
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Lets fill in the Gap: Kismaayo:-(KP)Dagaal shalay galinkii danbe ka dhacay Buuloguduud meel ka baxsan iyo ciidamad Dowlada oo kismaayo 7 KM u jira oo la filayo in ay galaan kismaayo... Dagaal u dhexeeyay maleeshiyo beelaadka Gobolka Gedo ka yimid iyo ciidamada DowladaFKMG ah ee soomaaliya ayaa shalay galinkii danbe waxaa uu ka dhacay meel yara ka baxsan deegaanka buuloguduud ka dib markii maleeshiyaadka ka yimid gobolka Gedo ee dhibka ku haya kismaayo ay damceen in ay weerar gaadmo ah ku qaadaan ciidamada dowlada soomaaliya ee ku sugan Buulogudud. Dagaalkii shalay galinkii danbe ka dhacay aagaasi ayaa iskiis u istaagay ka dagaal markii ay ciidamada dowlada soomaliya ay dharbaaxo xoogan ku dhufteen maleeshiyaadkii wareerarka soo qaaday waxaana halkaasi qasaare loogu gaystay 5 ka mid ahaa maleeshiyaadka oo dhawac iyo dhimasho loo gaystay. Ka dib dagaalkii shalay ayaa ciidamada dowladu waxay ku soo siqeen dhanka magaalada kismaayo oo ay iminka qark u saaran yihiin sida ay warar kismaayopost.com heshayna waxay sheegayan in ay qiyaastii 7 KM u jiraan kismaayo oo ay macquul tahay in ay gaaraan magaalada kismaayo maantaba. wixii war ah ee kasoo kordha xaalada kismaayo isha ku haay shabagada warar ka xaqiiqada ee kismaayopost Xafiiska wararka ee Kismaayopost.com -
Mogadishu: more weapons falls into government hands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Booliiska Soomaalida iyo Ciidammo Ethiopian ah oo baaritaan ay ku sameeyeen Degmada Madiina ku soo qabqabtay hub June 20 2007 Radiofreesomalia.com Ciidammada Dowladda Federaalka iyo kuwa Ethiopia ayaa waxay maanta hub aad u fara badan ka soo qabqabteen xaafadda Madiina ee Gobolka Banaadir, waxaana hubkaan ay ka soo bixiyeen Garaashyo iyo guryo ku yaalla Degmadaas. Ciidammadaan baaritaanka sameeyay ayaa waxay xireen dhammaan waddooyinka deegaannada Buulo-xuubeey, Nasteexo, Korontada, Suuqa-weyn iyo goobo kale, waxaana hubka ay soo qabqabteen ka mid ahaa sida la xajiiyay laba gaari oo kuwa tiknikada ah. Goobjoogayaal ku sugan Degmada Madiina ee Gobolka Banaadir ayaa waxay u sheegeen Shabakadda Wararka ee Puntlandpost inay arkeen hub fara badan oo laga soo bixinayo guryo gaar ah iyo garaasho ku yaalla xaafado ka tirsan Degmada Madiina. Baabuurta la sheegay inay yihiin tiknikada ayaa ahaa kuwo aanay wax hub ah saarnayn, balse ilo wareedyo kale ayaa xaqiijinaya in laga dajiyay hubka markii gacanta lagu dhigay ayna ahaayeen laba baabuur oo ah (Cabdi Bile) looga yaqaanno Muqdisho. Hubkaan ayaa waxaa la sheegay in loo soo qaaday saldhigyo ka mid ah kuwa Booliiska Gobolka Banaadir, iyadoo lagu wado in lagu wareejiyo Ciidammada AMISOM ee Muqdisho ku sugan sidii horay u dhacday. -
Nayruus nice points brothers.
-
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
There is a gap in your news saxib. Thus this Gedonet.com piece is garbage. Make a second phone call, because what you told us yesterday regarding events was false. -
Carmo: Gen Qaybdeed opens training for new POLICE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ilaa 600 oo askari oo tababar uga furmay deegaanka Carmo Boosaaso 20, June.07 ( Sh.M.Network) Taliyaha ciidamada booliska Somalia, Gen. Cabdi Qeybdiid ayaa maanta tababar uga furay deegaanka Carmo ee duleedka magaalada Boosaaso ilaa 600 oo ciidamo boolis ah. Gen, Cabdi Qeybdiid oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan dowladda KMG ah oo maanta ka ambabaxay magaalada Boosaaso ayaa gaaray deegaanka Carmo, halkaasi oo ay tababaro ugu soo fureen in ka badan 600 oo askari oo sida la sheegay ku soo biiri doona ciidamada booliska Somalia. Hadalo uu Taliyaha booliska Somalia, Qeybdiid uu halkaasi ka jeediyay ayaa waxa uu ku booriyay ciidamada tababarka loo furey in ay si wanaagsan u qaataan casharada la siinayo. Tababarkaan ayaa inta uu socdo waxa ay ciidamadaan ku qaadan doonaan casharo la xiriira dhanka amaanka, aqlaaqda iyo hab dhaqanka bulshada. Taliyaha ciidamada booliska ayaa waxa uu sheegay in marka ay dhameystaan ciidamadaan tababarka in ay ka qeyb qaadan doonaan howl-galada ciidamada booliska ay ka wadaan koonfurta Somalia. Gen. Cabdi Qeybdiid iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay ku soo laabtaan magaalada Muqdisho marka ay soo dhamestaan socdaalkooda ku aadan deegaanka Carmo. Click here to find shabelle news in English -
Carmo: Gen Qaybdeed opens training for new POLICE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
TCB Soomaaliyeed Qeybdiid oo Maantey Tababar Degmada Carmo oga furey 600 Sarkaal Last Updated::2007-06-20 17:17:46 Carmo:-Waxaa Maanta Baarlamaanka DG Punland Cabasho gaarsiiyey Qaar ka mid ah Ganacsatada Reer Puntland. Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Maanta 600 Sarkaal oga furey Tababar Akademiyada Booliiska ee Degmadada Carmo. Tida Maanta uu u furey Taliyuhu Tababarka oo ahayd mid ka yar intii markii hore la rajeynayey oo gaareysey ilaa iyo 700 oo Askari ayaa waxaa dhamaan Saraakiisha Maanta Tababarka loo furey waxaa laga soo kala Ururiyey Gobolada Koonfureed ee wadanka Soomaaliya. Mas’uuliyiinta Maanta ka soo qeyb gashay Xafladii loogu furayey Ciidamada Tababarka oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiinta Gobolka Bari oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Bari, Muus Geele Yuusuf (Faroole), Gudoomiyaha Degmada Carmo ahna Duqa Degmada Carmo Cawad Xasan Cali. Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geele Yuusuf (Faroole) ayaa waxaa uu sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay in Carmo oo katirsan Gobolka Bari ay marti geliso Sanadkasta ku dhawaad Kun Sarkaal si ay halkaas oga soo kororsadaan Aqoontooda iyo Xirfadooda. Waxaa uu Gudoomiyuhu ku dhiir geliyey Saraakiisha in ay qaadaan mas’uuliyada ay Umada Soomaaliyeed dusha u saartey waxaana uu sheegey in uu jecelyahay in ay markale ay saraakiisha iyo isagu ay is arkaan iyaga oo wax weyn ka faa’iidey Akedimiyada Xiligaas oo ah Xiliga loo xiriayo Tababarka. Cawad Xasan Cali oo ah Gudoomiyaha Degmada Carmo ahna Duqa Degmada Carom ayaa sheegey in marwalba ay Xarunta Akademiyada Carmo ay gacmo furan ku soo dhaweneyneyso Saraakiisl Soomaaliyeed isla markaana ay dadka Soomaaliyeed ay isugu mid yihiin dadka Deegaanka. Gen Maxamed Gaani oo ah Taliyaha Akadeimiyada isla markaana ah Tababaraha ayaa sheegey in Akademiyada ay ka baxaan Marwalba Tababarayaal Tayo Wacan leh isla markaana Kaalin Muhiim ah ka gala horukaca Booliiska Soomaliyeed. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo isna hadal ka so jeediyey Madasha ayaa sheegey in looga baahanyahay Ciidamadan Xilkasnimo isla markaana ay noqdaan kuwa u adeega Qarankooda iyo Shacabkooda. Waxaa uu uga digey Saraakiisha Booliiska in ay ku dhaqaaqaan wax ka dhan ah Sharciga waxaana uu u rajeeyey mudada uu socda Tababarkaan in ay ku ladaan Deganaansho isla markaan ka faa’iideysta Tababarka loo soo bandhigey. Intii uu u socdo tababarkaan tababarayaasha waxaa ay qaadanayaan shuruucda Booliiska Soomaaliyeed, ilaalinta iyo dhawrida Xuquuqda Aaadanaha u gar gaarida dhibanayaasha, iyo la dhaqanka dadka danbiyada gala. Waxaana ay ka kala yimaadeen Guud ahaan Saraakiisha Gobolada wadanka Soomaaliya, mana ahan markii ugu horeysey oo Degmada carmo uu tababar Noocaan oo kale ah uga furmo Sarakiil, waxaase jirtey dhawr jeer oo hore oo Tababarro loogu furey Ciidamo ka kala yimid Gobolada Soomaaliyeed. Mohamed Ali (Dalmar) HorseedNet News Desk. -
Carmo: Gen Qaybdeed opens training for new POLICE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Carmo: Tababar loo furay Ciidamada ka tirsan Booliska Soomaaliya,lagana furay Dugsiga tababarada ee Carmo gobalka Bari. 20. juni 2007 Carmo (AllPuntland)- Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa wuxuu maanta ufuray ciidamo boolis ah tababar,waxa ayna xafladaasi ka dhacday degmada Carmo. Taliyaha ciidamada Booliska Gen.Cabdi Xasan Cawaale oo ka hadlay goobta ayaa ,wuxuu sheegay in loo baahan yahay in ay ciidamadan maanta tababarka loo furay ,ay noqdaan kuwii dalka Soomaaliya ku soo celin lahaa nabadgalyadii ay ka jirtay 16 sanno ka hor. Gen.Cabdi Xasan Cawaale wuxuu sheegay in loo baahan yahay in ay ciidamadan noqdaan ,kuwii ufaa'ideyn lahaa ciidamo kale oo boolis ah ,wuxuuna ka codsaday ciidamada tababar loo furay in ay si wanaagsan uqaataan tababarada la siinayo. Tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalaya ciidamo aan tiradooda lasheegin ,waxaase warar ku dhow dhow taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed sheegayaan in ay tirada ciidamadan tahay ku dhawaad 600 oo askari,laga soo kala uruuriyay gobalada dhexe ee Soomaaliya. Ciidamada tababarka lasiinayo,ayaa waxa ay boolis ka noqonayaan gobalada Hiiraan iyo Galguduud ,waxaana lasheegay in ay markii tababarka dhameystaan ay uqaboolayaan deegaanada loogu talagalay. Tababarkan ayaa wuxuu yahay,kii ugu horeeyey oo uu furo taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ,balse mahan markii ugu horeysay oo tababar ay dugsigaasi ku qaataan ciidamo boolis ah oo ka tirsan booliska dawlada Soomaaliyeed. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Qaybdiid oo Carmo tababar ka furey 20 Jun 20, 2007 - 7:15:01 AM Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta lix boqol oo askari oo boolis ah tababar ugu furay degsiga Carmo kuwaas oo noqonaya dufcadii sadaxaad ee halkaasi tababar loogu furo. Cabdi Qeybdiid oo shalay gaaray magaalada Boosaaso ayaa u sii gudbay deegaanka Carmo halkaasi oo uu tababarkaasi ugu furayey ciidankaas booliska ah kuwaasoo ka qeyb qaadan doona howlaha sugida amaanka ee Puntland iyo Muqdisho. Dufcadan sadaxaad ee hada tababarka loo furay tii ka horeysay ee labaad ayaa waxaa tababarka u soo xeray ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi. Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho
-
Ciidamada Dowaldda KMG ah iyo kuwa Ethiopia oo maanta Hub nuuca waa weyn kasoo qabtay deg. Wadajir ee magaalada Muqdisho. Muqdisho, Arbaco June 20, 2007 Simba Radio Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia iyo Ciidamada Ethiopia oo maanta howl gal ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaaladan Muqdisho ayaa waxa ay kusoo qabteen Gawaarida Tiknikada loo yaqaano iyo sidoo kale hubka nuuc yadiisa kala duwan. Intii uu socday Howl galkan ayaa ciidamadu waxa ay xireen dhammaan wadooyinka soo gala xaafadahaasi iyo waliba goobaha ganacsiga. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Simba u sheegay in howl galkan uu ku dhamaaday si nabad galyo ah, isla markaana aysan dhicin wax dhibaato ah oo loo geystay dadka shacabka. Si kastaba, howl galkan ayaa waxaa uu qeyb ka yahay howl galada maal mahan ciidamadu ay ka fulinayeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, kaasi oo ay ku sugayaan ammaanka gobolka. Simba Media Center, Muqdisho Somalia
-
full report
-
Horn, I thought nothing happened yesterday? And Saxix Gedonet.com seems to have a big gap in its propoganda material. How did the TFG/Local troops reach so close to the city past the half way line if there was no clashes. Adeer come on, give Kismayu another call and ask your militia men whats going on. The Gedonet story seems to be full og wholes.
-
loooool. Maybe Geedi is and Mohamed Dheere is PM and all is good in Mogadishu.
-
Geedi is the head of the cabinet and thus can represent the governemnt in such meetings as a rep of the President. Great news.
-
Ciidamada dawlada oo kulaalaya kismaayo kadib shalay dagaal ka dhacay deegaanka Buulo-guduud Ciidamada dawlada ayaa kulaalaya magaalada kismaayo kadib markii shalay Maleeshiyada gacanta ku haysa Magaalada kismaayo ay weerar ku qaadeen deegaanka buulo guduud iyadoo halkaasi uu ka qarxay dagaal qaraar oo mudo socday, dagaalka ayaa markii uu socday mudo kadib waxaa la jiiray maleeshiyadii ka soo duushay dhinaca kismaayo iyadoo hada ay ciidamada dawladu ku sugan yihiin duleedka kismaayo meel ujirta wax ka yar 20KM. Dagaalkale ayaa laga cabsi qabaa inuu markale dhexmaro labada dhinac iyadoo siwayn looga dareemayo gudaha magaalada kismaayo abaabul dagaal oo xoogan oo ay samaynayaan maleeshiyada gacanta ku haysa kismaayo oo dagaalkii shalay lagu soo jiiray. Dhanka kale waxaa jira baaqyo ay soo jeediyeen waxgarad ka tirsan qaar kamida beelaha degan Magaalada kismaayo kaasoo ku saabsan in xabada lagu badalo wada hadal walow ay yartahay rajada laga qabo wada hadal dhaca. Ciidamada dawlada ee ku sugan deegaanka Buulo guduud ayaa mudo halkaasi xarun ku lahaa iyagoo ay weheliyaan madaxdii maamulka Gobolka Jubada hoose mudo badana laysku dayay in la dhexdhexaadiyo iyaga iyo maleeshiyada la wareegtay kismaayo. Abdinuur Mohamed Seeraar
-
War deg deg ah:dagaal ka qarxay agagaarka magaalada Kismaayo oo dad ku dhinteen (WYNET)Kismaayo:-9 ruux ayaa ku dhimatay 9 kalena dhaawac halis ah ayaa ka soo gaaray dagaal dhex maray magalayshiyaadka magaalada Kismaayo gacanta ku haya iyo ciidmadii hadda ka hor laga eryey magaalada oo hadda saldhig ka dhigtay xero ku taal halka lagu magacabo Luglow. Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii malayshiyadka magaalada haystaa weerareen ciidanka magaalada laga saaray ee mudada duur jog ahaa, kaasi oo ay ku dhinteen 9 ruux sagaal kalena ay ku dhaawacmeen. Dhawaaca 9 ruux ayaa la soo gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo waxaana dhakhaatiirta isbitaalku sheegeen in 9 ruux uu soo gaaray dhaawac halis ah oo qaakood ay culus yihiin. Dhaawacan ayaa ka tirsan malayshiyaadka magaalada ka taliya welina lama oga dhinaca Luglow khasaaraha soo gaaray inta uu leegayahay.
-
R/Wasaare Cali Geedi & Wafdi uu Hogaaminayo Oo U Duulay Mareykanka -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho(Calanka.com) 20-Jun-2007 -------------------------------------------------------------------------------- Wafdi uu hogaaminayo ra`iisal wasaaraha Somaliya mudane Cali Maxamed Geedi ayaa waxa ey u anbabexeen dalka Mareykanka iyagoo maanta ka duulay garoonka caalamiga ee Aadan Cade International Airport. Wafdigan ayaa la sheegay in ey ku wajahan yihiin magaalada New-York halkaasoo uu ka dhacayo shir ay isugu imaanayaan madaxda wadamada caalamka kaasoo lagu wado in uu ka dhoco xarunta Qaramada Midoobay ee magaalad New-York. Wafdiga prof. Geedi ayaa waxaa lagu wadaa in ey beesha caalamka usoo bandhigaan qorshaha dowladda federalka iyo xaaladda uu dalka imika marayo. Sagootinta wafdiga ra`iisal wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb qaatay masuuliyiin ka tirsan dowladda federalka. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You do pretend to be too smart, were we stand today its your stance which has been proven to wrong, thats the news coming in to the well Cakaaru today. -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So there was setback, since you are here now to counter the effect by telling us some lies. Anyhow its simple Horn, Kismayu will be settled by the admin and Hiiraale and his boys will live like any otehr citizen. Minorities can not compel the majority adeer, in this case Gedo boys are a minority and we are not talking about Balanbale. The crunch has not arrived by Xasan Dheere must feel like a clown for all that hot air. -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer, Koojaar said they were attacked by the militia in Kismayu, who they chased back. As you know the boys who were rushing out of Kismayu 4 days ago made this encounter. Anyhow the fact that Gedonet.com is quite and you are yourself playing this down only indicates something which you did not like took place. Which usually is a setback to the clan militia. -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A decision has been reached in Kismaayo, Buulogaduud will be invaded Has the decesion been changed Horn, as you know all things the clan and speak to them Man be careful next time, repeatedly you took the line that some how that war would benefit your clan. Pardon saxib no need to change the tune now. One warned you that when it becomes a clan war, no one wins. -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn the truth is that your clan militia are stuck in Kismayu, if they could drive out the admin forces they would have done so and in great celebration. They are stuck, hence even the theree day threat was hot air. You dont tell your enemy that you are coming, and the proof you brought as highlighted above was a joke. Dhubid, according to the news coming in, the clan militia attacked were repulsed after 30 munute they came back running into the city and called for a curfew. Here is an update. Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed oo hab Xeendaab ah usoo buuxdhaafiyey hareeraha Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa waxeey sheegayaan in caawa magaaladaasi aysan aheen meel amaankeedu la isku haleen karo ka dib Burcadii dagaalka galabta lagu soo jabshey ay magaalada gudaheeda ka bilaaben xasuuq aan caadi aheen. Labo nin oo meed ah ayaa waxaa lagu arkayaa jidka dheer ee Somali star oo ay dileen maleeshiyada burcada ah, labadaas nin ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka soo jeedan heybtooda beesha ........., ayagoo loo diley sabab la xiriirta in ay basaas u yihiin ciidamada dowlada fedaralka kmgs, waxaa kaloo meyd islaan waayel ah uu yaala xaafada calanleey jidkeeda gala suuqa calanleey, ayadoo goobjoogayaal ku sugnaa goobtaasi ay inoo sheegen in baabur cabdi bile ah oo ay wateen maleeshiyada burcada ah oo si xawli ah ku socdey uu dulmarey. Dhinaca kale ciidamada xooga dalka somaliyeed ayaa waxeey soo buuxdhaafiyeen hareeraha magaalada kismaayo -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, give us a break, your clan militia were beaten back as they were in Kudha, suprise coups is a one thing a full frontal attack without Mogadishu is another. Here is Horn's report a few days back. Beesha **** Oo Xilli Kama Dambays Ah U Qabatay Kooxda Buulagaduud Jun 16,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Odayaasha Beelaha **** ayaa maanta ku yeeshay magaalada Kismaayo kulan xasaasi ah oo ay kaga hadleen dil shalay tuulada buulagaduud loogu gaystay laba askari oo ka timid Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe. Kullankaan oo saxaafada loo diiday ayaa sida uu sheegay afhayeenka beeshaas waxaa laga soo saaray go,aan baaq kama dambays loogu jeediyay dawlada KMG ah. Xasan maxamed Cali waxaa uu sheegay in kullanka maanta ay beeshiisu ugu baaqday dawlada KMG ah in ay muddo Saddex maalmood ah ay wadada ka wareejiso waxa uu ugu yeeray kooxda Burcada ah ee jidgooyooyinka dhigatay deegaanka Buulagaduud. Horn again says the lads are rushing to the front Waxgarad iyo siyaasiin ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku guulaysan waayey inay hakiyaan boqolaal maleeshiyo ah oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka oo isku fidiyey degaano ku dhow dhow Buulogaduud, -------------------------------------------------------------------------------- Source Then today he says nothing happened, pardon but the boys who were not able to be stopped in the front chanhed their mind after a defeat. Saxix Al-Carmooyin, reports Burcadkii Magaalada kismaayo Xaalufeenta ku hayey oo dib ugu cararey gudaha Magaalada kismaayo ka dib dagaalkii galabta oo ay jab xun kala kumeen ciidamada xooga dalka somaliyeed Warar goordhaweyd inaga soo gaarey magaalada kismaayo, ayaa waxeey Sheegayaan in maleeshiyadii kismaayo abaabulka dagaal ka wadey ilaa iyo saakey, ay dagaal ku soo qaaden tuulada yoontey waxeeyna wararku sheegayaan in lagu soo jabshey dagaalkii ay ku qaaden ciidamada dowlada fedaralka kmg uu fadhigoodu ahaa tuulada Buulo-gaduud iyo yoonteey Adeer, dont change the tune now. The countdown was up yesterday and your boys who were rushingaint rushing no more. -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, what happened to the clan invasion you was so behind a few days ago? You and Saxix-ala gedonet, seem to be quite today, I am giving you some wake up call adeer. Bulu-Gaduud is 30KM from Kismayu, why not go and clean up the place, as your clan elders decided -
Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What happned to the attack and all that bravado? You found a renewed sense of patriotisam in the middle of last nigh?