
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Allamagan, how do you reconcile Xasan Dheere's remarks today, that "they will not start the fighting, but will be in defence" and his words a few days back that his clan would invade Bulu Gaduud? quote: -------------------------------------------------------------------------------- ] decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded. -------------------------------------------------------------------------------- Give us a frank answer Horn.
-
The curfew is just another tool. The weapons are being confiscated, the ministries built up. The sea and airport working, taxes are being paid by business groups who never paid a penny for 17 years. The big shots like Musa, Ato, Enow, A/Qasin, Daylaaf weapons have been confiscated. The fact that a broad based curfew can be implemented in itself is a remarkable turn around.
-
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Brother you dont sound as optimistic as you did the other day. Anyhow sorry to burts your delusion but the clan you mention have much more resources in the diaspora and inside Somalia for it to rely on the TFG or any other government. -
^^Nicely put, there are weapons in the hands of some trouble makers they will be dealt with sooner or later. Anyhow, bombing civilians and suicide bombs wont further the religious cause will it now
-
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiin, I will be honest I dont know the true intentions of the TFG regarding Kismayu outside the return of the admin. The admin & officers have been vocal about their intentions of not legitimising the clan [JVA]coup. The locals are fed up with these militias who have murdered many innocent business men since their hostile attack. The President is propably trying to calm the situation, but as I have said the local anger is deep. Anyhow the commander of the TFG/Juba troops is Col Koojar and Afgaduud is just another officer present. -
Gudiga amaanka qaranka iyo Maamulka Gobolka banaadir oo shir jaraa'id oo ay wada qabteen bandow ku saaray caasumada. Shir jaraa'id oo ay wada jir u qabteen gudiga amaanka qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray amar ku aadan Bandow buuxa oo lagu soo rogay xiliyada hamayn kii ah magaalada Muqdisho iyadoo bandawgan aan la shaacin xiliga uu ku egyahay sidoo kalana lagu amray dadka shacabkaa in qofkii la arko isagoo soconaya wixii ka dambeeya 7.00PM ama Todobada Fiidnimo loo aqoonsan doono dambiile. Bandowgan ayaa bilaabanaya todobada fiidnimo wuxuuna ku egyahay Shanta aroontimo xiliga salaada subax iyadoo qofkii la qabto xiliyada udhexeeya labadaas wakhti loo aqoonsan doono inuu ka mid yahay dadka fadqalalada kawada muqdisho. Bandowgan ayay ka qayb qaadan doonaan ciidamada Militaryga ee Dawlada somalia iyo kuwa booliska iyo sidoo kale ciidamada ethiopia ee ku sugan Muqdisho. Maamulka Gobolka iyo gudiga amaanka qaranka ayaa ku macneeyay bandowgan mid lagu sugayo amaanka shacabka iyo Dawlada somaliyeed laguna cirib tirayo kooxaha caadaystay amaan darida iyadoo ay barbar socondoonto Bandowgan baaritaano xoogan oo lagu baarayo hubka iyo waxyaalaha qarxa ee lagu dhexhaysto Muqdisho. Allmudugnews Desk. ………………………………………………………
-
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiisado colaadeed iyo abaabul dagaal saamayn weyna ku yeeshay dadweynaha ayaa ka oogan gobollada Jubbooyinka iyo gobolka Gedo ee koonfur galbeed Soomaaliya. Tuulada Buula Guduud ayaa waxaa gaarey ciidamo ka dhaqaaqay magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe waxana halkaasi gaarey xildhibaanno ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka si ay gacan u siiyaan sarakiishii dawladda federaalka Soomaaliya ee magaalada Kismaayo laga saaray. allsbc.com -
GG: a breath of fresh air I tel ya.
-
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn-Afrik report Boqolaalkaan Ciidamada ah ee ka soo baxay Magaalada Bu’aalle ee xarunta gobolka J/dhexe oo soo gaaray Magaalada Jilib shalayto galinkii hore ayaa waxaa ay wataan Ciidamadaasi gaadiidka dagaalka iyo kuwa kale ee xamuulka qaada. Saraakiil kusugan degmada Jilib ayaa Hornafrik u xaqiijiyey in Ciidamadaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqooda qeybo badan oo ka mid ah J/dhexe waxaana ay sheegeen in uu hogaaminayo xilibaan Geelle Saliid oo katirsan mudanayaasha Baarlamaanka dowladda fadaraalka iyo waliba Sheekh Maxamed oo isaguna katirsan Mas’uuliyiinta deegaanka J/dhexe gaar ahaana degmada Bu’aalle. Abaabul dagaal oo xoogan oo keentay in rag kudhinto iyo ciidamada dowlada oo dib uga laabtay Goobweyn fadhiisina ka samystay dalacaada.. Published by Admin on 2007/6/21 Kismaayo, somalitribune- Shil garawaari oo ka dhacay tuulada gobweyn ayaa waxaa ku dhintay sadax ruux kuna dhaawacantay lix iyo toban kale.shilkani ayaa dhacay kadib markii gaari nooqa dagaalka ah ee loo yaqaan jeemis uu ku dhacay isla gaari kale oo dagaal oo loo yaqaan qabaal. Arintani ayaa salka ku haysa abaabul ciidan oo aad u balaaran oo ka socda tuulada goobwweyn ooy xiligani ku suganyihiin maleeshiyada beesha **** ee gacanta kuhaya magaalada kismayo.Abaabulkan ayaa waxaa aad looga dareemayaa magaalada kismayo iyadoo malintii sadexaad ay xiranyihiin dhamaan goobaha ganacsiga. Ciidamada DFKMG ayaa iyagu horey ula wareegay Goobweyn hase yeeshee isla markiiba ka soo baxay xaruna ka samaystay meesha la dhaho dalacaada. Ka dib markii ciidmada DFKMG ay ka baxeen ayaa waxaa halkaas yimid maleeshiyo iyo ciidamada beesha **** oo isku urursaday halkaas. Dhinaca kale masuuliyiinta dowlada ee kusugan tuulada buulo guduud ayaa iyagana wada abaabul barbarsocda midkani iyadoo taliyaha ciidanka ku sugan goobta Adan koojaar uu cadeeyay in iga aysan qaadayn weerar balse ay u diyaar garoobayaan mid kaga yimaada dhinaca kale madaama ay jireen sida uu sheegay hanjabaado ka soo baxay dhinacaasi. -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
:-(KP)Ciidamada dowlada ee guuto 1aad iyo maleeshiyaadka Beesha Gedo oo wali isku hor fadhiya Goobwayn iyaodo cabsi dagaal ay ka jirto kismaayo Magaalada Kismaayo meel u jirta 12 KM oo la yiraahdo Goobwayn ayaa waxaa isku hor fadhiya Ciidamada guutada 1aad iyo maleeshiyaad beeleedka Gobolka Gedo waxaana laga cabsi qabaa in uu dagaal halkaasi ka qarxu ay ciidamada dowladu ku galaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose oo ay in dhawaale ku amar taagleenayneen maleeshiyo beeledka gacanta ku haya iyadoo amaan daro ka taagnayd kismaayo ilaa 23 kii bishii afaraad ka dib markii ay isaga holeelen ciidanada guutada 1aad ee dowladu. C/risaaq afguduud oo horay u ahaan jiray taliyha ciidamada guutada 1aad ayaa dhawaan saxaafada u sheegay in magaalada kismaayo ay tagi doonaan ciidamada guutada 1aad iyo waliba maamulka gobolka iyo kan degmada si ay howlahooda u wataan isla markaana ay maleeshiyaadka gacanta ku haya ay uga waydaarin lahaayeen. Abaabul ciidan ayaa waxaa uu ka jiraa gobolka Jubada Shexe iyadoo ciidamo ka tirsan kuwa dowlada deegaanka Bu'aale ayaa waxaa ka soo baqoolay ciidamo ka tirsan dowlada iydoo warar ay sheegayaan in kismaayo ay qarka u saaran tahay in ay ciidamada dowladu galaan iska caabin la'aan maadaama ay aad iskugu dheeli tiran tahay cududa awoodeed ay tiigsanayaan. Dhanka kale Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa warar aan lagu kalsoonan karin waxay sheegayaan in ay halkaasi ka socoto abaabul ciidan oo aad u tira yar oo ay wadaan maleeshiyadka Gobolka Gedo. Waxii war ka soo kordha kala soco Xafiiska Kismaayopost.com ee Kismaayo. Webmaster@kismaayopost.com -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Anyhow the Gedo boys are trying to build a soft landing, or damage limitations in advance. -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
War Deg Deg ah"ISka hor imaad la isu habeesaday oo Kismaayo ka dhacay. (WYNET)Kismaayo:-War deg deh oo hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa wuxuu sheegaya ain gabal dhicii galabta uu gadaal ku dhexmaray gudaha magaalada laba Malayshiyo oo iska soo hor jeeday. Warkaan ayaa wuxuu intaas ku darayaa in labadaan Malayshiyo ay ka soo kala jeedaan beeliihii horay magaalada gacanta ugu hayey iyo kuwa hadda qabsaday,waxaana la sheegaya ain dagaalkan oo la isu adegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu soconayey muddo 50daqiiqo ah ka hor intuusan gabalku madoobaan. ilo xog ogaal ah oo halkaas ku sugan oo aanu wax ka waydiinay arrintaan ayaaa waxay sheegayaan in dagaalkani uu qaboobay ka dib markii ay cadceedii dhacay,isla markaana ay caradu mugdi noqotay oo waxba la arki,iyagoo baqdin weyn ka muujiyey inay macquul tahay in subaxnimada uu mar kale dagaalku qarxo. Inkasta oo aan la aqoon xaqiiqda dhabta ah ee ka danbaysa dagaalkaan xilligan ka dhex qarxay Kismaayo hadana waxaa jiira warar sheegayaa inay tahay aano,oo qaar ka mid ah Malayshiyaadku ay daba joogaan dad lagu tuhunsan yahay dilkii loo gaystay Xayle Cabdi Abeyle oo isaga dhawaan lagu toogtay dukaan yar oo uu lahaa dhexdiisa. Warar hadda nasoo gaaray ayaa iyaguna waxay sheegayaan in dhaawac la geeyey isbitaalka guud ee magaalada walow aan la aqoon tirada dhabta ah ee dagaalkan wax ku noqotay iyadoo habeen ah awgeed. Wixii kasoo cusboonaada kala socodo daqiiqad walba Shabakada Waayaha.net Axmed Xayrdaac Waayahanet@hotmail.com -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Who would trust a title that states the defunct courts are supporting ina Afgaduud & Koojar's TFG troops? Thats the failure of that thread, -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Kismayu: on the brink. more troops arrive in Bulu Gaduud
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kismaayo: Xiisadaha dagaal ee ka jira Jubada hoose ,oo gurmadyo kala duwan ay gaarayaan. 21. juni 2007 Kismaayo(AllPuntland)- Warar naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi gaarayaan maleeshiyo laga keenay gobalo ka mid ah dalka Soomaaliya. Boqolaal Maleeshiyooyin ah ayaa waxaa lasheegay in ay diyaar garow dagaal ka wadaan gobalka Gedo. Waxaana lasheegay in ay saaka halkaasi ka baxeen maleeshiyo loogu talagalay in ay ka qeybqaataan xiisadaha dagaal ee ka jira gobalka Jubada hoose,gaar ahaana deegaanada Buula-Guduud iyo Yoontooy oo ka wada tirsan gobalkaasi. Waxaa lasheegayaa in ay magaalada kismaayo ,xalay ka baxeen maleeshiyooyinkii lawareegay 23-April waxa ayna udhaqaaqeen dhinaca degmaa Buula-guduud oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan dawlada Soomaaliya. Dhinaca Magaalada Bu'aale ayaa waxaa lasheegayaa in ay xalay ,ka ambabaxeen ciidamo ka tirsan kuwa dawlada Soomaaliya waxa ayna gaareen maanta degmada Buula-guduud ,waxaana wararka laga helayo goobaha ay isku horfadhiyaan dhinacyadan ,waxa ay ku waramayaan in saac kasta lafilan karo dagaalo dhexmara labada dhinac. Maleeshiyooyin hor leh oo ka socda degmada Baardheere ayaa waxa ay sheegayaan wararku in ay ka ambabaxeen degmadaasi,waxa ayna ku sii jeedaan magaalada Kismaayo. Xiisadahan dagaal ee ka jira Jubooyinka ayeysan dawlada Soomaaliya ka hadlin,waxaana lasheegayaa in ay jiraan diyaar garoow balaaran oo ku aadan hawlaha ka socda Jubada Hoose. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Xaalada magaalada kismaayo oo u muuqata goob dagaal iyadoo laga maqlayo saaka qaylo dhaan ku aadan dagaal dhaca. Ciidamadii dawlada oo laba bari ka hor dagaal kula galay deegaan ku dhaw buulo guduud Maleeshiyada gacanta ku haysa kismaayo ayaa saaka soo fariista halka lagu magacaabo goobwayn oo qiyaastii 10KM u jirta magaalada kismaayo iyadoo gurmadyo ay ka heleen ciidamada dawladu Gobolka Jubada Dhexe kadib markii dagaal ay la galeen maleeshiyada ka soo horjeeda. Ciidamada dawlada ayaa laga cabsi qabaa inay weerar balaaran ku qaadaan saaka magaalada kismaayo iyadoo qolyaha ka soo horjeedana gurmadyo laga soo uruuriyay degmada baardheere saaka soo gaareen iyo xalay magaalada kismaayo si ay u gacan siiyaan maleeshiyada gacanta ku haysa magaalada. Gudaha magaalada kismaayo ayaa saaka laga dareemayaa qaylo dhaan ay samaynayaan maleeshiyada gacanta ku haysa iyagoo magaalada la dhexwareegaya gawaari ay sameecado ku xiran yihiin kuwaasoo laga baahinayo in magaalada la difaaco maadaama lagu soo fooleeyahay waa siday sheegteene. Dhinaca kale dadka shacabkaa ayaa laga dareemayaa cabsi ay ka qabaan biliqo ka dhacda magaalada iyadoo aysan jirin manta wax ganacsi ah oo si caadi ah uga socda gudaha magaalada marka laga reebo meherado aan badnayn oo ka furan meelaha qaar iyadoo inta badan bakhaaradii magaalada aan la furin saaka. Allmudugnews Desk.
-
We were defeated in 1977 due to our own internal failures and the incompetency of the regime, and the actions of that time led to the civil war and the two decades of despair. We aint out of the woods yet, but things are getting better.
-
PM Geedi tells ministers Place president's pic in your offices
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^loooool. It should be banned. Symbols of state, like the flag and seal should be enough, the picture of leaders is a disgusting habit. -
GG..
-
Mogadishu: more weapons falls into government hands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Balcad oo ku biirtay nadaamka hub ururint (WYNET)Balcad:-Degmada Balcad ee goblkaa Sh/Dhexe ayaa ku soo biirty naamka hub ururinta, waxaana maanta ka bilawday howlgalo ay wadaan ciidanka dawlada Fs oo hubka lagaga gurayo dadka ku dhaqan degmada Balcad. Nin u hadlay degamadaas oo la yiraahdo Max’ed Nuur ayaa war baahinta u sheegay guud ahaabn demadaas uu ka socdo nadaam hubka lag dhamaynayo degmada Balcad oo ay wadaan cidanka dawlada FS oo kaashanaya kuwa Ethiopianka. Hub ururintan ayaa qayb ka ah nadaam lagu sugayo ammaanka oo ka socda magaalada Muqdisho iyo deegaanada ay ood wadaagta yihiin. Waxaa iyana isla degmada Balcad lagu soo rogay Bandow kaasi oo daba socda hub ururinta lamana sheegin sababta dhabta ah ee bandowgaan loola jeedo. Xarunta wararka Waayaha.net -
PM Geedi tells ministers Place president's pic in your offices
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
What internal conflict is there within the TFG?