
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo sheegay in ciidamada booliska ay guulo ka gaareen baari taankooda Muqdisho. audio
-
I am going to get my new Somali passport, thats what matters. Hargaysa-Burco-Berbera traingle population are welcome to follow my example.
-
Somali Police Intercept Car Filled with Explosives
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada booliska oo qabtey gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa Click here to find shabelle news in English Mogadishu 11, June.07 ( Sh.M.Network) Maamulka degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen hub iyo walxaha qarxa ka dib markii baaritaano ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha degmada Hodon Cabdi Muxumad Dhabaneey oo shir Jaraa'id ku qabtey saldhigga Booliska degmadaasi ayaa waxa uu sheegay in ciidamada booliska ay gacanta ku dhigeen gaari nuuca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasi oo sida la sheegay la damacsanaa in lagu waxyeeleeyo xarumaha dowladda KMG ah ee Somalia. Dhabaneey ayaa waxa uu halkaasi saxaafadda ugu soo bandhigay ilaa 40 xabadood oo ah kuwa ka dhaca hoobiyaha iyo walxihii loo diyaariyay in lagu qarxiyo, isagoo sheegay in ciidamada Booliska howl-gal ay sameeyeen ay ku soo qabteen hubkaan agagaarka Black sea ee degmada Hodon. Guddoomiyaha degmada Hodon waxa uu intaasi ku daray in ay baxsadeen raggii watay gaarigaan, oo uu sheegay in ay isku dhex dareen dad badan oo marayay halkaasi. Waxa uu sheegay in gaarigaan la qabtay ee laga soo buuxiyay walxaha qarxa la doonayay in lagu weeraro meel ka mid ah fariisimaha dowladda, waana uu fashilmay sida uu sheegay Guddoomiyaha. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli maanta aas qaran magaalada Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistee Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia, Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan, iyadoo aaskiisa ay ka qeybgaleen Madaxda ugu sareysa dowladda KMG ah ee Somalia. Click here to find shabelle news in English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net -
TFG takes security of former president over
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Talk about bridge building, another example leadership by President Yusuf Yey. Viva the third republic. -
TFG takes security of former president over
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mudane C/qaasim ayaa ka codsaday in masuuliyiintan sare ee dowladda dabagal ku sameeyaan cidii ka danbeysay amarkan lagu baarau gurigiisa ee xushmad darida ahaa, waxaana sida la sheegay in labo ka mid ah hubkii yar-yaraa ee laga qaatay dib loogu soo celiyay. Madaxda qaranka ayaa u balan qaaday madaxweyihii hore ee Somaliya C/Qaasim Salaad in ey amnigiisa la wareegi doonaan ciidamada boliska isla markaan lagula dhaqmi doono si xushmad leh mustaqbalka soo socda. Calanka.com Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Ahmed ayaa sheegay in C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore Soomaaliya iyo Cali Mahdi Maxamed oo isna mar loo soo doortay Madaxweyne labadaba loo magacabay inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Soomaaliya inta ay Nool yihiin waa sida uu hadalka u dhigay Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Goobdoon oo ahaan jiray Wariyihii Gaarka ahaa Madaxweynihii geeriyooday Maxamed Siyaad Barre ayaa sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu yiri in Labadan hoggaamiye waa C/qaasim iyo Cali Mahdi Xildhibaano joogta ah ka ahaan doonaan Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna xusay C/llaahi Yuusuf in sidaas uu qabo Sharciga ama Dastuurkii 1960..kii . dayniile.com -
The TFG security forces will take care off Mudane A/Qasin's security from now on. Like Mudane Ali Mahdi, he will be accorded all privilages which are due to a former head of state, he will get a seat in Parliment, he will be givena security detail to guard his place of residence and work. One can not leave our Mudane in the hands of clan militia that would be an insult to his standing.
-
TFG names Mogadishu airport: Adan Cadde International
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
http://www.carmooyin.com/News/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=1533&mode=thread&order=0&thold=0 Sidee loo meel mariyay go'ankii golaha wasiirrada ee ahaa in garoonka Muqdisho loo bixiyo Aadan cadde International Airport??? {Garoonka oo lagu dhajiyay Tabeelle ay ku qoran tahay Aadan cadde Airport} Maalin kaddib markii lagu dhawaqay geerida madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya oo Shalayna la aasay Aadan cabdulle Cusmaan (Cadde) ayaa golaha wasiirrada dalak Soomaaliya waxaa uu soo saaray go'an ah Maalin kaddib markii lagu dhawaqay geerida madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya oo Shalayna la aasay Aadan cabdulle Cusmaan (Cadde) ayaa golaha wasiirrada dalak Soomaaliya waxaa uu soo saaray go'an ah in garoonkaa loo bixiyo Aadan cadde International Airport, laakin inasktoo go'ankaa meelo badan laga hirgeliyay ayaa hadana waxaa Idaacadaha qaran diidku ay wali kasii madax adeygayaan in ay magacaa garoonka ugu yeeraan. Dhawaqa Aadan cadde International Airport ayaa markii ugu horeysay waxaa laga maqlay idaacadda Qaranka ee radio Muqdisho,iyadoo kadibna ay qaateen Idaacadaha ay ka midka Yihiin:Banaadir, Somaliweyn iyo VOD,hase ahaatee idaacadaha qaran diidka ah ayaa wali ka sii gaabsanaya in ay garoonkaa ugu yeeraan magacii ay dowladda Soomaaliya u bixisay Maamulayaasha Garoonka ayaa durbaba qaatay go'anka golaha wasiirrada,waxaana dusha sare ee garoonkaa looga jeedayaa boor aad u weyn oo ay ku qoran tahay (AADAN CADDE INTERNATIONAL AIRPORT OF MOGADISHU),iyadoo sidoo kalana daafaha garoonka lagu dhajiyay sawirrada madaxweynihii ugu horreeyay dalka Soomaaliya Aadan cadde oo shalay aaskii ugu dadka badnaa loo sameeyay . Si kastaba arrintu ha ahaatee idaacadaha qaran diidka ayaa waxaa muuqata in dowlad diidnimada ay qabaan oo aad u fogaatay awgeed ayan xitaa xushmeyn u heynin Aas aasihii qaranka Soomaaliyeed Aadan cabdulle Cusmaan oo ahaa nin wadaniyaddu ku fogaatay dalka Soomaaliyana waligii laga xusuusan doono. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqidhso Contact:info@carmooyin.com -
TFG names Mogadishu airport: Adan Cadde International
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The airport name change has already taken effect. -
Boqolkiiba 95% Caasimaddu Waa Nabad Muqdisho(Calanka.com) 13-Jun-2007 Wasiirka arimaha gudaha Somaliya mudane Maxamuud M. Gacma-dheere ayaa ka dhawaajiyay in amaanka caasimadda iyo guud ahaan ka gobolka Banaadir uu iminka yahay mid lagu kalsoonaan karo eyna boqolkii 95% ey gacan bir ah ku hayaan. Wasiirka ayaa sheegay in qolooyinkii waday falalkii burcadnimo iyo kuwii argagixisaba ey ugu tageen xarumohoodii ciidamada boliska oo waday mudo isbuuc ah howlgal balaaran oo ey kusoo qabqabteen rag badan oo ka danbeeyay falalkan. Waxaa uu sidoo kale ka hadlay wasiirki shirka dib u heshiisiineed ee lagu wado in uu ka furmi Muqdisho 2-cisho ka dib ayaa sheegay in uu qabsoomayo inkastoo uu shaki ka miijiyay mudane Cali Mahdi maanta mar uu la hadlayay saxaafadda. Hadalka mudane Gacma-dheere ee ku aadan amaanka caasimadda ayaa kusoo beegmay xilli ey howlgalo balaaran ka socdaan magaalada Muqdisho mudo isbuuc ah oo lagu uruurinayo hubka loogana hortagayo burcadda iyo kooxaha kale ee amni darada ka waday caasimadda. Amaanka caasimadda ayaa ah mid aad uga duwan kii isbuuc ka hor halkaa ka jiray waxaana dhici jiray qaraxyo joogto ah iyo dilal macno darro ah. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
Somali Police Intercept Car Filled with Explosives By Alisha Ryu Mogadishu 12 June 2007 Ryu report (mp3) - Download 766k Listen to Ryu report (mp3) Police in the Somali capital, Mogadishu, have intercepted a car loaded with explosives they say was going to be used against the interim government. VOA Correspondent Alisha Ryu in Mogadishu was given an exclusive, first-hand look and files this report. Police found the car Monday at an intersection in the southern Hodan District of the capital. Hodan District Chairman Abdi Mohamud Warsame tells VOA that two men were standing next to the vehicle, but fled when the police arrived. Warsame says the police received a tip about a suspicious-looking car from people in the neighborhood, so they went to investigate. He says he and police officials are happy, because they believe they have prevented what could have been a terrible tragedy. In the trunk of the white Toyota Camry, police discovered several sacks of munitions, including 40 80-millimeter mortars, a rocket, a hand grenade, and several other items the police could not identify. The munitions were mostly old and many were rusted. No detonator cords or detonators were found in the car, suggesting that the munitions were not at the stage of being assembled into a bomb. A Somali Islamist youth group claimed responsibility for last month's suicide car bombing, which killed five people at the Mogadishu residence of the interim Prime Minister Ali Mohamed Gedi, and several recent guerrilla attacks on government officials, and Ethiopian and African Union troops. Somalia's Ethiopian-backed interim government, which took power away from the Islamists in Mogadishu six months ago, insists that only extremists with links to the al-Qaida terror group are using car and roadside bombs. The government says such violence is against the Somali culture. But the police acknowledge that without any suspects in the case, it is impossible to say whether the car belongs to Islamist insurgents or other groups opposed to the government and the Ethiopian troops who protect it. What is clear is that Iraq-style bombings have unnerved the government, which has installed security measures now routine in capitals like Baghdad and Kabul. Roads leading to government offices and residences are dotted with checkpoints manned by Somali and Ethiopian soldiers. Vehicles and visitors are hand-searched before entering government and public compounds. On some streets, barricades have been erected to keep out all vehicle traffic. The head of the political and reconciliation section in the mayor's office is Abdullahi Hassan Ganey. He tells VOA that Mogadishu's mayor, Mohamed Dheere, has instituted a neighborhood-watch system throughout Mogadishu's 16 districts. Ganey says village chiefs are working together and sharing information about anything or anyone in their neighborhoods who is suspicious. He says the system is working well in deterring potential terrorist attacks. Meanwhile, two Ethiopian rebel groups fighting for self-determination have vehemently denied joining Somali Islamists and former Somali parliamentarians in an Eritrean-based coalition, opposed to Ethiopia and the interim government here. The rebel groups, ****** National Liberation Front and the Oromo Liberation Front, say they have no desire to interfere in Somalia's 16-year-old civil war and they said they would never be a part of any coalition with political groups in Somalia. Source: VOA, June 12, 2007
-
President Adan Adde burried a complete report.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
LOL. The blue flag is raised up high. The UN security council has given full support to the TFG, the US has appointed a special envoy, the AU troops are on their way or on the ground. The country is coming from the shadows. -
President Adan Adde burried a complete report.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Farax you ahve a point, though its the fault of Somali's that we destroyed our country. Though he was given a good burial. Insha Allah his legecy will live on as aen example to good leadership. -
President Adan Adde burried a complete report.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^There goes Jimbo spoling the thread again. -
Somali clans prepare for national conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Odayaasha iyo siyaasiyiinta gobolka Gedo oo taageray shirka dib u heshiisiinta Odayaasha, siyaasiyiinta iyo indheer garadka gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday sida ay u taageersan yihiin shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee 14-ka bishan Juun ka furmaya magaalada Muqdisho. Nabadoon u hadlay odayaasha degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in beesha Sede ay taageersantahay shirkad dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed, dawladda Soomaaliyeed ee ka odayayneysana ay tahay dawladda Soomaaliya ee sharciga ah. Nabadoonka ayaa sheegay in ay diyaariyeen xubnihii shirka uga qayb geli lahaa ayna sugayaan xiriirka guddiga shirka wadaya ee ay dawladdu u xilsaartay. Ismaaciil Xasan Colaad (Socdaal) -
BALADWEYNE/KISMAAYO: Xubnihii uga qaybgeli lahaa Shirka Qaranka Beelaha Gobollada Jubbooyinka, Gedo iyo Hiiraan la dhameystiran laguna wado in... Posted to the Web Jun 12, 12:40 Baladweyne / Kismaayo (PP) – Ergooyga uga qaybgalaya beelaha Soomaaliyeed ee Gobollada Hiiraan iyo Jubada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa waxaa la sheegay inay soo gudbiyeen magacyadooda, laguna wado inay berri soo gaaraan Muqdisho. Gobolka Hiiraan ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in ergooyinkii uga qaybgali lahaa beelaha gobolkaas la soo xulay, ayna gaarayaan berri Magaalada Muqdisho, si ay isugu diyaariyaan ka qaybgalka shirka. Sidoo kale wararka ka imaanay Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in xubnahaan uga qaybgalaya beelaha Gobolkaas shirka Qaran lagu soo xulay qaabka ay ku dhisan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya ee 4.5-ka ah, waxaana uu lagu wadaa inay xubnahaan berri soo gaaraan Caasimadda. Dhanka kale, Ergooyinkii loo diray Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxay sheegeen inay durbo heleen magacyada ergooyinka beelaha gobolladaas uga qaybgalaya shirka Qaran ee lagu wado in maalinta Khamiista ah uu ka furmo Muqdisho. Sheekh Maxamed Sheekh Yuusuf Ibraahim oo ah Guddoomiyaha Guddiga shirka dib u heshiisiinta Qaran ee loo diray Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa wuxuu sheegay in ergooyinka magacyadooda la soo gaarsiiyay, laguna wado in maalmaha so socda lagu wado inay gaaraan Muqdisho. Shirka Qaran ee Khamiista ka furmaya Muqdisho ayaanay jirin weli xubin ka tirsan ergooyinka ka qaybgalaya oo Muqdisho soo gaaray, waxaana madaxda Dowladdu ay sheegeen in shirka aan dib loo dhigay, sidoo kale madaxda Shirka guddoominaysa ayaa waxay sheegeen dhankooda in shirka uusan dib uga dhacayn maalinta loo cayimay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
President Adan Adde burried a complete report.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Adan Adde burried a complete report.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A landmark moment which went of peacefully. Adan Adde international will be a symbol of remmeberence to our great leader for the future generations, insha Allah. -
PM and delegates arrive in Hiiraan on a working visit: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ra'isalwasaaraha dowlada Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baladweyne Ra'isalwasaaraha,dowlada Soomaaliya Cali Maxamed Geed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,iyadoo waftigi Ra'isalwasaaraha siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baladweyne goob fagaara ahna kala hadlay dadweynaha reer Baladweyne isagoo ugu baaqay. in ay ilaaliyaan nabada oo ay ka soo horjeestaan kooxaha qaska ka wada dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ee xaasimada dalka Soomaaliya, isagoo Cali Maxamed Geedi intaasi ku daray in dadweynaha reer Baladweyne ay taageeraan maamulkooda iyo dowlada Soomaaliya si ay u heleen Nabad,Hormar,iyo in loo dhiso magaaladooda. Safarka Ra'isalwasaaraha Soomaaliya ee magaalada Baladweyne waxaa ku weheliya,Wasiirka Arimaha Gudaha dowlada Soomaaliya,Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacamadheere),wasiir kuxigeenka gaashaandhigga, Salaad Cali Jeelle, iyo xubno kale. Waxaa lagu wadaa in waftiga Cali Maxamed Geedi ay kulan la yeeshaan maamulka gobolka iyo kan degmada,iyagoo kala hadli doona khilaafyo soo kala dhexe galay masuuliyiinta dowlada Soomaaliuya ay usoo magacawday gobolka Hiiraan. Maalmihii ugu danbeeyey waxaa kusugnaa magaalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan,Saraakiil Ethiopian ah iyo C/kariim Faarax Laqanyo , oo ah safiirka Ethiopia u fadhiya dowalda Soomaaliya kuwaasoo, u go gol xaarayey safarka Cali Maxamed Geedi uu ku imaan lahaa magaalada Baladweyn. lama oga inta uu Prof:Cali Maxamed Geedi ku sugnaan doono magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,iyo in uu socodaal kale oga gudbi doono qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya. -
The House of AbdiQasim Searched by Ethiopians
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well thats you saxib, no one is above the law mate. Those days are gone, aswas highlighted by the fact the clan clown leaders like Culusow and Abdiqasin are being treated like commoners, which they are. -
Mogadishu: comprehensive crackdown TFG is not playing
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shalay ayey aheyd markii ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ay howlgal ka sameeyeen deegaanada ku teedsan Towfiiq ilaa Ex-Koontrool Balcad oo ka tirsan wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay ka soo qabteen hub aad u fara badan oo ay ka soo heleen xarumo iyo garaashyo halkaasi ku yaala oo ay ka mid tahay xarunta shirkadda isgaarsiinta Telcom Somalia ay ku leedahay deegaanka Heliwaa sida uu sheegay ggudoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Dheere oo saxaafada kula hadlayey xarunta gobolka ee degmada X/weyne. Sida warku sheegayo ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka galay labo garaash oo ku yaala dhabarka dambe ee Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SOS, halkaasoo la sheegay iney ka soo fageen hub fara badan oo dhulka lagu aasay, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen labo qori oo ah nooca loo yaqaano Zuu-ga ah, tiro qori gacmeedyo ah iyo rasaas noocyo kala duwan leh oo aad u fara badan. -
TFG names Mogadishu airport: Adan Cadde International
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Can not wait to land in Adan Cade International. Insha Allah it will be soon. -
Somali President + PM tour the convention centre for upcoming confrence
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Yep, its like Thursday. -
The House of AbdiQasim Searched by Ethiopians
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
So? a former President can hide weapons? Pardon but the dude is not above the law. -
PM and delegates arrive in Hiiraan on a working visit: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source lol. Juje, adeer you seem to be angry at progress, I dont rely on rumours, facts in text as well as pictures. Tjsoe who rely on hearsay get no where