
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Meiji no one is safe in Mogadishu adeer, and this is the result of all the clan nonsense you have been spewing. The assasins are now eating their parents. Shame really. -
Allah uu Naxaristo...
-
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sarkaal Sare Oo MMI-da Oo Galabta Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Muqdisho,21-April-20 09:-Dabley ku hubeysan Bastoolado ayaa xiligii salaad casir kadib ku dilay agagaarka Isgoyska Taleex Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ee taageersan Dowladda Islaamka ee Soomaaliya, waxaana lagu tuhmayaa iney ka dambeeyeen maleeshiyaadka Shababka & Xisbul Islam. Allaha u naxariistee Maxamed Maxamuud Jimcaale (Cagaweyne) ayaa Ilaa saddex ruux oo Bastoolado ku hubeysan dileen, sida uu u xaqiijiyay Afhayeenka Maxkamadaha Sheekh C/raxiin Ciise Caddow. Dhaawac ka soo gaaray rasaastii lala beegsaday Sarkaalkaas ayaa waxaa uu ugu geeriyooday Isbitaalka Madiina, iyadoo Meydkiisa uu yaalo isla Cusbitaalka. Cagaweyne ayaa lagu xusuustaa dagaaladii Midowgii Maxkamadaha ay kula galeen Magaalada Muqdisho Isbaheysigii Argagixisa la dirirka, isagoona ahaa Afhayeenkii Maxkamada Al-Furqaan, wuxuuna qeyb weyn ka soo qaatay dagaaladii Ciidamada Ethiopia, Marxuumka ayaa sidoo kale aad u taageeray Dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed inkastoo uusan wax xil ah ka qaban. Sarkaalkan ayaa noqonaya sarkaalkii labaad oo ka tirsan Maxkamadaha oo dil qorsheysan lagu qaarijiyo, iyadoona todobaadkii hore isna Wadada Warshadaha lagu dilay Sarkaal la oran jiray Shariif Kariye. Dilkan Sarkaalkan ayaa sii kordhineysa xiisada ka taagan Caasimada ee maalmihii u dambeeyay u dhaxeeyay Kooxaha Muqaawamada, iyadoona maalmo ka hor uu Afhayeenka Maxkamadaha C/raxiin Ciise Caddow uu si cad Alshabaab ugu eedeeyay inay ka dambeeyaan dilalka loo geysanayo Saraakiisha Maxkamadaha. -
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha oo Muqdisho lagu dilay Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 21-April-09 Waxaa goor dhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho gaar araan isgoyska Taleex sarkaal sare oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamka, sida uu xaqiijiyay afhayeenka ciidamada Maxaakiimta C/raxiin Ciise Cadow. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa waxa ey rasaas madaxa kala dheceen Sheekh Max’ed Max’uud Jimcaale (Cagoweyne) oo si weyn looga yaqaanay gudaha kooxaha muqaawamada. Meydka sarkaalkan ayaa waxa uu iminka yaalaa cusbitalka Madiina, waxaana wararku ey sheegayaan in naftuba uusan lasoo gaarin cusbitalka. Maalma ka hor ayey aheyd markii sidoo kale la dilay laba masuul oo ka tirsan Maxkamadaha kuwaasoo kala ahaa xildhibaan iyo sarkaal ciidan. Ma cada wali coda ka dambeysa dilka sarkaalkan, laakiin Maxkamadaha ayaa horay u sheegay in uu dagaal kala dhexeeyo kooxda Al-shabaab oo horay uga khaarajisay dad kale. Wixii kusoo kordha kala soco Calanka Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda -
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Al Zeylici, this man was from the Al Furqaan court group and no enemy of Al Shabaab. Why they would kill him I dont know. Even old Ahmed Diriye blaming the Al Shabaab seems to be a conspiracy to make the public or the clan against the youth militia. Its up in the air. -
Religious warlords reject the decision to implement Islamic Law
General Duke replied to Meiji's topic in Politics
^^^Bitter about the missery in Mogadishu yes, nothing else adeer. Still the killing continue, the fighting continues and you cant blame the fake enemy. The problem is the same for 18 years. The looted properties and the innocent blood spilled is what haunts that city -
Religious warlords reject the decision to implement Islamic Law
General Duke replied to Meiji's topic in Politics
meiji, who cares about Ethiopia ? you must have taken the Eritrean loyalty of your uncle Xasan Dahir to heart. Also all this is fake, as fake as their claims of Jihad, and fighting for the nation..The looters created this monster Al Shabaab now they have to deal with it. -
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Al Shabaab are bad now and the clan militia are Islamic, its turning out to be just another silly charade. -
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
WAR DEG DEG AH: Mujaahid Maxamed Maxamuud Cagaweyne oo kooxo bistoolado ku hubeysan ay goor dhow ku dileen Isgoyska Taleex. (21-04-2009)War hadda na soo gaarey ayaa wuxuu sheegay in Sheekh Maxamed maxamuud Cagaweyne oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Maxkamada Islaamiga goor dhow lagu toogtey Degmada Hodon, gaarahaan Isgeyska Taleex ee Magaalada Muqdisho. Mujaahid Cagaweyne oo si weyn looga yaqaano wadanka Soomaaliya kana mid ahaa Masuuliyiintii sar sare ee Golihii Maxaakiimta Islaamiga, ayaa niman Afku u duuban yahay oo Bistoolado ku hubeysan waxay nafta uga jareen degmada Hodon. Waxaa Socda ugaarsi bareer ah oo lagu bartilmaamedsanayo Madaxda iyo Saraakiisha ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga, gaarahaan kuwooda ayidey dowladda Midnimada Qaran. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Saraakiisha Maxaakiimta ayaa dilka Sheekh Cagaweyne shir deg deg ah ka leh, iyagoo ka arrinsanaya qaabkii ay uga jawaabi lahaayeen dilka Loo geystey Masuulkaan ka tirsanaa iyo Saraakiil kale oo hotiisa sidaan oo kale loogu qaarijiyey gudaha Caasimadda. Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ay wadaan Xoogagga Maxkamadaha ayaa durba laga dareemayaa qeybo kamida magaalada Muqdisho, waxaana ay cabsi weyn la soo diristey dadweynaha ku dhaqan Caasimadda oo aad u necbeystey dagaalladda aan dhamaadka lahayn ee ku soo noqnoqday magaalada Muqdisho -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Axmed Diiriye: Waa lay dili lahaa Tuesday, April 21st, 2009 at 2:45 pm Horseed Media Newsdesk Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil isaga lagu khaarijin lahaa. Waxa uu sheegay in isku daygan uu dhacay xalayto markii ay kooxo hubeysan soo dabagaleen isagoo ka soo baxay gurigiisa. Waxa uu sheegay in istaaf isaga waardiyeynayay loo sheegay in ragga na soo dabagalay ay u dan lahaayeen inay aniga I dilaan. Axmed Diiriye waxa uu sheegay in is rasaaseyn ay dhexmartay istaafkiisa iyo raggii weerarka soo qaaday. Axmed Diiriye waxa uu ku eedeeyay Kooxda al-Shabaab rag ka tirsan oo qaarkood ay ka yimaadeen gobolada koonfurta inay xukmiyeen in isaga iyo 5 kale la dilo. Axmed Diiriye wuxuu sheegay in loo beegsanayo oo keliya nabada ay taageereen -
War deg deg ah: Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo goor dhow lagu dilay agagaarka Isgoyska Taleex Kooxo Hubeysan ayaa goor dhow ku dilay agagaarka Isgoyska Taleex Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ku dilay Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ee taageersan Dowladda Soomaaliya. Allaha u naxariistee Maxamed Maxamuud Jimcaale (Cagaweyne) ayaa Ilaa saddex ruux oo Bastoolado ku hubeysan dileen, sida uu u xaqiijiyay Afhayeenka Maxkamadaha Sheekh C/raxiin Ciise Caddow. Dhaawac ka soo gaaray rasaastii lala beegsaday Sarkaalkaas ayaa waxaa uu ugu geeriyooday Cusbitaalka Madiina, iyadoo Meydkiisa uu yaalo isla Cusbitaalka. Cagaweyne ayaa lagu xusuustaa dagaaladii Midowgii Maxkamadaha ay kula galeen Magaalada Muqdisho Isbaheysigii Argagixisa la dirirka, isagoona ahaa Afhayeenkii Maxkamada Al-Furqaan. Sarkaalkan ayaa noqonaya sarkaalkii labaad oo ka tirsan Maxkamadaha oo dil qorsheysan lagu qaarijiyo, iyadoona todobaadkii hore isna Wadada Warshadaha lagu dilay Sarkaal la oran jiray Shariif Kariye. Dilkan Sarkaalkan ayaa sii kordhineysa xiisada ka taagan Caasimada ee maalmihii u dambeeyay u dhaxeeyay Kooxaha Muqaawamada, iyadoona maalmo ka hor uu Afhayeenka Maxkamadaha C/raxiin Ciise Caddow uu si cad Alshabaab ugu eedeeyay inay ka dambeeyaan dilalka loo geysanayo Saraakiisha Maxkamadaha. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Religious warlords reject the decision to implement Islamic Law
General Duke replied to Meiji's topic in Politics
lool. What was it about before "liberation from Ethiopia" now you have woken up old boy.. -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Now who is he fighting ? -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So they are being hunted by a bunch of estremist teenagres, why them and not the other elders of the city? -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^As usual you talk jiberish, the old looter has bodyguards and is afraid for his safety, they even had a shoot out and he blamed "people from far regions" trying to kill him. Ahmed Diriye is just getting a taste of his own medicine, nothing to rejoice about or even ponder on. Is he more armed than the head of the Clan Courts militia who was murdered last week or the MP from their wing who wias killed outside his home. Its getting out of hand old boy.. -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^This is the case of the chicken coming home to roost. Assasinationas are a terrible things and no one should be targeted this way. However Ahmed Diriye's clan incitmenet which he is still doing has led him to be targeted by his old friends. They created havoc in Mogadishu and are now drinking from the wine they harvested. -
Muqdisho:Axmed Diiriye oo dirqi kaga badbaaday weerar lagu dili lahaa 21. april 2009 Muqdisho:(AllPuntlan d)-Weerarkan lagu dili lahaa Axmed Diriye oo sheeega in uu yahay afhayeenka ****** ayaa dhacay xalay fiidki mar gaari yar ay kooxo hubeysan hordhigeen guri uu ka daganyahay S/Bakaaraha ee Muqdisho. Rasaas ayay is dhaafsadeen arg ilaalo uu lahaa Axmed Diiriye iyo kooxda weerarka soo qaaday , waxaana ay rasaasta socoto mudo kooban . Axmed Diiriye aya saxaafada u sheegay weerarka kadib in ay soo weeraren rag a tirsan Al-Shabab oo u sheegay in maalmahanba ay raadinayeen ayna ugaarsanayeen . Waxa uu sheegay in laba gaari oo ah nuucayada yar yar in maalmahan ay daba socotay oo ay la socdeen xaladiisa iyo dhaqdhaqaaqisa isaga iyo rga kale tirsan golaha uu afhayeenka u yahay ee ******. Axmed Diiriye waxa uu shegay in sawiradooda la qeybiyey oo ay heysteen dhalinyaro Al-Shabab ah kuwaas laga keenay gobolo fog fog . Waxa uu ugu dambeyn sheegay in aanu kaga baqi doonin kooxdaas shaqada uu ahoy uuna iska difaci dono weerar kasta oo ku yimaada . Eedeymaha uu u jeediyey Al-Shabab ee ah in ay qorsheysteen dilkiisa ayan wali wax jawab ah ka so bixin Al-shabab . si kastaba maalmihi ugu dambeeyey ayaa magaalada muqdisho waxa laga tumayey gurban colaadeed oo wajiyo badan leh. Xafiiska Wararka Muqdisho AllPuntland
-
Hargaysa: Riyaale militia target Kulmiye offices
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xukumada xaaraanta ah ee dalka xooga ku haysata Waxaynu wada ognahay maanta arrinta cakiran ee dalkeena maanta ka jirta Hadaba arrinta iswaydiinta mudan waxaa weeyaan ragan maanta isku dhajinaya kurisaga wakhdigiisii ka dhamaaday waa kuwama? Ina riyaale iyo kaba qaadayada sheeganaya inay yihii wasiiradu dhamaantood marka laga reebo laba sadex wasiir ku sheeg oo is xambaar lagaga keenay yurub mooyaane intooda kale dhamaantood waxay ahaayeen basaasiintii siyaad bare waana kuwii umadan rer somaliland gumaadka u geystay kuwaas oo ka faa,iidaystay samaaxaadii dhaxmartay shacabka rer somaliland kuwaas oo si khaldan u fahmay samaxaadii dhacday waad doonto samee waxayna dhamaantoodna waxay isku raacsanyihii oo ina riyaale hogaamiye uugu yahay in shacabka somaliland la, isku dhufto oo reer rer loo qaybiyo si gumaad iyo isku dhufasho dalka uuga dhacdo si loo ilaawo waxay umada u geysteen shacabka iyo hantidii umada ee ladhacay iyo shabkii lagu laaynayay maalinwalba suuqyada hargeysa iyo meelaha la midka ah Hadaba waxaan u sheegeynaa dabiilayaasha sheeganaya inay ka taliyaan dalkan somaliland inaan cafisdanbe aanaan idiin fidin doonin meel walba oo aad aduunka ka tagtaana aanaan idinkaga hadhayn waxanad ogaataan maanta dunidii ianay halmagaalo noqotay oydaan meela ku baxsan karayn horey ayaa looyidhi ninka wax geeystaa wuu ilaawaa wixii u geystay lakiin ninkii loogeystay ma olaawo hadaba waxaad ogaataan danbiilayaasha maanta dalka xooga ku haystoow inaanay taariikhdu idin ilaaweyn idina saamaxayn waxanan hubaa waxbadan ood horey aad u gasheen inay nasoo xasuusinayso waxaan maanta ku jirtaan waxaa marag madoontra ah inaad dhamaantiin isku raacsantihiin in umadan somaliland madax la isu galiyo oo qabiil qabiil loo qaybiyo waxaana arrintaa hogaamiye idiinku ah ina riyaale waxaan ognahay lacagta iyo dhaqaalaha uugu badan inaad ku bixisaan qaybinta shacabka rer somaliland marka laga reebo waxaad guryaha kaga dhisateen dibadaha Waxaan u sheegayaa shabka Rer somaliland dambiilayaasha xooga ku haysta dalka inshaa,allaahu waynu qab qaban doonaa maxkamad ayaynu ku soo saari doonaa magala madaxda somaliland ee hargeysa markaa waxaan inoo haboon inaan u midowno basaasiintii afweyne wixii horey danbi ay dalka uuga galeen iyo wixii intay talada hayeenba aan ku qaado oon ku maxkamadayno dalkeena inshaa,aallaah Samaantiyo xornimo kuwan samir baynu ku heli kuwan sandule ayaynu ku lehi inshaa,allaah -
^^^loool. The desperate sounds of a failed group. "America destroy Puntland for us" the Pirates are an issue that will give Puntland much advantage as one has highlighted to you already the American strategy has Puntland in it as Secretery Gates indicated. The US has courted the admin as hihglighted by the warm embrace Faroole recieved in Nairobi. Now one has to stay with facts and all this anger and envy because of the cash making Pirates is undertsandable, but quite boring.
-
Asmara;Hogaamiyaha Mucaaradka Xasan Dahir oo ku laabtay Magaalada Asmara 20. april 2009 Asmara;(AllPuntland) -Aweys ayaa ku laabtay Magalada Asmara halkaas oo uu ku laha saldhig siyaasadeed kadib safar uu ku tagay Caasimada Suudaan ee khartum oo la sheegayey in uu wadahadal kula lahaa dawlada Madaxweyne Shariif. Warar is khilaasan ayaa ka soo baxaya ku laabshada uu Xasan Dahir ku laabtay Asmara , waxaaana warar ay AllPuntland heshay sheegayaan in uu ku qanci waayey qorsho ama hindise ay dawlada Suudaan ay waday oo ahaa in uu ku biro dawlada Shariif Sh.Axmed . Afhayeen u hadlay Xasan Dahir oo ku sugan London oo lagu magacaabo Ugaas Bashir aaya sheegay in wali ay socdaan isku dayo kale laakin la fashiliyey warar aha in Xasan Dahir uu go’don ku ahaa Asmara oo anu ka bixi Karin. Waxa uu sheegay afhayenkan in iyaga wali aanu cadeyn ajandahooda ku aadan taagerada dawlada . Mar wax laga weydieyey aimo ku saabsan waxa uu ugu laabtay xasan dahir Asmara auu shegay in Asmara wali ay thay halka laga maamulo siyasad ahaan Urrukooda. Xasan Dahir ayaa dhawaanahan waxaa so baaxyey warar ahaa in uu imaanayo Somalia ha yeeshe ma dhicin lamina yaqaano waxa safarkisaas baajiyey xili taagerayashiisa ay jogan Muqdisho iyo Galguduud meelo ka mid ah
-
This is bad news, but the deaths are not as high as some reported. These clowns need to stop fighting isnide the city. Secessionsist adeer dont get excited
-
A great history of our people and our great hero Imaam Ahmed Ibrahim Al Ghazi I never knew there was a Somali version, masha Allah.
-
^^^^loool. Yusuf's biography will be writen soon enough insha Allah. A tough Somali Soldier is a working title. But have you read the book, I sold the Sea to Kenya by the illeterate Sharif Xasan writen for him by MMA?
-
Hargaysa: Riyaale militia target Kulmiye offices
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
You know Siilanyu should be commended for his bravery. He is a man of dignity jokes aside. He "lost" by 80 votes and allowed this clown to run the country for 5 years. Then an illegal extension of one year. He stood by the peace. Then Riyaale tries this nonsense, and Siilanyu is not shouting and starting a war, he is having his say to the general public in a peacful way and Riyaale and his thugs are using strong arm tactics and arresting people. Siilanyu is a brave man indeed.