General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Thursday, May 31, 2012 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra'iisul Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dalka, shirka Istanbul ee arrimaha Soomaaaliya iyo soo afjaridda Xilliga KMG ah. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ugu horreyntii uga mahadceliyey soo dhoweynta diiran ee isaga iyo wafdigiisa loogu soo dhoweeyey dalka Turkiga, isla markaana uga mahadceliyey doorka hoggaamineed ee saliimka ah ee Turkiga uu ka qaato arrimaha Soomaaliya iyo weliba shirka Istanbul 2 ee arrimaha Soomaaliya oo uu Ra'iisul Wasaare Abdiweli sheegay in Somalidu ay rajo weyn ka qabaan shirkan. Labada mas'uul ayaa si saraaxad leh uga wada hadlay arrimaha Soomaaliya, sida Roadmap ka dhaqangelintiisa, dadaalada Turkiga ay ka wadaan dalka Soomaaliyeed ee ku wajahan mashaariicda horumarineed, dhanka gar-gaarka bani'aadanimo, iyo howlo ballaaran ee ku wajahan dhanka waxbarashada, caafimaadka, iyo dhammaan adeegyada bulshada. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya waxuu si gaar ah uga mahadceliyey dhigiisa Ra'iisul Wasaaraha Turkiga safarkiisii taariikhiga ahaa ee uu bishii August ku yimid Soomaaliya oo uu sheegay inay keentay in beesha caalamku ay u soo jeestaan arrimaha Soomaaliya. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya waxuu sheegay in labada dal ay wadaagaan taariikh facdheer iyo xadaarad wanaagsan, isla markaana uu u sheegay dhigiisa in Soomaalida meel walba ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibediisaba ay aad iyo aad ula dhacsanyihiin dadaalada Turkiga ee ku wajahan arrimaha Soomaaliya kana codsaday inay sii labo jibaaraan. Dhanka kale Ra'iisul Wasaare Recep Tayyip Erdogan ayaa u mahadceliyey Ra'iisul Wasaare Abdiweli Mohamed Ali iyo sida hogaanka fiican ee uu isbedelo dhab ah uga sameeyey Soomaaliya una rajeeyey in Soomaaliya xal waara loo helo oo ay Dowladda Turkigu ay aad iyo aad uga shaqeyneyso sidii Soomaaliya ay cagaheeda isagu taagi laheyd.
  2. Puntland oo aadeysa Istanbul & Turkiga oo taageeraya 30 May 30, 2012 - 3:21:55 AM Magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa maanta 30 ,May 2012 waxa ka anbabaxaya wafdi balaaran oo u socda dhinaca Istanbul ee Turkiga si ay uga qaybgalaaan shirka halkaasi ka dhacaya. Issimo ,Ganacsato ,bulshada rayidka ah xubno ka socda dowladda oo xukumadda iyo xildhibaano isku jira ayay ka koobanyihin xubnaha Turkiga u dhoofaya oo dhamaan tiradoodu dhantahay 48 qof. Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Farole oo ku sugan Addis Ababa ayaa ilo wareedyo lagu kalsoonyahay Garowe Online u sheegeen inay wadahadal la galeen xubno ka tirsan wasaarada arrimaha dibedda Turkiga ,safaarada Somalia ay ku leedahay iyo weliba madax kale oo Turki ah waxana Turkigu ka aqblay Puntlan dhamaan cabashooyinkii ay horey u muujiyeen. Ka sokow safarkan xubnaha Puntland ka tirsan ay ugu tagayaan Istanbul waxa Turkigu balanqaadey inay dardargeliyaan fulinta mashaariic horumrineed gudaha Puntland islamarkaasina tixgelinayaan doorka Puntland ay ku leedahay horumarka geedi socodka nabada Somalia. Wixii ka soo kordha safarkan kala soco wararkeena xiga hadii Eebe Idmo . GAROWE ONLINE
  3. This is good news. Puntland leadership will join the meeting. A most welcome development...
  4. I agree our brothers in SOL are just pandering to the usual anti Puntland groups. However Turkey is not a problem nor do they care for our weak divisions as Somali's. We should not be the people who take every opportunity to lose an opportunity. The Somali people need an ally and Turku has been a good ally so far. The restoration of the Republic is an ideal that the people of Puntland.
  5. Faroole is the current leader of the State. Criticism of his actions is well and good, however we need not confuse the State with the man. This is not on the interest of Somalia. The Turkish involvement is a positive one.
  6. I disagree with President Faroole on this, however, it's quite amusing to read about all the over the top attacks on Puntland from the usual suspects. I am also against the claim that Turkey is helping only one area, Turkey is helping Somali's and that's an important point. We the people of Puntland are a proud and resourceful Bunch, who have build a viable State fr scratch. Thus the admin have made a big mistake in this and they need to rectify this, the sooner the better.
  7. Its a most welcome development that Somaliland (NW regions) is in this conference...
  8. The conference in Isanbul is a great opportunity for Somalia and it is ludicrous for a leader to have taken such a selfish and absurd stance. The excuses made for rejecting the conference, were absurd as and not logical. At a time when we are isolated as a people and when the only solution brought forth by our neighbors and Western nation has been military intervention. The Turks entrance has been injection of fresh Oxygen into the Somali Political lungs....
  9. I like the image from the conference, the Turks have done a fine job in Somalia and I hope it continues....
  10. Puntland will not be a Republic and shall remain part of Somalia. Everything else is the delusions of mad men.
  11. An absurd move on behalf of Puntland & Galmudug. They should go to Turkey and participate in the discussions. Specially the reconstruction and development part. I am not sure how Staying outside benefits them. However I welcome the new closeness between the two. I just wished it was focused more on security and building bridges on the ground in Mudug, it's a start.
  12. I like that, the new Oil province of the world. Consider that North Dakota has 6600 wells pumping 500,000 b a day. Puntland has one well drilled and millions of b anticipated. It's a huge development one that I a big supporter did not expect.
  13. ^^^Burn Notice, thanks for the update.. Reading between the lines, this project has been a success. Finding Oil in the first well is quite remarkable and now we await the second drilling in Shab Nth.. I remember a time when naysayers used to say there was no Oil exploration at all or that the region was not secure enough. Now its they have found no Oil and the drilling has stopped. We have all come a long way. I believe all issues will be ironed out in the meeting to be held in Addis this week. The signatories to the road map with the international community will all be attending. Top of the agenda are the 36 points that Puntland would like to be revised. Don't believe the hype, its not as bad as some are reporting..
  14. ^^^^That is well and good, but can you get Siilanyu on board, or is he bussy working on the execution of 17 hapless men from East Hargaysa... Come on you can not even bring your own clan yet talk about others...
  15. Carafaat;831886 wrote: ma si wada abtirsiinta ila Shirwac. Sxb, its pure love me and Puntland. No complexes. That is real sad. You are a joker, but no one is laughing with you...
  16. Mario B;831884 wrote: It becomes really difficult to take you lot serious. Rich, coming from someone who supports Ali Khalif and the Khatumo
  17. Carafaat;831883 wrote: Duke, we all know maskaxda reerka cida ah. For sure it aint Faroole, he is merely the sub-contractor. Ah, there you go again..
  18. Qandalawi;831881 wrote: ^Lool @ Duke, you made him go back memorize his name and get it right this time When it comes to Puntland and its clans, our Carafat works hard to learn and ingrate himself... Its an obsession and a clear symptom of inferiority complex on his part...
  19. ...lol. Now its Qardho that has you all hot and bothered? Poor Carafat, he sure has a Puntland problem....
  20. ^^^It seems you enjoy having dialogue with yourself. Insha Allah this constitution will pass and Somalia will have a rebirth... So far so good, nothing comes easy and the little noise will subside. As for Puntland its playing its role, its constitution gives it enough powers and direction to do its own thing if others are not ready yet..
  21. Carafaat;831873 wrote: I Long live Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax. the only thing I agree with you adeer... The rest was hot air....Indeed, long live Islaan Bashir Islaan Abdulle.....Shame you did not know his full name yesterday when you were creating this thread...
  22. http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/05/chapters-1-15-new-draft-only-with-table-plus-space.pdf Here is the constitution, it is FEDERAL lad..
  23. ^^^^Carafat You know the national constitution is FEDERAL don't you?