General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Carafaat;836490 wrote: Apologies Go help your secessionist enclave lad, they sure need as much help as possible right about now...
  2. PM Abdiweli deserves nothing but praise. He is easily the most skilled politician Somalia has seen in generations..
  3. ^^^Hold back? The poor man is in tears...He thought Puntland would be left out, all the while its his secessionist enclave that is left isolated and confused..
  4. Carafaat;836482 wrote: Duke, I thought Faroole's complaint was about Turkey starting a one track policy with Somaliland and not about Xaabsade lacking an Australian passport. Faroole got an apology, a plane sent over as well as 60 delegates many with only Somalia passport to travel to Istanbul. Somaliland could not get a minister into Turkey, and you want the world to take you seriously?...
  5. lol. desperate times call for desperate measures I guess. Its true those who laugh last laugh the loudest.... :D
  6. Sababta Xaabsade looga reebay weftigii Somaliland ee shirka Turkiye u metelaayey Written by Qaran news May 30, 2012 at 04:13 AM Qaran news,(Qaran news)-Wasiir axmed cabdi xaabsade oo ka mid ahaa weftigii xukumada siilaanyo uga qeyb gelaayey shirka kooxaha somalida isku haya Istanbuul-turkiye loogu qabanaayo, ahaana wasiirka ugu da'weyn wasiirada meesha maraayey islamarkaana metela bulahsoweynta ka soo jeeda ama ku abtirsata gobolada sool iyo buuhoodle balse si weyn uga soo horjeeda Maamulka xukumada Siilaanyo ayaa ka baaqsadey inuu shirkaas ka qeyb galo. Sababta loo reebay wasiir xaabsade ayaa loo nisbeeyay isagoo watay baasaboorka somaliland,xukumada siilaanyana markii hore hagratey ama kala masuugtay inay gudbiso macluumadkiisa si loogu diyaaro fiiso ama dal kugal u sahla inuu tago turkiye si uu uga qeyb galo shirka kooxaha somalida balse sadexdii wasiir ee u dhoofay Turki oo qurbameer ah ayaa wata basabooro ajaaniba. Xubnaha Qurbomeerka ah ee weftiga waxaa ka mid ah wasiirka qorshaynta sacad cali shire oo haysta UK Passaport,maxamed cabdulaahi cumar oo haysta Danish Passaport iyo Xuseen Cabdi ducaale oo wata American Passaport. Isku soo wada duuboo waxaa halkaas ka muuqata foolxumooyin maamulo iyo in xukumada Somaliland tahli kari weydo inay xooga saarto sidii wasiir Axmed Cabdi Xaabsade uga dhex muuqan lahaa weftigaa metelaayey Somaliland maadaba uu siyaasad ahaan metelo ama ka soo jeedo degaanada bariga Smaliland oo tabashooyin iyo cabashooyin badani ka soo burqanayaan intii madaxweyne Siilaanyo qasirga madxtooyada soo yururey!. Qarannews Hargeysa...........
  7. Shirka Istanbul II ayaa maanta lagu wadaa inuu furmo, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda Soomaalida, dalal ka tirsan Caalamka, iyadoo shirkan uu yahay mid looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Turkiga oo si weyn xilligan ugu leh arrimaha Soomaaliya, ayaa doorkiisa sii muuqanayay tan iyo markii sanadkii hore abaarihii iyo macluushii ka jirtay Soomaaliya, xilligaas oo Ra'iisul Wasaaraha Turkiga iyo qoyskiisa ay booqasho ku yimaadeen Magaalada Muqdisho. Laakiin ahmiyada u yeelan doono shirkan ayaa ka duwanaan doonta arrimaha gar gaarka bani'aadanimada oo uu xilligan Turkiga kaalin muuqata uu ka ciyaarayo, waxaana arrimaha hada qeyb ka ah ammaanka, siyaasada iyo dhisida hey'adaha dowladda. Shirka Istanbul II oo kii ka horeeyay lagu qabtay sanadkii 2010 ayaa waxaa ka qeyb galaya Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon, Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Reccep Tayyib Erdogan iyo Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya. Inkastoo shirkii saddexdii maalmood socday ee ay lahaayeen Ururada Bulshada iyo Odayaasha dhaqanka la soo gaba gabeeyay, hadana go'aanadii iyo talooyinkii ka soo baxay ayaa la horgeyn doonaa shirka maanta dhici doona, kaasoo intiisa badan ay noqon doonaan ajandayaasha looga hadlayo kuwii ay soo lafa gureen madax dhaqameedyada iyo qeybaha bulshada. Shirkan ayaa soconaya muddo labo maalin ah, waxaana qorshuhu yahay in go'aamo dhaxal gal u ah horumarinta mashaariicda iyo kaabayaasha dhaqaalaha ay hormuud u noqdaan inay ka soo baxaan, maadaama Soomaaliya hey'adaha ay ka bur bursan tahay ay ugu weyn yihiin kuwa kaabayaasha dhaqaalaha. Madaxda Soomaalida, gaar ahaan kuwo loogu yeero Saxiixayaasha Road Map-ka ayaa shirka ka qeyb galaya, hogaamiyeyaasha dhaqanka, siyaasiyiin, ganacsato, oo Turkiga doonayo inay masiirka umada ka hadlaan
  8. Hustler;836471 wrote: Ok do you really want us to beleive this. Come on turkey wanted somaliland delegation there and had no restrictions on the delegation and getting somalia passport isnt even that hard. So try next time dukey this little self opinion article doesnt f:Dly So, Xabsade was left out for clan reasons huh? Even better...
  9. ^^^^ Poor Carafat, you are drooling all over the place. I have always had full confidence in Turkey and knew they would rectify any misunderstanding that might arise. The FM himself called President Faroole and sent planes to pick up the delegation still in the State. Adeer no one is going to speak for Puntland other than those that represent it. I also commend President Faroole for attending the meeting and for making sure that he wanted clarification and not to obstruct for selfish reasons. Now its a grand affair, Long live Turkey & Recep Erdogan...
  10. Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan received Prime Minister of Somalia's Provisional Government Abdiweli Mohammed Ali in Istanbul. Speaking at a joint press conference following their meeting, Erdogan said that "Somalia's problems could be solved by formulas of the Somali people". Turkey considers Somalia a strategic ally and will continue solidarity in the fields of economy, commerce, culture, and politics with determination in the future, Erdogan stressed. Touching on the transition period in Somalia, Erdogan said that this period would end on August 20 and, by then, Somalia would have a constitution, parliament and president. The Prime Minister of Somalia's Provisional Government Abdiweli Mohammed Ali was received by Turkish Premier Recep Tayyip Erdogan in Istanbul. Somalia changed significantly since Erdogan's visit to his country in August last year, Ali told at the press conference. We want our relations with Turkey to be a long-term one, Ali noted. Nice one PM Erdogan...
  11. Those with foreign passports from the secessionist enclave are present. The rest like poor Xabsade have been told to stop taking the piss..
  12. Poor Xabsade unlike Siilanyu who travels using his British passport, he is unable to make the cut.... Better luck next time mate..
  13. Mid ka mid ah wasiirada Somaliland oo loo diiday Visaha Turkiga (Xog Rasmi ah) May 30, 2012 - Written by editor - Mid ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan golaha wasiirada maamulka Somaliland ayaa loo diiday Visaha (dal ku galka) dalka Turkiga, isagoo qayb ka ahaa wasiiro ka kooban oo ka socdey maamulka Hargeysa oo Turkiga kaga qayb galaya shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo Jimcaha ka furmaya magaalada Istanbul. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa maanta lagu wargaliyey inaanu qayn ka noqon doonin wafdiga Turkiga tagaya ee ka socda Somaliland taasi oo lagu macneeyey isagoo Visaha ku dalbadey Baasaboorka Somaliland oo ay ku qoran tahay “Jamhuuriyada Somaliland”, arintaasi oo ay ku gacan sayrtey wasaarada arimaha dibada Turkiga oo sheegtey in ay Soomaaliya u aqoonsantahay Jamhuuriyada Somalia isla markaana Baasaboorka Soomaaliga oo kaliya ay ku bixinayso wixii Visaha ah oo la siinayo muwaadiniinta u dhashay Soomaaliya ee aan haysan Baasaboorada dawlado la aqoonsan yahay. SBC ayaa ogaatey in Maamulka Somaliland afar wasiir oo ka tirsan ay dhawaan dalbadeen Visaha ama dal ku galka dalkaasi, waxaana la xaqiijiyey in wasiirada arimaha dibada Maxamed C/laahi Cumar, Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire, Macdanta & Biyaha Xuseen Cabdi Ducaale & Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Axmed Cabdi Xaabsade, balse Visaha loo ogolaadey sadexda wasiir oo kale oo watey Baasaboor Ajanabi ah, iyadoo loo sheegay Axmed Xaabsade inaanu sifo sharci ah ku gali karin dalka Turkiga, hadii uu doonanaya ay tahay in uu qaato Baasaboor Soomaali ah, arintaasi oo keentey in uu ka harey diyaaradii wafdiga Somaliland ka qaaday Magaalada Barbara kuwaasi oo ka koobnaa laba wasiir iyo xubno kale oo ka socey Bulshada Rayidka halka wasiirka Macdanta & Biyaha uu Turkiga ka soo galey dhanka dalka Mareykanka. Axmed Cabdi Xaabsade oo saxaafada la hadley wuxuu qiray arintan, isagoo sheegay in baasaboorka Somaliland ee uu haysto uu ugu soo bixi waayey Visihii uu ku tagi lahaa dalka Turkiga uuna kaga mid noqon lahaa wafdiga Somaliland ee ka qayb galaya shirka Istanbul. Fadeexada qabsatey wasiir Xaabsade & waji gabaxa ku dhacay sheegashada Somaliland Jamhuuriyad Madaxbanaan ayaa waxaa si weyn maanta looga hadal hayaa goobaha la isagu yimaado ee magaalooyinka Somaliland, fadhi ku dirirada iyo waliba xarumaha dawlada, iyadoo dadku su’aalo iska waydiinayaan aayaha sheegashada gooni isu-taaga Somaliland oo talaaban ku noqonayso mid fashil & ceeb ku ridaysa. Shirkii bishii February ka dhacay magaalada London ee ku aadana arimaha Soomaaliya ee ay soo qabanqaabisay dawlada Britain ayuu Axmed Cabdi Xaabsade wuxuu ka mid ahaa wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, iyadoo Visaha loo saarey baasaboor Soomaali ah oo loo sameeyey xiligaasi sida ay SBC u xaqiijiyeen ilo wareed oo la isku haleyn karo.
  14. Carafaat;836461 wrote: Duke, Why isn't Islaan Bashiir on that list? : . Islaan Bashir along with 18 other elders are already present. This is the list on route from Puntland. Miskiin Carafat, you just parroted the desperate talk of a rift within the State...
  15. Liiska magacyada Waftiga Puntland ee u safrey Turkiga Isimmada Puntland 1-Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan 2- Suldaan Siciid Maxamed Garaase 3-Garaad Maxamed Cilmi Shirwac 4-Suldaan Bashiir Muuse Konte 5-Suldaan Maxamed Cabdilaahi 6- Suldaan Siciid Maxamed Irbad 7-Ugaas Cabdiraxman Nuur Faarax 8-Suldaan Muuse Faarax 9-Boqor Cabdulaahi Maxamuud Cali 10-Suldaan Cabdilaahi Axmed Nuur 11-Caaqil Maxamuud Xasan Cumar 12-Ugaas Cabdiqani Geele Maxamed 13-Ugaas Cabdiqaadir Cilmi Xirsi 14-Islaan Haashim Islaan Maxamed 15-Suldaan Khaalid Abshir Saalax 16-Garaad Cabdulaahi Cali Ciid 17-Ugaas Cabdikariin Nuur Faarax 18-Suldaan Cabdilaahi Saalax Jeenicad 19-Suldaan Jamaal Cabdi Ducaale 20-Suldaan Cabdilsaan Shiikh Maxamuud Xubnaha Dowladda 1-Dr.Daa’ud Maxamed Cumar 2-Maxamed Faarax Ciise Gaashaan 3-Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad 4-Xildhibaan Axmed Jaamac Cabdule 5-Xildhibaan Sheebe Shiikh Maxamuud Ganacsatada 1-Maxamuud Xayir Ibraahim 2-Maxamed Caydiid Jaamac 3-Yuusuf Cali Biixi 4-Ismaaciil Cabdisalaan Warsame 5-Maxamed Muse Axmed 6-Ismaaciil Axmed Dayib 7-Cabdilatiif Yuusuf Barre 8-Cabdirisaaq Siciid Faarax 9-Fowsiyo Ciise Cumar 10-Maxamuud Nuur Cilmi Xubnaha bulshada rayidka 1-Nuur Maxamed Nuur 2-Mahdi Cali Cismaan 3-Cabdinaasir Yaasiin Salaad 4-Cabdirisaaq Hiirad Maxamed 5-Jaamac Saalax Maxamed Xubnaha bulshada rayidka 1-Nuur Maxamed Nuur 2-Mahdi Cali Cismaan 3-Cabdinaasir Yaasiin Salaad 4-Cabdirisaaq Hiirad Maxamed 5-Jaamac Saalax Maxamed Kadib qoraalo kala duwan oo ka soo baxay hogaanka siyaasada iyo dhaqanka Puntland oo ay ku diidanyihiin shirka Istanbul ayaa Puntlandi loo xaqiijiyey in is-afgarad Puntland iyo Turkigu ka gaareen mowduucyadii miiska saarnaa,waxana ay balanqaadeen inay dar dar gelindoonaan fulinta mashaariic horumarineed gudaha Puntland Puntlandi.com
  16. Shirka Istanbul oo maanta furmaya Updated About:1 hour ago0 Shirweynaha Istanbul ee loogaga hadlayo xaalada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta halkaasi ka furmo kadib marki ay dalka Turkiga wada gaareen madaxda caalamka iyo hogaamiyaasha Soomaalida. Shirkani oo ah mid laba maalin ka socon doona magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayey dowlada Turkiga isku dayi doontaa in ay mar kale kusoo jeediso indhaha caalamka dalka Soomaaliya kadib marki sanadki 2011 si weyn oo walaaltinimo leh ugu soo gurmatay abaarihi ku dhiftay. Hogaamiyaasha dhaqan, ganacsatada, qurba joogta iyo kooxaha ururada bulshada rayidka ah ayaa iyaguna goob joog ah oo ka qeybgalaya. Waxyaabaha la filayo in lagu lafa guro ayaa waxaa ka mid ah dhameynta waqtiga kumeel gaarka ee dowlada ay taageerto Qaramada Midoobay oo lagu wado in waqtigeedu dhamaado bisha August. Ajandaha loogaga hadli doono shirka waa mid la mid ah ajandayaashii lagu soo lafa guray shirarki waaweynaa ee horay loogu soo qabtay dalal kala duwan ee ay dhawaanahaan madaxda Soomaalida yeelatay. Laakin Turkigu ayaa aad loogu raja weyn yahay inuu ka duwanaan doono dalalki hore usoo marti geliyey shiradka Soomaalida, sababtoo ah aad ayey uga go,antahay isbadal sax ah oo ku yimaada siyaasada Soomaaliya. Inti lagu guda jiray abaarti sanadki hore garaacday Soomaaliya waxaa booqasho taariikhi ah ku yimid ra’isulwasaare Recep Tayyip Erdogan iyo xaaskiisa, waxa uu noqday Erdogan hogaamiyihi ugu horeeyey oo ka baxsan Qaarada Africa oo Muqdisho booqda mudo 20 sana ah. Wixi markaasi ka danbeeyey Turkey waxa uu ka bilaabay Muqdisho mashaariic xaga horumarinta ah sida dayactirka dhismooyinka, wadooyinka, iskuulada iyo isbitaalada. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxda dowlada KMGS, hogaamiyaasha maamulada Puntland, Somaliland, Galmudug iyo ergoo ka socota ururka Ahlu Sunna Waljamaaca. Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com.
  17. Dalka Turkiga waxaa maanta lagu wadaa inuu kafurmo Shirkii looga hadlaayo aayaha Dalka Soomaaliya,kaas oo ay ka qaybgalayaan dhinacyada Siyaasada Soomaaliya. Shirkaa ayaa waxaa ka qaybgalaya ilaa iyo 50 dowladood oo daneeya Arimaha Soomaaliya kajira inay lug ku yeeshaan. Wararka ayaa sheegaya in shirkaan looga hadli doono marxalada wadanka Soomaaliya, iyo waliba sida xiligaan xal waara loogu heli karo iyo sida ugu fudud ee looga bixi karo xiliga KMG ah. Sidoo kale waxaa looga hadli doonaa Kulankaan habraaca xiliga kala guurka iyo waxyaabaha u qabsoomay dowlada Soomaaliya iyo waxa loo baahanyahay in xiligaan la dhameestiro. Dhamaan lixda Saxiixayaasha habraaca marxalada kala guurka ayaa kawada qaybgalaya Shirka,waxaana kamid ah Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmad,Madaxwaynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole,Ra’iisul wasare Gaas ,Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmad Caalim’ iyo Ergo ka socoto Soomaaliland,Qaramada Midoobay. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr Bank Moun ayaa sidoo kale ka qaybgalaya Shirka,kuna sugan Dalka Turkiga. Dhinacyada Siyaasada Soomaaliya ayaa shirkaan kii ka horeeyay waxaa ay ku qaateen Dalka Ingriiska.