
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Northern Galkayo supports Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)
General Duke replied to Saalax's topic in Politics
Galkacyu City & Puntland support Abdiweli... -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
Arbaco, Ogoosto 08, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay inuu rajo weyn ka qabo inuu ku guuleysto doorashada Muqdisho ka dhacaysa 20-ka bishan ee lagu soo dooranayo madaxweynaha dowladda cusub ee Soomaaliya. Mudane C/weli Gaas ayaa hadalkan ka sheegay xaflad uu kaga dhawaaqayay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya oo shalay ka dhacday Muqdisho, isagoo sheegay inuu ku kalsoon yahay in lagu qiimeyn doono waxyaabihii ay qabatay xukuumaddiisa muddadii sannadkan ahayd ee ay jirtay. "Haddii aad eegto waxyaabihii ay qabatay xukuumaddeyda muddadii yarayd ee ay jirtay waxaad i siin doontaa codkaada," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka mid noqonaya murashaxiinta xusul-duubka ugu jira doorashada madaxnimo ee dalka. Ra'iisul wasaaruhu wuxuu ku faanay in dowladdiis ay howlo badan qabtay intii ay jirtay, isagoo si gaar ah u xusay ammaanka oo uu sheegay inay tahay mid ay guul weyn ka gaartay xukuumaddiisa intii ay shaqeynaysay. * "Sababta aan isugu sharraxay doorashada madaxnimo ee dalka waa inaan kalsooni buuxda ku qabo inaan guuleysan doono," ayuu yiri C/weli Gaas oo intaas raaciyay inaysan jirin cid ku dhiirran kartay sannad ka hor inay ololaha doorashada madaxnimo ee dalka ay ku qabto Muqdisho, taasna waxaa sababtay ammaanka oo la xaqiijiyay. Wasiirrada xukuumadda C/weli Gaas oo iyaguna xafladda ka hadlay ayaa sheegay inay ku taageerayaan ra'iisul wasaaraha inuu xilka madaxnimo ee dalka isku soo taago iyagoo sheegay inay sumcad weyn ku heleen howshii ay qabteen halkii sano ee ay shaqeynayeen. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa wuxuu ku biirayaa 19-murashax oo u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya, kuwaasoo ay ka mid yihiin madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya iyo guddoomiyaha baarlamaanka aan awoodda lahayn. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo dooran doona 275-xildhibaan oo lagu wado inay maalmaha soo socda soo gudbiyaan magacyadooda odayaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho, waxaana murashaxiinta kale ay cabsi weyn ka qabaan in doorashada ay kusoo baxaan madaxda dowladda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
Munaasibad si heer Sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Hotel Plaza ee Magaalada Muqdisho taasoo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin, Dad weyne iyo Siyaasiin kala duwan. ** Munaasibadan ayaa ahayd mid lagu maamuusayay* Isu soo taagidda Jagada Madaxweynaha* Soomaaliya Ra’iisul Wasaare gaaz. ** Munaasibadda ayaa waxaa ka soo qayb galay illaa shan iyo Toban Waziir oo ka mid ah Wasiirada Ra’iisul Wasaare gaaz mas’uuliyiin ka socotay Maamulka Pontland iyo Marti Sharaf kale oo halkaa lagu Casuumay. ** Wasiirka amniga Gudaha ee maamulka Pontland oo Munaasibadaas ereyo ka soo jeediyay ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin isla markaana ay taageerayaan sidii uu Ra’iisul wasaaraha xilkaas ugu guulaysan lahaa. ** Ka hor intii uusan Ra’iisul wasaare gaaz halkaa khudbadda ka jeedin ayaa waxaa halkaa lagu Daawaday Filim Dikumentery ah oo ka hadlay wax qabadkii mudadii ay jirtay Xukuumadda uu Ra’iisul wasaaraha ka yahay Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz. ** Munaasibaddaas ayaa Ujeedka loo qabtay waxaa ay tahay iyadoo la filayo in Ra’iisul Wasaaruhu uu halkaa ka soo jeediyo war bixin dheer oo uu kaga hadlayo haddii uu ku Guulasyto xilkaas iyo waxa uu qabanayo. ** Cabdiweli Maxamed Cali* Gaaz ayaa isagu hore aan u sheegin inuu xilkaas isu soo sharaxayo iyadoo maantana ay noqonayso markii ugu horeeyay ee uu shaaca ka qaadayo inuu yahay Musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya. ** Taageerayaasha maanta ka soo qayb galay Munaasibaddaas ayaa sheegey in ay taageersan yihiin Ra’iisul wasaaraha inuu isu soo taago Jagadaas. ** Si kastaba Hadalkan Ra’iisul wasaaraha ayaa imaanaya xilli Saacado ka hor Madaxweyne Shariif uu isaguna shaaciyay inuu yahay Musharax u taagan in dib loo soo doorto isagoona intaa raaciyay* haddii uu ku guulaysan waayo qabashada Xilkaas mar labaad inuu ku qancayo lana shaqeeynayo* Shakhsiga ku Guulaysta Xilkaas. -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
-
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
http://horseedmedia.net/2012/08/07/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-maanta-ku-dhawaaqay-musharaxnimada-xilka-madaxweynanimada-soomaaliya/ -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
Wait and find out lad... -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
Che, Somalia system is like the French with a strong Presidnet and a Pm that runs the day to day operations of the cabinet. As for Professor Abdiweli he is far more qualified to lead Somalia. Even in terms of education no one on the race can compete. The fact that he is the author of the road map and is in the ground as we speak. His age, education, experience and attitude is what Somalia needs today. -
Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.
General Duke replied to Dr_Osman's topic in Politics
As expected Prof. Abdiweli has declared his candidacy today. His team is confident of winning. Somalia would be lucky to have him as Presidnet. A new era is upon us. -
Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Marshaale oo Muqdisho lagu dilay
General Duke replied to Macallinka's topic in Politics
AUN.... Maaddeey;855043 wrote: llah yarxamah. Now the fake wadaads who Propogate going to heaven with your shoes on are posting Music for the dead... If one lives long enough, Indacaade & Xasan Dahir Aways's boys will still be fake...: -
I don't believe this is a Faroole issue. There are divisions and some elders depend on his support. If heroes not speak up for them when they need him then he loses. That's why it was important to have had a real well thought steps towards unity. It's easy to balmy Faroole & ignore the deep seated division which was caused by politicians looking for money.
-
A_Khadar, my brother you are forgiven. I was taken a back by your outburst. I am just baffled by Sharif Ahmed & A/Karin Jama's whole game of making his issue that of SSC. Sharif ran out because he did not get his way with the electoral commission and nothing else. That was my argument here. It's not about Faroole nor doni even react to all the ****** attacks on Faroole. The issue is when a whole noble clan like the SSC one is being used as a tool by a third rate politician like Sharif...
-
I am not sure why my brothers from SSC are all angry now? .... Adeer Khatumo has liberated 5 Mp's from Faroole... however it is et to liberate Sool from Siilanyu. The irony of it all. A/Khadar I won't call you any names lad. Cause you are burning inside. I hope one day you get better leaders than Kayse Abdi & Ali I stole a million Galayr..
-
A_Khadar;854984 wrote: Duke speaks with rooxaamo.. Ooh, let me get this, the mad Imaan will liberate LA from Siiraanyo millitia.. Faroole for all his faults has spoken against the occupation. While A/Karin Jamac's hero Sharif is courting the very man who has humiliated your sub clan... The irony of it all.
-
War degdeg ah: Xildhibaan Sheybe oo lagu dilay Garowe.
General Duke replied to MoonLight1's topic in Politics
AUN the MP... -
Warar hoose ayaa sheegaaya in Madaxweyne Shariif iyo Reysal Wasaare Gaas ay isku fahmi waayeen in la kala diro Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas. Guddiga Farsamada ayaa iyagu awood u leh in ay kala shaandheeyaan Xildhibaanada ay soo gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka, sidaas darteedna Madaxweyne Shariif kuma kalsoona Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas, isagoo ka filan kara in ay ka hor istaagaan Xildhibaano isaga taageersan oo lasoo gudbiyay.