
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Breaking news: President Yusuf to resign on Saturday...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warar illaa shalay la isla dhexmarayay ayaa sheegaya in ay suurogal tahay in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu iska casilo xilka uu hayo. Hadday taasi dhacdana dowlada KMG ah ayaa la filayaa inay kala daadato oo qaarkood ay dib ugu noqdaan hogaamiye kooxeed. C/laahi Yuusuf ayaa la rumeysan yahay inuu yahay shaqsiga kaliya ee isku haya kooxaha iyo beelaha ku bahoobay dowlada KMG ah, hadduu meesha ka baxana koox walba ay ku noqon doonto deegaankii ay ka timid. -
Breaking news: President Yusuf to resign on Saturday...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf oo go’ansday inuu xilk ka dego Wednesday, December 24th, 2008 at 5:08 pm Horseed Media Breaking News Madaxweynaha dowladda kmg ah ee federaalka C/laahi Yuusuf Axmed ayaa go’aansaday inuu ka dego xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya, sidaasi waxaa xaqiijiyay afhayeenkiisa. Madaxweyne Yuusuf ayaa ku dhowaaqay inuu xilka wareejin doono saacado ka dib markii uu iscasilay sarkaal uu u todobaad ka hor u magacaabay xafiiska ra’iisal wasaaraha. Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, madaxweyne Yuusuf ayaa la filayaa inuu isku hor casilo fadhi sabtida uu yeelan doono baarlamaanka kmg ah maalinta sabtida ah. -
Winners Losers and the fate of Somalia :post TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
JB: The truth is Somaliland decision to stay out of these issues has been wise. They have gained much, though they seem to be a target for Al Shabaab as everyone else is and Goodane is a local which presents certain problems. Never the less my only difference with the secessionist camp is the land issue of SSC , and that can be resolved through dialogue preferably. I am not worried about the secessionist paper army and all and they will not blow themselves up like the other dudes. Qudhac, a man devoid of ideas who could not even read as my man JB demonstrated. -
Murashaxiinta u tartatamaysa Xilka Madaxwayne nimo ee Maamulgoboleedka Puntland oo ku kulansan Garoowe Garoowe:-Murashaxiinta Xilka madaxnimada u kala tartamaysa ayaa waxaa ay ku kulansanyihiin Magaalada Garoowe ee Caasimad Goboleedka Puntland gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Laybareeriga waxaana saaka halkaasi isugu yimid ku dhowaad 7Murashax oo iyagu kulan aan saxaafada loo shaacin ku qaatay halkaasi. Intabadan Murashaxiinta Puntland ayaa waxa ay isu kaashanayaan Groups ama koox koox taasi oo muujinaysa ama ay keenatay Doorashada Puntland oo xiligeedii soo dhowaaday lugu dhawaaqi lahaa Madaxwaynaha Cusub ee hogaamin doona shacabka Reer Puntland 4Sano ee Fooda nugu soo haya. Murashaxiinta Puntland ayaa waxa ay u kala qaybsanyihiin kuwo ka yimid Dalka Debedeiisa iyo weliba kuwo joogeyba iyadoo ay ka mid yihiin Saraakiisha Dowladihii hore ee Mileteriga la soo shaqaysay sida C/laahi Axmed Jaamac ilkajiir oo kale ,Halka ay qaar ka mid ah Murashaxiinta Xilal kala duwan ka soo qabteen Xukuumada Puntland oo uu ka mid yahay C/raxmaan Faroole iyo Weliba kuwo kale oo xiliyadii u dameyey Xilal ka hayey DFKGS. Sidoo kale kulankan ay Murashaxiintu isugu yimadeen ayaa waxaa ka horeeyey oo ay ku kulmen isla maanta Magaalada Garoowe Murashaxiintu Gidiga Xalinta Khilaafaadka ee Doorashinyka Puntland oo ay si qoto dheer uga hadleen murahaxiinta iyo gudigu sidii looga wada soo jeensan lahaa halmeel oo keliya Xoojinta iyo taabagalka Amaanka Goobta Doorashadu ka dhcayso 1/8/2009ka. Dhinaca kale Magaalada Garoowe ee Caasimad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka socda qaban qaabo lugu dhisayo Golaha Baarlamanka Puntland oo la filayo in la magcaabo Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen Dabayaqadan bishan aan ku jirno welina lama soo bandhigin cidii loo dooran lahaa Xubnahaaso balse qaar ka mida xildhibaanada PL ayaa sheegay inay Diyaarsanyihiin Gudoomiyihii Baarlamanka iyo ku xigeenkiisuba lakiin aan weli la shaacinin luguna soo dhisi doono hal maalin oo kelay. Maxamed Axmed Ciise
-
War Deg Deg ah M/weyne C/laahi Yuusuf oo iscasili doona dhawaan,waa maxay sababtu?. (WYNET)Baydhabo:-War deg deg oo goor dhawayd nasoo gaaray ayaa sheegaya in M/weyne C/laahi Yuusuf uu go’aan ku gaaray inuu xilka iska casilo isagoo sheegay inuu eegayo Maslaxada guud ee dalka Soomaaliya sida uu sheegay afhayeen u hadlay. Afhayeenkaan oo Aljazeera ay soo xigatay ayaa sheegay in M/weynuhu uu go’aansaday inuu jagadaas iskaga tago ka dib markii uu wada tashiyo la sameeyey dhamaan qaybaha bulshada,xildhibaanada Barlamaanka Federalka,uu go’aansaday inuu iscasilo. Afhayeenka M/weynaha Xuubsireed wuxuu kale oo sheegay in M/weyne Yuusuf uu qoray khudbadii uu xilka kaga dagi laha ay diyaar tahay uu iskaga dagi doono subaxnimada Sabtida ah ee fooda inaku soo haysa hadii alle qadaro. Istiqaalada M/weynaha ee la shaaciyey ayaa imanaysa saacado yar ka dib markii uu iscasilay R/wasaare Max’ed Max’ud Guuleed (Gacma dheere )isagoo sheegay inuu ilaalinayo danta guud ee dalka. Dhinaca kale arriintaan ayaa salka ku haya khilaaf xooganaa oo mudooyinkii u dameeyey u dhexeeyey M/weynaha iyo R/wasaare Nuur Cadde ,kaasi oo salka ku hayey arrimaha dib u heshiisiinta iyo waliba dhisida golaha Xukuumada,iyagoo eedaymo kulul hawada isu soo mariyey. Lama garan karo in M/weyne Yuusuf uu kaga dhabayn doono go’aanka iscasilaadiisa iyo inkale,waxaase jira warar isi soo taraya oo sheegaya in beesha caalamku ay culays badan ku saartay madaxda Soomaaliya inay xal deg deg ah keenaan,taasi u muuqata inay jidkeedii heshay. Wixii kasoo kordha kala soco Shabakada Waayaha.net Editor@waayaha.net
-
Afro-Girl,. My sister pardon, me if my posts came across as insulting to you, I was just replying to a confused person here who tried to get personal. Other than that welcome and add your input.
-
The winners are clear in the demise of the TFG. It is the secessionist camps that apart from the Hargaysa bombings and the emergence of Goodane have largely been spared the blood shed and problems of the south. They have even made some gains on the ground. The main problems facing Somaliland is that it has a paper army, that Riyaale is very unpopular with the major clan and has now tended to become more authoritarian and corrupt. If the new election goes well the project of the secessionist will be on course, thus it is important that the election is seen as fair and not rigged, a new face will probably help rejuvenate the secessionist cause even further. Puntland has been a clear loser in the demise of the TFG, it spent man and material to help support Abdullahi and has lost much in its internal security and development in the pursuit of the Somaliweyn dream. It now has no choice but to divert its attention to its western fronts and realign its interests. A big question will be answered in the coming months when it is clear what the makeup of the new administration is. The many troops of the TFG armed forces from Puntland will no doubt return and play a key role in the security of the state. Puntland has also benefited from the demise of the TFG, it has over the past few months become more united, more focused on its internal issues as it slowly moves into a policy of isolation from the South. The southern groups: The RRA and indigenous clans of the south [Lower Shabbele, Jubba’s] have been the clear winners of the TFG rise and period of power. The armed clans of IndaCade, Xasan Dahir and others have been largely castrated and their hold over the region is non existent. The city of Baidoa is doing better today than any other time since the war, this was largely thanks to its position as the Parliament capital of Somalia. The cities of Marka, Barava and others were under the control of a single armed sub-clan that has been routed by the TFG/Ethiopia and the remaining members chased by the Al Shabaab group as they came into the area. The former armed clans of Mogadishu: This group which for a decade or so was the preeminent power of the south have now lost that position and it is very unlikely they will ever regain it. This group has been the clear loser of the TFG rise and they tended to believe that they will regain some strength with its demise. The problem for their assumptions is clear, the clans of the south who were unarmed before are now armed, the parity of power has also shifted. Thus the regions of Bay, bakool, Gedo, Lowr Shabbele, Jubba’s have become tougher for the likes of IndaCade, Goobanle and others to come back. The Al Shabaab: This group or groupings has become the most dangerous armed group in Somalia’s south or are portrayed conveniently as the most dangerous. It is set to make big gains soon and might swallow up areas within the capital. I doubt they can actually take it so long as the AMISOM troops are within the capital area, and they do not even need to do this. The biggest problem is that these groups are independent of the armed clans of Mogadishu and their new hero Sharif Ahmed. This presents a dilemma for everyone, will they recognize Sharif Ahmed or anyone else or will they continue to fight as they have before. Both scenarios are possible though the stage is set for confrontation which will send Mogadishu and the south even deeper into the abyss.
-
The issue of this thread is simple President Yusuf has been a titan in Somali politics for decades now. Good or bad his effect has been extraordinary on the Somali state and people. Now that he is leaving what will be the new development? Will the war stop in the south?
-
Abwan, adeer as is with your whole history you destroy one thing only for the product to bite you in the ***. The TFG's demise will empower not you, or your group but Xasan Turki, Goodane, Fuad Shangool and Abu Mansuur, these men are not gonna take orders from Adeer Ahmed Diriye...lol. Like I said enjoy and I hope you lads dont complain about the new rulers of the south as you did the previous ones.
-
^^^Adeer Abwan, when Mr Guled was your age he was a successful legitimate import export business man with HQ in Dubai and Mogadishu. At that time your whole family were herding goats in South Mudug. He has been a politician of peace, ever since when you was in the rusty pickups of Aydeed chasing old defenseless women and children from their homes. Adeer who are you talking too, your whole clans leadership could not shine his shoes, but of course you only respect individuals for the number of roadblocks they had. I agree with you here he never got into that business.
-
^^^They are coming for you saxib. Now enjoy.
-
Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats a great question, January 8 is the end of the term for Cade so after that I belive. -
Puntland should not secede whatever the outcome.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ Maybe you are right, but many of Puntland population have not had a positive contact with the south for nearly two decades, others no contacts these past 15 years. The mentality has changed, but secessionism is not a good point at all. PS: Hardcore Yusuf supporters make up a great deal of Punt. -
This was a good move, its amazing when you get people who used to fight for Aydeed [Abwan] making comments about positions of law. Mudane Guled is a man of remarkable qualities who has achieved a great deal in his life.
-
Puntland should not secede whatever the outcome.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok adeer ... -
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ibti my dear, Puntland is part of the Somali republic and Somaliweyn is a great idea. Thus the two go together, whats good for Punt is good for the rest. -
^^^Camir is the man. Also will the international group support this plan like they did the previous one?
-
Puntland should not secede whatever the outcome.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer no hope lost, Somaliweyn is not dead. It will be frozen for a while and like Djibouti its time to look after our interest. Our brothers in the south want to liberate Iceland, good luck to them. -
Puntland should not secede whatever the outcome.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They are the hawk’s , the old warriors and the new guard who have not forgotten what happened in the south in 1991. They are those who lost their homes and loved ones because of the actions of clan maniacs. That’s who they are and trust me if they win the argument, then its bye Somaliweyn for at least a decade. We get nothing from Somaliweyn, our economy is self sufficient and the reality of our population, our land mass and the resources of our regions would mean its time to move on if they win the argument. -
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The SOL record my dear lad. You are the only one holding on to the fake stance. -
^^^If that makes you feel good old secessionist. Still I am not sure about the Universe.
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I am not trying to convince you of anything old boy...Its for the record lad. -
^^^Yours was not even good for someone like you..