
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Abwan and Juje, what are you on about, mentioning the defeated Cadow & exiled Aydeed all over again. Do you guys not grow up from clanish support?????????? Geedi is gone and so are the hype, has the governemnt deteriorated? Has the sky fallen in? Is Mohamed Dheere fighting?
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka hortiisa uga hadlay iscasilaada Ra'iisul Wasaaraha Last Updated::2007-10-29 13:44:57 Baydhabo(HRNet):- Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed ayaa khudbad uu ka hor jeediyey Baarlamaanka soomaaliya uga hadlay iscasilaada Ra'iisul Wasaaraha DFKMG. Madaxweyne Yusuf ayaa sheegay inuu ka aqbalay codsiga Ra'iisul Wasaaraha iyo qoraalka iscasilaada ah ee uu soo gudbiyey. Prof.Geedi ayaa sidoo kale Baarlamaanka Maanta kahor sheegay inuu ka tanaasulay xilkii Ra'iisul Wasaarenimada kadib markuu eegay danta ummada Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed oo kulankan Baarlamaanka maanta ka hadlay ayaa sheegay in Prof.Geedi uu wax badan kasoo qabtay dowlada Soomaaliya isla markaana uu yahay Xildhibaan kamid ah dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowlada hawsheeda sii wadan doonto,isla markaana dhamaan Xildhibaanada, xukuumada, saraakiisha, hawlwadeenada dowlada ay wadaan hawlahooda, illaa iyo inta laga soo magacaabayo Raíisul Wasaare Cusub. Madaxweyne Yusuf ayaa ugu baaqay dhamaan mas'uuliyiinta dowlada in ay tusaale ka qaataan go;aanka uu qaatay Ra'iisul Wasaaraha, asagoo mar uu khudbadiisa sii wato yiri "...meeye ragii Xildhibaanada ahaa Qanyare meeh, Muuse Suudi meehe, Cusmaan Caato meeh,....", wuxuuna yiri Madaxweynaha waa in sida Geedi uu dowlada iyo dalka ugu adeegay ay mudan tahay in tusaale laga qaato. Wuxuuna Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata sheegay in Prof.Geedi wax badan soo qabtay si habsami ahna uu xilkiisa u wareejiyey asagoo sheegay in danta ummada ay tahay mid laga shaqeenayo isla markaana uu hawsha u hayey Prof.Geedi. Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xiligan u baahan yahay in la badbaadiyo isla markaana Ra'iisul Wasaare Geedi uu kasii wadi doono Baarlamaanka hawshii ahayd badbaadinta dalka iyo u shaqeynta ummada. Madaxweynaha DFKMG ayaa sheegay inuu hada bilaabayo wadatashiyo muhiim ah oo kusoo magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha cusub ee dalka. Khudbadihii ay Baarlamaanka kasoo jeediyeen Ra'iisul Wasaaraha xilka ka degay, Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, ayey xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka kusoo dhaweeyeen sacab. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
-
Juje, I feel sorry for you ina Abti, I will only wish for your mental recovery at this time. JB: My inner family is both deep in clan make up as it is diverse and I thank Allah for that.
-
^^^Adeer, I do pity you, for you seem to be taking everything personal. My loyalties lies with my family, who are as diverese as any in Somalia..
-
^^^lool. Adeer you have been proven to be a man who relies on hearsay and laymen's information. I know all this "hopefull" news has you in suffering symptoms bipolar sufefrers do. As for Morgan he is a skilled warrior who has survived the Aydeed's, IndaCade's, and so on. Morgan is in Mogadishu adeer, do something about it.
-
^^^Morgan is just one of our many skilled officers. Juje, you must feel silly now that you have to attack Mohamed Dheere since one has to follow the dayniile.com gospel.
-
^^^Ahh, talk about bringing out deeply held feelings, park, sister, Minister Guled, I wonder what made you burst all those things that had nothing to do with the topic, why are you afraid? Next time stick to the topic and dont highlight your personal envy and fears.
-
What about Mohamed Dheere who according to one of our favourite pundits was chasing people from the President region around? Maxamed Dheere oo wakiil uga ah nadaxweyne Yuusuf oo ku baaqay in la bur buriyo Suuqa Bukaaraha isagoona horey u xaluufiyey Birihii yaalay Dekadda siyeyna reer Puntland Muqdisho Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah wakiilka Nadaxweynha la ilka daran xanuunka Col Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa maanta ku baaqay in dhulka la dhiga dhamaan Suuqa Bakaaraha isagoona horey u xayuubiyey Birihii yiilay dakada weyne ee Muqdisho kuwaas oo si mutadawcnimo ah ku siiyey qolooyin kasoo jeeda Puntland
-
A few days back these same media said all the troops from the North East left the city. What about the new hero Mohamed Dheere
-
Ciidamo Koofiya Cas ah oo ah Walaalaha Gaalcayo oo soo buux dhaafiyey laamiga jidka wadnaha difaacna uga jira Muqdisho Ciiidamo wato tuutada Itoobiya Soomalida ka timidna ahna gobolada Mudug iyo Boosaaso xirana Koofiya Cas ee ee lagu yaqaano Boliisiyo Milatarka ayaa soo dhoobtay wadada wadnaha kuwaas oo difaac adag uga jira si aan loogala wareegin xarunta Madaxtooyada Ciidamadaan oo daacad u ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxaa wato Jen Moorgan what a lieoo maanta markii ugu horeysay lagu arkay isagoo wata tuutahii uu horey isaga dhigay waxaana xiligaan u muuqataa in uu diyaar u yahay in uu dagaalka hogaamiyo,waxaana maalmahaan dadka ku xamanayeen in uu yahay shaqsiga madaafiicda ku garaacaayey magaalada in uu isaga ka danbeya Jen Moorgan oo madaxweyne Yuusuf u magacaabay madaxa ilaalada qaaska ah ee Madaxtooyada waxuuna xiligaan joogaa jidka Adan Cadde oo ciidamada ku kala hagayaa sida uu noo xaqiijiyey Maxamed Jimacaale oo ku sugan Geeddi Jaceyl Ciidamadan Koofiya Caska ah ayaa aad u qal qal galiyey dadka deegaanka kuwaas oo si xoogan ugu hubeysan Baabuur dagaal oo saaran qoryaha lidka diyaaradaha Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar dayniilecom@hotmail.com
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Aliyah, sis will do. As for the people they are all pro Somali and want a good admin, they are also an integral part of Puntland and tus all the state will fight for our land. -
Baydhabo: Booliska Baydhabo oo fashiliyay miino la dhigay agagaarka hoyga Sh. Aadan Madoobe 28. Oktober 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamada Booliska dowladda Federaalka ee Baydhabo ayaa ku guuleystay iney fashiliyaan miino la sheegay in aheyd mida gacanta laga hago oo la dhigay agagaarka guriga uu degan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Md. Sh. Aadan Maxamed Nuur "Madoobe". Guddoomiyaha Gobolka Bay Md. Maxamuud Aadan Barbaar ayaa sheegay in miinadaasi lagu aasay meel ku dhow guriga Guddoomiyaha iyadoo ay ka war heleen ciidanka nabadgelyada ayna ku guuleysteen in ay kala furfuraan miinadaasi iminkana uu socdo baaritaan la xariira cidii ka danbeysay falkaasi arxan darada ee nabadgelyada loo qalqal gelinayo. Taliska Booliska Baydhabo ayaa wada baaritaan xoogan oo la xariira sidii xog dheeraad ah looga heli lahaa kooxaha nabad diidka ah ee ku howlan falalkan oo kale iyadoo horayna magaalada Baydhabo ay mudooyinkan danbe u muuqatay magaalo ay ka dhacaan falalka amni daro sida qaraxyo loo geystay saldhigyada ciidamada Itoobiya iyo agagaarada goobaha ay degan yihiin mas'uuliyiinta sare ee dowladda iyo kuwa gobolka. Falkan miinada lagu geliyay agagaarka hoyga Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la fashiliyay ayaa noqonaya mid qalqal iyo cabsi gelinaya mas'uuliyiinta dowladda iyo xildhibaanada iminka ku wada sugan Baydhabo sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Booliska in ay qaadi doonaan tallaabo aan horay loo arag oo lagu adkeynayo amaanka. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This aint Burco boy.. -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer, when the war kicks of it will not be a simple thing, as for Somaliland I dont doubt they fight well in Burco-Hargaysa, but this country is ours. Thus dont get confused, in SSC they burn your flag and hate your love for the British masters. -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer, we are ready to loose much more for LaasCanood. Remmeber how much we paid to liberate Galkacyu from Aydeed a much more powerful warrior than the Riiyaale and Co. Trust me we are ready to pay a major price, but are you ready? Adeer, we will reclaim every inch of our land. -
^^^Adeer you do protest too much, those pics highlights no demo, just people looking at tires or going past them on their way to their to work or school. No feeling, no chants, what type of demo is this?
-
^^^Oh, clever of you. What if the ouster of Geedi strengthens the TFG?
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer, I took your latest action as the highest level of cowardice. Trust me the secessionist know deep down they made the wrong move and united all of us. Thanks Riyaale, -
^^^Indeed, thats why I was disapointed with Geedi turning to clanist politics after all this time. Though I was not suprised with his former enemies hailing him as a saint.
-
^^^. I think all those people are just bystandards looking at the tires. You are the one talking about missery.
-
^^^Everything has its time, thats why I did not find this Sharqalawsat piece and nor did I find the response supposidely from the PM spokesmen unusual.
-
Dad boqolaal gaaraya oo u badan iyo caruur source Mass demo with hundreds PIcs from Horn Afrik People were demonstrating on way to School, work and while waiting for the Bus Give us a break.....
-
^^^ I think we have to wait and let the events play themselves out.
-
Juje, pardon?