General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Adeer you are talking out of your backside. The troops will leave with the Ethiopians and the AU forces. No one will repeat the mistakes of the past saxib. After the Ethiopians the Puntland troops will leave and they are needed in their home towns. There is no political will adeer, and without that no need for the young men to die in vain.
  2. Its good news, after the 5th our boys should be heading home. We will welcome them as our new armed forces insha Allah.
  3. Col. C/llaahi Yuusuf oo maanta ka degay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug. . January 2 2008 Radiofreesomalia.com Madaxweynihii Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wafdi uu hogaaminayo maanta gaaray Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kadib markii maalmihii la soo dhaafay uu ku sugnaa Magaalada Garowe tan iyo markii uu iska casilay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya maalintii khamiistii. C/llaahi Yusuf ayaa si weyn oo la mid ah tii horay loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe maanta loogu soo dhoweeyay Magaalada Galkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug iyo kuwa Puntland. Ammaanka Madaxweynihii Somalia waxaa sugayay Ilaaladii dhowaan Muqdisho ka baxay, kuwaasoo aad u adkeynayay ammaankiisa, waxaana loo galbiyay Guriga uu ka degan yahay Magalaada Galkacyo. Colneylka ayaa sidoo kale waxaa uu haatan kulan la leeyahay qaar ka mid ah xildhibaanada ku fekerka ahaa markii uu Madaxweynaha ahaa, kuwaasoo Baydhabo isaga soo cararay ka hor inta uusan isku hor casilin C/llaahi Yuusuf baarlamaanka hortiisa. Warar qaar ayaa sheegaya in Colneylka oo ku dhashay Magaalada Galkacyo maalmahan sii joogayo, iyadoona sida warar hoose sheegayaan dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed uu ka bilaabi doono Magaaladaas. RFS _ Muqdisho
  4. Mr Secessionist Norf: Shalayto the TFG was a "sad dab******" supported by Ethiopians, and Somalia was falling apart under old boy Yeey. Today Somalia is a prosperous little heaven, Ethiopia is working for the good of the nation (Nur Cadde has asked for their stay repeatedly but the Ethios won't stick around thanks to Al-Shabaab), the TFG is working wonders and the Qabil card is being used against anyone who points out that things are not that better-looking for the TFG now that the legend has retired. Norf, my advise to you adeer is relax!. This hate against Puntlanders will just drive you nuts. I know few marqaan-boys who went mad literally waiting for the destruction of Yeey's clan. There is nothing you can do about Yeey and his clan. The 80 year old has more balls than Nacaska Siilaanyo whom we all know will be robbed by kabashaagle Riyaale again infront of everyone. Shame has no boundries for the new TFG-lot. Some are even calling for the genocide of Al-Shabaab and the continuation of Ethiopian troops because it will serve their purpose. The same thing they were saying is utterly wrong and immoral. Wallaahi Somalis are very wierd animals. Enough with that ... On another topic, Norf, I heard your idol, nacaskii Siilaanyo who has commited more killings against the peoople of SSC than Yeey will ever do even if he is given another 40 year career, has been escorted to Laascaanood today by hardnosed Sandulle after Siilaanyo paid a good ransom for the election stunt. Did you hear anything my boy? What are the tolka nacnacleyaal saying at the marfish?
  5. ^^^Yup and Riyaale who is another major warlord, Faysal Ali Warrabe, Big Ears and the rest. Who arrested Mohamed Dheere? Could they not arrest Riyaale in Hargaysa?
  6. Hanjabaada Al-Shabaab audio >> Dhageyso Si kastaba ha ahaatee Suuqa Bakaaraha iyo naqaaxigiisa oo ah meesha kaliya ee Al-Shabaab ka howl gasho ayaa iminka u muuqdo kuwo luminaya kalsoonida shacabka iyo culumaa`udiinka kadib markii ey hanjabaad u jeediyeen culumada islamarkaana madaafiic ey ka dhextuuraan shacabka oo jawaata madaafiicdaasina ey ku dhamaadaan shacab. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  7. Culumada Muqdisho iyo Al-Shabaab oo meel xun kala maraya, bayaan iyo digniin ey soo saareen maanta /b] Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 31-Desember-08 Culumada magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa suuqa Bakaaro ayaa maanta soo saaray bayaan ey kaga hadlayaan hanjabaadyo ey sheegeen in ey dhawaan kasoo gaartay kooxda Al-Shabaab kadib markii ey sheegeen in dagaalada ka socda Gal-Gaduud ey uu u dhexeeyo Somali islamarkaana la joojiyo. Waxaa lagu sheegay bayaankan in hanjabaadaha iyo caga-jugleynta laga daayo culumaa`udiinka iyo cidkasta oo ku hadleysa magaca umadda Somaliyeed. Bayaankan ayaa lagu amray kooxaha madaafiicda ka dhextuura gudaha Suuqa Bakaaraha iyo shacabka dhexdiisa in ey si deg.deg ah u joojiyaan maadaama jawaabta kaga soo bixiyo madaafiicdaasi ey waxyeelo gaarsiiyaan shacabka ku dhaqan Bakaaraha. Sheekh C/raxmaan Maxamed Axmed oo ku saxiixnaa bayaanka ayaa waxaa uu sidoo kale ku xusay bayaankan in loo istaago dib u heshiisiin guud oo ka hana qaada dalka oo dhan iyo in la joojiyo qodista qabuuraha muslimiinta iyo soo saarida qalfoofta. Culumada ayaa intaa bayaankooda maanta ku daray in marka ey baxaan ciidamada Itobiya xabada la joojiyo islamarkaana ey khalad tahay in xabad danbe lasii rido. Bayaankan ayaa u muuqda in uu si gooni ah ugu socda kooxda Al-Shabaab oo uu afhayeenkoodu maalinkii shalay u hanjabay culumada Suuqa Bakaaraha.
  8. Abwan If the man captured your home town does not mean he can even think about crossing to Puntland.. Lol. admiting how weak you are is a good sign ya Aydeed gunner you..
  9. Iyadoo ay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalka Soomaaliya ay ku jiraan xirxirashadii ugu danbeysay ee ay kaga guurayaan dalka Soomaaliya ayaa hadana waxaa soo baxaya hadalo ka soo yeeray Kooxda Alshabaab ee Dagaalka Kula jirta Ciidamada Ethiopia & kuwa DFKMG. Afhayeenka Kooxdaasi Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo la hadlay qaar ka mid ah Saxafada ayaa yiri” waanu wadeynaa dagaalka xitaa hadii ay baxaan ciidamada Ethiopia ilaa aanu Soomaaliya ka hirgelino ujeedkeena ah in sharciga Islaamka laga hirgeliyo Soomaaliya” Dhab ahaan xilligani ma muuqato bixitaanka Ciidamada Ethiopia hasa yeeshee waxaa dhow mudada ay sheegeen inay ka baxayaan Magaalooyinka Soomaaliya,Bixitaanka Ciidamada Ethiopia ayaa dad badani waxay saadalinayaa & bulashada Caalamkuba in xaalada Soomaaliya ay wax iska badeli karaan halka qaar kala ay rajo xumo ka muujinayaan xaalka Soomaaliya meesha uu ku danbeyn doono Ciidamada Ethiopia ayaa dalka waxay soo galeen xilligii ay gacanta siinayeen DFKMG ee Soomaaliya 2006-dii waqtigaasi oo uu dagaal adag dhexmaray maxkamadihii islaamiga ee Koonfurta & bartamaha Soomaaliya mar ka arimin jiray Muddo ka badan 2 sanno ayaa ciidamadu waxay dagaal adag kula jireen kooxo Ka soo horjeeda joogitaankooda & Jiritaanka DFKMG ee Soomaaliya haatana xukuumada Addis ababa iyada ayaa si iskeed ah u ogolaatay inay Ciidamadeeda dalka kala baxdo kadib markii ay ku eedeysay masuuliyiinta Soomaalida kuwo howshoodi gabay Isha warka BBC World Service SBC International News Desk
  10. Adeer it matters not, if we need progress we need to look into changing the rules of the game..
  11. Its over lads and the NGO's will have more reason to raise more funds and fatten their pockects.
  12. Its clear dear boy, in this context Us are those who want peace and unity them are those who want no governemnt and change shirts. We are the Somali republic that should be Puntland new name...
  13. Who arrested him? Nur Cade, Ahmed Abdisalaan or Adan Madobe. The TFG died when the old man left. Again lads deal with this..
  14. They are going back and Puntland will mark a clear line between us and them.
  15. Warbixin: Bayshabo oo haawanaysa, Alshabaab oo haatan ku sugan gudaha magaalada Baydhabo iyo xulufooyin siyaasadeed oo laga yaabo inay sameysmaan Posted to the MOL December 31, 2008, 8:00 am Magaalada Baydhabo oo ahaan jirtay xurunta baarlamaanka KMG ah ayaa hadda haawaneysa ka dib markii ay baneeyeen xubno badan oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG ah iyo saraakiil ka tursanaa xukuumada KMG ah. Wararka ayaa sheegaya in durba lagu arkay suuqa magaalada Baydhabo ururka Alshabaab oo haatan ah cududa ugu awooda badan koonfurta Somaliya ka dib markii burbur ku yimid dowladii KMG ahayd. Soo galida ururka Alshabaab ee magaalada Baydhabo ayaa yimid xili ay iswada casileen maamulkii gobolka Bay amaan xumo awgeed iyagoo sheegay inaysan ku shaqayn karin xaalada hadda taagan. Wararka ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay sugayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya oo la sheegay inay baxayaan 5-ta bisha wallow shakiyo badan ka soo baxayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya. Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya aysan ka bixi doonin gudaha Somalia. Kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka Itoobiya ayaa ku eedeeyay dowlada Itoobiya inay hubaynayaa kooxo diimeedyada suufiyada si dagaalka Somaliya ugu badalaan mid diimeed oo u dhaxeeya Somalida. Si ay iyagu dalaal ugu helaan inay ku sii jiraan gudaha Somaliya si nabad ah. Dhinaca kale, Magaalada Muqdishu ayaa maanta laga dareemay dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan taageerayaashii Gudoomiyihii gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo ahaa ninka ugu awooda badan magaalada Muqdishu. Maalintii shalay ayaa ciidamada Itoobiya galeen guriga Maxamed Dheere iyagoo la baxay hub taas oo ka caraysiisay taageerayaasha Maxamed Dheere. Waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in Kooxda Alshabaab sameeyeen balanqaadyo inaysan weerari doonin taageerayaasha Maxamed Dheere hadday iska horyimaadaan ciidamada Itoobiya. Mudugonline.com
  16. ^^^Indeed I like your point, like I hinted earlier our support will be that of their existence fictitious. Thus we support he government and will continue business as usual. Fantastic saxib.
  17. ^^^I understand your sentiment brother, but what does Puntland get from Somalia now? What can such a government do? The TFG is dead there is no coming back if this 550 MP one clan nonsense is implemented. Somaliweyn is not dead and neither is the republic we will have a few years of separation and these NGO’s and their media spin doctors will realize that the TFG was the best hope but it never got the support of the world as it should have. Puntland will not secede, nor will it support, nor will it fight nor will it entertain this new group. It will have a policy of isolation and ambiguity towards this entity. We will not claim the Queen is our mother..
  18. The most powerful army in Somalia right now is led By Gen Sacid Dheere. Of course fake secessionist sites will report such nonsense. They are coming to a SOOL near you soon.
  19. Garowe resource center Dukes residence in Garowe. [soon insha Allah]
  20. Thierry. Adeer you are having dialogue with yourself. Emperor, that was perfect..
  21. Magaalada Garowe ee caasimada puntland ayaa waxaa ay la ciirciiraysaa dad aad u tiro badan oo halkaasi u tegay si ay goob joog uga noqdaan doorashooyinka dhawaan lagu wado in ay halkaasi ka dhacaan . Ciriiriga dhinaca dadka ah ee magaalada caasimada ah laga dareemayo ayaa ah mid si weyn sameyn ugu yeeshay Garowe oo ah magaalo wax ka yar 10cisho ka dib ay ka dhici doonto doorasho taariikhi ah oo ay jagadeeda ugu sareysa isu soo taageen murashaxiin 20ka badan . Goobaha laga cunteeyo ayaa ah kuwo mashquul badan oo wakhti hore cuntadu ka dhamaato ,waxaana sidoo kale ay adagtahay in aad hoteelada magalada ee hurduda aad ka hesho sariir aad jiifato ciriiriga dhinaca dadka ah ee magaalada ka jira awgeed , dadka ugu badan ee magaalada soo galay ayaa waxaa ugu badan taageerayaasha sida kal iyo laabta ah ula kala safan musharaxiinta 20ka badan ee isu soo taagay jagada madaxtinimo ee puntland . Meelaha laga qaxweeyo ee caasimada ku yaala ayaad ku arki kartaa dad weyne aad u tiro badan oo hadalhayntooda ugu badani tahay arimaha doorashada oo marba marka ka danbaysa soo xoogeysanayaan wararka ku saabsan , badina dadka aad ka uga dhex muuqda Garowe Caasimada isu diyaarinaysa wax ka yar laba todobaad ka dib in ay doorasho ka dhacdo ayaa ah Isimadii , Siyaasiyiintii iyo Aqoonyahanadii laga yaqaanay Deeganada Puntland . Doorashada puntland dadka daraadeed u yimi kama kala iman oo qur gobolada punltand iyo somalia laakiinse waxaa ka mid ah dadka magaalada soo buuxdhaafiyey Qurbe joogtii somaliyeed gaar ahaan kuwa reer puntland, oo u yimi halkan 8bisha janaayo si ay goob joog uga noqdaan doorashada punltand ee xasaasiga ah Si kasta oo ay tahayba maalinba maalinta ka danbaysa waa ay soo siyaadayaan dadka soo gelaya caasimada Puntland ee Garowe , waxaana dadka soo buux dhaafiyey magaalada ay sameyn ku yeesheen maciishada ka jirtay Garowe oo ay kor u kac kusameeyeen iyo Ganacsatada magaaluna ay wakhtigan u arkaan fursad dahabi ah oo soo martay .
  22. ^^^Suldanka, I will support a Somali national government adeer that at least has 40% of the country under its control.
  23. ^^^Its not adeer, the power has been taken out since the legend left..