
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Great to see an old vetran
-
I loved the 47th independence day celebration. That house in China represents the fact that the Somali nation is still one and recognised by the world. We are going through a difficult time, so did the Chinese before us and many other world powers. I never lost pride to be Somali, but I have felt that we lost many an opportunity throughout my life.
-
You are sounding concerened adeer..
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Laascaanood: Somaliland oo saaka guryaha Laascaanood Baareysa & Dadka laascaanood oo Rabshado dhigaya. 27. oktober 2007 Laascaanood(AllPuntland)- Ciidanka maamulka la baxay Somaliland ayaa saaka ka bilaabay gudaha Magaalada Laascaanood baaritaano ay ku baarayaan sida ay sheegayaan wararka laga helayo ,guryaha kuyaala gudaha Magaaladaasi. Ciidamada soo duulay ayaa waxa ay adeegsanayaan gaadiidka Maxaabiista oo fara badan iyo kuwa dagaal ee qoryuhu saaran yihiin ,ayagoo baaraya dadkii rabshadaha magaalada ka dhigayay maalmihii ugu danbeeyey. Dadka ka soo horjeeda ciidanka deegaankooda qabsaday ayaa muujinayey maalmihii ugu danbeeyey dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in ay ciidankaasi iskaga haajiraan deegaankooda ,ayagoo ku tilmaamay ciidamada uyimid kuwa ay soo hogaamiyeen dad aan udhalan gobalka Sool. Mid ka mid ah dadkii dibaxdyada dhigayay oo magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdi Waraf ayaa Shabakada AllPuntland usheegay in rabshadaha wadayaan ilaa inta ciidanka Daahir Riyaale Kaahin ,ay ka baxayaan gudaha gobalka Sool. "Waxaan wadaynaa rabshadahaan waana nagu waajib in aan muujino codkeena ,sababtoo ah waxaa na qabsaday ciidan ka soo duulay Hargeysa iyo meelo ka shisheeye ,hadii ay Somaliland sii wado qabqabashada dadka ayna soo celin dadkii la qabtey waxaa dhicirka falal xun-xun" Ayuu yiri Maxamed Cabdi Waraf. Saaka ayaa ciidankaasi waxa ay howlaha ka bilaabeen xaafada Waqooyiga Magaalada ,halkaasi oo ah meesha ay joogaan dadka ugu badan ee ka soo horjeeda Maamulka la baxay Somaliland. Dadweynaha inta badan dhigaya Mudahaadyada ayaa ka soo horjeeda ciidanka magaaladaasi la wareegay 15-Bishan ,waxa ayna muujiyaan codkooda ayagoo markaasina dalab ujeedinaya dowlada faderaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Xukuumada Puntland oo ciidankeeda kala soo baxday Magaalada Laascaanood 15-Bishan,ayaa waqtigan isku diyaarineysa in ay dib ugu laabto gudaha Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Magaalada Laascanood oo weli ku Jirta Mar xalad dagaal iyo mudaharaadyo ay bulshadu weli abaabulayaan iyo S/L oo weli xabsiga ku haysa dad ay qabsadeen Laascanood:Magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka sool ayaa wayahan dame waxaa ay ahayd xero ay ku soo dulaan Maamulka waqooyiga Fog ee ka amar qaata ciidanka La magacbaxay Somaliland oo fadhiisinka ka dhigtay duleedka Magaalada Laas canood ee gobolkaasi sool, iyadoo ay wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Laascanood ay shegayaan in weli ay shacabku ka wadaan meelaha ay ku sugan yihiin Kooxa Dahir riyaale ee Somali diidka ahi Mudaharaadyo Balaaran iyo dibad baxyo a ku dalbanayaan shacaka reer Laascaano in ay Maamulkawaqooyi isga baxaan magaalada laascanood oo ay ka dayaan gardarada qaawan ee ay kula soo xad gudbayaan shacabka ayaa waxaa ay rabshadahan mudaharaadka ah la beegsanayaan xarumaha iyo hudheelada ay ku sugan yihiin kooxa ka soo jeeda Maamulka Waqooyi ee uu hogaanka u yahay Dahir Riyaale. Dhinaca kalena dhawaan ayaa waxa ay qadeen Dulaan wuxuush nimo ah Xukuumada Waqooyi ka si oo ay ku qabsadeen Maxaa biis maxaa biistaasi oo ah dad masakiina oo ka mida Qayabaha Bulshada ee Magaaladaasi laascanood dadkaasi ay maxaa biista ku shegeen Somaliland ayaa waxaa ay isugu jiraan dad aad u awood yar oo kala ah Caruur Hawen iyo Weliba dhalinyaro kale oo lugu qabtay Markaasi iyagoo ka cabanaya Maamulka Waqooyi oo diiday in la gubo calanka Qaranka Somaliyeed ee astaantiisu ay tahay Buluuga iyadoo Maamulka Somali diidka ahina uu xabad iyo Rasaas uu hoos u dhigayo waqtigaasi uu la beegsaday Shacabka. Dadkan maxaa biista ah ayaa waxaa ay iminka ku xiran yihiin Xabsiyada Magaalada Burco waxaana ay tirada dadkaasi kor u dhaafaysaa in ka badan ilaa 51qof oo isugu jira Haween iyo Caruur iyadoo ay arintaasi ay timid ka dib markii Maamulka Pntland isimadiisa wawayni ay Dalbedeen in somaliland iyadoo raaliya ay ka huluusho Gobolkaasi sool iyo sheegashadiisa. Maxamed Axmed Ciise Bosaso dhahar.com -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaaladda Magaalada Laascaanood Oo Degan Ka Dib Iska Horimaad Ka Dhacay Maalintii Shalay . Posted to the MOL October 26, 2007, 6:21 am Xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta degan ka dib markii maalintii shalay iska hor imaadyo dhimasho sababay ay ka dhaceen . Waxaa manata caadi ku soo laabtay isu socodkii dadka iyo gaadiidka iyo waliba dhaqaaqii ganacsi , iyadoo magalaada laga dareemayo dhanka kale diidmo ku aadan maamulka Soomaaliland . Iska hor imaadkii shalay ayaa dhex maray ciidamada Soomaaliland oo magaalada gudaha u soo galay iyo maleeshiyo beeleed halkaasi ku sugan . Waxa uuna iska hor imaadkaasi dhaliyay geerida laba ka mid ah askarta Soomaaliland iyo dhaawaca afar qof oo rayid ah kuwaasi oo ay haleeshay rasaastii la is weydaarsanayay . Ciidamada Soomaaliland ayaa horay u sii ka xeystay tiro 50 qof iyadoo aan faahfaahin laga hayn xaalada dadkaasi, waxaana la sheegay in dadkaas maxaabiis ahaan loo kaxaystay lana geeyay xabsiga ee weyn ee Mandheera oo dawladii kali taliska ahayd ahayd ay maxaamiista SNM ku guri jirtay. Waxaana magaalada ka dhaca banaanbaxyo xoogan oo lagu diidan yahay maamulka Soomaaliland iyadoo dhanka Puntland-na ay ka socdaan dhaqdhaaqyo ciidan oo xoogan oo lagu doonayo in lagu soo celiyo gacan ku hayntii Laascanood . Mudugonline.com -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
25 Oktober waa maalin madow oo wiilashii Reer Laascanood gacanta loo gashay News/Articles Waxa soo if baxay khilaaf soo kala dhexgala calooshood u shaqaystayaashii cadowga Soomaalidiidka ku soo hogaamiyey magaalada taariikhda u leh halgankii xoriyad doonka Soomaliyeed ee Daraawiidheed caasimadana u ah gobolka Sool ee Laascaanood Waxaana sababay khilaafka ka dib markii shacabka geesiyaasha ah ee reer Laascaanood kala hor yimaad kacdoon ka dhan ah soomaali diidka kasoo duulay Hargeysa kuwaasoo samaystay maro ay ku magacaabeen Calanka Soomaaliland is kuna deyey inay marada ka dhextaagaan magaalada Laascaanood oo ah hooyada halganka soomaaliyeed iyo xoriyada aynu maanta harsanayno iyo Calanka quruxda badan ee Buluuga ah dhexdana kuleh shanta gees. -
Dadkii ciidamada Somaliland ka qafaashen Laascaanood oo la geeyey Burco Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ee maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in dadkii shaley ay magaaladaasi ka qafaasheen maleeshiyaadka maamulka Somaliland la geeyey degmada Burco ee Gobolka Togdheer. Dadkan oo tiradoodu gaarayso 52 qof oo isugu jira Haween, Dhalinayro yar yar, iyo dad da’a ah ayaa shaley waxaa magaalada Laascaanood ka qafaashey oo xoog ku kaxaystay ciidamada Maamulka Daahir Rayaale Kaahin ka dib markii dadkaasi ay si weyn uga horyimaadeen ficilo gurucan oo ciidamada Somaliland ka wadeen gudaha oo ay ka mid tahay inay gubaan calanka Soomaaliya oo ay magaalada ka dhex taagaan calanka maamulka la magac baxay Somaliland taasi oo si weyn uga careysiisey dadweynaha reer Laascaanood. Dadkan Laascaanood laga qafaashay ayaan wax maxkamad ah la soo taagin waxaana lagu hayaa saldhiga iyo xabsiga magaalada Burco, iyadoo qaar ka mid ah dadweynaha reer Burco ay ku tilmaameen falkaasi mid lagu doonayo in la isaga horkeeno shacabka Sool & Togdheer, iyagoo ka dalbadey horseedayaasha ciidamada Daahir Rayaale Kaahin in dadkan laga qaado magaaladoda Burco oo la geeyo meel kale mar hadii aan lagu haysan wax dambi ah oo laga soo qafaashey deegaankoodii. Si kastaba ha ahaatee waxaa haatan socda dadaal balaaran oo ku aadan sidii looga sii deyn lahaa ciidamada Somaliland dadkan maatida ah ee laga qafaashey magaalada Laascaanood. SBC International News Desk
-
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Anti-Somaliland riots in Las Anod (YouTube video) 27 Oct 27, 2007 - 9:18:11 PM Watch the video here (Brought to you by GaroweOnline.com) LAS ANOD, Somalia Oct 27 (Garowe Online) - GaroweOnline.com is pleased to present its readers with a video recorded on Oct. 25 in Las Anod, capital of Sool region (north Somalia). Troops from the breakaway Somaliland region evicted Puntland security forces from Las Anod on Oct. 15. But locals, opposed to Somaliland's aspiration for independence, protested and closed off the major paved road in town. In the video, locals are screaming "We don't want Somaliland" and "No clan can rule another clan." Burned tires and other debri are scattered along the main road. The day's riots led to at least 1 death and the arrests of more than 50 people by Somaliland forces. To this day, Somaliland troops have not entered Las Anod for fear of clashing with residents. Pro-Somaliland clan militias are inside the town, but there is no functioning administration. Las Anod was reportedly calm today (Saturday). -
Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dahir Riyaale Kashins clan militia will be fought in every corner of SOOL untill they go. -
Daawo Video Mudaharadyadii ka dhacey Lascano 27 Oct 27, 2007 - 3:44:38 PM DAAWO: Bananbaxii Laascaano Muqaalkan ayaa Radio Garowe/Garowe Online waxaa u suurtagaley in Videa ka soo qabtaan mudaharadyadii ka dhacey Laascaano[21 Octber, 2007] kuwaas oo looga soo horjeeday qabsashada Somaliland. Mudahraadyadan oo ay wadooyinka magaalada dhagax iyo taayiro ku gubayeen dad badan oo careysan kuwaas oo gabi ahaanba joojiyay isu socodkii. banaabaxaan oo keenay dhimasho dhaawac ayaa ciidamada Somaliland waxaa ay xirxireen dad gaaraya 50 qof kuwaas sida wararku sheegayaan loo gudbiyay xabsiga Mandheera. Dadkaan careysan oo magaalada jidadkeeda dhigayey dhagax, taayiro gubanaya iyo qashin kale ayaa waxaa u suurtagli weyday ciidamada maamulka Somaliland in nay xakeemeyaan. Waxaan ka cududaarneynaa muqaalka oo aad u wanaagsaneyn kaas oo ay sababtey amaanka oo aan wanagsaneyn iyo duubida oo u dhaceysay si qarsoodi ah.
-
Agaasimaha hotel Xamdi oo sheegay in xubnaha maamulka Hargeysa ay xoog ku degan yihiin hotelka balse aysan--- Last Updated::2007-10-27 21:13:51 Laascaanood:-Agaasimaha hotel Xamdi ee magaalada Laascaanood Maxamuud Doordoon ayaa waxa uu sheegay in xubnaha maamumlka Hargeysa ee degan hotelka ay -- xoog ku degan yihiin balse aysan iyagu raali ka ahayn in ay degaan hotelka maadama shacabka Sool aysan raali ka ahayn joogitaankooda Waxana uu intaa ku daray in uu isagu ku wargeliyay xubnahan in ay ka guuran hotelka iyada oo la bad baadinayo waxyeelo ay shacabka gedoodsani soo gaarsiiyaan hotelka balse ay arrintas ku gacan sayreen Waxana uu Mr Doordoon uu sheegay inuu ku war gelinayo shacabka SSC in mulkiilayasha hotelka iyo hawl wadeenada ka shaqeeya aysan iyagu raali ka ahayn balse hotelka la qabsaday sida degaanka loo qabsaday C/hi Caaqil HorseedNet.com
-
Magaalada Garoowe oo uu saameyey qaxii ka dhacay magaalada Laascaanood L/caanood (WNT)-Waxaa ilaa markii ay magaalada Laascaanood soo galeen ciidamada Soomaaliland oo ay garwadeen u ahaayeen malayshiyaad gobolka u dhashay ka qaxayey magaalada guud ahaan dadka u dhashay magaalada Laascaanood iyagoo caruurtooda iyo haweenka ka fogayana dagaal la filayo inuu ka dhaco magaalada Laascaanood. Meelo badan ayaa ay dadku uga kala qaxeen magaalada sida dhinaca Hawdka ah iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada , waxaa kaloo ay dadku u qaxeen magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Garoowe,Gaalkacyo iyo Boosaaso, waxaana ugu badan hadda marka la,eego magaalooyinkaas dadka ugu badan sugan yihiin magaalada Garoowe oo iyadu masaafo ahaan ugu dhaw magaalada Laascaanood. Marka laga reebo dadka maatada ah ee dagaalka ka soo qaxay ayaysan iyana meesha ka maqayn guud ahaan dad aqoota leh sida weriyeyaasha Dhaqaatiirta iyo weliba garancsatada kuwaasi oo ka hawl geli jiray magaalada Laascaanood oo iyana hadda ku suggan magaalada Garoowe. Waxaa la soo xiray xarumo caafimaad oo si gaar ah loo lahaa oo ku olaa magaalada Laascaanood nin Dr oo ka hawl geli jiray magaalada Laascaanood oo sheegay inuu halkaas isaga soo tegay isoo ka cabsaday in isaga iyo qalabkiisaba ay dhib u gaysrtaan kooxaha soo duulay. Dhinaca kale weli ma jiraan hay’ado ama ururo weli isu xilqaamay inay gacan u fidiyaan dadka qaxay magaalada Laascaanood ee tegay tuulooyinka ku xeeran magaalada Laascaanood. Sikastaba ha,ahaatee guuritaanka ganacstada ayaa kadamaysay kadib markii la helay warar tilmaamaya in kooxda maamulka Hargeysa ay dhawrka cisho ee fooda inagu soo haya ay magaalada ka fulin doonan hawl gal ay ku soo qaba qaban doonan dad fara badan isla markana ay u dhaa dhicin doonan jeelasha Burco iyo Mandheera ,Waxana wararku intaa raacinayaan in wadooyinku ay gebi ahaanba xidhan yihiin isla markana lagu gooyay baabuur iyo taayiro dhagxaan hor leh oo magaalada aysan ka jirin dhaq dhaqaaq ganacsi oo la sheegi karo. C/qaadir Nuur Cilmi (Koor) Waayaha.net,Garoowe,Soomaaliya
-
Adeer thanks for the Pics, nice to see old Dahir at work. Click on edit and delete the thread and type EDITED for heading.. More Pics ..
-
^^^Everything is ok old man. I must say its good to see you again.
-
Nice anymore PICS?
-
Its great that you support all those above things. As for the banter, its all in the game, no hard feelings adeer. My main goal is the restoration of the state, the clan and personal politics is not that important. A tunnel vision is required and so far we are moving forward.
-
Mogadishu: return of the red beret military
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Hasha, coming from a man who's male leaders are stuck in Asmara unable to come to the country, all due to some female soldiers as he claims. So Xasan Dahir Aways, IndaCade, Goobanle, Seeraar, Cirfo, Ayrow, A/qasin, Daylaaf and Co ran away from "Pink Beretz" we all know how they used to worship old Siyad when we had the "European trained" Dont get your knickers in a twist son. -
^^^Why do you care?
-
^^^Adeer its not as bad as supporting the fake clan Jihadis who are stuck and can not get out of a hotel next to a coptic church in Asmara is it now
-
^^^Oh well adeer, it was you who was naming the mans replacements and now all of a suden he has become your champion. However the events are moving forward, governemnt work, motives and intentions unlike what some might think are seldom publicised in the media least of all the Somali ones. If the TFG would end due to your wishes, well you would not be here now trying to convince yourself would you adeer..
-
^^^Adeer I did not mean to anger you, thus the spewing of such wishes. Pardon me, I will try not to get you angry. I will only say one thing, prove any of the above points, specially 2,4 & 5. Also prove means more than just Dayniile.com Good luck
-
^^^Hah, adeer you are going around in circles, this developemtn only highlights weakness from this group who want to save the Geedi PM-ship. Go by the book? What on earth are you on about, Again you display your sheer lack of knoweldge with regards to the matter at hand. There was a meeting and the Parlimen came out in favour of holding a closed confidence vote on the Geedi cabinet. The truth is in the pudding dear lad. If this group has any power they would have stopped this move towards the no confidence, Geedi would not be running around Adis and so on. I suggest you read the article, we have one named mentioned Abdullahi Shiekh Ismael. And his comments, any otehr names, the list of MP's? No..I guess not
-
^^^Ahhh, why are you bothered about legalities as you mentioned in your opinion and the title of the thread "its the end", why the doubts? No one in the parliment will loose their seat because of any leader. Thus the grand game is meant to confuse. One minute a group looses the vote, so what do they do they claim have an alliance, a party to do what? Protect the constitution, not to leave, to split, just to protect the precious constitution. Thus what you see as the "end" out of ignorance is nothing more than a sherade to confuse some, to cry out in desperation because the majority of MP's are with change.