General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Warar hoose ayaa sheegaaya in Madaxweyne Shariif iyo Reysal Wasaare Gaas ay isku fahmi waayeen in la kala diro Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas. Guddiga Farsamada ayaa iyagu awood u leh in ay kala shaandheeyaan Xildhibaanada ay soo gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka, sidaas darteedna Madaxweyne Shariif kuma kalsoona Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas, isagoo ka filan kara in ay ka hor istaagaan Xildhibaano isaga taageersan oo lasoo gudbiyay.
  2. Maxaa sababay in Shekh Shariif ka baxo shirkii Saxiixayaasha Road Map-ka?? Warar badan oo kala duwan ayaa kasoo baxaaya sababaha rasmiga ah ee Madaxweyne Shariif Sh. Axmed uu uga baxay Maanta Shirkii Ansixinta Dastuurka. Warar hoose ayaa sheegaaya in Madaxweyne Shariif iyo Reysal Wasaare Gaas ay isku fahmi waayeen in la kala diro Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas. Guddiga Farsamada ayaa iyagu awood u leh in ay kala shaandheeyaan Xildhibaanada ay soo gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka, sidaas darteedna Madaxweyne Shariif kuma kalsoona Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas, isagoo ka filan kara in ay ka hor istaagaan Xildhibaano isaga taageersan oo lasoo gudbiyay. Qodobka kale ee Madaxweyne Shariif ka carooday ayaa ah Kulan Saacado badan qaatay oo ay yeesheen Maanta Waqtigii shirka billaaban lahaa, Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole iyo Reysal Wasaare Gaas, taas oo shaki badan ku dhalisay Madaxweynaha. Waxaa kale oo jira qodob muhiim ah oo ay isku qabteen madaxweynaha iyo 5-ta kale ee Saxiixayaasha, kaas oo ah, Xuxinta Ahlu Sunnah u mataleysa Shirka, iyadoo Madaxweynaha uu watay C/llaahi Macallin nuur, halka Saxiixayaasha kalana ay wateen Aw Libaax, taas oo keentay in uu soo fara galiyo Ambassador Mahiga oo taageeray Aw Libaax. Qodobadaas oo madaxweynaha u muuqday in uu kaligiis noqday, isla markaana ay kasoo horjeesteen 5-ta kale ee Saxiixayaasha, waxa uuna ugu dambeyn go’aansaday in uu shirka isaga baxo. Xafiiska Dayniile ee Nairobi.
  3. Sharif seems frustrated and out of his depth. Why run away if you are winning? ...
  4. Faroole & Abdiweli just ignored Sharif and Sharif Xasan tried and then went about his business.
  5. Not sure why all this soul searching is about. Somalia needs a competent leader and Sharif Ahmed is a parody of failed African Dictators.
  6. Sharif wants to change the electoral commission. The others seem to be on board. His isolation is indeed expected. He can not even say that he is upset out of fear... It's a new dawn.
  7. Sidoo kale waxaa kaloo jira in madaxweynuhu uu dalbadey in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka lakala diro iyadoo ay ka diideen xubnaha kale ee saxiixayaasha khariidada Nabada.
  8. Sidoo kale waxaa kaloo jira in madaxweynuhu uu dalbadey in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka lakala diro iyadoo ay ka diideen xubnaha kale ee saxiixayaasha khariidada Nabada.
  9. Madaxweynaha Soomaliaya oo shirkii Road-mapka iskaga baxey. Published on August 5th, 2012 Next Prev Madaxweynaha Soomaaliya shariif sheikh Axmed ayaa maanta ka baxey shirkii saxiixayaasha khariidada Road-mapka uga socdey magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Madaxweynaha ayaa u duulay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu guuleysan waayey dadaalo lagu soo celinayo oo uu waday ergayga qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustin Mahiga. Ilo ku dhow shirka oo ay horseedmedia xiriiro kala duwan la sameysay ayaa sheegeya in khilaafku uu ka dhashey gudiga soo xulitaanka baarlamaanka cusub iyo qofka u matalaya ururka Ahlu sunna ee Road-mapka. Sidoo kale waxaa kaloo jira in madaxweynuhu uu dalbadey in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka lakala diro iyadoo ay ka diideen xubnaha kale ee saxiixayaasha khariidada Nabada. Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Shariif Xasan Sheikh Aaden iyo Mahiga ayaa isku dayey iney baajiyaan madaxweynaha kadib kulan dheer oo ay kula kulmeen Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata. Madaxdii kale ayuu shirkoodi si caadi ah uga socdaa goobtii ay ku shirayeen iyadoo ay ku adkeysteen inuu shirku sii socon doono. Khilaafkan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa kadib markii shaley ay la kulantey xoghayaha arimaha dibada ee wadan Mareykan Hillary Clinton oo ku boorisey in dadaalka halkaasi laga sii wado. Horseed media
  10. What ever the case, Abdiweli has made a historic breakthrough and those who dot like it are a minority...Somalia has spoken and a new era begins...
  11. Moonlight, Abdi is a soldier and unlike some in SOL who were only militia recruits he knows the truth and the real State his people are in. This is not 1991 when he had thousands of multiple clan militias chasing kids & women in the South. This here is Mudug and Abdi knows the firepower he has and those the other side has. Now we expect Abti being from the largest sub clan and those who have most to lose to stop the little militias from the rural areas who cause trouble. This is the point this man is one an agreement can be made with and who has the power to tame those who cause nonsense. ...
  12. Warsaxaafadeedkaan hoose waa kii igu horeeyey ee maanta kasoo baxa Xafiiska Raysal wasaraha Dowlada Feedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ka dib markii Soomaaliya ka baxdey Kumeel gaarkii mudada soo jiitamayay. Muqdisho, Arbaco, August, 2012———–*Ergadka Ansixinta Dasuurka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh ku ansixisay Dastuurka dalka si KMG ah ilaa inta Afti dadweyne loogu qaadayo.Wasiirka Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta C/raxmaan Xoosh Jibrill ayaa markiiba ku dhawaaqay in Ergado 96% u codeeyeen dastuurka dalka. Halka inta kalene ay qaarna ay diideen inta kalena ay ka aamuseen. Wuxuuna Sidoo kale Wasiirku Cadeeyay in sidaa uu Dastuurka dalka uu ku yahay mid sax ah oo loo codeeyay.Wuxuuna intaa ku daray Ergada shirka joogtay ay gaarayeen 645 xubnood, 621 ka mid ah ayaa ku codeeyay, halka* 13 ergo ay ku codeeyeen ay diideen, Waxaana sidoo kale ka aamusay 11 xubnood. Wuxuuna Wasiirku xusay in maanta ay Soomaaliya u tahay maalin taariikhi ah maadaama ay Ergado si Wadaniya leh ku ansixiyeen Dastuurka dalka.Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli *Maxamed Cali ayaa sheegay in Soomaaliya maanta ay ka baxday KMG, wuxuuna tilmaamay in maanta dalka Soomaaliya uu leeyahay dowladd iyo dastuur. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Cabdiweli wuxuu sheegay in ay dhamaadeen wixii loo yaqiiney Argagixiso iyo Burcad badeednimada Soomaaliya.* “Maanta waa maalin taariikh u leh Umadda Soomaaliyeed madaama ay Ergado Ansixisay Dastuurkii dalka, Waxaan maanta ka baxney KMG, maanta wixii ka dambeeyo waxaa inoo dhalanaya dowladd rasmi ah, Waxaa noqoney dowladd Dastuur leh”. Wuxuuna intaasi ku daray Ra’iisul Wasaaruhu in Shahaaddo Sharaf la guddoonsiin doono Ergada ansixisay Dastuurka si Umaddo ay mustabalka u xasuusato howshii ay u qabteen. DHAMAAD —* Abdinor Abdulkadir Mohamed(Daacad) Press Officer, Communication Office of the Prime Minister. Mobile: +252-615 244689*Mogadishu, Somalia***
  13. Moonlight unlike some, I know who ina Qaybdeed is very well. He is a tough enemy but a solid ally also. His election is welomenin taming the many militias in his region. However I believe this is a great development. Again Abti Qaybdeed, I wish you all the best and the people of Galmudug.. Insha Allah.
  14. The PM has done a great job. Now elect him President and watch the restoration of our nation.
  15. Calin, Kimiko and the lot were small fish. A/Qaybdeed is a strong man. It's a most interesting development...
  16. Happy Birthday Puntland State. It was only yesterday. Masha Allah you have grown.
  17. He was an utter failure and no more than a tinppt dictator...
  18. Abwaan;852207 wrote: Oba it is not only now, he always was, wuu ku caasiyey ma ahane and he knows that . Being against an Aydeed militiamen's foolish delusions is not synonymous with hating my reer Abti..
  19. Abwaan;852201 wrote: For you anybody from beesha is a hero, That says alot about you, Cadaado+Gamudug boy are you trying to cut off the hand that fed you? Somalia is not SOL oo wixii la rabo la iska soo qoraayo. FYI Abdiweli was welcomed to the US by Ambassador Addow, while you were around Qorof iyo Dac-dheer jungle. And I support Dr. Bashir Nur Hassan Loyan, who is not my relative, neither drove a taxi nor stole public money. I have always found the likes of Abwan fascinating for a timid person to act so brave and strong on SOL is quite ludicrous. For instance your numerous and bitter responses to this thread says more about your clanishness and hate than anything else, no one forced you to come to this thread and get all upset. Its a fact that you take Abdiweli, his clan and the Duke seriously. While one does not for an instance believe in your stance nor care for your professed support for Bashir "whats his name" and so on... Let me ask you a question how did Cadow acquire that large house in Virginia on a government salary?.... But hey he is no Abdullahi Isse....
  20. Lol I support Abdiweli for my own reasons, you don't support him because of his clan and that is well known....
  21. From 1993 to 1998, Ali was an Adjunct Professor of Economics in the Department of Social Science and Public Service of Northern Virginia Community College in Alexandria, Virginia.[3] Between 1998 and 1999, he was a Teaching Fellow at Harvard University's John F. Kennedy School of Government and the Harvard Institute for International Development (HIID).[5][3] In the 2000s, Ali worked as a Research and Forecast Manager for the Commonwealth of Virginia....
  22. It's sad that people are so bitter that even their attacks are hopeless.. Abdiweli is a breath of fresh air in comparison to many Somali politicians, whodo we compare him to? Abdullahi Cadow the perennial under achiever who's only claim to fame was that he was once Siayad Bare's ambassador. Come on lad...
  23. Abdiweli is a fine technocrat and a talented economist, his educational background and work experience is suited to the job of running this lost nation, building up it's institutions and fostering it's economic development. That's what he studied, taught and practiced. He has experienced in taxation, Somalia needs to rebuild from zero it's public finances. He has a Masters of Public Adminstration MPA from Harvard. This is relevant to Somalia, throughout our history we have lacked leaders who know how to run a public administration. He is an Economist which I believe is his best strength he understands clearly how he modern worlds financial institution & governing bodies work and how Somalia relates to this. He has also for the last year ran the best cabinet and government in the last 21 years, this is my own opinion. He has been tested and proven to be able to navigate well through Somalia's murky clan centric politics.