
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Adeer, you are trying to convince yourself. Look at the big picture if there is war, it will be between whole clans, the North East & North West.
-
Mogadishu: return of the red beret military
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Villa Somaliya oo laga beeniyay in M/weyne C/Yusuf u safrayo Sacudiga Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 25-Oktober-2007 Aqalka madaxtooyada dowlada KMG ah ayaa si kulul looga beeniyay in madaxweynaha uu ku wajahan yahay dalka Sacuudi Carabiya ka dib markii warakaasi ay soo baxeen . La Taliyaha madaxweynaha dhanka arimaha jaan goynta siyaasada iy arimaha dibada C/rasaq Aadan Xaasan ayaa sheegay in maadxweynaha iminka u qorsheyneyn safar uu ku gaaro Sacuudiga . Isaga oo u waramayay Idaacada Horn Afrik ee Muqdish ayuu sheegay sarkaalkaasi in aysan jirin wax caasuumaad ah oo uu madaxweyne Yuusuf ka helay dalka Sacuudiga. Waxa uu C/rasaaq Aadan dhanka kale beeniyay in uu jiro qilaaf la xalinayo oo madxweynaha kala aloosan dhanka Geedi balse waxa ay isku hayaan ay tahay qodobo dastuurka ah . "Ma jiran wax qilaaf ah , haddii sharci ahaan jiritaanka xukuumada dhamaatay ma fiicna in Geedi uu u qaato in uu jiro qilaaf , sharci uun baa la isku hayaa ", ayuu yiri la taliyaahni . Beenintaani ayaa soo baxday ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in madxweynaha ku wajahan yahay Sacuudiga si halkaasi loogu qabto kulan lagu dhexdhaxaadinayo isaga iyo Geedi. Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Calanka Ee Muqdisho
-
kacdoon ka dhacey Laaska 25 Oct 25, 2007 - 10:09:38 AM Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland Axmed Cabdi Xaabsade oo ku sugan degmada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegay in maamul loo sameynayo gobolka, uu ka madax bannaan doono maamullada Somaliland iyo Puntland. Xaabsade ayaa sheegay in isagu yahay taageere Somaliland, balse maamulka ay sameynayaan uusan hoos tagayn Somaliland iyo Puntland. Hadalka Xabsade, ayaa kusoo beegmay iyadoo rabshado ay ka dhaceen Laascaanood saakay, kuwaas oo ay ku dhinteen laba qof oo mid ka mid ah uu yahay booliiska Somaliland, waxayna rabashaduhu ahaayeen kuwo billowday markii gawaari dagaal oo laga leeyahay Somaliland ay damceen inay xoog ku dhex maraan gudaha magaalada. Shacabka magalada ayaa qarkood waxay ababuleen weerarro ka dhan ah ciidammada Somaliland oo xoog ku qasaday dhawaan degmada, iyadoo weerarka uu yahay kan sababay dhimashada laba qof. Ilo wareedyo ku sugan Laascaanood, ayaa waxay sheegeen in iska horimaadkaan uu ahaa mid xooggan, isla markana sababay in magaalada xaaladdeedu kacdo, waxaana goobjoogayaashu sheegeen inay ciidammada Somaliland billaabeen inay burburiyaan goobaha ganacsi ee xiran, balse taas laga hortagay mar kale. Booliiska Somaliland ayaa la sheegay inay xirxireen dhowr qof oo ay ka qabqabteen gudaha Laascaanood; waxaana dadkaas ka mid ahaa wariye lagu magacabo Maxamed Cali Cilmi; iyadoo iminka ku xiran yihiin saldhigga Booliiska.
-
Mogadishu: return of the red beret military
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidammo Koofiyad Cas xiran oo lagu arkay waddooyinka Muqdisho, kuwaasoo sugaya ammaanka caasimadda Posted October 25th, 2007 by BaraxleySomali Ciidammo Koofiyado guduudan ayaa soo buuxiyay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo aysan dadka Muqdisho horay u arki jirin, iyadoo ciiidammadaan lagu arkayo waddooyin badan oo ku yaalla bartamaha Muqdisho, iyagoo ilaalo haya. Ciidammadaan oo aanay dowladdu shaacin ayaa haddana waxay xiran yihiin dharka milateriga, waxayna wataan gawaari nooca dagaalka ah oo fara badan, iyagoo isgoysyada Muqdisho ee ugu rabshadaha badan mararka qaarkood ku hakada, halkaasna ilaalo xooggan ka qabta. Shacabka Muqdisho ayaa waxay ku tilmaameen ciidammadaan inay yihiin kuwii loo aqoon jiray KOOFIYAD CASTII Dowladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre, kuwaasoo u badlaa howlgallada laga sameynayo meelaha lagu maleeyo inay khataro badan ka jiraan, iyadoo ciidammadaanna ay yihiin kuwo meelaha ugu khatarta badan la geeyo. Warar hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan ay yihiin ciidammo dhawaan tababarro ay ugu soo dhammaadeen Gobolka Bakool ee Galbeedka Somalia, iyadoo tababarka ciidammadaan uu yahay ka hortagga khataraha iyo weerarrada gaadmada ah ee lagu qaado fariisimada ciidammada Dowladda. Feejignaan dheeraad ah ayaa ka muuqata ciidammadaan, iyagoo si weyn uga duwan ciidammadii hore ee Milateriga, waxaana inta badan gacan siiyaan Booliiska Somalia, iyagoo saldhigyada booliiska xilliyada habeenkii ah ka gala heegan buuxa. Ma jiraan wax war ah oo ku saabsan in ciidammadaan cusub ay soo galeen magaalada ayna qayb ka yihiin ciidammada sugaya ammaanka Muqdisho, waxaase lagu arkay iyagoo gaafwareega waddooyinka Muqdisho muddo ka yar 24-saacadood. -
source
-
^^^They will insha Allah.
-
^^^looool, brother wallahi one finds these folks laughable. To waste their time searching for the Duke, oh my.
-
Great news, with all the hublah we are continuing business.
-
Red Sea, be careful mow adeer, last time I checked there was no real war, we [TFG] and Puntland have enough troops to deal with any group. We choose dialogue, we choose peace, but dont ever think we will give an inch of our land to secessionists or anyone else.
-
looooool. ahahah.. I am touched by your concern both, Juje was of course genuine . The sister in the thread seems to be someone I am not all that familiar with, a passing introduction some time ago on SOL, though she seems to be calling me by my first name Sis lets be formal ok Duke would do All is well people, the TFG is working well, some house cleaning and auditing taking place Somaliland is being brought into the fold slowly but surely, the "opposition" in Mogadishu are crying about some precious metals in the port. What ever happened to Asmara? Ahh, but we sure have dayniile.com. Anyhow, I will post you as things develop.
-
^^^Cammir, I dont think they even wanted to get involbed. The media sites who are now all pro Geedi for clan reasons seemed to be shocked by the news he went without any announbcement for the second time to Addis. Their moves of making a political party also highlights that they seem to be in trouble. You are right, it all should and looks like it will be decided in Baidoa.
-
looooooooool. They even contradict themselves regularly.
-
C/risaaq Aadan Xasan Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya oo beeniyey in Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yusuf uu u Socdaalayo Dalka Sacuudiga. C/risaaq Aadan Xasan oo ah afhayeen u hadlay madaxtooyada ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Madaxweyne Yuusuf uu u socdaalayo dalka Sacuudiga oo uu ku sugan yahay Ra’iisul wasaaraha Prof. Cali Maxamed Geeddi C/risaaq Aadan Xasan oo ah afhayeen u hadlay madaxtooyada ayaa sheeagay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Madaxweyne Yuusuf uu u socdaalayo dalka Sacuudiga oo uu ku sugan yahay Ra’iisul wasaaraha Prof. Cali Maxamed Geeddi "Waa jirtaa in warbaahinta inteeda badan ay faafisay in Madaxweyne Yuusuf iyo Sheekh Aadan Madoobe ay ku sii jeedaan dalka Saudi Arabia, balse waxaan caddeynayaa in Madaxweyne Yuusuf aysan jirin socdaal uu hadda ugu kicitimayo dalka Saudi Arabia” ayuu yiri Afhayeenka u hadlay Madaxweynaha Somalia Afhayeenku, wuxuu intaasi ku daray in Madaxweyne Yuusuf uusan wax casuumaad ah ka helin Madaxda Boqortooyada Saudi Arebia. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com
-
ahahah aniga waxba oranmaayo Boqor Buurmadoow, sabobtoo ah waxaan ahay isin waxaana u hadlayaa sida isin lagu yaqiin" {hadalkaasi waxaa yiri Suldanka Garaase} That was quite ammusing.
-
Xiin is spot on, those who demonstrated wanted clan based revenge. Also reform needs to start in Puntland. As Emperor said we wait and see.
-
^^^Yup Xabsade and his boys are in control of some parts, Puntland others, there is no place for Hargaysa or their clans in SOOL outside Caynabo. Thats the truth, also lets not wish for war, bigger braver men have gone down that route than the militia in Hargaysa.
-
FB:Yes all is well, we have a system in place, like any other country, it will take another week or so to clean up house and form a new government. Incompetence and greed has no place in the Yey era. I do love how the anti-government cla groups are now pro Geedi, wondersw never end in Soimaliua.
-
Farax Brown: Sool is in the hands of locals, thus one should not overhype this issue. Puntland will succeed in SOOL, because it has the support of the population, elders and as I have Said before we will not kill our biys under XaBSADE and Co. As for the TFG you do not want to face our forces anytime soon. We are playing a bigger game, Baidoa, Mogadisu and so on, then Hargaysa, lets not rush events.
-
^^^loool. The man is in Adis Ababa as we speak heading towards Saudi Arabia. The Parliment meeting is tommorrow and thus the pressure for him to get outside support to "heel the rift".
-
^^^I will get you the news ina adeer.. He is holding some meetings with the community, I do not know how long he will be staying.
-
Emperor, one must not waste his time on people who are angry all the time and who think scratches will have a perminent impact on some groups.