
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Gedo boys Adeer the news is not good even your biggest hyper Juje seems to have thrown in the towel, the hapless Malsah the man who sold weapons to rebels who ended up chasing his father on a Donkey has no chance. Ciro an unknown light weight politician from Puntland is the name on the Sharif’s lips. Anyhow next year you will let us know the new leader of Somalia will be donkey master Hiiraale’s son, or road block “Dr” Taano’s nephew. Build something instead of sounding jealous every day.
-
SOL Projection of the New PM..with a new twist..update
General Duke replied to Juje's topic in Politics
as Emperor said Ciro is not Puntland admin's choice nor our [young turks] choice. The President is making a big gaff, he has Ciro as PM, only because of the power of Puntland. The people of Puntland have many educated fella's I would have prerefed Dr Jurile, Dr Galayr and many well educated and smart individuals as PM, but hey this is Somalia. -
Horn hadalkiisa waxey la mid tahay islaantii in her yonger days suuqa gashey but when she turned 80 would look at the younger women in their prime and with all their beauty and say mar baan sidaas oo kale ahaa.... Quote of the day...
-
Buufis joogta ah, no one but Horn could have given such a great description of himself. Its been real painful to watch you again do this to yourself. Maslah candidacy is like Hiiraale running a town or building an admin, it’s a nice fairytale that’s makes some, keep warm and sleep at night and brings hope to the desperate. However Horn, adeer have you not learned yet from all the schooling the Duke has been giving you all these years, you must build something to be something and not hope for fate to come again and give you something you don’t deserve. Ahmed Abdisalaan [great Guriceel hope of Horn] is gone, hiiraale[the Mahdi of horn] is in Ethiopia being trained to kill more of his people, and all you can do is offer the same gas, as reactive response to others.
-
Horn, adeer I have always found you quite amusing, pity the foolS that take seriously what you say. Everything you support is built on quicksand and your “sources” are always bogus, you had inside information on many things from “reliable contacts, high up” in every instance you was proven wrong. One can only highlight a few points, remember the time IndaCade chased Hiiraale, to the time AL Shabaab were at the gates, to the gas you was collecting from Gedo. To, Ahmed Abdisallan being the next President, to your laughable inside scoop only a month a go that Hiiraale was to be crowned in Baidoa. Each time you come here with a serious face and a true belief, for you only have faith when it comes to the clowns that you call leaders. Barre, Hiiraale, Taano Now you have Maslah, and again you over do yourself, only to push the clan line. How desperate can one get? But we are talking about Horn are we not.. Aw-Dhubad, adeer Maslah is the least of our worries, what concerns me is the state of you and poor Horns mental halth, clutching to straws on every turn. Its not good for you lads. Juje, adeer, spy, spy, spy , Maslah means nothing
-
A new hospital for Puntland capital as security improves
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Improving security Security is gradually improving in Garowe after consecutive months of crimes, including robberies and stabbings. Garowe police units are normally seen patrolling city streets day and night, with residents saying there is a big drop in crimes involving hoodlums forcefully taking people's mobile phones and other possessions, at times leading to injury or death. Security was the number issue in Garowe as Puntland prepared for its fourth election, which brought Dr. Abdirahman Mohamed "Farole" to power on Jan. 8. On Monday, a convicted murderer was executed in Garowe, marking the new government's first capital punishment case. The executed man, identified as Abdi-Dahir Abdullahi, was convicted of killing two men on Feb. 2, including a well-known pirate. A second man who was detained for the same crime was later released after the police could not find him guilty, officials said. READ: Ukraine weapons ship freed, pirate kingpin killed Meanwhile, Garowe Mayor Food-Adde has been heading a campaign to improve the city’s image by removing khat sellers from major roads and destroying illegally built structures. Source: Garowe Online -
A new hospital for Puntland capital as security improves 9 Feb 9, 2009 - 12:49:19 PM GAROWE, Somalia Feb 9 (Garowe Online) - A new hospital will be built in the regional capital of Puntland State, in northeastern Somalia, as security gradually improves following last month's peaceful presidential election, Radio Garowe reports. Puntland government officials were present in Garowe, the region's administrative capital, where Health Minister Dr. Bashir Ali Bihi laid the founding rocks for a new hospital nalongside Abdulkadir Osman "Food-Adde," Garowe's city mayor. The new hospital in Garowe will be constructed with aid from Manhal agency, whose local director Mohamed Hassan Isse remarked at the ceremony that the hospital will have many benefits for the people. Mr. Abdisalan Jama Salad, the chief project engineer, said the new hospital will occupy a space of 90x60 meters and construction will begin for the first floor where patient rooms and the administration will be located. Dr. Bihi, Puntland's new health minister, praised the efforts of locals who spearheaded the campaign to build a new hospital in Garowe and help improve health services in the region. Garowe Regional Hospital is currently the only major medical center in the city, although a number of smaller clinics also operate.
-
Lool, enchanted, are you a lady? No adeer I am just surprised you could sound even more desperate than usual.
-
lool. Maslax is not in the running. Its eather, Sharmarke, Galayr, Ciro or someone new. But Maslax is the day dreams of the deluded even his mention is the hype of Horn and nothing else. But we do enjoy the suspense.
-
^^^Camir & LSK are right as is the case in most instances, why Malah & Ina Abdirashid? Makes no sense, the Sharif should choose a man he can work with, even Ciro seems like a strange choice. Thus going by the media these names present no change. We shall wait unitll the old lady sings
-
Dr Bixi is a man who worked to better the Somali people through out his life. I am proud today of the new hospital and we need more clinics across the state and Somalia as a whole.
-
^^^Well thats no insight adeer.Anyone and everyone here can claim they will know after it is announced.
-
Juje, adeer Ciro is not my pal he is the news for a strange reason, as for your comment, you will report it when it is announced.
-
Xildhibaan Cabdirashiid Cirro oo La Filayo In Axadda ama Isniinta Loo Magacaabo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Warar ay SomaliTalk.com ka heshay ilo wargal oo ku dhaw madaxtooyada Muqdisho ayaa tibaaxay in maalinta Axadda/Isniin (Feb 8-9, 2009) la filayo in xilka ra'iisul wasaaraha DFKMG loo magacaabo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Cabdi Xaashi (C/rashiid Cirro). Xildhibaan Cirro ayaa ka mid ahaa waftigii madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ka soo raacay Jabuuti oo gaarey Muqdisho, Sabti Feb 7, 2009. Waxaa warku tibaaxay in magaalada Muqdisho ay uga sii horeeyey saraakiil reer Puntland ah oo ay kamid yihiin Col. Carays, col. Aaden Cabdi Xaashi iyo col. Siciid Dheere. Waxaa kale oo warku tibaaxay in xiriir lala sameeyey xafiiska madaxweynaha DGPL, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, taas oo akhbaarta laga helay ay tibaaxday in Dr. Faroole uu taageeradiisa u muujiyey (ama u muujin doono) Xildhibaan Cirro. Waxa kale oo taageero taas la mid ah muujiyey Isimo ka soo jeeda Puntland iyo jaaliyadda qurbaha. Dhanka kale waxaa socda qaban-qaabo lagu taageerayo magacaabidda Xildhibaan Cirro, taas oo la sheegay in ay ka socoto Nairobi, Zambiya, Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Warbixintii hore ee la xiriirta magacaabista hoos ka akhri.
-
-
Wasiirka caafimaadka Puntland oo dhagax dhigay isbitaal cusub Garoowe, Somaliya (Calanka.com) 08-Febraayo-09 Wasiirka Wasaaradda caafimaadka ee Maamul Goboleedka Puntland Bashiir Cali Biixi iyo duqa magaalada Garoowe ayaa dhagax dhigay Isbitaal cusub oo laga hirgeliyay dhismahiisa xarunta DGPL ee Garoowe, kaasoo ay fulisay Hey'ad la yiraahdo Manhal qeybteeda Gobolka Nugaal. Xafladdii dhagax dhigan ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubno ka socday Hey'adda Manhal, culumaa'uddiin iyo maamulka degmada Garoowe waxaana halkaasi hadalo ku saabsan hirgelinta isbitaalkan cusub ka soo jeediyay Maamulka hey'adda Manhal oo ka soo shaqeeyay hirgelinta in magaalada Garoowe ay hesho goob caafimaad. Guddoomiyaha hey'adda Manhal ee Garoowe Maxamed Xasan Ciise ayaa ugu warbixiyay Wasiirka caafimaadka iyo dadkii dhagax dhiga ka soo qeybgalay dhismaha isbitaalka iyo waxyaabaha uu bulshada u qaban doono, wuxuuna sheegay in isbitaalka uu noqon doono mid ay ku faa'iideen guud ahaan shacabka Puntland ee ku dhaqan Gobolada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal oo noqon doono halka uu ku yaal isbitaalka. Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Maamul Goboleedka Puntland Bashiir Cali Biixi, kaasoo ka waramay muhiimada isbitaalkanu uu bulshada u leeyahay iyo sida loogu baahan yahay in shacabka laga hor mariyo dhinaca caafimaadka, isagoo tilmaamay in bulsho kasta horumarkeeda uu ku xeran yahay caafimaadka iyo waxbarashada. Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda cusub ee Puntland qorshaheeda uu yahay in bulshadeeda ay ka horumariso dhinaca caafimaadka iyo waxbarashada, Dowladdana hadafkeedu xiligan uu yahay in ay bilowdo qorsheyaashaasi. Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah Culumaa'uddinka Puntland iyo Engineerka dhisaya dhismaha Isbitaalka ayaa isna halkaa ka hadlay, iyadoo isbitaalkan uu qeyb ka noqon doono Isbitaalada kale ee ka jira magaalada Garoowe oo tiradooda ay gaarayaan ilaa iyo Sadax, kuwaasi oo baahida caafimaad ee ka jirta magaalada aan ****oli karin. Cali Muxiyaddiin Cali Mail: Muxiyaddiin@hotmail.com
-
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer lets be clear this proves the whole premise of we dont want a government was built on quick sand. -
Ciro is the man, so far, allpuntland and Dayniile.com seem to agree this man is the front runner. The world is amazing. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo ugu cad cad in loo magacaabo Xilka Ra,sul Wasaaranimada Soomaaliya Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo si weyn uga soo dhex muuqda ayna si wayn ugu ololaynayaan xildhibaano, beelo Soomaaliyeed iyo shaqsiyaad siyaasada Soomaliya miisaan culus ku leh ayaa ka mid ah, Cabdirashiid waa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee hadda jira, waa ninkii badalay kursigii uu baneeyay Madaxweynihii hore ee Soomaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed markii loo doortay xilkaasi, waxuu usoo joogay ilaa dawladii Cali Mahdi, Dawladii Carta-na xiligeedii wuxuu noqday ku xigeenka Baarlamankii Puntland garabkii uu horkacayay col. Jaamac Cali Jaamac oo ay iska hor imaadyo hubaysan talada Puntland ugu dirireen Cabdullaahi Yusuf oo xiligaas ahaa madaxweynihii Puntland oo baarlamaankiisii xilka kororsaday.
-
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mortars welcome Somalia's new president to Mogadishu 7 Feb 7, 2009 - 3:10:57 PM MOGADISHU, Somalia Feb 7 (Garowe Online) - In a disturbing sign of things to come, the home of Somalia's new president was targeted with mortars Saturday, Radio Garowe reports. There were no reports of casualties after several mortars targeted the Villa Somalia compound in Mogadishu, the Somali capital. Locals said no retaliatory fire came from Villa Somalia, which was often the case when ex-President Abdullahi Yusuf lived there. Somali President Sheikh Sharif Ahmed Sheikh Sharif Ahmed, the new president of the country's 'unity government,' had arrived at Aden Adde International Airport in Mogadishu hours earlier, where he was welcomed by cheering supporters and African Union peacekeepers (AMISOM). The Somali president's 19-member delegation flew in from Djibouti, a neighboring country that hosted the months-long peace process that heralded a new era for Somalia by electing an Islamist politician as president. President Sheikh Sharif said he came to Mogadishu to hold consultative talks with supporters and called for open talks with Islamist factions who oppose his presidency. Security in Mogadishu was extra tight, especially along the Maka al Mukarama Road where joint security forces composed of AMISOM peacekeepers, TFG soldiers and ICU fighters stood guard as the new president was ushered to the Villa Somalia presidential compound. Prominent ICU officials, including Sheikh Abdulkadir Ali Omar and group spokesman Sheikh Abdirahim Isse Addow, held private discussions with President Sheikh Sharif at Villa Somalia, sources said. Somalia's new president is expected to appoint a Prime Minister in the coming days, with some reports saying Prof. Ali Khalif Galayr is a leading candidate for PM. Some ICU hardliners, like Al Shabaab and the Eritrea-based ICU faction, have condemned Sheikh Sharif's government as a puppet of Ethiopia and the West and vowed to continue the anti-government war. Source: Garowe Online -
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Alshabaab oo sheegatay Mas'uuliyada dagaalkii saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Hodan. Dagaalo xoogan ayaa saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Mas'uuliyadiisa ay sheegteen Xoogaga Alshabaab oo ka mid ah garabyada ka dagaalama gudaha Soomaaliya. Dagaalada oo ahaa kuwo qorsheysnaa ayaa waabarigii saaka lagu qaaday fariisimo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ku lahaayeen qeybo ka mid ah Degmada Hodan, waxaana uu ahaa mid socday ku dhowaad saacad kaliya. Kulyadii Jaalle Siyaad oo fariisin u ah Ciidamada AMISOM, kuwa Brundi iyo Isbitaalka Digfeer oo fariisin u ah Ciidamada Dowladda ayaa ahaa meelaha dagaalka ka socday. War lagu faafiyay bogga internet-ka ee Alshabaab ayaa lagu sheegay in dagaalkaas ay ka dambeeyeen Xoogaga Alshabaab, waxaana ay ku sheegteen guulo kadib markii dhowr jiho ka weerareen xarumaha ay degan yihiin Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda. Inta la hubo dagaalkii saaka waxaa ku dhintay ilaa saddex ruux iyo dhaawaca saddex kale, waxaana la ogeyn hadii qasaare ay soo gaareen dhinacyadii dagaalamayay. Dagaaladan ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii labaad uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com -
Warkii ugu dambeeyay Saadaasha iyo Sixid warkii hore ee ragga ugu cadcad tartanka jagada raysalwasaaraha 7. februar 2009 Warkii ugu dambeeyay saadaasha tartanka jagada Raysalwaasaraha : Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo ah xildhibaan ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa isagu ku sugan Villada looga taliyo Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa wafdigii Madaxweyne Shariif uu maanta ka watay Jabuuti, Cabdirashiid Ciro ayaa loo badinayaa inuu noqdo ninka madaxweynuhu magacaabayo sidda ay sheegayaan warar iska soo daba dhacaya oo AllPuntland ay ka helayso ilo kala duwan , doraad Cabdirashiid hoteelkii uu ka daganaa Jabuuti ayaa laga wareejiyay iyadoo loo wareejiyay hotelka uu ka daganaa madaxweynuhu, ilaa wakhtigaas wixii ka dambeeyay Cabdirashiid waxaa uu kala qaybgalayay madaxweynaha kulama uu la yeeshay diblaamaasiyiin shisheeye. Sidday doonto ha noqotee gacan yarayaasha Madaxweynuhu waxay wali sheegayaan in ayba dhici karto in madaxweynuhu magacaabo xitaa nin aan ku jirin liiska aadka loo hadal hayo. Qalad: Warkayagii maanta ee la xiriiray ragga ugu cad cad inay kusoo baxaan jagada raysalwasaaraha waxaanu ku sheegnay in Cumar Cabdirashiid uu u safray Muqdisho oo uu joogo Vill Soomaaliya. Sixid: Cumar uma safrin Muqdisho kamana mid ahayn wafdiga Madaxweynaha, laakiin Cumar siddaan warkaygii hore ku sheegnay wuxuu ku jiraa dadka la hadal hayo. Waxaa isku duway AllPuntland, xarunta
-
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cidamada Amisom ee kusugan Muqdisho oo saakay ku wabariistay Weeraro Aroor nimadii hore ee saakay ayaa dagaal la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho sida degmada hodan iyo Qeybo hoos yimaada duleedka Degmada Deyniile . Dagaalkan ayaa xoogiisu waxaa uu ka dhacay xarun ay degen yihiin cutubyo ka tirsan Ciidamada Amisom Gaar ahaan kuwa burundiga ee fariisnka ku leh kuliyadii hore ee Jaalasiyaad iyo sidoo kale qeybo ku dheerersan wadada Tarabuunaha agagaarka isbitalkii hore ee xooga iyo qeybo kale oo ay degenyihiin ciidamada Dowlada FKMG ah fariisin kuleh waxuuna saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee suuqa bakaaraha xili ay dadkaasi suuqa bakaaraha so galayeen . Dagaalkan aya ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayadoo dagaalkaasina laga maqlayay qeybo farabadan oo caasimada Ka tirsan , int la xaqiijiyay guri ku yaala bartamaha Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa ku dhintay ilmo yar ka dib madfac ku habsaday halka ay ku dhaawacmeyn 2canug oo kale iyo aabahooda waxaana lagula cararay ampalas ay leeyihiin ganacsatada suuq abakaaraha ayadoo u qaaday isbitaalada ku yaala magaalada . Si kastaba ha ahaatee waxaan jirin cid weli sheegatay dagaalkii saakay dhacay iyo weeraradii aroortii hore saakay lagu qaaday ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Burundi . Dhanka kale golaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha ****** ayaa si kulul uga jabaabay hadalkii ka soo yeeshay Dr Cumar iimaan Abubakar oo uu ku baaqayay in dagaalka uusan joogsanin halkiisana uu ka sii socdo. Afhayeenka Odayaasha dhaqan ka beelaha ****** Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Dr Cumar Iimaan uu ku baaqo in Xabadii ay sii noqoneyso mid sii socota asagoo ugu baaqay Dr Cumar Iimaan Abubakar Madaxa Alxisbul Islaam in uu raali gelin ka bixiyo hadalkaas la isagana yimaado si wada tashi ah odoyaasha dhaqankana ay Dr Cumar Iimaan uu ku tiriyay Dadka Aqoonta durugsan u leh dhinaca diinta iyo maadigaba in uu xiligani dagaal sii iclaamiyo. Cali Max’ed Axmed Lackyman SBCInternational- Muqdisho -
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Weeraro kala gooni gooni ah ayaa lagu qaadayaa fariimiso ay leeyihiin ciidamada AMISOM iyo ciidamada Dowlada somaaliya. dagaal ayaa haatan ka socda agagaarka kuliyada jaale siyaad halkasoo ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi. dagaalo kale ayaa iyagana laga maqlayaa degmada hodan halkaaso iyagana lagu weeraray ciidmada dowlada soomaaliya sida uu ku soo waramayo wariyaheena Muqdisho C/casiis golf ilaa iyo haatan waxa la maqlayaa rasaasta ay adeegsanayaan labada dhinac. Ilaa iyo hada lama xaqiijin karo qasaaraha uu geysanayo dagaalka hatan socda iyadoo wariyaheena uu xaqiijinayo inay jirn dad uu dhaawac ka soo garay. Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii Xisbul Islaami ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah dowlada soomaaliya, islmarkaana muqdisho uu soo garay madaxweynaha Soomliya. wararki ku soo kordha waxaa idiinla socod siin doona wariyaheena C/casiis Golf. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com -
Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo saaka waaberigii ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee G/banaadir Abaara 6:00-dii aroornimo ee waaberigii saaka ayaa dagaal aad u culus waxaa uu ka bilowday qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kaasoo ay fooda isdareen ciidamada Df iyo kuwa midowga Afrika oo dhinac ah iyo xoogaga hubeysan ee ka horjeeda. Dagaalkan ayaa bilowday ka dib markii dagaalyahano hubeysan ay weerar ku qaadeen ciidamada DF iyo kuwa AMISOM fariisimada ay ku kala leeyihiin isbitaalkii hore ee Digfeer iyo Ex-kuliyadii ciidamada Jaalle Siyaad, waxaana labada dhinac ay isku adeegsadeen hub kala duwan oo iskugu jira madaafiic iyo rasaas fara badan oo daryankooda laga maqlayey qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo socday muddo ka badan saacad ayaan la ogeyn qasaaraha ka soo ka gaaray labada dhinac ee dagaalamay hase ahaateee ilaa saddex ruux oo rayid ah ayaa inta laga warqabo ku dhimatay sadex kalena wey ku dhaawacmeen markii guryahooda oo ku yiilay degmada Hodan ay ugu tagtay rasaas habow ah oo ka timid goobaha lagu dagaalamayey sida uu sheegay agaasimaha heyadda Life line Afrika oo dadka dhaawacmay isbitaalada ku gaarsiiyey gawaaridooda Ambulance-ka ah.