
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Heavy mortar exchanges start in capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
War deg deg ah: Duqeymo xoog leh oo lagu soo beegay imaanshaha Senatorka Mareykanka oo ka bilowday qeybo ka mid ah Muqdisho Duqeyn xoog leh ayaa ka bilaabatay Magaalada Muqdisho, daqiiqado kadib markii uu soo gaaray Mareykanka Senator ka tirsan Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Saraakiil kale. Hugunka Madaafiicda ayaa aad loo maqlayaa, iyadoona Madaafiicdu tahay mid la si weydaarsanayo, waxaana Madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Xarunta Madaxtooyada halkaasoo lagu tuuray. Jawaabo ka yimid dhanka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa iyana ku habsanaya qeybo ka mid ah Magaalada haba ugu badnaatee Suuqa Bakaaraha oo dhowr Madaafiic ay ku dhaceen. War qabadka Xafiiska Jowhar.com ee Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaraya warar kala duwan oo ku saabsan duqeymaha ka socda Magaalada Muqdisho oo lagu soo beegay Senatorka Mareykanka oo wada hadalo Madaxtooyada kula yeeshay Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha. Lama lga qasaaraha ay geysanayaan duqeymaha, iyadoona wadada dheer ee Maka Al-Mukarama iyo Isgoyska KM4 ay xiran yihiin, waxaana nawaaxigaas laga soo sheegayaa isku hor imaadyo u dhaxeeyo dhinacyada iska soo horjeeda. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com -
Mogadishu: Heavy mortar exchanges start in capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hoobiyaal lagu garaacey Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho & Jawaab laga baxshey Monday, April 13th, 2009 at 4:29 pm Horseed Media News Desk War hadda naga soo gaarey Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in hoobiyaal gaaraya 6 lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde. Donald Payne Waxa uu soo gaarey maanta Muqdisho Waxaa Garoonka ku sugnaa nin ka socdey Aqalka Kongoresska maraykanka magiciisana la yiraahdo Donald Payne, waxa uu gaarey maanta gelinkii hore Muqdisho, si uu wada hadal ula yeesho xukuumadda Soomaaliya arimaha ku saabsan Burcad Badeeda. Warka ayaa intaas ku daraya in mid kamid ah Hoobiyaashu in uu ku dhacay gudaha Garoonka markii uu duulayey Ninkan ka tirsan Aqalka Kongoresska Maraykanka, shanta kale ayaa soo dhacay markii uu duuley kadib, ma cadda khasaaraha ay geeysteen, Laakiin Sarkaal la yiraahdo Abukar Xassan oo ku sugan Garoonka ayaa wakaaladaha wararka u sheegay inaan cidna ku dhaawacmin. Muddo yar kadib ayaa jawaab ka timid Ciidmada AMISOM waxa ayna madaafiic jawaab celin ah ku soo garaaceen Suuqa Bakaaraha halkaas oo ay rumeysan yihiin in laga soo tuurey weli ma cadda khasaaraha ka dhashey Duqeyntii Bakaaraha. -
Muqdisho: Madaafiicda oo si kulul uga socota Caasumada Soomaaliya. 13. april 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Madaafiic culculus ayaa si xawli ah uga socota magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, markii ay soo gaareen magaaladaasi xubno sar sare oo ka socda dawladda Mareykanka, waxaana jawaab kulul ay ka soo baxaysaa ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & kuwa AMISOM. Kooxaha diidan dawladda Soomaaliya ayaa madafiic culus ku weeraray garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho oo ay joogto diyaarad weyn oo laga leeyahay dalka Mareykanka, ayna wateen Xildhibaano udhashay dalka Mareykanka, oo shir la qaadanayay Madaxweynaha dawladda Faderaalka Shariif Sheekh Axmed iyo Raysalwasaarihiisa. Jawaabaha ka imaanaya ciidamada dawladda Soomaaliya ee ka soo dhacay Madaxtooyada iyo Garoonka Muqdisho ayaa taabanaya oo khasaarooyin ka geystay ilaa hada deegaanada kala ah African Vilage, Suuqa Bakaaraha Qeybta Qudaarta iyo Bagaashka, Bangaariyo, Isgoyska Bakaaraha, Balaagsii iyo Al-baraka, waxaana ilaa hada geeriyooday dad ka badan 5 qof. Dad jooga meelaha aadka ugu dhaw garoonka Muqdisho ayaa lasheegay in ay cabsi daran heysato oo ku aadan in dagaal caadi ah uu bilowdo, ciidamada AMISOM waxa ay aad imika sugayaan amaanka Madaxtooyada, waxaana Madaxtooyada ka soo dhaceysa hubka waa weyn qaar ka mid ah, ayadoo ay joogaan Ajaaniib udhalatay dalka Mareykanka. Wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa diiday in ay ka hadlaan dagaaladan, ayagoo sheegay in lugu soo qaaday ciidamadooda iyo kuwa AMISOM weerar culus, ayna difaac ku jiraan ilaa hada, waxaana aan la garan karin halka ay xaalad ku dambeyso. Warar hada soo gaaray AllPuntland warqabadkeeda Puntland ayaa sheegaya in ay magaaladaasi ka baxeen oo ay hada ka dhoofeen, ayadoo ay madaafiic socoto Xildhibaanadii ka socday Maamulka Barack Xusen Obama. F. C. Geylan AllPuntland
-
US forces rescue captive from Pirates in bloody showdown.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer the ship was captured in Somali waters. They never killed anyone though they could. They were in negotiation and then they were killed. Also lets not buy into Holywood storylines from CNN and Co, specially on Easter Sunday of all days. This is a sad tale, piracy is wrong, but until a Somali navy taks to the sea it will only get stronger. -
Muqdisho: " Xaad ma arko miyaa dhibka ay Shacabka Muqdisho ku hayaan ciidamada Shisheeye" Afhayeenka Xisbul Islaam. 13. april 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Maxamed Xasan Xaad oo sheegtay in uu hogaamiye uyahay Odayaal la baxay odayaasha dhaqanka ee Beesha ******, balse ay qaar ka mid ah Odayaasha Beelahaasi ku sheegeen mid aysan waxba ka jirin ayaa jawaab kulul kala kulmay garabyada hubeysan ee ka dagaalamaya magaalada Muqdisho. Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay shalay in aysan Beesha dagta Muqdisho udulqaadan doonin dagaalo mar dambe ka dhaca gudaha magaaladaasi, waa sida uu hadalka udhigaye, waxaana hadalkaasi dhinacyada qaar kamid ah ay ku sheegeen mid ka soo horjeeda Diinta Islaamka. Muuse Cabdi Caraale oo ah afhayeenka kooxda Xisbul Islaam garabka Dr. Cumar Iimaan ayaa ku sheegay hadalkaasi mid la doonayo in shacabka Soomaaliyeed qabyaalad lugu abuuro, isagoo sheegay in ay dhinacyada Soomaaliyeed ee la dagaalamaya ciidamada Shisheeya aysan ku soo wada socon qaba'iil ee ay udagaalamayaan dalka Soomaaliya oo ay nabad ka dhacdo. Caraale ayaa ku sheegay warkaasi mid aysan haba yaraatee waxba ka jirin, wuxuuna balan ku qaaday in ay la dagaalamayaan ciidamada Shisheeye tan iyo inta ay boorsooyinkooda ka qaadanayaan magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, isagoo ugu baaqay dadka Muqdisha-na in aysan qaadan hadalada noocaas ah ee ladoonayo in dib loogu soo celiyo dagaaladii qabaa'ilka ahaa. " Xaad uma muuqata dilka iyo gumaadka maalin walba lugu hayo Shacabka Soomaaliyeed, wuxuu kaliya doonayaa in dib dagaaladii Sokeeye ay dalka ugu soo laabtaan, Mujaahidiinteena kama shaqeyno amaan la'aan waxaan ka shaqeynaa diinta Alle oo kor ahaata iyo Kooxaha soo duulay oo ka baxa dalkeena Hooyo, intaas weeye waxaan udagaalaynaa qabaa'il duulaan kuma nihin" Ayuu yiri Afhayeenkan Muuse Cabdi Caraale. Jawaabta uu la kulmay Maxamed Xasan Xaad waxa ay noqotay mid uusan horay ufileyn, waxa ayna dad badan oo ku sugan Muqdisho ay sheegeen in ay maalmihii ugu dambeeyey Xaad iyo raga ay saaxiibada yihiin ay wadeen ole-ole ka dhanka ah dhinacyada ka dagaalamaya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, waxaana odayaashan la xasuustaa in ay dagaal adag oo afka ah ay la galeen dawladdii ay hogaaminayeen Md. C/laahi Yuusuf Axmed & Md. Cali Maxamed Geedi. F. C. Geylan AllPuntland
-
Muqdisho: Xukuumada Soomaaliya oo 50% lacagaha soo gala uqoondeysay Ciidamadeeda amaanka. 13. april 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Sida lugu sheegay qoraalo ay heshay AllPuntland, isla markaasna lugu sheegay Miisaaniyada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee mudada nagu soo aadan, ayaa muujinaya in madaxyada ugu badan ee miisaaniyada dawladda Soomaaliya ay leeyihiin ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Lacagaha loogu talagalay ciidamada ayaa loogu magac daray dibu soo celinta ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale meel hoose looga qoray qoraaladan in ay sidan usameysay xukuumadu in ay ka maaranto ciidamada Shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Wasiir ka tirsan dawladda Soomaaliya oo qoraalkan soo gaarsiiyey AllPuntland ayaa sheegay in ay golaha Wasiiradu meelmariyeen miisaaniyadan, ayna ugudbiyeen baarlamaanka faderaalka ee Soomaaliya. Lacagtan ayaa badankeeda laga dhigayaa tababar lasiiyo ciidamada, raashinkooda iyo mushaaraadkooda, waxa ayna dawladda Soomaaliya dooneysaa in ay ciidamadeeda noqdaan kuwa wanaagsan, sida lugu sheegay qoraalka AllPuntland ay heshay. DF uma dhisna ciidamo tayo leh waxaana ciidamado u ah maleeshiyaadkii dagaalamayay mudada ku dhow 2 sanno ee ka kala socday Maxkamadihii awoodooda la wiiqay dhamaadkii 2006-dii iyo dawladdii Faderaalka ee uu hogaaminayay Madaxweynihii iscasilay Mudane C/laahi Yuusuf Axmed, hadana ciidamadii dawladda Soomaaliya waxa ay ka fiican yihiin ciidamadii Maxkamadaha oo aan qaadan tababaro wanaagsan, halka ciidamo gaaraya 6000 kun oo askari oo ay leedahay dawladda Soomaaliya ay tababaro wanaagsan ku soo qaateen Itoobiya, inkastoo aysan helin cid daryeesha ama si wanaagsan umaamusha howlahooda. F. C. Geylan AllPuntland
-
US forces rescue captive from Pirates in bloody showdown.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^This is the way US deals with these situations. All the time they were waiting for them to get tired run out of food and son on, then they made their move and killed most of them. Tragic another Somali story. -
Nonsense article. The west always pretends to know about other cultures. The Imaam qualities and hard work with Allah's will got him to this point his colour had nothing to do with it. Obama had nothing to do with it.
-
US forces rescue captive from Pirates in bloody showdown.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Deg deg: Captain-kii Mareykanka oo lagu siidaayey dagaal dhiig ku qubtey War hada ku soo dhacay warqabadka SBC International ayaa sheegaya in halwgal ay fuliyeen ciidamada badda Mareykanka lagu guuleystey in lagu siidaayo captain-kii Mareykanka ee ay haysteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Hawlgalkaasi oo dhiig ku qabtey ayaa ciidamada Mareykanka waxay ku dileen sadex ka mid ah burcad badeedii Soomaalida, waxaana sidoo kale nolol lagu qabtey mid kale oo ka mid ahaa burcad badeeda sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka. Captian Richard Phillips ayaa lagu guuleystey in la badbaadiyo isagoo aanay waxba soo gaarin, waxanaa hawlgalkaasi fuliyey ciidamo gaar ah oo saarnaa markabka dagaal ee Mareykanka USS Bainbridge. SBC International News Desk -
War deg deg ah: Cap.Richard Phillips oo la soo furtey Horseed Media Qaybta Warqabadka War hadda ku soo dhacay warqabadka Horseed Media oo ka soo baxay Ilo ku dhaw Pentagonka ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in la soo furtey Cap.Richard Phillips oo muddo 4 casho ay Burcad Badeed Qafaal u haysteen. Warka ayaa sheegaya in Sadex kamid ah Burcad Badeedii la diley halka kii kalena isaga oo nool ay gacanta ku dhigeen Ciidanka Mariinsku, sidoo kale warka ayaa intaa ku daraya in aanu dhaawac gaarin Cap. Richard Phillips xaaladiisuna ay tahay mid wanaagsan
-
Mogadishu: Port is attacked as Al Shabaab Hizbul Islam declare war
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Threat of war The spokesman for Islamist hardliners Al Shabaab vowed to continue the war against the government of Somali President Sheikh Sharif Ahmed after accusing the government of “selling the sea.” Muktar Robow “Abu Mansur” told reporters in the southwestern town of Baidoa that Al Shabaab “will never accept” any territory of Somalia to be “given away.” President Sheikh Sharif’s government and the government of Kenya signed a Memorandum of Understanding in Nairobi that has stirred political debate across Somalia. READ: Somalia-Kenya sign MoU for maritime ‘area of dispute’: Exclusive Abu Mansur vowed to wage war against AMISOM, whom he accused of bringing more weapons and soldiers into Somalia. “Look at the soldiers and weapons they [AMISOM] are bringing,” he said, adding that the Islamic clerics’ call for AMISOM to withdraw within 120 days “has become a lie.” He criticized Sheikh Bashir Ahmed Salad, chairman of the self-appoint Islamic meditation committee that called for AMISOM withdraw, saying: “I heard him say that attacking AMISOM is prohibited [under Islam], but we will fight them [AMISOM] until they leave our soil.” Al Shabaab rebels control many regions in southern Somalia, including regions near the border with Kenya. President Sheikh Sharif's government, which controls some sections of Mogadishu, is the 15th attempt by the international community to restore national order in Somalia. -
Mogadishu: Port is attacked as Al Shabaab Hizbul Islam declare war
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
10 mortars hit Mogadishu port as rebels vow war 12 Apr 12, 2009 - 8:53:58 AM MOGADISHU, Somalia Apr 12 (Garowe Online) - Suspected insurgents launched at least ten mortars at the main port in the Somali capital Mogadishu Saturday, as Islamist rebels vowed war against the Horn of Africa country’s interim government, Radio Garowe reports. Witnesses and workers at Mogadishu's main seaport said African Union peacekeepers (AMISOM) closed off roads near the port and entered nearby neighborhoods as a ship docked. “There were many AMISOM soldiers in our area...on top of buildings and they refused us to leave [homes],” said a witness. Port workers said the ship unloaded military hardware, including vehicles, which were transported to AMISOM bases in Mogadishu. “No one was hurt when the mortars hit [the port],” said a source at the Mogadishu port. -
Dekeda Muqdisho oo duqeyn loo gaystey 11 Apr 11, 2009 - 9:36:31 AM In ka badan 10-madfac oo hoobiyeyaal ayaa maanta [April 11] lagu weeraray dekeda weyn ee Muqdisho, kadib markii saakay uu kusoo xirtay dekeda Muqdisho markab saanad ciidan u wada AMISOM. Shaqaalaha dekeda Muqdisho ayaa xaqiijiyay in madaafiicda qaarkood ay ku dhaceen bakhaarada kaydka, balse aysan jirin wax khasaare nafeed ah oo ay dhaliyeen. "Ma jirto jawaab ay ciidamada AMISOM ka bixiyeen madaafiicdii lagu garaacay dekeda, waxaana dekeda ka socda dajinta markab qalab ciidan u wada nabad ilaaliyeyaasha Afirka" ayuu yiri mid ka mid ah shaqaalaha dekeda Muqdisho oo magaciisa ka gaabsaday. Saakay 9:00 aroornimo ayay ciidamada AMISOM joojiyeen howlihii dekeda waxaana isla markaas kusoo xirtay dekeda markab weyn oo qalab ciidan wada, iyadoo dadka iyo gaadiidka loo diiday inay maraan wadooyinka ku dhow dekeda. "Xaafadaha ku dhow dekeda Muqdisho waxaa ku sugan ciidamo ka tirsan AMISOM, qaarkood waxay saaran yihiin guryaha dhaadheer iyo buuraha, waxayna noo diideen inaan ka baxno guryaheena" ayuu yiri Cumar Macalin oo dagan guri ku dhow dekeda. Howlaha dekeda ayaa weli hakad ku jira, iyadoo lagu arkayo gudaha dekeda gaadiid cusub oo ay lasoo dageen ciidamada AMISOM, waxaana shaqaalaha dekedu ay sheegeen in howsha markabku ay dhamaanayso caawa. "Runtii xoogaa gaadiid ah iyo qalab kale oo laga dajiyay Markabka ayaan aragnay, ciidamada AMISOM ayaa bilaabay in baabuurtii lasoo dajiyay ay ka saaraan dekeda, mana garanayno halka ay u wadaan" ayuu yiri mid ka mid ah shaqaalaha dekeda. Saanadan ciidan ayaa lagu soo beegan kadib markii dhawaan ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho tiradooda la kordhiyay, waxaana kooxaha mucaaradka ah ay durba muujiyeen dareen cabsiyeed. GAROWE ONLINE
-
Boosaaso: Puntland oo xukun ku riday Burcad Badeed. 11. april 2009 Boosaaso(AllPuntland )- Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa xukun ku riday 10 nin oo burcad badeed ah, waxaana loo xuskaday xeerka Ciqaabka Soomaaliyeed iyo xeerarka deegaanada Puntland. Xeer Ilaaliyaha dawladda Puntland ayaa ku eedeeyey ragan maxkamada la horkeenay in lugu soo qabtay, ayagoo saaran markab laga leeyahay deegaanada Puntland, isla markaasna ay ka doonayeen in ay lacago Madax furasho ah ka qaataan. Dambiga lugu soo oogay ragan ayaa qaar ka mid ah ay ku sheegeen mid aysan waxba ka jirin, waxa ayna sheegeen in ay doonayeen in ay ilaaliyaan biyaha deegaanada Puntland ayna ka ilaaliyaan Maraakiibta la baxaysa kheyraadka deegaanada, ayagoo sidoo kale qaarkood ay sheegeen in aysanba ku jirin falka lugu eedeeyey. Gudoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa Maxamed Cabdi Awaare ayaa ku dhawaaqay in ragan 8 ka mid ah lugu xukumay min 20 sanno oo xarig ah, inkastoo ay furan tahay in ay racfaan ka qaadan karaan. Dacwad oogaha ayaa codsaday in maxkamada dib loo dhigo, si cadeymo xaqiiqo ah loo keeno maalinta beri ah, dhinaca kale nin udoodaya niman eedaysanayaasha ah ayaa ka codsaday maxkamada in ragan lasii daayo maadaama aan cadeymo dambi in ay galeen ah laheyn, inkastoo uu talaabadaasi diiday maxkamadu ayna ka codsatay Dambi-oogayaasha in ay cadeymahooda keenaan. Ragan la xukumay waxaa lugu soo qabtay markabkii Shirkada barwaaqo ee magaalada Boosaaso, markii uu jiray maamulkii hore ee Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi, waxaana lafilayaa sidoo kale in dhawaan la xukumo kooxo kale oo lugu tuhmayo burcadnimo. F. C. Geylan
-
^^^Man LST one must thank you for the hard work. You have done more to change the image and brand of Somalia. Wow, we are not abouth death and droughts, our land our sea and our people are beautiful. Keep up the good work. As for the Boocame pic, its the best one and the area of Nugaal region needs more material..
-
^^^loool. Should I quote Salman Rushdie as a reference on Islam? Who is your author, and what is your book? Nonsense go talk to some one who never went to school lad. I told you again the light of Somalia and its golden age were played by Reer Kenadeed, from the day he stepped into Hobyo till Independence. Even the man who invented the Somali script was Osman Yusuf Kenadeed. Sorry lad the men you insulted are titans. The ones you applaud are looters who stole property. Can you compare such things?
-
^^^lool. First of all who was this author and second can you provide the reference where you are copiying this from. Also the dates when did the Italians enter Somalia and what year were these "supposed" deals made? Kindly provide the signatures of the Suldans also. The Western world had made protectorates of most of the known world. But these Suldanataes were independend adeer and the Italiahns were not "invited to Somalia" they conquored it. Your claims against the Sultanates is the same as those the West make that they civilised Africa and taught the Mohamedians how to wash These kings [including Mohamoud Ali Shire] were more advanced, than any Somali groups of their age and even now. Where is Hobyo
-
^^^Which historical books are you reading. The clan talk by Ahmed Diriye? Or how I liberated Islam by Maulana Yusuf IndaCade? Give us a break... Like I said before Yusuf Kenadaaed's hobyo produced legends like Omar Samatar, AbdiRashid Ali Sharmarke and Yasin Osman. Boqor Osman's kingdom was the last region to be conquored by the Colonials in 1927, he held out for years. Thus adeer go talk to your audiance here is a historian from the Punt regions of Somalia.
-
Meiji Adeer dont tell us what your uncles told you and toolka talking points. The two kings were legends and they both fought to the end. And indeed was it not Yasin Osman Kenadeed who was an instrumental player in SYL and was it not Abdirashid ALi Sharmarke who became a PM? Both sons of the Sultanate of Hobyo, build by the Kenadeeds. Thus even Somalia's greatest days thus far had its roots with the Sultans and we know what happened after that... Still Puntland will never call a Pirate Nabadoon or Shiekh. We know they are tough businessmen and criminals at worst.
-
PL's minister of education visits Twin cities!
General Duke replied to Gheelle.T's topic in Politics
^^^I think the Minsiter has a family here he lived in Colombus Ohio and maybe he was on a personal visit and then met the community. He was ok, nothing original. -
^^^Meiji lool are you scared lad? I was just trying to help you saxib. We are a team and and you must be twoface.. Fake Mujahid face Vs Looter face You like Batman right.
-
Pity the man called Meiji alas he is another defeated InadCade school graduate who changed his name.
-
Meiji you actually think you are packing punches, just blowing hot smelly air. lool. The Italians were fought by both the Suldans of kenaded & King Osman of North East. The British were fought by Suldan Mohamoud Ali Shire and the Dervishes under the Sayid. These individuals and groupings liberated the nation. Obviously you played some role in those dramatic days, Mujahid. As for today lad, this is a network that is not supported by the population or the government, they made a hell of money without killing Somali’s. I can guarantee you one thing about Puntland. A Pirates will never be elected a traditional elder unlike Looter Ahmed Diriye A Pirate will never be seen as a religious leader unlike warlord-thug IndaCade.. Sorry again your hate for Puntland shows but what can you do? The people of Puntland dont really care for this cat and mouse game and if the international community want to end this its simple, help the Police and military of the state. Then its over in a few minutes.
-
^^^Lool you need to do more research. The Pirates are a little network that has caught the imagination without looting Somali's, raping Somali's sending suicide bombings and so on. Simple sea men who made millions from taxing the west. As for your anger I know where its coming from and trust me the West wont carpet bomb Bossaso as you wish. This is a sly game of cat and mouse. Nothing to do with the people or government of Puntland.
-
^^^loool. He is flip floping as usual. One day he is up for Jihad with Ind-White and the next he is up for the government guess who changed his mind, IndoWhite of course.