
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The Devastating cost of Africa's wars:£150bn and Millions of lives
General Duke replied to Sharmarkee's topic in Politics
^^^They dont have to donate it. Just build infrustructure, water sweage, clinics, malaria vaccination and so on also to help the private sector through loans and so on. I think the very idea would put corrupt dictators in their place. The US and world powers are interested in maintaining the status quo. Thats the shame of it. Africa needs to emulate the Chinese, but china is one. -
Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed. In Mogadishu the murders of police, soldiers, civilians, street children and cleaning ladies comes from the side of the armed criminal gangs. As for the TFG, it arrests, it fights armed groups and never targets civilians. -
The Devastating cost of Africa's wars:£150bn and Millions of lives
General Duke replied to Sharmarkee's topic in Politics
A profound article. To think the US spends $10 billion dollars a month in Iraq. How far that money could go to reduce world wide poverty.. -
22 Wasiir oo Baydhabo ka soo saaray Qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda Federaalka ay Kalsooni weydiisato Baarlamaanka Khamiis, October 11, 2007(HOL): Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soo saaray Qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda ay kalsooni weydiisato Baarlamaanka. 22 Wasiir oo ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka soo saareen magaalada Baydhabo qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda ay kalsooni weydiisato Baarlamaanka. Wasiirradan ayaa sheegay in qaraarka ay soo saareen ay u cuskadeen qodobka 11aad ee Axdiga KMG ah qeybihiisa 8aad iyo 9aad oo dhigaya in Xukuumadda ay Baarlamaanka kalsooni weydiisato 12-ka Oktoobar 2007, iyagoo intaas ku daray in haddii aaney Baarlamaanka kalsooni weydiisan ay taasi sumcad darro u tahay. Wasiir ka mid ah Wasiirrada Qaraarkan soo saaray oo HOL u waramay balse diiday in magaciisa la soo bandhigo ayaa sheegay in soo jeedintooda ay tahay mid sharci ah, isla markaana ay tahay in ay Xukuumadda kalsooni weydiisato Baarlamaanka. 12-ka Oktoobar 2007 ayay xukuumadda Federaalka ugu buuxsameysaa muddo labo sanadood ah oo la rabay in ay ku soo diyaariso Dastuurka Federaalka ee lagu dhaqayo Dalka Soomaaliya, iyadoo aan ilaa iyo haatanna soo diyaarin Dastuurkaas. Qaraarka ay soo saareen Wasiirradan ayaa wuxuu ayidayaa go’aan uu Madaxweyne Yuusuf ku doonayo in ay Xukuumadda kalsooni weydiisato Baarlamaanka, walow ay go’aankaas ka soo horjeedaan Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo xubno Xildhibaano ah oo ku fikir ah. Magacyada Wasiirrada Qaraarka soo saaray: Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa Xasan Maxamed Nuur Shaargaduud C/risaaq ***** Biixi C/llaahi Yuusuf Maxamed Xaraare Maxamed C/llaahi Kaamil Cabdi Maxamed Tarax Cali Ismaacil Cabdi Giir Qamar Aadan Cali Cali C/llaahi Cosoble C/raxmaan Jaamac Cabdalla Maxamed Ibraahim Xaabsade Cali Maxamed Maxamuud Maxamed Nuuraani Bakar Maxamed Maxamuud Xeyd Madoobe Nuunow Maxamed Cali Axmed Jaamac Jengeli C/qaadir Nuur Carraale Aamina Maxamed Mursal C/llaahi Axmed Afrax C/llahi Cabdi Garrun Xasan Dhimbil Warsame Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
-
Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^All deaths are tragic, in Mogadishu you have an ongoing battle. Baidoa was calm and few deaths from the suicide bomber. Kismayu on the other hand you have a group, who claim to be part of the system and killing individuals from the local clans. Anyhow it will get resolved one way or the other. LLP, what evidance do you have that the landmines was placed by the Ulema who were killed? -
Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Its getting out of hand. There is no admin, bunch of crazed clan militia running around and civilians are getting killed notably the Ulema. -
War deg deg ah:-22 wasiir oo ka mid ah xukuumadii Geedi oo is casilay Baydhabo (WNT)- 22 wasiir oo ka mid ah 30-kii wasiir oo ay ka koobnayd xukuumada R/wasaare Geedi ayaa xilkii ay hayeen iska casilay waxaana sidaas ku dhacday dawladii R/wasaare Cali Max’ed Geedi. Is casilaada wasiiradaan ayaa ka danbaysay khilaaf soo soo dhex galay M/weyne Yuusuf iyo R/wasaare Geedi taasi oo ku saabsanaa in xukuumada uu waqtigu ka dhamaaday iyo inaan weli waqtigu u dhamaan. Geedi ayaa hadda waxaa la gudboon inuu mooshin xagga kasoonida ah raadsado oo baarlamanka ka dalbado, ama uu sidaas ku tago. Warar dheeraad ah la soco Waayaha.net Xarunta wararka Waayaha.net Editor@waayaha.net
-
In ka badan 20-wasiir oo isku casilay maanta Laascaano, Somaliya (Calanka.com) 11-Oktober-2007 Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ku dhawaad 22 xubnood oo ka tirsanaa xukuumaddii Prof. Cali Maxamed Geeddi ay iska casileen xilkii ay hayeen kuwaasoo sheegay in jiritaanka xukuumadda ay xilkeeda hayeen ay ku eg tahay 12-ka bishan oo maalin qura ay naga xigto. Warku wuxuu intaa ku darayaa in wasiiradaasi ay sheegeen in Ra'iisul Wasaare Geeddi uu diiday in uu kalsooni weydiisto Baarlamaanka, taasoo ay ku tilmaameen in ay tahay mid kali-talisnimo ah oo aan sharciga waafaqsaneyn iyadoo wasiirada iska casilay xilalkooda ay ka mid yihiin: Xasan Dhimbil Warsame Wasiirka Garsoorka Ismaciil Maxamuud Hurre Buubaa, Wasiirka waxbarashada. Max'ed Max'uud Gacmo Dheere.Wasiirka Arimaha gudaha Xasan Max'ed Nuur Shaati gaduud, Wasiirka maaliyadda C/risaaq ***** Biixi Wasiirka Gaashaandhiga Cali Cabdulaahu Cosoble, Wasiirka Qorsheynta Qaranka. Cabdi Max'ed Tarax, Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Max'ed Ibraahim Xaabsade, Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka Dekaddaha C/laahi Axmed Afrax, Wasiirka Ganacsiga C/laahi Cabdi Garuun Wasiirka Amniga Madoobe Nuunoow, wasiirka warfaafinta Aamino Max'ed Mursal, Wasiirka Haweenka Max'ed Nuuraani Bakar, Wasiirka Macdanta iyo biyaha Qamar Aadan Cali, Wasiirka caafimaadka iyo kuwo kale Iyo kuwo kale oo aan wali magcohooda si buuxda u helin laakiin aan idiin kugu soo bandhigi doono wararka danbe, ilaahay haduu yiraahdo. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
22 wasiir oo iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumada ra'isal wasaare Geedi. Mogadishu ,11, September 2007 (HornAfrik Media)Iscasilaadaasi ayaa timid ka dib markii ay xubnahaasi kulan ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarun goboleedka gobolkaasi Bay, wasiiradaasi xilalka isaga tagay ayaa la sheegayaa in ay ka mid yihiin wasiirada wasaaradaha arimaha gudaha, gaashaandhiga, ganacsiga iyo kuwo kale oo dhowr ah oo xil ka dagistootana sabab uga dhigay dalabaad guul dareystay oo ay u gudbiyeen Prof. Cali Maxamed Geedi. Welina waxaa soconaya kulan albaabada ay u jiran yihiin oo ay leeyiin golaha wasiirada iyo qaar ka mida wasiiradaasi xilalka baneeyay kaasi oo ka dhacaya magaaladaasi Baydhabo. Saacadaha soo socda ayaana la filayaa in wasiiradaasi iscasilay ay goor dhow ay qabteen shir jaraa'id oo ay uga hadlayaan waxyaabaha keenay rasmiyan istiqaaladaasi ay ku dhaqaaqeen goor hore oo maanta ahayd. Wasiiradaasi maanta iscasilay ayey ka mid yihiin:- Wasiirka wasaarada warfaafinta Madoobe Nuunoow Max'ed. Wasiirka wasaarada garsoorka abuukaato Xasan Dhimbil Warsame. Wasiirka wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka Max'ed Ibraahim Xaabsade. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Max'ed Max'uud Gacmo-dheere. Wasiirka wasaarada waxbarashada Ismaciil Max'uud Hurre Buubaa. Wasiirka wasaarada qorsheynta Qaranka Cali Cabdulaahu Cosoble. Wasiirka wasaarada maaliyadda Xasan Max'ed Nuur Shaati gaduud. Wasiirka wasaarada macdanta iyo biyaha Max'ed Nuuraani Bakar. Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Col. C/risaaq ***** Biixi. Wasiirka wasaarada ganacsiga Prof. C/llaahi Axmed Afrax. Wasiirka wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta Cali Max'ed Max'uud. Wasiirada wasaarada caafimaadka Qamar Aadan Cali iyo Aamino Max'ed Mursal oo iyaduna ah wasiirada wasaarada amuuraha haweenka iyo kuwo kale oo dhowr ah.
-
In ka badan 22 wasiir oo ka mid ah xukuumadda Cali Geedi oo is casishay Mogadishu 11, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- In ka badan 20 xubnood oo ka tirsan golaha wasiirada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa saakay is casilay xilli magaalada Baydhabo uu ka soconayo olole majaraha loogu siibayo xukuumadda Ra'isulwasaare Cali Max''ed Geedi oo si weyn ay isku khilaafsan yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah. Wasiirada is casilay ee aynu helnay magacyadooda ayaa waxaa ka mid ah:- 1. Max'ed Max'uud Gacmo Dheere.Wasiirka Arimaha gudaha, 2. Cabdi Max'ed Tarax, Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta. 3. Ismaciil Maxamuud Hurre Buubaa, Wasiirka waxbarashada. 4. Max'ed Ibraahim Xaabsade, Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka 5. Cali Ismaciil Cabdi Giir wasiirka Dekedaha/. 6. Aamino Max'ed Mursal, Wasiirka Haweenka. 7. Cali Cabdulaahi Cosoble, Wasiirka Qorsheynta Qaranka. 8. C/laahi Cabdi Garuun, wasiirka amniga qaranka. 9. Xasan Max'ed Nuur Shaati gaduud, Wasiirka maaliyadda. 10. Max'ed Nuuraani Bakar, Wasiirka Macdanta iyo biyaha. 11. C/risaaq ***** Biixi, wasiirka G/dhigga. 12. Xasan Dhimbil Warsame wasiirka Garsoorka. 13. Qamar Aadan Cali, Wasiirka caafimaadka. 14. Madoobe Nuunoow, wasiirka warfaafinta iyo kuwo kale. 15. C/laahi Axmed Afrax, Wasiirka Ganacsiga. 16. Max'ed Cabdulaahi Kaamil, Warshadaha 17. C/raxmaan Jaamac Rooble, Dib u dhiska 18. Qamar Aadan Cali. Wasiirka caafimaadka. 19. Cali Max'ed Max'uud, Wasiirka dalxiiska iyo duurjoogta, 20. C/laahi Yuusuf Xaraare , Wasiirka Batroolka iyo tamarta 21. Cali Axmed Jangali, wasiirka xanaanada xoolaha. 22. C/qaadir Nuur Caraale, wasiirka Beeraha Sabaha wasiiradaan ay isku casileen ayaa waxa ay ku sheegeen in ay ka mid tahay xukuumadda KMG ah oo diiday in kalsooni ay weydiisato Baarlamanka KMG ah, iyadoo waqtigeeda uu ku eg yahay 12 October. Wasiiradaan ayaa lagu wadaa in ay qabtaan shir Jaraa'id oo ay ku faahfaahinayaan sababaha keenay iscasilaadooda. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe ama Shabelle.net
-
Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
An organised murder campaign, in the month of Ramadan alone there have been many killed and all for being from a certain clan.. The locals will have their justice no doubt. -
Shiikh Habeenkii Xaley ahaaLagu Dilley Kismayo Last Updated::2007-10-11 10:14:17 Kismayo (HRNet):-Allaha u Naxariistee Sh Cabdiraxmaan Mirre Jaamac oo ka mid ahaa Culimada ku dhaqan Magaalada Kismaayo Isla Markaana ahaa Ganacsade ayaa Habeenkii Xaley ahaa waxaa lagu dilley Magaalada Ksimayo. Shiikha oo Dilkiisa uu ka dhacay Xaafada Calanleey ee magaalada Ksimaayo ayaa Dilkiisa Geystey kooxo la sheegey in ay ku hubeysnaayeen Bastoolada waxaana ay Dilleen isaga oo ka soo baxey Masaajid ku yaalla Halkaas ka dib Sallaadii Taraawiixda ee Xaley. Dilka Shiikhan ayaa waxaa uu ku soo Aadaya Xilli Dillalka loo geysanayo Dadka Rayidka ah ee aan waxba Galabsan ee sida Maalayacniga ah laysaga Leynayo Dillalkoodu uu noqdey Sida Qasabad Afka laga Furey. Waxaana Tiro Beeshey sidoo kale Dhaca iyo Handadaadaha Joogtada ah ee Lagu Hayo Dadka Asal ahaan ka soo jeeda Magaalada Kismaayo ee Sida Rasmiga ah ugu Nool halkaas. Beryihii ugu danbeysey Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacayey Dillalkii ugu badnaa ee ka dhaca Magaalada Mudooyinkii ugu danbeysey.
-
^^^lool. a dead man talking..
-
MOGADISHU: Huge security operation underway..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciiddamadda Dowladda Federalka oo maanta baaritaan xooggan ka wada qeybo kaa tirsan magaalladda Muqdishu Boqolaal ka tirsan Ciiddamadda Dowladda Federalka oo ku hubeysan noocyadda hubka fudud iyo Gaadiidka Teknikadda, ayaa waxay saakayto hawlgallo ballaaran ka wadaan deegaaannadda ku teedsan inta u dhexeysa Via Maka Al-mukarama ilaa Isgoyska Lambar Afar ee magaalladda Muqdishu. Ciiddamaddu waxay aad u adkeeyeen ammaanka, iyadoo gaadiidka laga mamnuucay inay adeegsadaan Isgoyska Lambarka Afar iyo jidadka soo gala Ma cadda sababaha rasmiga ee ay Ciiddamadda hawlgalka uga wadaan Deegaannadaasi, inkastoo ay wararka qaarkood sheegayaan inay ku baarayaan kooxihii hubeysnaa ee Fiidnimaddii xalay bam-gacmeedyadda ku weeraray Ciiddamadda ka socda dalka Ugandha ee uu farriisinkoodu yahay Ex-shineemo Ekwatoor oo kaabiga ku haysa Isoyska Lambar Afar. Goobjoogayaal, ayaa sheegay inay kooxo hubeysan fiidnimaddii xalay qarax la beegsadeen Ciiddamadda dalka Ugandha, ka hor intaysan baxsanin, wuxuuna qaraxaasi walaaac xooggan ku beeray dadka ku nool Xaafadaha Tree Biyano iyo Taleex. Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddamadda Ugandha ee ku sugan magaalladda Muqdishu, Captain Paddy Ankunda, ayaa sheegay inaysan wax khasaaro ah dhalanin bambooyinka lagu weeraray Ciiddamadda Ugandhese ee farriisimadda ku leh agagaarka Isgoyska Lambar Afar. Abaaqaroow.com (wiil wal) -
^^^Adeer you are in denial, you are full of it adeer. No one supports you in SSC, its better that you come to that realisation now. As for your question, it was the Garad's and their resp that signed, nothing major about.
-
Adeer what does not exist is a country called Somaliland. Jaaliyadda SSC ee UAE oo taageertay Bayaankii Difaaca ahaa ee ay soo jeediyeen Garaadda SSC...... Oct 08, 2007 By:Jidbaale Desk News Musafah(Jidbaale.com) Guud ahaan shacab weynaha Puntland ee ku dhaqan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa si diiran u soo dhaweeyay go'aankii kama dambeysta ahaa ee Garaadda *********** go'aamiyeen ee ka turjumayay Difaacaa Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Go'aamadan ayaa soo baxay wakhti ku haboon loona baahnaa, waxaana soo dhaweeyay shacab weynaha Reer Puntland gaar ahaan Shacab weynaha........ ee ku dhaqan dibadda iyo gudaha Dalka Soomaaliyeed. Dhulku waa qaali, difaaciina waa lagam maarmaan, guud ahaan waxaa la gudoonsaday in loo istaago difaaca goboladda lagana badbaadiyo garadda iyo weeraradda aan geedna loogu soo gaban ee ay soo qaadayaan beelaha ku abtirsadda maamulka Hargeysa fadhigiisu yahay. Fikirkan waxaa soo dhaweeyay si weyna u taageeray, dhamaan Jaaliyadahan Hoos ku qoran, 1) Jaaliyadda SSC ee Musafah 2) Jaaliyadda SSC ee Abu Dhabi 3) Jaaliyadda SSC ee Al Ain 4) Jaaliyadda SSC ee Dubai 5) Jaaliyadda SSC ee Sharjah 6) Jaaliyadda SSC ee Ujman 7) Jaaliyadda SSC ee Ras Al khemah Iyo Jaaliyadda Guud ee Beelaha SSC ee Isutaga Imaaraadka
-
^^^Adeer you need help, their signeture and stamp are on the paper. Calanka Thus now you claim it does not exist while beofre you said people laughed at it. Come on adeer, the secessionist are left with no straw to hold on to.
-
^^^Horn saxib, these people have only Qaran these days.
-
^^^You sound even more desperate than usual. There is no single website, radio owned by the locals these leaders represent that have had any negetive comment to say. Dont insult our intellegence. The people have spoken, they want unity, and have no time for the fake day dreams of HARGAYSA.
-
The opposition to the TFG is a motley group. It includes an increasingly violence-prone congregation of religious extremists within the now defunct Union Islamic Courts known by their Arabic moniker: "al-Shabaab" and their diehard neo-clanist allies. Both factions have demonstrated certain disdain for pursuing peaceful, negotiated settlement of political differences. Even if they come to the realization that Somalia's central government is—as all indications would suggest—on its way to success, neither group would be satisfied to go along with the new dispensation until and unless one of their numbers—an exchangeable cadre—is at the helm.