General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Prof. Geedi Oo Booqday Jaliyadaha Somaliyed Ee Mareykanka USA, Talaado, Juun 27, 2007 Waxa habeenkii xalay ahayd lagu qabtay magaalada Washington DC ee Caasimadda Maraykanka Xaflad aad iyo aad u heer sarreysey oo lagu soo dhoweeyey Raiisul Wasaare Cali Geeddi iyo wafdigiisa. Waxa xafladda lagu qabtay Hoteelka Sheraton National oo ku dheggan xarunta Pentagonka Maraykanka waxaana ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo buuxiyey hoolkii loogu talo galay. Dadweynahaa oo ka kala yimid dhammaan goboladda kala geddisan ee Maraykan iyo Kanada. Waxa kaloo ka soo qayb galay xafladdaa oo weliba erayo aad u macaan ka soo jeediyey guddomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamanka soomaaliyeed Mudane Maxamed Cumar Dalxa oo beryahn booqashooyin ku marayey waddankan maraykanka. Waxa goobti laga akhriyey Khudbado, gabayo af ingriisi iyo soomali ah, geeraro, buraanburo iyo talooyin ay shacbiga deggan north amerika ku muujinayeen taageradooda dowladda soomaaliyeed , baahida ay u qabaan iyo waxa ay la tahay in loo baahan yahay si loo gaaro hammiga qarannimo iyo soomaalinimo ee maanka lagu wada hayo. Ugu dambeyntii waxa makrafoonkii lagu soo dhoweeyey Prime Minister Cali Maxamed Geeddi oo u mahad naqay dadkii golaha isagu yimid iyo kuwii habeenkii uu yimi sida qiirada iyo xamaasadda leh u soo dhoweeyey. Waxa uu Raiisul Wasaaraha ka warbixiyey safarkooda, wax qabadka dawladdisa , sababaha uu u socdo iyo waxii ay la kulmeen intii ay joogeen. Waxaa uu ugu bishaareeyey reer Maraykan in ay wakiil u soo magacabayaan Washington D.C arrintaas oo arrimihii lasoo jeediyey ka mid ahayd. Waxa kale oo uu sheegay in shirkii dib u heshiisiinta oo qabsoomayo dhaqaalihii dib u dhaca keenayna la helay oo gacanta lagu hayo. Waxa kaloo uu shegay Mr. Geddi in Security Council uu ka dalbandoono in ciidamadda ammanka ee United Nationka la keeno Soomaaliya taas oo si rasmi ahaan ah ay dawladda uu warsan doonto golaahaasi. Kolkaa kaddibna waxa uu Raiisul Wasaarahu u duuli doonaa dalka Ghana oo uu kaga qayb gali doono shirka Ururka Afrika ee AU. Xafladdaas oo ay soo qabanqqbiyeen jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan Metro Washington oo ka kooban Maryland, Virginia iyo Washington D.C waxa ay ahayd mid loo agaasimay heer qaran ayada oo amniga iyo nabadgelyada ay maamulkiisa la wareegeen Ciidamadda Maraykanka ee US Secret Service ee sida gaar ah u ilaaliya Madaxda ugu sarraysa ee dalkan Maraykanka sida Madaxweynaha iyo Madaxda heer qaran ee waddamada kale ee booqashada ku yimaadda dalkani.
  2. The falsehoods of the secessionist is quite ammusing. Geedi was recieved well by the US admin as well as the Somali communities.
  3. Indeed the battles will continue. Che remember how you used to say a certain clan was outgunned? Dont bet on it, Kismayu will return to locals. I dont want further deaths but JVA control of any city of Somalia is not acceptable.
  4. Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo fariisin ka dhigtay xaruntii Maxkamaddii Ifka Xalan. 27. June 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Cutubto ka tirsan dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa fariisin ka dhigtay xaruntii Maxkamadii Islaamiga ee Ifka Xalan oo ku taal jidka warshadaha. Ciidamadan ayaa waxaa wehliya ciidamo kale oo Itoobiyaan ah kuwaasi oo qeyb ka ah ciidamada nabadgelyada ka wada gobolka Banaadir waxayna halkaasi ka wadaan howlgalo baaris ah oo ay ku sameynayaan gaadiidka mara wadada warshadaha iyagoo ka baaraya hub iyo walxaha qarxa. Ciidamadan oo shalay fariisin ka dhigtay Ifka Xalan ayaa waxay halkaasi la wareegeen kadib markii xaalada nabadgelyo ee deegaankaasi habeenadii u danbeeyay ay aheyd mid aan wanaagsaneyn. Xalay ayaa kooxo ka soo horjeeda ciidamadaasi ayey weerar ku soo qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya iyadoo rasaas socotay mudo 20 daqiiqo ah ay ka dhaceysay xaafadda Ifka Xalan, Garoonka K/Cagta oo ay ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya oo gacan siinaya dowladda KMG, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi xalay ka dhacay halkaasi uu dhaliyay. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  5. Ciidamada dawlada oo saaka baaritaan xoogan ka sameeyay xaafada ifka xalan kadib israsaasayn xalay ka dhacday. Ciidamada dawlada somalia ayaa maanta hawlo baaritaan oo xoogan ka sameeyay xaafada ifkaxalan kadib markii xalay lagu weeraray fariisin cusub oo ay ka samaysteen xaruntii hore ee maxkamadihii islaamku ay ku lahaayeen ifka xalane lagu weeraray xalay kadib markii maleeshiyo diidan imaatinkoodu ay rasaas mudo saacado ah qaadatay dhexmartay. Saaka ayaa la arkayay ciidamada dawlada oo siwayn u baaraya guud ahaan xaafadaha ifka xalane iyo xaafadaha kale ee ku dhaw iyagoo ku hubaysan gawaarida dagaalka oo farabadan, ciidamada dawlada ayaa u diiday inay wax gaadiid ah galaan xaafada ifka xalan ama ay ka baxaan iyadoo baaritaanku uu ahaa mid xoogan. Dhinaca kale ciidamada dawlada iyo kuwa ethiopia oo fariisinka ku leh Staduem ka wayn ee muqdisho ayaa rasaas ku furay dad isku soo xoomay iyagoo xirxiray dhawr qof, ciidamada dawlada ayaa maalmahan waday qorshayaal baahsan oo ay kula dagaalamayaan kooxaha wax rabsha ee ku sugan magaalada muqdisho iyagoo xiliyada hamayn kii ah uu dagaal dhexmaro ciidamada dawlada iyo kooxaha wax rabsha. Cabdinuur Mohamed Seeraar Email: qalay2005@hotmail.com
  6. ^^^Juje, So far Barre is the highst casualty in the clashes between the Waamo locals and the former JVA groupings. ay xildhibaanka la socdeen mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Xuseen Sh. Ismaaciil oo horay u ahaa Guddoomiyihii gobolka Gedo iyo Aadan Koronto oo ka mid ahaa saraakiishii Isbaheysigii Dooxada Jubba. Thus its not Afgaduud, Ina Gaboose or Col Koojar who are injured but Hiiraale. Expect more fireworks. Anyhow it matters not who wins battles the war has already been won by Yusuf Yey, Anyhow have you sent any condolence to your reer Abti's yet?
  7. some said adigaa ka dambeeyay ,,,, Adeer I am a civilian, but the Waamo situation is such I might have to put my military fatigues on.
  8. Baardheere: XIldhibaan Barre Hiiraale oo ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay Baardheere 27. June 2007 Baardheere(AllPuntland)- Xildhibaan Barre Aadan Shire (B.Hiiraale) ayaa abaarihii 12:30 daqiiqo waxaa uu ku dhaawacmay miino kula qaraxday gaari uu saarnaa oo marayey degmada Baardheere ee gobolka Gedo isaga iyo mas’uuliyiin kale oo degmada iyo gobolka Gedo ka wada tirsan. Xildhibaanka ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawaciisu yahay mid fudud sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamadiisa oo diiday in magaciisa la shaaciyo. Warku wuxuu intaa ku darayaa in miinada qaraxaasi geysatay ay aheyd sida la sheegay mid ah nooca gacanta laga hago, walow aan la ogeyn cidii ka danbeysay, iyadoo dhaawacyada qaraxaasina lagu soo waramayo iney ku jiraan kuwo culus inkastoo ay xildhibaanka la socdeen mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Xuseen Sh. Ismaaciil oo horay u ahaa Guddoomiyihii gobolka Gedo iyo Aadan Koronto oo ka mid ahaa saraakiishii Isbaheysigii Dooxada Jubba. Xildhibaan Barre iyo xubnihii la socday ayaa ka soo baxay shir maanta dhex mari lahaa odayaasha dhaqanka ee deegaanada Jubbooyinka kaasoo noqday mid fashilmay. Horay ayaa 15-kii bishan ay labo qarax oo ka dhacay Shineemooyin ku yaala degmada Baardheere ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac midkan ayaana noqonaya kii sadaxaad oo deegaankaasi ka dhaca, inkastoo qaraxan uu saameeyay isu socodka iyo ganacsiga degaanka oo albaabada loo laabay iyo sidoo kale xiisad kacsan oo la arkayey gawaarida dagaalka ee loo yaqaan tiknikada oo si xowliya ku mareysay wadooyinka magaalada Baardheere. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  9. Funny how "superman" is not safe in Bardheere will his thugs be safe in Kismayu? NO
  10. War deg deg ah: Col.Barre Hiiraale oo ku dhaawacmey miino loo aasey War naga soo gaaray magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka weerar imiino ah lagu dhaawacay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Col.Barre Aadan Col.Barre Hiiraale ayaa kolonyo gaadiid ah oo uu la socdey waxaana weerar miino ah loo adeegsadey lagu qaadey gaadiidkii Col.Barre Hiiraale uu watey. War SBC ay ka heshay dad xog ogaal ayaa sheegaya in weerarkaasi uu ku dhintey gaari wadihii gaarka ah ee Col.Barre Hiiraale, waxaana dhaawac iyo dhimasho kale ay soo gaarey ilaalada Col.Barre Hiiraale. Ma jiro wax war oo soo baxay oo ku aadan xaalka caafimaad ee Col.Barre Hiiraale. SBC News Desk
  11. Hay'ado cambareyay tacdiga ka jira Kismayo 26 Jun 26, 2007 - 5:07:17 AM Gudoomiyaha hay'ada xuquuqda aadanaha ee Fanoole ee ka jirta gobolada Jubabada Hoose Cali Cabdulahi Cigaal Cali Bashi ayaa BBC-da u sheegay in sadexdii maalmood ee la soo dhaafey ay magaalada Kismayo ka jireen falal isugu jira hanti la dhacayo iyo ugaarsi hayb sooc ah qaar ka mid ah xafadaha Kismayo kuwaas oo ay sameeynayaan qaar ka mid ah Maleeshiyaadka gacanta ku haya magaalada. Cali waxaa uu timaamey in hay'adiisu ay diwaan galisay gadiid iyo hanti kale oo ay dad shacab ah leeyihiin kuwaas oo ay maleeshiyaadkaasu magaalada Kisamyo ku sugan dhaceen. Gudoomiyaha hay'ada Fanoole ayaa ka codsadey Odayaasha ay ka soo jeedaan beelahaan ay ka saaraan Maleeshiyadkan magaalada isla markaana ay soo celiyaan hantidii ay laga dhacey dadka shacabka ah. Cali Baashi ayaa DFKMG ah ka codsadey in ay arrintaan soo faragaliso isla markaana u soo dirto ciidamo dhexdhexaad ah. DFKMG ah ayaan weli wax war ah ka soo saarin mashaqada ka taagan magalaada Kismayo halkaas oo ay ka dilaaceen dagaal beleed foolxun. Garowe Online+Wakaaladaha
  12. Horn the fighting took place and your militia were beaten back. Juje, if one of your abti's, Mothers kinsmen were to get killed would you mourn his death, or celebrate it? Quite disturbing. :confused:
  13. This buffoon should pay for the crimes of his militia against the Waamo people. Justice will take place when the people get their rights back.
  14. Baardheere: Barre Hiiraale: “Waxaan ugu baaqayaa dowladda KMG in ay si caddaalad ah ay ku xaliso dhibaatada ka jirta Kismaayo, loona sameeyo maamul ku dhisan..” 26. June 2007 Baardheere(AllPuntland)- Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ku sugan degmada Baardheere ayaa ka hadlay markii ugu horeysay dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose, isagoo sheegay in uu si aad ah ugu xun yahay dagaalada sababay dhimashada, dhaawaca, burburka iyo barakaca. XIldhibaan Barre Hiiraale ayaa waxaa uu sheegay in uu ka soo horjeedo dagaalada ka dhacay Kismaayo, isagoo ugu baaqay dowladda FKMG ah ee Soomaaliya in ay u istaagto sidii loo xalin lahaa dhibaatada ka jirta gobolka J/Hoose. Barre Hiiraale ayaa sheegay in dhibaatada ka jirta Kismaayo in looga bixi karo oo kaliya in arinta la isku haayo ay ku baxaan Xildhibaanada deegaankaasi ka soo jeedo ayna tagaan isla markaana xaliyaan wixii dhibaato ah ee ka dhex aloosan maamulka gobolka ka jira . “Waxaa u maleynayaa in dhibaatada ka jirta gobolka J/Hoose lagu soo gabagabeyn karo iyadoo ay tagaan xildhibaanada heyb ahaan ka soo jeeda gobolkaasi” ayuu yiri XIldhibaan Barre Hiiraale oo intaa raaciyay in Dowladda KMG ay dhowr jeer isku dayday in ay xal u hesho arintaas. “Waxaan ugu baaqayaa dowladda KMG in ay si caddaalad ah ay ku xaliso dhibaatada ka jirta Kismaayo, loona sameeyo maamul ku dhisan caddaalad” ayuu yiri Col. Barre Hiiraale oo ugu baaqay dowladda KMG in ay xoogga saarto sidii loo soo afjari lahaa muranka gacan ka hadalka dhaliyay. Barre Hiiraale ayaa iska fogeeyay inuu kaalin siyaasadeed uu ku leeyahay dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo wuxuuna sheegay in uu mar walba u ololeyn jiray sidii loo xalain lahaa dhibaatada dagaal ee halkaasi ka taagan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  15. If any of you want to see the full pics, here they are. source for PICS
  16. USA:-(KP)Ra’isul-wasaaraha DFKMG ah Cali Maxmed Geeddi iyo waftigiisii oo gaaray Dalka Maraykanka oo si wayn loogu soo dhaweeyay Prof. Geeddi ayaa ka warbixiyey Safarkiisa markii uu ka soo dhoofayey dalka Soomaaliya waxaana uu yiri waxaan ku sii jeedaa Magaalladda New York, si uu uga qeybgalo Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM bishan 28-da ka yeelan doonaan Xaalladda dalka Somalia. Ra’isul-wasaare Geeddi, waxaa uu sheegay inuu xubnaha Golaha Amamanka ee QM uga warbixin doono Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalka Somaliya, qorshaha DFKMGS ee ku aadan arrimaha Nabadda, Dib-u-heshiisiinta, Samafalka, iyo doorlka QM ee kaga aadan Hawlgalladda Nabad-ilaalinta ee dalka Somaliya. Waxaa la socday mudanayaal ka mid ah golaha wasiirada, oo ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Wasiirka dhisida iyo dib udejinta , wasiirul dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada iyo Cali Faysal Director General Permenent Secretaray, iyo xildhibaano, Safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Ugandha. Waxaa halkaa ku soo dhaweeyey dhamaan Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku kala nool Cariga mareeykanka Jaaliyaddahaas oo ka kala yimi gobolada ay ku dheqan yihiin dadka soomaaliyeed siiba meelaha ay ugu badan yihiin oo ay ugu weyn tahay Gobolada waa gobolka Minnesota. Waxaa meeshaasi isugu yimi oo ka qeyb qaatay oo kale Mediyayaasha Soomaalida ee ka jira cariga mareeykanka kuwa ugu weyn sida Somali American Media Association (SAMA) oo ka yimi gobolka Minnesota. Abdikarim Isse (Kismaayopost.com) Somali American media ***. (SAMA) Abdikarim@somaliamericanmedia.org
  17. Its the old one, quite large actually and built up. No pictures if I get any I will update you.
  18. A few envious defeated groups, people watch the pictures. Allot of love for the PM.
  19. Adeer, the fighting will continue and Kismayu insha Allah will be liberated. As for the big talk, at least our leader was not taken on Donkey to escape Aydeed. Or can you even compare Afgaduud to Hiiraale. At least Afgaduud fought while Hiiraale was ordered out of Kismayu by his big thug IndaCade. So who runS? Anyhow keep looting, raping innocents like in the Barre era, your exists will no doubt be on a Donkey.
  20. The old man has not given the order yet to finish of the remaining JVA in Kismayu as he has done to the big bosses in Mogadishu. Source the Duke.
  21. ^^^Adeer why are you putting the lad on the spot?
  22. Again it matters not what a few clan obsessed groupings do. The love of the people is clear. Its to the TFG and the restoration of the nation.