General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xaalada ka duwan Tiihore oo laga Dareemayo gudaha Magaalada Baydhabo Xaalad ka duwan ayaa soo ifbaxday ka dib iscaslaadee madaxweynaha DFKMG Ah ee Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed taasi oo laga dareemay Gadaha magaalada baydhabo oo fadhi u ah baarlamnkan , Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aan horay looga baran magaalada Baydhabo iyo isku dayo la doonayo in lagu dhaco xarumada Dowlada ayaa soo muuqday waxana ka digay anmurahaasi madaxda ka arimisa gobolka . C/fitaax Max’ed Ibraahim Geeseey oo ah gudoomiyaha Gobolka ayaa ugu baaqay saraakisha amaanka in ay ka hortagaan falalkaasi islamarkaana ay xaqiiojiyaan amniga guud ee magaalada Baydhabo . Bulshada Reer baydhabo ayaa is weydiinaya suurto gal nimada in ay sii shaqeyso Dowlada FKMG ah Ee Soomaaliya maa daama uu iscasilay Madaxweynihii Horboodayay, hase ahaatee sii hayaha Xilka Madaxtiminada DFKMG ah ee Soomaaliya Sh Aadan Madoobe ayaa ka dhawaajiyay in aysan wax raad ah ku yeelan doonin iscasilaadii madaxweynihii dowlada FKMG ah ayna sii jiridoonto xukuumada Raiisulwasare Nuur cade . Mudadii la dhisay DFKMG ah ee soomaaliya ayaa hogaamiyaasheeda sarsare ka bixuiwaayeen qilaafaad dhexdooda ah oo ku saleysan Qeybsi maamul iyo siyaasad taasi oo keentay in maalin cad xafiiska kuu baneeyo madaxweyne yuusuf Axmed oo mudo dheer soohayay una soo halgamayay Jagadaasi Ma ahan Arin ku cusub in ay istaqaaloodaan hogaamiye yaasha sare ee DFKMG ah ee Soomaaliya waxa horay xilkiisa uga tanaasulay Raiisul wasaarihii hore ee DFKMG ah ee soomaaliya Cali Max’ed geedi 29Oct.2007. Isku soo wada duub oo waxaan la ogeyn hala ay wajihi doonto siyaasada Dowlada ayadoo horay isbedelo farabadan ay soo martay inkasto beesha caalamka ay soo dhaweeyeen isacasilaadii uu sameeyay madxweynihii hore Somaaliya , balse shacabka soomaaliyeed ayaa ka walwal san halka ay cagga dhigan donto halka xaalada dalka uu haatan marayo . Max’ed Xaaji Xasan Abuukar SBCInternational- Baydhabo .
  2. ^^^International community adeer..and they have made the situation worse. TFG is dead without the legend like France is without Zidane..
  3. ^^^Its not that far out sis, it will come when everyone builds up his region..
  4. ^^^I hope you liked that, only Yey could deal with them, and he was sent of.
  5. Madax wayne ugusharfta badaan maxweyan yaasha soomaliya Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaahoo ay wehliyaan Xogheynadiisa iyo Qoyskiisa oo si aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe. Halyey C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si aan caadi aheyan oo ay taageero ku jirto loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee xarunta Is maamul Goboleedka Puntland. Wararka halkaas ka imaanaya ayaa sheegaya in Mas'uuliyiinta Maamulka Puntland oo uu ugu horeeyay Md.Gen Cadde Muuse Kuxigeenkiisa Md.Xasan Dahir Maxamuud, Musharaxiinta iyo boqolaal dadweyne ayaa ku soo dhoweeyay Ex Madaxweynaha Garoonka Diyaaradaha ee Kanoco oo 40KM u jirta Magaalada Garowe. Tagitaanka Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah ee Magaalada Garowe ayaa ka dambeysay markii saacad ka hor uu Baarlamaanka ka sheegay inuu iska casilay Xilkii Madaxweynenimo ee uu muddo afar sano ka hayay Dowladda Soomaaliyed. Hase ahaatee Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo ay socdaalkiisa ku wehliyaan Xogheynadiisa iyo qaraabadiisa waxaa la dajiyay Madaxtooyada Puntland halkaasoo kulamo gaar gaar ah kula yeelanayo Mas'uuliyiinta Puntland iyo musharaxiinta faraha badan. Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaahayaa la cadeeyay inuu sii joogayo Garowe inta ay ka dhaceyso Doorashada Puntland oo lagu wado inay qabsoonto 8-da Bisha Janaayo, waxaana laf ahaantiisa markii uu gaaray Garowe uu cadeeyay inuu yahay Oday Soomaaliyed oo uu iska casilay Xilka Madaxweynenimo. Xafiiska wararka wiil waalka abaaqaroow
  6. 17 people killed in Somalia attacks 30 Dec 30, 2008 - 8:11:22 AM MOGADISHU, Somalia Dec 30 (Garowe Online) - At least 17 people were killed Tuesday in Somalia in guerrilla attacks attributed to the country's Islamist rebels, Radio Garowe reports. Most of the people died in Mogadishu' s Bakara Market, where seven civilians were killed when a shell slammed into a crowded restaurant, witnesses said. Three civilians died at a house hit by a mortar in Waberi district, including a young girl. The battles started after the Islamist rebel group, Al Shabaab, initiated an organized attack on Somali policemen on patrol, who were quickly aided by Ethiopian troops. The fighting and subsequent bombardment lasted for one hour. Separately, a bomb explosion in Hamarweyne district killed at least three people including two Somali police officers. Witnesses said a roadside bomb targeted the police vehicle as it drove, with emerging reports telling Radio Garowe that four other people were wounded in that explosion. More than 35 wounded people have been admitted into Medina and Daynile hospitals, medical sources said. Somalia has been wracked by civil war and foreign occupation since 1991, when the country's last effective national government was overthrown and the Horn of Africa country plunged into chaos. Source: Garowe Online
  7. Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo saakay ka dhacay Muqdisho 30. December 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa saakay lala beegsaday qarax nooca meelaha fog laga hago, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii goobta ku sugnaa iyo ciidamadii lala bartilmaameedsaday. Qaraxan oo ka dhacay Agagaarka Isoyska Ceel Gaabta ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan uu ahaa mid lala doonayey in lagu qarxiyo ciidamo Booliska Dowladda KMG ka tirsan oo halkaasi marayey, balse xiligaasi uu ka ag dhawaa gaari Bas ah oo waday dad rakaab ah, iyadoo wararka laga helayo halkaasina ay sheegayaan in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu soo gaaray dadkii halkaasi joogay iyo Askartii. Hal qof oo rayid ah ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday qaraxaasi, qofkaasi oo saarnaa gaariga baska ee meesha marayey, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Labo ka tirsan Askarta, inkastoo laga yaabo in khasaaraha uu intaasi ka sii badan karo. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa ay noqotay meel buuq badan, waxaana daqiiqado kadib yimid ciidamo Boolis kale ah halkaasi oo mudo ku dhow saacad ay ku sugnaayeen ciidamada, waxaana jirta in markii uu qaraxa dhacay kadib ay ciidamadu rasaas ay fureen sidoo kale laga yaabo iney geysatay khasaare. Dhanka kale waxaa saakay degan goobihii shalay ay dagaalada ka dhaceen ee madaafiicda la isku adeegsaday, waxaana jawiga guud ee Muqdisho uu saakay yahay mid deganaan laga dareemayo. AllPuntland, Muqdisho
  8. Adeer the Djibouti peace deal is a god sent for the clans in question. As the Cairo one led to the creation of Puntland, this one will lead to many people dealing with their local issues. We have lost nothing and gained room to deal with our issues. Those who gather in Djibouti seem to always make the same mistake, and for that we shall take note.
  9. ^^^lool. Adeer my family live in Mogadishu and have done so throughout the war. Thus you have no point. Obstacle to peace you say what peace? One needs to make peace with his enemies, Nur Cade & Sharif Ahmed are friends and not enemies, they do not have any power no military muscle. Thus what peace can they bring? Its a joke adeer and you are clueless about what you talk about. This process will bring more blood shed, it is based on *********.
  10. Somalia is ok lads, we are having another nightmare period which we will wake up from. Puntland will set it out and so will many regions and the Al Shabaab will have to be dealt with and its not for us. Its a political game of grand proprtions, but we are not upset, we tried our best and even the greatests loose their heads and touch. Remmeber Zidane's crazy move in the Final. Yusuf lost his touch but he is still the greatst politician alive right now. And those darn Ethiopians they are like Italy bunch of cheaters..Nur Cade was a mere spectator.
  11. Adeer I support the state of Puntland that has brought peace to its people and uses common sense. I don’t much care for Al Shabaab but I have higher values for their positions than the clan clowns who for 17 years have been changing shirts. Ones political position must be passed on common sense and an ideal. You went from supporting Al Shabaab to calling for their genocide? That’s a big leap and based on nothing but clan emotional outbursts. No running around in circles, saxib. The TFG I supported is gone we are left with the same nonsense as before. The problem is the landscape has changed saxib, this is not 2004..
  12. Theirry adeer: Nur Cade & Sharif Ahmed are your clan man up and admit that nothing has changed other than shifting of personalities. Yesterday you was raving mad about Al Shabaab, what changed? Oh is it the fact that their leaders and warriors are no longer beholden to your groups in Guriceel? Goodane, Shangool, Abu mansuur, Xasan Turki all seem to be from various clans and areas. Nur Cade, Sharif Ahmed, Ahmed Abdisalaan, AbdiShakur are all from the same sub-clan. Give it a break. And it was Al Shabaab who fought while Sharif Ahmed was rescued by the Americans and put into a hotel.
  13. Theirry adeer, what is this bravado you talk about, your group was defeated and it was the international community who rescued you and that immovable object called time. Yusuf and his troops are heading home and in our turf no one can touch him or them. Now the issue here is the national government of Somalia without Puntland which is 40% of Somalia what are you left with? The Ethiopians, Ugandan’s and others are leaving also. What are you left with? A split and splintered groups with large areas mostly controlled by Xasan Turki, Goodane & Abu Mansuur who you called for their annihilation. Thus my friend you have no power and going from one hotel to another means nothing.
  14. Thierry is calling for genocide against AL Shabaab now that he believes his clan has the upper hand. :rolleyes: The problem is the lads dont belive what Thierry and others do. They are the ones who defeated the TFG and Ethiopia and they will defeat the little weaklings who are now thinking big.
  15. Its nothing to do with an individual. Puntland is the huge state that has to defend its interests. This nonsnece in Djibouti about 550 MPs. The two faced groups who pretend to be part government part rebel. The idiotic Nur Cade & Adan Madobe hand waving votes, have resulted in destroying the little faith we had in government.
  16. Theirry adeer, you seem to be all over the place. President Yusuf had the support of the state of Puntland and could marshal its fighters and resources at the disposal of the national government. Your hero’s have no such support on the ground a few villages and towns maybe but nothing on the size and power of the North East together. The issue now is simple should Puntland and its MP’s continue supporting a government that has been crippled by internal agents working for the NGO’s? No adeer. The main issues dear lad is the equality in clan representation and the 4.5 formula was the closest we had. This was done away with in Djibouti. The 550 MP parliament is just silly and the fact that certain groups were hiding behind the clans and were supporting the armed groups while pretending to be part of the government. Thus with the resignation of the President and removal of our personal and armed forces soon, there will be a new chapter. We shall wait and see.
  17. ^^^Nothing has changed adeer and you got a clear answer. The hope for Somalia was a multi clan government, that has gone. This Ahlu Clan nonsnece and the fake resistance will only hurt those who never wanted a multi clan governemnt. So keep up the resistance or change your name to Ahlu Clan.
  18. Abu-Mansu: Dagaalada joojin mayno 30 Dec 30, 2008 - 6:39:42 AM Afhayeenka ururka hubeysan ee Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-Mansor] oo maanta shir jaraa'id qabtay ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalkii ka dhacay Galguduud. Sheekh Abu-Mansor ayaa si weyn u weeraray culumo dhawaan ka sheegay Muqdisho in dagaalada ka socda gobolada dhexe ay yihiin kuwo u dhexeeya Somalida, dadka ku dhintana ay naarta galayaan. "Dagaalkii ka dhacay Guricel, wuxuu ahaa mid u dhexeeya kooxo ay soo abaabushay Ethiopia iyo Al-shabaab, runtii degmada Guriceel iyaga ayaa la wareegay kuna sugan hada" ayuu yiri Abu-Mansor. Afhayeenka Al-shabaab wuxuu sheegay in koxdoda aysan dagaal kula jirin Ahlusuna, balse ay la dagaalamayaan kooxo ay soo hubeysan Ethiopia, isagoo balan ku qaaday inaysan dagaalkaas joojinayn. "Dagaalka aan wadno kuma xirna joogitaanka iyo bixitaanka Ethiopia, hadii Ethiopia ay baxdo dagaalku wuu soconayaa waayo hadafkeenu waa inaan dalka Somalia ku xukuno diinta Islaamka, markaas ayuuna dagaalku joogsan karaa" ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Roobow. Mar uu sidoo kale ka hadlay gacan ku haynta degmada Dhuusomareeb oo ay dagaalo ka dhaceen laba maalmood ka hor ayaa sheegay inay halkaas gacanta ku hayaan, ayna doonayaan inay gacantooda kusoo celiyaan Guriceel. "Ethiopia waxay doonaysaa inay 3-jabhadood kusoo jahayso Somalia si aanu dalka u dagin, midood waxaa loo qorsheeyay Hiiraan iyo Bakool, midna Gobolada dhexe iyadoo tan sadexaadna loogu talogalay Gobolka Gedo" ayuu yiri Sheekh Abu-Mansur. Afhayeenku, wuxuu ****olka ka rogay in dagaal shalay ka dhacay Muqdisho ay iyagu lug ku laahayeen, uuna halkaas kaga dhintay mid ka mid ah saraakiisha waaweyn, kaasoo lagu magacaabi jiray Macalin Farxaan. Abu-Mansor oo ka hadlay hadal dhawaan ay culumo ka sheegtay Masjid ku yaala Bakaaraha oo lagu magacaabo Abu-hureyra ayaa sheegay in hadalkaas uusan ahayn mid wanaagsan ayna ka digayaan. "Culumadii dhawan ka sheegtay Abu-hureyra in qofkii ku dhintay dagaalka Galguduud uu naarta galayo, waxaan leeyahay, waxba ma taqaanaan ee ka daaya afkiina Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Mukhtaar. Sidoo kale culumadaas ayuu uga digay inay dacaayadeeyaan Mujaahidiinta, isagoo u sheegay inay dagaalada ka qahbgalaan ama ay afkooda ka haystaan mujaahidiinta, isagoo ku tilmaamay muxaadarooyinkooda kuwo aan khayr lahayn. Garowe Online, Muqdisho
  19. Dagaalo iyo duqeymo gaystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Muqdisho. Muqdisho,(WNT):-Dagaalo iyo duqeymo xoogan ayaa Maanta ka dhacay degmada hodon ee Magaalada Muqdisho. Dagaalkaan ayaa waxaa uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda. Tiro madaafiic ah oo ay is dhaafsanayeen dhinacyada dagaalada ayaa ku soo dhacayay intii uu dagaalku socday meelo ka baxsan halka dagaalku ka dhacayay. Waxaa la sheegay in madfac ku dhacay degmada Howlwadaag ay ku geeriyoodeen in ka badan 5-ruux kadib markii uu ku dhacay goob maqaayad ah oo dad badan ka cunteynayeen. Sidoo kalena waxaa jiray dhaawacyo soo gaaray tiro intaasi ka badan inkasta oo aan cadad rasmi ah la helin. Xaalada ayaa haatan ah mid dagan inkasta oo xiliyada qaar goobihii dagaaladu ka dhaceen laga maqlayo rasaas teel teel ah. Si kastaba dagaalka Maanta ka dhacay Muqdisho ayaa qeyb ka ah dagaalada mudada laba sano ah ka dhacaya muqdisho kaasi oo ay qaadayaan kooxaha ka soo horjeeda ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.
  20. ^^^I am not bothered adeer. Abu Mansuur is your problem now Mr tough guy.
  21. ^^^Since yesterday the only hope for security has gone. We are back to clan militias and Ahlu Clan Vs Al Shabaab. Adeer you are right this is news reporting dont get angry and keep the resistance going.
  22. ^^lool. Theirry , saxib you dont know anything, we had a farce called the ARTA governemnt where they had many individuals who represented Puntland but could not even travel to Puntland. Adeer Puntland has paid a heavy price for this government we will never accept the nonsence Djibouti agreement and the resulting "governemnt" is yours to defend. Anyhow good luck in exterminating Al Shabaab, they are your problem now.
  23. Che saxib, Puntland admin will have to make a decesion in time, and all will depend on the realities on the ground. Puntland main concern is its army and once they return there is no need for us at this moment to get tabgled in the south. A parliment of 550 with one clan domination is not something any group will accept and this will strengthen the armed groups. Outside of Baidoa & Mogadishu where does the new governemnt control?