
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Keep painting that prison of yours lad. Those with solutions stand up, if you dont have any just attack the Duke.
-
^^^This has frightened me more than anything else. The Iselands are ours and maybe the Kenyans know there is Oil & Gas in that location. Anyhow this Minister must be sacked. The land is for our future.
-
Farah-Brown: Adeer as usual you contribute nothing to the debate and one never expected you could. As for the post its about rethinking the whole position and taking a holistic approach. My positions if you can go past your clan bias has always been about unity, self determination and improving the life of each and every Somali. Thus it has not changed and insha Allah will never. Che: Adeer nothing major is but I wanted to be fair thus added the state to the rest. The problem is most Somali’s actually believe what they are doing is noble, however most don’t have the competency to achieve their goals. The old guard regardless of clan have failed and the solution is for a new generation to stand up and be accountable. We inherited this mess it’s not our creation, but we have to live with it and try to clean it up. It is time to stop the blame game and look for solutions. My main thinking now is how to connect the Diaspora to the old country without using pity and "support" alone and moving from mere donations to real viable investement. A way must be found to connect the selfish side of the talented individuals in the Diaspora to Somalia. If one believes he will gain a benefit monetary or otherwise one will go back and invest time and effort. The saints don’t need persuading but they are few amongst us. Also a non violent means of attaining our goals must be sought and ways to diminish the clan paranoia between our communities have to be put in place. The task is difficult but it is feasible and timely. Start with what you can do for your villages, your towns your communities, then your regions and start with the people, the children and the weak. We need to get of our addiction to foreign NGO’s it’s a hell of a drug that has made us lazy and pitiful.
-
How much were they paid? This is like creating a new issue when we had none over our seas.
-
Somalia has failed. Somaliland has failed, Puntland has failed. The TFG and its son Midnimo Qaran has failed. The “religious” groups and al Shabaab have failed. The large Diaspora has failed. Its time for a rethink and a peaceful revolution no more inter Somali violence. The greatest enemy is ourselves and the dependence on these vampire NGO’s.
-
XamarGalle: Thanks bro. Good suggestions keep the coming.
-
Gabilay Somaliland: Clan fighting results in deaths and injuries
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats how it is everywhere lad. The same sad Somali's. -
Gabilay Somaliland: Clan fighting results in deaths and injuries
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal Markale Ka Soo Cusboonaaday Deegaanka Ceelbardaale Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac iyo Xiisada Cirka Isku Shareertay hadhwanaag 2009-04-08 (Hadhwanaagnews) Ceelbardaale(HWN):-4 qof ayaa ku dhintay, waxaana ku dhaawacmay 4-kale,kadib markii saaka dagaal markale ka soo cusboonaaday Deegaanka u dhaxeeya labada Gobol ee Awdal iyo Gabilay tuulada Ceelbardaale oo labada Deegaan u dhaxeysa. Sidaana waxa noo xaqiijiyey dad Goob joog ahaa, isla markaana indhahooga ku soo arkay meydadka iyo dhaawaca oo nala soo xidhiidhay. Dagaalkan ka soo Cusboonaaday Deegaanka Ceel-bardaale ayaa waxa uu u dhaxeeyaa laba beelood ee ka soo kala jeeda [Gabilay iyo Awdal], isla markaana ka dhashay, kadib markii shalay gelinkii danbe nin lagu dilay deegaankaas oo colaadiisu muddo badan soo jiitamaysay. Ciidamo Boolis ah oo ay hore Xukuummada Somaliland u kala dhex dhigtay laba bilood ka hor markii dagaal noocan oo kale ahi dhacay aagaasi oo wakhti dhaweyd laga soo raray, ayey colaadani ku soo beegantay. labadan beelood ee deegaankaas dagaalku ku dhexmaray ayaa waxa beesha ka soo jeeda Gobolka Awdal la sheegay inay kaga geeriyoodeen Dagaalka 1 qof iyo sadex kale dhaawaca, halka beesha kale ee ka soo jeeda Deegaanka Gabilay ay kaga dhinteen 3 qof iyo mid dhaawaca. Dagaalkan ka soo cusboonaaday deegaankaas ayaa salka ku haya muran dhul oo ay in badan labada Gobol isku hayeen. Isla markaana ay Golaha Guurtidu soo afjareen colaadaas oo ay qodobo ka soo saareen. Labada Maamul ee labada Gobolada Awdal iyo Gabilay ayaa sida ay tibaxayaan wararka naga soo gaadhaya sheegayaan inay ku hawlan yihiin sidii ay dagaalka u xalin lahaayeen, Si kastaba ha ahaatee, Dawlada Somaliland ayaan iyadu haba yaraatee aan wax war ah ka soo saarin, tan iyo markii uu dagaalku saaka ka qarxay dhulka lagu muransan yahay xuduudkiisa ee u dhaxeeya labada Gobol ee Awdal iyo Gabilay. Mustafe-Janaale Hadhwaanaagnews.com/ Office Hargeysa/Somaliland. Janaale94@gmail.com -
100 years from now, how will our country look like
General Duke replied to Somali Pirate's topic in Politics
^^^Nice thats what I like to hear.... -
War Deg Deg Ah: Dagaalkii Gabiley Ee Ay Isku Hor Fadhiyeen Labada Beelood Oo Bilaabmay Keenayna Dhimasho April 8th, 2009 Waxaa maanta ka bilaabmay degaanka Ceelbardaale iyo Gebilay u dhexeeya dagaal dhexmaray labada beelood .................. ee isku hor fadhiyay deegaanka Gabiley. Dagaalkan oo ilaa iminka keenay dhimasho labada dhinacba ku timid, waxaana ilaa iminka dadka ku dhintay ee lasoo xaqiijiyay ku jira Allaha ha u naxariistee Cabdi Cali Xirsi oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM. Magaalada Hargeisa ayaa aad looga dareemay dhaqdhaqaaqa dagaalkani keenay, ilaa iminkana waxaa bilaabmay gurmad ay wadaan Salaadiin, Odayaal iyo wax garad iyagu iska abaabulay Haregisa, kuwaas oo ku talo jira sidii ay u kala qaboojin lahaayeen dagaalkaa ka dhex furmay labadan beelood ee walaalaha ah. Mushkilada dhextaala labadan reerood, ayaa u ekayd mid mudooyinkii danbe soo afjarmaysay, ka dib markii wafti golaha guurtida ahi ku tageen deegaanka Gabiley ee dagaalku ka socdo. In mudo ahna halkaa ku heshiisiinayeen labadaa beelood ee Reer Nuurka iyo Jibriil Abokor. Dad badan oo caasimada ku dhaqan ayaa walaac ka muujinaya wakhtiga dagaalkani bilaabmay, kuwaas oo dhamaantood farta ku godaya Hogaamiyaha Xisbiga UDUB Mr Riyaale, oo ay tuhmayaan in isagu ka danbeesay iska hor imaadka shaqaaqadan. Iyaga oo taa ku sababeenaya in dhacdada dagaalkan ka dhex abuurmayna labada beelood tahay mid uu doonayo in uu qiil ugu sameeyo kordhintii dhawaan guurtidu ugu kordhisay mudada lixda bilood. Taas oo qodobka guurtida u sharciyeenayaa mudo kordhiska yahayin dalka aanay nabadi ka jirin. Dhinaca kale, warar aan kale helnay ilo kale duwan ayaa sheegaya in marwada Hogaamiyaha Xisbiga UDUB Marwo Hudo Barkhad intii aanu dagaalkani qarxin socdaal ugu tagtay deegaanka Gabiley, walina lama cadayn waxa socdaalkeedu la xidhiidhay. Wararku waxay sheegayaan in afar qof tahay tirada ilaa imika ku dhimatay dagaaladaas. Wixii faah faahina ee la xidhiidha arinan waxa aan idinku soo gudbin doonaa dib hadii alaha eeba lihi idmo. Somaliland.Org
-
100 years from now, how will our country look like
General Duke replied to Somali Pirate's topic in Politics
^^^loool. Adeer we are all in the same shitt even today there are Somali clans fighting in Gabilay which resulted in 4 deaths. There is political nonsense and stuff in Hargaysa and a dirt poor region like the rest of the country. As for 100 years. Well Somalia will be better in 10 years, most things will change as it is better than 10 years ago. -
16-jir ka tanaasulay inuu ismiidaamiyo 8 Apr 8, 2009 - 7:20:55 AM Wiil Soomaaliyeed oo 16-jir ah ayaa sheegay inuu ka tanaasulay qorshe ismiidaamin ah oo uu ka fulin lahaa Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, isagoo sheegay inay tababareen xubno ka tirsan Al-shabaab. Inkastoo wiilkan uu qariyay magaciisa, hadana wuxuu sheegay inuu uga tagay dalka Mareykanka, sidii uu naftiisa u miidaamin lahaa una dili lahaa dad badan. wuxuuna arintan ku sheegay wareysi uu siiyay VOA laanteeda Afka Somaliga. "Muddo laba bilood ah ayaan qaadanayay tababar ku aadan sida la isku qarxiyo meel ku dhow degmada baraawe ee Gobolka Sh/hoose, waxaana la ii sheegay Janno, taasoo aan is iri yaan lagaaga hormarin" ayuu yiri wiilkan 16-jirka ah. Tababarka ayuu sheegay inay la qaadanayeen in ka badan 300-dhalinyaro Somali ah, kuwaasoo ka yimid dalka dibadiisa, isagoo xusay in isagu uu ogaaday in arintan ay tahay mid lagu khiyaanayo. "Wacdiyo ay bixinayeen culumo ahlusuna ah ayaan ku ogaaday in go'aankeygu yahay mid khalad ah oo aanan Janno galayn, markaas ayaan go'aan ku gaaray inaan joojiyo howsha aan tababarka u qaatay" ayuu yiri wiilkan magaciisa qariyay. Mar la weydiiyay inuu la shaqeynayo Ahlusuna iyo in kale ayuu ku jawaabay: "Sidii ay noqoto ayaan arkayaan, balse waxaan cadeyn karaa inaan joojiyay qorshihii ismiidaaminta ahaa". Wiilkan ayaa hadalkisa kusoo beegay xili ay FBI-da Mareykanku ka digeen dhalinyaro Somali ah oo ka tagaya dalka Mareykanka si ay ugu dagaalamaan kooxda mayalka adag ee Al-shabaab. Dhalinyaro Somali ah oo ka tagay Mareykanka kuna biiray Al-shabaab ayaa dhawaan sheegay inay ka barbar dagaalami doonaan walaalahooda Somalia [Al-shabaab], ayna ku qanacsan yihiin nolosha ay hada haystaan. GAROWE ONLINE
-
XamarGalle: I will keep your recomendation in mind, I am now just going through fiction and American authors phase. When in Rome do as the Romans, thus its all about the yanks I have just finished both the Road and No Country for Old Men, quite short novels by McCarthy. I am now going to start reading and insha Allah complete A Fine Balance. Hayam, thanks I have never read a Hemingway novel yet. Will get his work next. Which one do you recomend? The Old man and the Sea is the one I have heard about most. Red Sear Both those works are great, Animal Farm is one of the best books I have come across, everyone should read it.
-
Just finished this book, its amazing a sweltering piece of work, that creates a scary and haunting picture of a possible future for mankind. The book is about love, and the bond between a father and his young son. Two individuals, helpless, hungry and alone, trying to stay alive by any means in a world that is already dead. We get to know them intimately yet we don’t know their names, their location or even the year they are in. Here is a flashback,a dialogue between the man and his long dead wife as she contemplates her suicide. We used to talk about death, she said. We don’t anymore. Why is that? I don’t know. It’s because its here. There is nothing left to talk about. I wouldn’t leave you. I don’t care. It’s meaningless. You can think of me as a faithless ….if you like. I’ve taken a new Lover. He can give me what you cannot. Death is not a Lover Oh yes he is. Please don’t do this. I’m sorry. I can’t do this alone. The language is bare, yet powerful the author simplifies and strips down everything and you are left with a clear picture. At times I was frightened for their safety and I had to catch my breath as they struggled on that long cold road alone. Cormac McCarthy has become one of my favorite writers with only two novels. A must read and a modern classic.
-
^^^Near Bossaso towards the East I belive.
-
^^^good point, the situation needs not be inflamed.
-
^^^it does not mean what you think dear. Was explained already. Nice pics,
-
maxkamadeyn ay uga bilaabatay Degmada Guri Ceel ee G/Galgaduud 6. april 2009 Guriceel:(AllPuntlan d)-C/fataax Max’ed “Ibraahim’” oo ah wiil dhalinyaro ah oo wata Passpor Canadian ah ayaa qirtay in uu ka tirsanyahay Xarakada Al-Shabab uuna soo tababartay mudo laba bilood ah laakin waxa uu maxkamada horteeda ka qiray in aanu soo baran walxaha qarxa balse uu soo bartay dagaalada tooska sida looga qeybgalo. Ninkaan ka tirsan Al-Shabab ee maanta maxkamadeyntiisa ka bilaabatay Degmada Guri Ceel ayaa sidoo kale waxaa la soo bandhigay intii su’aalaha la weydiinayey Passpor-kii uu watay ee Canadiank-a ahaa . Gudoomiyaha Maxkmada Ahlusuna oo isna ka hadlay fagaaraha maxkamada ka socotaya aya sheegay in maxkamadeynta C/fataax ay socon doonto inta laga helayo cedeymo cad cad oo ku aadan in uu ku lug lahaa weeraro qorsheysan oo lala damacsana in lagu dilo mas’uuliyiin ka tirsan Ahlusunah oo ku sugan G/Galgaduud. Maxkamedeynta Wiilkan ka tirsan Al-Shabab ayaa waxaa ay ka dhacveysay meel fagaare ah oo Degmada bartameeda ah , waxaana ka soo qeybgalay waalidiin isaga ehel u ah si ay u dhageystaan. Gudoomiayha Ahlusuna ee G/Dhexe Sh.Cumar Sh.Max’ed faarax ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in ilaa amar dambe maxkamada dib loo dhigo , waxaana dadka la wargaliyey in ay soo xaadiraan birito oo dib lo sii wadi doono maxkamadeynta. C/faraax Max’ed ayaa waxaa la qabtay laba bil ka hor isagoo wata gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa . Xasan Alqeys AllPuntland-Muqdisho
-
^^^Again a flawd argument. Adeer the Wadaad or secular dude is still a Somali from Puntland and will lead it as such. A "pure" one unlike Xasan Dahir Aways and IndaCade correct who ran sub-sub-sub-sub clan courts. Go lecture someone else. Puntland is here to stay as a Somali state 1/3 of the nation and you need to get your act together because you can lecture anyone on "Somalinimo" and Islamnimo.
-
Riyaale magic clan backlash against people of BORAMA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^100% correct..