General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Hanjabaad ka timid Al Shabaab Tuesday, December 30th, 2008 at 12:50 pm Horseed Media Muqdisho, Somalia Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Abu Mansuur oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dagaalada ay kooxdooda ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya. Abu Mansuur oo ka hadlay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Gobalka Galgaduud ayaa sheegay in kooxdoodu ay weerar kuyihiin magaalada Guriceel dibna ay gacanta ugu soo dhigi doonaan, wuxuuna sheegay in xiligan ay heystaan magaalada Dhuusamareeb. Abu Mansuur ayaa sheegay in isbedalada siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya aysan ka weecin doonin qorshahooda iyo dagaalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay Afhayeenka Al Shabaab inuu dagaalka sii socon dooono xataa hadii ay ciidamada itoobiyaanka ka baxaan dalka Soomaaliya. Abu Mansuur ayaa sidoo kale u hanjabay qaar kamid ah Culumaa’ udiinka ku sugan magaalada Muqdisho asagoo sheegay in Muxaadarooyin laga wado Suuqa Bakaaraha Masjidkiisa weyn ee abu Hureyra ay yihiin muxaadarooyin dhan ka ah jihaadka ay wadaan isla markaana loo baahan yahay in la joojiyo. Abu Mansuur ayaa ku nuux nuuxsaday in dagaalkii dheeraa oo ay wadaan aan loo joojin doonin shaqsi mansab doon ah ayuu yiri afhayeenka.
  2. Muqdisho oo ay dagaaladii kasii socdaan Tuesday, December 30th, 2008 at 12:41 pm Horseed Media Muqdisho, Somalia Waxaa maanta oo Talaada ah ka dhacay magaalada Muqdisho dagaalo horleh oo ay dad badan ku dhinteen ayadoo ay weeraro iyo duqeynmo ay qaadeen kooxaha ka dagaalamada Muqdisho ay bartilmaameed uga dhigteen xarumaha Ciidamada DFKMG iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Weerarada xoogooda ayaa ka dhacay Isgosyka KM4 goobtaasi oo ah meel isku xirta wadooyinka ugu muhiimsan ee aada xarumaha Dowlada iyo Airporka Muqdisho. Sida laga soo xiganayo goobaha caafimaadka waxaa ku dhintay dagaaladii ugu danbeeyey ee saaka Muqdisho ka dhacay dad gaaraya 15 ruux ayadoo ay jireen dad badan oo rayid ah oo ku dhintay goob meherad ah oo uu ku dhacay Madfac. Kooxda Al Shabaab oo sheegatay weeraradii maanta ka dhacay Muqdisho ayaa waxay sidan oo kale maalinimadii shalay weeraro uga geysteen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Shir jaraa’iid oo uu maanta Qabtay Afhayeenka Al shabaab Abu Mansuur ayaa sheegay in dagaalka ay sii wadi doonaan, asagoo ku hanjabay inay tilaabooyin ka qaadi doonaan kooxaha kasoo horjeeda. Afhayeenka ayaa sidoo kale digniin u diray Culumaa’ udiin ku sugan magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay wadaa Wacdi iyo maxaadarooyin ka dhan ah Jihaadka ay kooxda Al Shabaab ku jirto waa sida uu hadalka u dhigayee. Kooxda Al Shabaab ayaa u muuqata mid sii wada dagaaladeeda xili uu khilaaf xoogleh soo kala dhexgalay Dowlada Soomaaliya, isla markaana uu maalinimadii shalay xilka iska casilay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Ahmed. Waxay kooxdan sheegtay in ay sidoo kale weeraradooda sii wadi doonaan xataa hadii ay baxaan Ciidamada Itoobiya, Abu Mansuur ayaa sheegay in magaalada Guriceel oo dhawaan laga qabsaday kooxdaasi ay dib u soo ceshan doonaan. Al Shabaab ayaa horey u qaadacday heshiiskii Jabuuti ee khilaafka weyn ka dhex dhaliyey Dowlada Federaalka, ayadoo sheegtay in marnaba aysan aqbali doonin waan waan iyo wadahadal siyaasadeed oo ay la galaan dhinacyada ay iska soo horjeeda.
  3. ^^^Puntland will support anything thats good for Somalia. There is nothing left of the Parliment in Baidoa now saxib.
  4. 40 die, 50 hurt in Somalia faction clashes The violence came Monday in central Somalia, the BBC reported. Ten others were killed in factional fighting around Mogadishu in the wake of President Abdullahi Yusuf's decision this week to quit his post. Observers said the violence in central Somalia is coming between a well-known Islamic militant group with alleged ties to al-Qaida called al-Shabab and a previously unknown group of more moderate Islamists called Ahlu Sunna Waljamaca. The latter group has declared a holy war on al-Shabab, blaming it for violence in the country, the BBC said. Ahlu Sunna Waljamaca seized two towns in central Somalia over the weekend, triggering bloody clashes. The weak, pro-Western central government controls only certain parts of Mogadishu and the town of Baidoa while various Islamist and nationalist groups control the bulk of Somalia, the BBC said.
  5. Xaalada Degmada Guriceel oo saaka xasiloon iyo madaafiic ay is weydaarsadeen ciidamada Ethiopia iyo Alshabaab. . Decembar 30 2008 Radiofreesomalia.com Waxaa saakay xasiloon jawiga degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ay dagaalo faraha loogaga gubtay shalay ku dhex mareen kooxaha Al Shabaab iyo Ahlu Sunnah, iydoona xalay ay ku baryeen magaaladaasi ciidamo Ethiopian ah oo shalay gelinkii danbe soo degay. Degmada Guriceel oo shalay ay soo gaareen cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia oo ka yimid dhinaca degmada Balanbal kuwaasoo qaddar daqiiqado ah oo ay degmada Guriceel ku jireen kaddib xarun ka samaystay duleedka degmada, waxaana kaddib soo gaaray ciidamo kale oo Ethiopia ah oo wata ilaa afar baabuur oo kuwa dagaalka oo ka yimid dhinaca is maamulka Soomaalida Ethiopia Ururka Alshabaab oo ku sugan bariga magaalada Guriceel ayaa xalay waxay bilaabeen inay madaafiic ku garaacaan ciidamada Ethiopia ee fariisinka ka samaystay duleedka degmadaasi, waxaana madaafiic jawaab ah ay ku dhaceen gudaha Degmada, taasoo khal-khal iyo argagax ku abuurtay dadkii fara-ku-tiriska ahaa ee ku haray degmadaasi. Waxaa isa soo taraya qasaaraha ka dhashay dagaalladii iyo duqeyntii shalay ilaa xalay ka dhacday degmada Guriceel, waxaana warar soo baxaya ay sheegaya in ilaa 15 qofood ay ku geeriyoodeen dagaaladaasi iyo duqeyntaasi, halka in ka badan 25 qofna ay ku dhaawacmeen kuwaasoo oo la dhigay isbitaalka magaalada Guriceel. Xiisada u dhaxeysa Alshabaab iyo Ahlu Sunah ayaa ah mid wali halkeedii ka taagan, waxaana Degmada Guriceel ku sugan Maleeshiyaad ka tirsan Ahlu Sunah Waljamaacah, iyadoona Alshabaab ay ku sugan yihiin dhinac aan sidaa uga fogeyn degmada oo dhanka Koofureed ku beegan. Wararka qaar ayaa sheegaya in tirada dadki ku dhintay dagaaladi shalay laga yaabo in ay sii kororto maadaama ay jiraan dhaawacyo halis ah oo soo gaaray dad rayid ah iyo kooxihi dagaalamayay. RFS _ Muqdisho
  6. Gaalkacyo: Xildhibaanadii ka tirsanaa Baarlamaanka FKMGS ee ku sugnaa Gaalkacyo oo iscasilay. 30. december 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)- Xildhibaanadii baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugnaa Magaallada Gaalkacyo ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo, in ay iskaga tageen xilalkii ay ka hayeen baarlamaanka Soomaaliya. Mudanayaashan oo shir Jaraa'id ku qabtey Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay sababaha ay shaqada uga tageen ay tahay, markii ay burburtay dawladda Soomaaliya ama ay dawladda Soomaaliya ku guuldareystay wax uqabashada shacabkii soo doortay ee Soomaaliyeed. Mudane ka mid ah Mudanayaashan oo la hadlay AllPuntland ayaa ku eedeeyey Nuur Xasan Xuseen iyo Aaden Madoobe in ay duminayaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayna guud ahaan burburtay dawladdii Soomaaliyeed, wixii ka dambeeyey markii uu shalay Baydhabo kaga dhawaaqay Mr. Yuusuf in uu ka tagay shaqadii uhayay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xildhibaankan wuxuu sheegay in looga fadhiyo baarlamaanka Soomaaliya in ay qaataan talaabadan oo kale, isagoo sheegay in aysan Mudanayaasha kale ee baarlamaanku aysan ka qeybqaadan duminta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo qiyaamooyinka qaran ee laga soo maleegay Dibadaha dalka Soomaaliya. Ku dhawaaqida Mudanayaashan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku soo beegmaysa xili saacadaha nagu soo aadan lasheegayo in ay Gaalkacyo ka dagi doonaan Diyaarado wada Mudanayaal ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo horjeeda Qorshayaasha ay wadaan Xukuumadii Nuur Cadde iyo Aaden Madoobe. F. C. Geylan AllPuntland
  7. ^^^lool. after 40 years I will think about a break right now, its good time to keep going.
  8. ^^^Adeer again, go away with that nonsense, you went from being in denial about the news to making sniffling comments, again nothing new from your group.
  9. Garowe has security and his Villa in the city is nice. Yey has done wonders, as the most successful leader in the postwar era. The fact that everyone is talking about this man and this moment.
  10. ^^^Adeer one knows your clan simply by your silly comments. As for the rest, this was today’s news no propaganda, but I doubt you even know what that word is. Anyhow adeer don’t hide under smoke and mirrors, come out of the closet and speak up.
  11. Nuune, adeer no one knows what you are talking about, Puntland is central to the Yusuf story and when we get our troops back its over for the secessionist day dreams in SOOL as it was under Yey.
  12. Mr Funky Brown, go ahead and entertain yourself with TOLKA-ROCHESTER talking points if it makes you feel better. The fact still remains the same: Yeey was asked to work with Nuur Cadde and drop his new PM or else he will be "seen as an obstacle to peace". He chose to resign instead because he didn't want to work with the incompetent Nuur Cadde. We all know AU, IGAD and all other bodies were begging Yeey to stay and wait for the Djibouti agreement to take hold. Even HornAfrique's bloved anti-Yeey website GEDONET.COM has reported the fact that AU/IGAD didn't want Yeey to resign. Go ahead. Feed yourself with clanish nonsense. Memomize tolka talking points and repeat them here if it is any good for you.
  13. ^^^if you say so mate, Yusuf is a legend and he is back in the base. Nothing his detractors can do.. Now lets see what the hero's of the opposition do, it was real easy to make snide comments people, now lead.
  14. Farax Brown: Adeer spare us the timid attempt at humor. President Yusuf has returned home a hero and has left the political arena for those who think they can do better. Today he is in Garowe, retired and is the first President in Somalia after the war to leave the game on top. Wonderful historic moment and now it’s the age of Puntland…
  15. ^^^Adeer if you did not understand that simple news then you need help. Go back to school lad.
  16. Somalia: Puntland soldiers to leave Mogadishu as Ethiopia withdraws 27 Dec 27, 2008 - 11:54:20 PM GAROWE, Somalia Dec 27 (Garowe Online) - Soldiers loyal to embattled Somali President Abdullahi Yusuf will leave the capital Mogadishu as Ethiopian troops begin to withdraw, Radio Garowe reports. A Cabinet-level meeting in Garowe, the capital of Puntland, ended Saturday with Interior Minister Abdihamid Garad Jama saying that a government delegation's recent trip to Ethiopia was successful. "One of the reasons we went to Ethiopia was to discuss how our soldiers [from Puntland] could leave Mogadishu peacefully," the Minister said, while adding that the Puntland delegation and Ethiopian leaders "agreed" that the Puntland soldiers would leave Mogadishu as Ethiopian troops withdraw. A Puntland government delegation visited Addis Ababa earlier this month, including Finance Minister Mohamed "Gaagaab" Ali and a number of traditional elders. Somali President Yusuf, who hails from the Puntland region, took thousands of soldiers from Puntland to protect him in Mogadishu and work as federal troops. The Ethiopian government has announced plans to withdraw from Somalia in the coming weeks, after failing to stop the advance of Islamists across the country's southern regions. Media reports have speculated that President Yusuf will step down, under U.S. pressure. But the Somali president has not addressed a full parliament yet and his final decision remains unknown.
  17. Duqeyn iyo dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho (Mogadishu, Isniin,29, December, 2008,(Hornafrik Media) in ka badan ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootey tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalo iyo duqeyn ka dhacay deegaanada ku yaala fariisimada Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada ee degmooyinka yaaqshiid iyo Huriwaa. dhimashadan dadkan rayidka ah ayaa timid kadib markii madaafiic badan ay ku dhaceen xaafado dad rayid ah ay deganyihiin oo degmooyinkaasi ku yaala waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in Madaafiicdan laga soo tuurayay saldhigyada ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin xerada Asluubta iyo garoonka ciyaaradaha istaadiye Muqdisho. duqeyntan Ciidamada Itoobiya ayaa ka dambeysay kadib markii saakay dadweyne badan ay ku soo yaaceen agagaarka warshada Baastada iyo Ex-Control halkaasoo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Itoobiyaanka. in dadkaasi rayidka ah soo didaan waxay ka dambeysay kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay halkaasi ka baxeen,hase ahaatee xoogaga hubeysan ayaa weerar ku qaaday wax yar kadib fariisimo ay Ciidamada Itoobiya warshada Baastada ku lahaayeen iyadoo ay xoogagaasi iska caabin la kulmaan lamana oga hadii ay ciidamada ku jira warshada Baastada yihiin Itoobiyaan iyo hadii kale.