General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. source Zack adeer..The Presdient is in Galkacyu a city even closer to the Ethiopian border and bigger than Garowe.
  2. ^^lool. Ms SOL Warlord, get a map and check how large Puntland is. Bari, Nugaal, Mudug, Sanaag, SOOL together makes up the largets land area of Somalia and maybe even more than 40%. One family dominates this region a single Sub -clan Thus we need neither the British colonial history nor even your little triangle This is our country with access to the Red Sea & Indian Ocean. Any more questions dear..
  3. Ibtisam the secess, are you still calling yourself "neutral" after attacking and insulting a whole clan yesterday? Shame indeed. You have become SOL's first female warlord. We never had a female cheerleder for SNM who calls herself "neutral" after hurlding the worst insults against a whole society. The SNM gang female cheerleaders are usually proud and blunt and make no apologies. You keep hiding behind "I am a little fair tiny girl" nonsense you keep spewing everday as if that will let you off the hook. Now, go back to bed little girl. If you are irking for a fight, go have a chat with LazieGirl or Kool-Kat. Watch out, Kool-Kat is a strong Yeey supporter so be very very careful what you say to her.
  4. MADAXWEYNE CABDILLAAHI YUSUF AXMED OO KHUDBAD TAARIIKHIYA OO KULA DARDAARMAYO REER PUNTLAND JEEDIYEY+Dhegayso GAROOWE: Madaxweynihii hore ee DFKMS mudane. Cabdillaahi Yusuf Axmed oo khudbad Taariikhiya oo kula dardaarmayo, Xildhibaanada cusub ee Maamul Goboleedka Puntland, Xukuumda hada talada haysa iyo dhamaanba shacabka reer Puntland oo isku duubaan ka jeediyey manta Xarunta Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland. Dardaaranka Madaexweynaha oo xanbaarsanaa u jeedooyin badan ayaa waxuu kaga hadlay qodoba dhowr ah oo uu ku tilmaamay inay yihiin ku tiirka u ah mustaqbalka iyo midnimada Shacabka reer Puntland. Qodobada uu sida gaarka Madaxweyne Cabdillahi Yusuf Diirada u saaray ayaa waxaa ka mid ahaa: 1- Cadaalada iyo Xaq dhawrka, 2- Siyaasada Qaranimada Soomaaliya in la ogaado 3- Amniga puntland Hadaba waxaan halakan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii madaxweynaha oo dhamays tiran iyada oo maqala
  5. C/laahi Yuusuf Oo ka qeybgalay Fadhigii BDGPL Daawo Sawirada News/Articles Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka mid ahaa Masuuliyiintii ka qeyb gashay maanta Dharintii xildhibaanada Puntland oo maanta ka dhacay Holka Baarlamanka Puntland Ee ku yaala magaalada Garoowe e Caasimada DGPL. Waxaa kale oo ka qeyb galay Madaxweynaha Haatan ee Puntland Gen Cade Muse Xirsi ,Isimo Xildhibaanada,Msharaxiinta u Tartameysa Xilka Madaxtinimada Puntland,Fanaaniin Reer jabuuti ah oo uu hogaaminayo Abwaanka Weyn ee Sangub oo iyagu waayadanba ku sugnaa DGPL gaar ahaan Magaalada Garoowe. Waxaa maanta la dhaariyey xubnaha cusub ee golaha wakiilada Puntland ee dhawaan la soo xulay oo dhan 66 xildhibaan,waxaana lagu dhaariyey hoolka golaha wakiilada ee Puntland, waxaana halkaas goob joog ka ahaa, Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu Holka Baarlamanka Puntland ka jeediyey khudbad gaaban oo ku aadan sidii Reer Puntland u muujin lahaayeen Midnimo iyo horumar la taaban karo. Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu ugu baaqay Baarlamaanka cusub in ay ka fogaadaan wixii hore uga dhacay ee ahaa is garab yaac oo ay si xil kasnimo ah u dortaan cidii ay ku aamini karaan masuuliyada Puntland. Isku soo duubo maxweynihii hore ayaa u sheege shacabka Reer Puntland in dalku uu marayo meel xun loona baahan yahay in ay la socdaan isbedelada dhacaya.
  6. Ibtisam, we are celebreating because one can see the clear advantage to the change that has come. Puntland and Somalia will be better of for the strengthening of the state which is after all 40% of Somalia proper.
  7. Xidigo, Adeer the secessionist have had a honeymoon with Gen Cade and our focus on the south. Let me make it clear to all of you. That is over, done with and no more. Puntland is changing and I am reporting the vanguard position of our state. Local issue will be paramount, our territory and development of our institutions. You have no more power to talk to us and no clan can dominate our region, so no threats just outlining the new reality for the Burco-Berbera-Hargaysa triangle.
  8. JB: The man and the army that humbled you in SOOL are returning, thus no threat this is a promise. Also with the new leadership hopefully Gen Abdullahi Jama, it wont just be SOOL. The game is set, Puntland without the souther issues will become a power much bigger than it has ever been, thats a promise insha Allah.
  9. ^^^Adeer if I made a 360 degree turn I would be where I started, go back and make another point. AfricaOwn, adeer we never make excuses, remmeber it was a while back when we chased you and thus the onus is on you. The locals dont want you and you do not have any power to keep the area, you shall see lads.
  10. No one here is leaving Somaliweyn, we are having a little break untill things are clearer. The troops in Mogadishu's commanders have decided they will no longer be made scapegoats by others, and will move back to the North East. Thats a top brass decision and I agree with it. They are coming to a SOOL near you secessionist so keep talking.
  11. 24-kii saac ee lasoo dhaafay oo Muqdisho iyo Baydhabo ay dilal kala duwan ka dhaceen. Friday, 02 January 2009 11:24 BXM Waxaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamdi ah Dalka dilal kala duwan oo loo kala geystay dad katirsan shaqaalaha maamulka TFG-da. Habeenkii xalay ayaa waxaa gudaha magaalada Baydhabo lagu dilay C/llaahi Cigaal oo kamid ahaa guddiga dib u heshiisiinta Maamulka TFG-da xilli bartamaha magaalada uu kusugnaa, waxaana dilkaasi geystay 3-ruux oo bastoolado ku hubeysan. Sidoo kale maanta ayaa waxaa iska casilay xilka xubinnimada Guddiga dib u heshiisiinta mas’uul katirsanaa oo Baydhabo kusugan kaasi oo sheegay in uu isaga casilay kadib markii dilalka ay kusoo bateen Baydhabo guddigana hawshiisa uu gabay. Dhinaca kale Guddoomiyaha Maxkamadda Degamada Xamar weyne ayaa saakay lagu dilay gudaha degamada Xamar weyne, waxana dilkaasi u geystay labo ruux oo bastoolad ku hubesneyd waxaana markii dhuunta laga geliyay xabadda uu ku cararay guri halkaasi oo uu ku qurbaxay. Ninkani oo lagu magacaabo Maxamed Xasan ayaa horey dhowr jeer loogu hanjabay sida ay GOOBJOOG u sheegeen qaar kamid ah eheladiisa lakin uu ka dhega adeegay, waxaana haatan kahor lagu weeraray Bam gacmeed uu ku dhaawacmay.
  12. Gaalkacayo (WNT)-M/weynihii hore dawlada FS C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maant gaaray oo si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Muqdug. C/llaahi Yuusuf oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa gaaray magaalada Gaalkacayo iyadoo dadweyne aad u fara badan halkaasi ay ku soo dhoweyeen,kuwaasi oo sitay sawiradiisa. C/llaahi Yuusuf oo asal ahaan ka soo jeeda magaalada Gaalkacayo ee xarunta mudug ayaa halkaasi waxaa uu ku leeyahay taageerayaal xooggan,kuwaasi oo maanta dhigay isu soo bax xooggan oo ay ku soo dhoweynayaan. Lama shaacin inta uu C/llaahi Yuusuf ku sugnaan doono magaalada Gaalkacayo,waxase la filayaa inuu joogi doono illaa 2-da maalmood ee fooda inagu soo haya,waxaa la saadaalinayaa inuu dib ugu noqon doono magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Weli ma cadda halka uu u jihaysan doono C/llaahi Yuusuf waxaase la hubaa inuu Puntland ku sugnaan doono inta ay dhamaanayso doorashada maamulkaasi oo lagu wado inay dhacdo 7aadka soo socda dabayaaqadiisa. Editor@waayaha.net Waayaha.net
  13. Adeer it seems you are just uttering words. The comanders who left are the top TFG leaders and no bodyguards. Already more than 300 have flown to Puntland. The remaining will be led by their chief Gen Saciid Dheere and their armour will return. Puntland admin has already stated they will not support anything outside Federalisam and not the nonsnece 550 Parliment. Our boys will be coming home and no power or money can stop them. God Bless Somalia indeed.
  14. Adeer Ilkajiir is the new leader, we are not short of skillful and military men, the old man retired and the fresh, healthy and energetic Ilkajir's term beggins, no wonder he scares you a lot, he will be the next President of Puntland Insha'alah. Suldanka adeer, Ilka Jiir is from the same clan as A/yusuf, Cade Muse, Mohamed Abdi Hashi and most of the 66 MP's of Puntland. Whats your point?
  15. ^^^Indeed adeer, anyhow the SSC issue will be resolved since the Lion is back.
  16. ^^^Adeer I like your optimisam, but the troops have packed their bags and are heading home, hundreds have already flown out including top comanders of the army such as Dahir Dheer who was the spoksemn of the troops and not a body guard. Gen sacid Dheere is the man heading the move and our troops will not be stranded in Mogadishu. Thats the info, as for the governemnt its as dead as a door ****. Puntland admin has already made the moves to get its troops back.
  17. Md. C/laahi Yuusuf oo akhristayaasha Calanka u doorteen shakhsiga sanadka Oslo, Norway (Calanka.com) 01-Janaayo-09 Fursadii doorashada shakhsiga sanadka 2008 ee shabakadda Calanka siisay akhristayaasheeda ayaa maanta lasoo gunaanaday, waxaana sida muuqatay si aad ah ugu horeeyay doorashadaasi madaxweynihii hore ee Somaliya mudane C/laahi Yuusuf Axmed oo isagu meel cidla ah uga tagay dhamaan xubnihii la tartamayay. Doorashan shakhsiga sanadka 2008 ee aanu soo bandhignay ayaynu uga gol-laheyn in aan ku miisaano cida ey akhristayaasha u dooran lahaayeen ninka u qalma shakhsiga sanadkii tagay, inagoo tartanka kusoo bandhignay rag dhowr ah oo wali rug-cadaaya ah iyo waliba haweeney Somaliyeed oo iyadu howlo muuqda u qabatay bulshada. FG:- Fikirka dadweynaha halkan ka >> -Akhriso Marxaladaha kala duwan ee ey doorashadani soo martay mudadii isbuuca ahed ee ey socotay ayaa aheyd mid ey xiiso ku dheehneyd, iyadoo hadba musharax ey guushu la socotay.
  18. Baarlamaanka Puntland maxaad ka taqaan 2. januar 2009 AllPuntland iyo Doorashada Puntland, warar, falooyin, xogoh iyo aqoon Fadhigiisii ugu horeeyay waxaa uu fariistay 1998-dii 3-dii sannaba mar ayaa la soo doortaa Aqalka Baarlamaanka Puntland waxaa fariista 66 xildhibaan Waxay ka kala yimaadaan 5 waxood oo ka kooban 7 gobol Gobolka Sanaag 11 xildhibaan Gobolada Bari iyo Karkaar 21 xildhibaan Gobolada Sool iyo Cayn 15 xildhibaan Gobolka Nugaal 9 xildhibaan Gobolka Mudug 10 xildhibaan Doorashada Xildhibaanka Qofka ka mid noqonaya Baarlamanka Puntland waxaa soo doorta beelaha, nabadoonada ayaa kala saara dadka isa soo sharaxay ee doonaya inay xilkaas qabtaan, waxayna soo saaraan xildhibaanka beesha matalaya, ka dib ayaa Isimka beeshu saxiixaa oo waxaa loo gudbiyaa gudi dawladu magacowday oo qaabilsan hubinta iyo khilaafaadka doorashada xildhibaanada, khilaafaadka gudigaasi xalin waayo waxaa loo celiyaa gudi isimo ah. Dhaarinta Xildhibaanka Shiikh deegaanka laga yaqaan ayaa golaha hortiisa ku dhaariya xildhibaanada kitaabka Qu'aanka kariinka ah, waxaa lagu dhaariyaa inay ummadda Puntland oo dhan si siman oo daacadnimo ah uu ugu adeegayo uuna dantiisa gaarka ka hor marinayn tan guud, macnaha uu danta guud ee dadka iyo deegaanka uu hor marinayo. Doorashada Gudoonka Baarlamaanka: Dhaarta ka dib Fadhiga ugu horeeya ee Baarlamaanka Puntland waxay Doortaan gudoonkooda. Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigihiisa: Markay doortaan gudoonkooda waxay bilabaan hawsha doorashada Madaxweynaha iyadoo marka hore siiya wakhti kooban oo musharixiintu ay kula hadlaan baarlamaanka, ka dib waxaa fadhi kale lagu gudagalaa doorasho u dhacda iyadoo uu xil dhibaan kastaa codkiisa ku ridayo sanduuq dhalo ah oo lawada arkayo, waxay kala dooranayaan dadka isu soo sharaxay Madaxweynaha Puntland muddada saddexda sanno ee soo socota... markaas ka dib isla fadhigaas ama mid xigah waxay ku doortaan ku xigeenka Madaxweynaha oo isaguna saddex sanno xilka la haynaya Madaxweynaha. Doorashooyinka ka dib: Waxay gudagalaan waajibaadkoodi shaqo ee baarlamaanka oo ay ugu horeeyaan sidda ansixinta golaha wasiirada uu soo dhisay Madaxweynaha la doortay... AllPuntland barta deg dega natiijada iyo xaqiiqda doorashooyinka Puntland