: Dowladda Federaalka oo soo bandhigtay hub aad u fara badan oo lagu soo qabqabtay howgalladii Muqdisho Posted to the Web Jun 15, 15:55 Muqdisho (PP) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hub aad u fara badan oo lagu qabqabtay baaritaanno lagu sameeyay maalmihii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho. Hubkaan oo isugu jiray noocyo kala duwan ayaa waxaa lagu soo bandhigay xarunta ciidammada Ethiopia ee Muqdisho oo ku dhow sarta dheer ee Sey-biyaano, waxaana soo bandhigiddaan goob-joog ka ahaa saraakiisha sarsare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xubnihii ka soo qaybgalay bandhigga hubkaan ayaa waxaa ka mid ahaa: Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Mqudisho Maxamed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) waxayna dhammaantood qireen in hubkaan uu yahay mid laga soo bixiyay gacmaha shacbka Soomaaliyeed. "Hubkaan kooxihii ku dagaalami jiray waxay noqdeen kuwo xiran iyo kuwo dalka isaga cararay, waxaana intooda badan ka soo bixinnay dhulka hoostiisa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo qiray in howlagallada hubka lagu raadinayo ay sii wadi doonaan. "Waxaan caddeynayaa in howsha hubkaan looga soo saaray meel lagu qariyay ay tahay mid ay leedahay Dowladda Federaalka, waxaana lagu guulaystay in maanta halkaan lagu soo bandhigo" ayuu yiri Gen. Cabdi Qaybdiid oo ah taliyaha Booliiska Soomaaliyeed. Mudane Jeelle oo isaguna ka hadlay hubkaan ayaa sheegay in hubkaan uu yahay midkii dagaallada Muqdisho lagu hurinayay ayna ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan oo ay maanta ku soo bandhigaan hubkaan. Waa markii ugu horreysay oo ay dowladda Federaalka soo bandhigto hub intaan oo kale ah ayna ku soo qabqabatay howgallo lagu raadinayay hub ku jira gacanta shacabka Soomaaliyeed. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  10. Adeer I dont much care for Ethiopia and their opposition, what I am interested in is "Somali Oppsoition" these ****** dont have any clothes. The OLF, ONLF struggle is none of my business and was even before my countries civil war. I respect their noble stance today.
  11. Even Mr Qaynyare is telling the Mogadishu and Somali public to take part in the national conference. source
  12. Gobolka Bari oo shirka DUH Qaran ka warbixiyey sida ay oga qeyb galayaan dadka Gobolka Bari ku nool Last Updated::2007-06-12 14:03:13 Boosaaso:-Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geelle Yuusuf oo Maalintii shaley ahayd oga warbxiyey saxaafada Xubnaha Gobolka Bari oga qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa sheegey in ay diyaar yihiin Xubnaha ka socda Gobolka Bari ee shirka ka qeyb galaya. Gudoomiyuhu waxaa uu sheegey in qaab beeleed lagu soo xuley Ergada Gobolka Bari iyo Karkaar oga qeyb galeyso shirka Dib u heshiisiinta qaran ee Labo Beri ka dib ka furmaya Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Muuse Geelle Yuusuf waxaa uu sheegey in 32 Xubnood ay oga qeyb galayaan shirka dib u ehshiisiinta beelaha Dega labada Gobol ee Kar Kaar iyo Bari, waxaana uu sheegey in ay tiro ahaantahay tiradaan mid aad u yar isla markaana ay haboonaan lahayd in tiro intaa ka badan laga casumo Gobolka Bari, oo ah Gobolka ugu Balaaran wadanka Soomaaliya waxaana uu sheegey in ay ku nool yihiin Qabiilo farabadan iyo waliba dad badan. Gudoomiyuhu waxaa uu sheegey ay dadka ku dhaqan Gobolka Bari ay si weyn u taageersanyihiin shirka dib u heshiisiinta qaran ee ka furmaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada wadanka Soomaaliya. Waxaa kale oo uu sheegey Gudoomiyuhu in aysan jirin wax khilaaf ah oo soo kala dhex galey Dadka Deegaanka, kaas oo ku aadan qaabki ay dadweynaha Gobolka ay oga qeyb geli lahaayeen. Shirka dib u heshiisiinta Qaran ee 14-ka Bishaan ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa dadweynaha Magaalada Boosaaso iyo kuwa Puntland-ba ay si aad ah u hadal hayaan, waxaana hadal heynta aad ka dareemi kartaa Goobaha ay dadka isugu yimaadaan ee Maqaaxiyaha iyo Baararka iyo Goobaha kale ee lagu Qaxweeyo. Dadka ayaa si aad ah u hadal haya shirkaan waxaana ay ii sheegeen mar aan la dhex qaadey Mikrofoonka in shirkaan uu wax weyn ka badali karo Khilaafaadka siyaasadeed, Bulsho ee dhexyaala Umada Soomaaliyeed ee Walaalaha ah, waxaana ay dadku ku adkeysteen in Go'aanka ka soo baxa shirka uu saameyn ku yeelanayo siyaasada Soomaaliya. Si kasta oo ay ahaato, dadka ku nool Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay sheegeen in ay si weyn u taageersanyihiin shirka dib u heshiisiinta isla markaan ay si weyn u soo dhaweynayaan. Mohamed Ali (Dalmar) mohamedali11@gmail.com HorseedNet.com
  13. Odayaasha gobolka Gedo oo sheegay inay taageersan yihiin dib heshiinta qaran (WYNET)Beled xaawo:-Odayaasha,cuqaashay , siyaasiyiinta iyo wax garadka gobolka Gedo ayaa sheegay sida ay u taageersan yihiin shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee 14ka bishan Juun lagu ballansan yahay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah odayaasha gobolkaas oo ku hadlayey codka odayaasha gobolka ayaa sheegay in beeshiisu taageersantahay shirkad dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed, dawladda FS ee arimaha dusha kala socotana ay tahay tan kaliya ee hadda dalka ka jirta. Odaygan oo ku susan degmada Beled Xaawo ayaa inta raaciyey in ay diyaariyeen xubnihii shirka uga qayb geli lahaa ayna hadda ka war sugayaan xiriirka guddiga shirka oo iyaga dhowaan gobolada loo kala diray si ay ergada u soo xullaan. Gobolka Gedo ayaa ka mid ah gobladda inta badan aysan dawladu ka howl gelin waana markii ugu horaysay ee odayaasha deegaanku ay sheegaan inay ku faraxsan yihiin shirka dib u heshiisiinta qaran ee dhowaan loo mudaysan yahay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho. Xarunta wararka Waayaha.net editor@waayaha.net
  14. Muqdisho: Mucarad qaybsamey 12 Jun 12, 2007 - 4:01:15 AM Kulan ay dhawaan isugu yimaadeen xubnaha sheegta iney matalaan beesha ****** kuwaas oo ka kooban 151 xubnood isla markaana la magac baxay golaha dhaqanka iyo siyaasadda beelaha ****** ayaa is khilaafey. Kulankaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Guddoomiyaha gudigaas loogu magacaabay Xaaji Cabdi Iimaan Cumar iyo ku xigeenkiisa Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay gebi ahaanba qadacen shirka dib u heshiisiinta qaran ee la fialayo inuu khamiista Muqdisho ka furmo. Dhinaca kale Axmed Diiriye Cilmi oo sheegta inuu yahay afhayeenka beelaha ****** ayaa ka dhawaajiyay in golahoodu ka qeybgalayo shirka dib u heshiisiinta beelaha taasoo muujineysa in uu jiro khilaaf dhexdooda ah. Dhawaan ayaa xubno ka tirsan golahaasi ay xabsiga u taxaabeen ciidamada dowladda kuwaasoo ku eedeeyay iney iyagu yihiin kuwa hoggaamiya kooxaha ka danbeeya dilalka iyo qaraxyada ka dhaca Muqdisho. Kala qaybsanaantan ayaa u muuqata mid dan u ah DFKMG ah oo dadaal ugu jirta sidii shirkaan u najaxi lahaa iyada oo ay suurtagal tahay in shirka dib u heshiisiinta ay ka qayb galaan qaar ka tirsan mucaaradkooda ku sugan magaalada Muqdisho. Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho
  15. Xubno ka socoda gudiga Shirka dibuheshiisiinta qaranka, oo kusugan deegaanada Puntland. Xubno ka socoda gudiga diyaarinta shirka diduhishiisiinta qarnaka ee lagu wado in uu ka furmo todobaadkaan dhamaadkiisa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, ayaa kusugan deegaanada Puntland, iyagoo kulamo kala gadisan la yeeshay masuuliyiinta dowlad Goboleedka Puntland, iyo waxgaradka deegaanada Puntland ee kusugan magaalada casimadaa ee Garoowe. Wakiilka Gudiga diyaarinta shirka dibuhishiisiinta qaranka u qaablisan, deegaanada dowlad goboledka Puntalnd C/qaadir Xuseen Nuur, ayaa sheegay in loo gudibiyey ,waxgaradka Puntland warqadihii looga soo qeyb gali lahaa shirka dibuhishiisiinta qaranka ee lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.. C/qaadir Xuseen Nuur, ayaa sheegay in ay ka sugayaan beelaha Puntland in ay usoo gudbiyaan, xubnihii uga qeyb gali lahaa shirweynaha dibuhishiisiinta qaranka, ee lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho 14 bishaan. Gudigaan uu hogaaminayo C/qaadir Xuseen Nuur, ayaa, wax ay shalay tageen magaalada Laascaanood, iyagoo kulamo kala gadisan la yeeshay waxgaradka iyo aqoon yaahanada magaalada Laascaanood,kalana hadlay sidii ay oga qeyb gali lahaayeen shirka dibuhishiisiinta qaranka. Waftiga uu hogaaminayo C/qaadir Xuseen Nuur,ayaa shaley galinkii danbe kasoo laabtay magaalada Laascaanood, iyadoo kusoo laabtay magaalada Garoowe, waxaana lagu wadaa in ay tagaan doogaano kale oo katirsan Puntland. Shirka dib u hishiisiinta qaranka ayaa lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho 14 Bishaan, iyadoo madaxda sar sare ee dowlada Soomaaliya ay sheegeen in uu qabsoomi doono waqtigii loo cayimay, waqtigaas,o ku beegan magaalinta khamiistaa ee soo socota. Said Ahmed Husein,umalx85@hotmail.com
  16. Now we have looked at the rebel groups of Ethiopia, who is left? Oh I forgot that world power Eritrea here is an Eritrean view of the country. Eritrea: It’s not custom v. law, there’s simply no rule of law 11 Jun 11, 2007 - 4:49:12 PM And where is there is no rule of law, it is preposterous to speak of people not being restrained by law? What we have in Eritrea is rule by barrel of the gun for where else does a one-man, one-party government draw its authority when the national constitution has been furloughed for now 10 years, democracy has been publicly declared luxury item, dissent and hence political opposition is treasonous, justice is imaginary, rule of law is taboo, press freedom outlawed, right of appeal blasphemous and parliament is a wishful thinking, but from the barrel of the gun? Under such repressive and oppressive rule, all and every prohibitive measures taken/proclaimed in whatever form by the interim governmental authorities in Eritrea are rightly perceived by the people as arbitrary dictates of the military rule not as the will and wishes of the people regardless of purpose and intent. The opposition have no clothes..
  17. ONLF PRESS RELEASE 9 June 2007 The Voice of America (VOA) recent report citing unnamed sources alleging that ****** National Liberation Front (ONLF) has entered into a coalition with political entities in Somalia is far from reality and well within the realm of fantasy. For nearly two decades, the TPLF regime has been engaged in an deliberate effort to misrepresent our struggle to the international community in a bid to divert attention from the legitimate grievances of thepeople of ******. This misrepresentation has included efforts to portray the ONLF as a religious organization instead of a nationalist organization and TPLF statements aimed at leaving the impression that the scope of our military operations extend beyond ******. The ONLF wishes to make clear to the international community that we are not, have not been and will not be a party to the ongoing conflict in Somalia as a matter of policy and principle. In that regard, the ONLF is not, has not been and will not be a part of any coalition with political groups in Somalia. The only coalition that the ONLF is a proud member of is the Alliance for Freedom & Democracy (AFD). The foundation of the ONLF policy toward Somalia is that Somalia should be left to the Somalis and that the Ethiopian army should immediately and without condition, pull its troops out of Somalia. The TPLF regime will have to face the reality that they must deal with the legitimate representatives of the people of ****** and abandon their failed military strategy in ****** and ongoing brutal crackdown against our civilian population. The TPLF must accept direct talks with the ONLF in a neutral country and in the presence of a third party arbiter with no pre-conditions placed on either side if there is ever to be a just, comprehensive and lasting solution to the conflict between the people of ****** and successive Ethiopian governments. The TPLF must also accept the call for an all inclusive conference made by the member organizations of the Alliance for Freedom & Democracy (AFD) ****** National Liberation Front (ONLF)
  18. Meanwhile, two Ethiopian rebel groups fighting for self-determination have vehemently denied joining Somali Islamists and former Somali parliamentarians in an Eritrean-based coalition, opposed to Ethiopia and the interim government here. The rebel groups, ****** National Liberation Front and the Oromo Liberation Front, [/i] say they have no desire to interfere in Somalia's 16-year-old civil war and they said they would never be a part of any coalition with political groups in Somalia.
  19. The supposed Asmara alliance of the defated Clan Courts , the OLF and the ONLF has come unstuck even before it came out publicly. Aferwarki has failed to keep on board publicly the two notable rebel movements against Ethiopia. Both OLF and ONLF have no doubt learned of the folly of Asmara, and the defeat at the end of last year, one can guess has been a hard lesson which they have yet to overcome. While the Qad merchant and the mouthpiece continue to delude themselves. These groups are moving away from the alliance which wants to keep Somalia in turmoil. Well done to them I say.
  20. MUQDISHO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in Magaalada Muqdisho ay tahay mid ka nabdoon sidii hore, cid walbana ay Posted to the Web Jun 12, 12:48 Muqdisho (PP) – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Mudane Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) ayaa sheegay in xaaladda ammaank ee Magaalada Muqdisho ay tahay mid aad u wanaagsan xilligaan, oo ku beegan furmiddii shirka Qaran. Wasiirka oo maanta ka hadlay Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xaaladda Caasimadda ay tahay mid si weyn uga wanaagsan sidii hore wuxuuna sheegay inay taas tahay mid ku timid shacabka oo diiday rabshadaha iyo sidoo dhibaatooyinka aan dhammaadka lahayn. “Xaaladda Muqdisho way ka soo raynaysaa, waxaana ay qarka u saaran tahay inay noqoto gabigeed mid dhibaato la’ oo ka mid noqota caasimadaha dunida ugu ammaanka badan” ayuu yiri Wasiirka Gudaha Somalia Gacmo-dheere. Mudane Gacmo-dheere ayaa ka dhawaajiyay in shirka qabsoomiddiisa ay tahay mid aanu xilligaan muran badan ka taagnayn, wuxuuna yiri: “Shirka waa qabsoomayaa, waana mid aan taas mudnayn in maanta laga hadlo, waayo xaaladda Muqdisho waa mid ka hagaagsan 95%, shanta hartayna wuxuuu ku sheeagy inay isaga biirayso iyadoo aan howl dheeraad ah la qaban”. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Mudane Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) oo guddoomiyaha guddiga nabadgalyada caasimadda ay dowladdu u xilsaartay ayaa sheegay in xilliyadii ay imaanayeen Muqdisho ay tahay mid ay ka taagnaayeen dhibaatooyin badan, balse maanta aad uga wanaagsan xilligaas. “Ciidammada Booliiska Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka waxay sameeyeen howgallo ay ku hagaajinayaan nabadda caasimadda Soomaaliya, taas ayaana keentay in Muqdisho ay nabad noqoto” ayuu yiri Mudane Gacmo-dheere. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  21. Aas-Qarameedkii Ugu Weynaa Soomaaliya Oo Maanta Lagu sagootiyey Madaxweynihii Ugu Horeeyey Soomaaliya Marxuum Aadan Cadde (Col. Yusuf, Prof. Geedi & Xubno Muhim ah oo..... Posted to the Web Jun 11, 08:33 MOGADISHU: Aaska Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ka dhacay Deegaanka Ceel-firdiid ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisul Wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed iyo C/qaasim Salaad Xasan. Aaskaan oo ahaa mid si heer Qaran ah u dhacay ayaa wuxuu ahaa mid ay ka qaybgaleen dadweyne aad u fara badan Soomaaliyeed oo qaarkood ay ka tageen Muqdisho, kuwo ka yimid dhanka Shabeellada Dhexe iyo Madax kala duwan oo fara badan. Xubnaha ka soo qaybgalay aaska Madaxweyinhiii ee Soomaaliya ayaa waxay muujinayeen sida ay uga tiiraanyeysan yihiin Geerida Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya oo ku dhintay da’da 99-sano jir ah. Waxaana uu muddo qabay xanuun aad u fara badan. qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisul Wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed iyo C/qaasim Salaad Xasan iyo xubnaha kale ee dowladda ayaa waxay dhammaantood ku shubeen godka la dhigay maydkii Aadan Cadde ciid. Xafladda Aaska ayaa waxaa astaanka calanka ka tumay Bambeyda Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena lagu daday Naxashka Maydka Aadan Cadde Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoo aakhirkii halkaas laga aqriyay Taariikhdiisa oo kooban. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho