
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Madaxwayne Faroole oo Puntland dib ugu soo laabanaya iyo Khuburo baadhitaan ku samaynaysa Taangiyada sunta ah ee lugu hayo Xeebta Gacan ee Sanaag Bosaso:-Wararka ka iminaya Magaalada Nayroobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa ku soo Waramaya in madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Faroole uu dib ugu soo laabanayo maalmahan degaanada Maamul Goboleedka Puntland halkaasi oo ugaga warbixin doono Masuuliyiinta Maamulkiisa waxyaabihii uu kula soo kodlay dalka kenya iyo dowlada dalkaasi Kenya. Mudane Craxamaan Maxamed Faroole Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Warar ku dhow dhow oo Radio Dhahar soo Xigtay ayaa tibaaxaya safarkiisan ku soo raaci donaan khubaro Baadhitaan kusamayn doonta Haamo waawayn oo looga shakisanyahay inay yihiin sun lugu qubi lahaa xeebaha maamul goboleedka Puntland taasi oo hadii ay cadaato uu maamulka Puntland la tiigsanayo maxkmada dowlada markabkaasi le. Wararku waxay intaasi ku darayaan in madaxwaynaha maamulka puntland ay dowlada kenya ka cosatay in markiibtaasi ay baadhitaano kala duwan ku samayaan lakiin madaxwayne Faroole iyo Wasiirada dhanka Arimahaasi ayaa arintan aad u danaynaya inay Ogadaan. Maalinkii shalay ayey ahayd Markii ay 3tigniko oo ciidamada Daraawiishta ah ay u boqoleen Dhinaca degmada Laasqoray gaar ahaan degaanka gacan oo lugu hayo 3markab oo si sharci daro ah u quudanayey Xeebaha Maamulk goboleedka Puntland sida ay shegeen nimanka gacanta ku haya oo Meesha ka saaray inaysan ahayn ama la mid ahayn kooxa wax qafaalata. Xeebta gacan ee Nawaaxiga Magaalada Laasqoray ayaa markiibta yaala waxa ay kala yihiin 2Markab oo masaari ah mid Mid talyaaniga ah waxaana markiibta Masaarida ay sidaan Malayiin kaluunka ah oo aad u yaryar iyo kuwo waawaynba iyagoo xitaa ugxanta lka laynayey oo si wayn ula dirirayey Kaluunka ay hodonka ku tahay xeebaha Maamulka Puntland. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar
-
Brussels: Somalia to get $60 million for security
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^JB: Somalia is rising saxib, -
Brussels: Somalia to get $60 million for security
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. The issue has always been about neglect. Its good news the world is waking to the Sonmali issue. -
Garowe: Madaxweynaha Puntland oo ku soo fool leh caasumada Puntland. 23. april 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed ayaa ku soo fool leh magaalada Garowe ee caasumada Puntland, isaga iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo duulay saacado ka hor magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha Puntland ayaa imaanshihiisa magaalada Garowe wuxuu saameyn weyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa Magaalada, waxaana la adkeeyey amaanka magaalada Garowe, waxaana la socda Madaxweyne Faroole qaar ka mid ah madaxda dawladda Puntland iyo siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Puntland. Saacadaha nagu soo aadan ayaa lafilayaa in uu Madaxweynaha Puntland soo gaaro magaalada Garowe, isagoo markaasi ka dib lafilayo in uu saxaafada war ka siiyo xaaladii booqasho uu ku tagay magaalada Nayroobi. Soo laabashada waqtigan ee wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaan la garan karin, waxaana wararku ay sheegayaan in uu waxyaabo kala gedisan uu lasoo kulmay uuna warbixin siin doono Mudanayaasha baarlamaanka Puntland maalinimada Sabtida ah oo ay ku guda jiraan la xisaabtamka xukuumadiisa. F. C. Geylan AllPuntland
-
Brussels: Somalia to get $60 million for security
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats the target they want to raise the $60 million is what the EU will give now. -
Brussels: Somalia to get $60 million for security
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Midowga Yurub oo deeq lacageed siineysa Somaliya Cape-Town, S/Afrika (Calanka.com) 23-April-09 War ka soo baxay Midowga Yurub ayaa hoosta ka xariiqaya in taagaeero lacageed oo lagu tageerayo ciidamada dowlada Soomaliya iyo kuwa Amisom ugu deeqayaan dowlada Soomalaiya . Aduun lacageed oo gaaraya 60-milyan oo Euro (77.54-milyan oo doolar) ayaa la shaaciyay in la gaarsiinayo dowlada Soomaliya, iyadoo uu soo baxayo laba maalin ka hor inta aan la qaban kulan looga hadlayo xoojinta amaanka Soomaliya kaasi oo yeelanayaan dalalka deeqaha bixiya . Dowlada Soomalaiaya ayaa waqti sii horeeyay sheegtay in ay yigleeleyso ciidamo gaaraya 10-kun iyo boolis gaaraya 6-kun si amaanka wax uga qabtaan . Kulanka deeq bixiyaasha ayaa la sugayaa waxa ka soo baxo iyadoo dowlada Soomaaliya madax ka socota ay ka qeyb gali doonaan shirkaasi oo muhiim u ah . Weerarada buracd badeedka ayaa yeeriyay seeriga (firimbiga) digniinta, taasina waxa ay keentay in mar qura lagu baraarugo arinta Soomaaliya . -
War deg de ah: " Waa in aan takoornaa Al- Shabaab iyo Xagjiriinta hubka wata ee dagaalamaya" Shirkii Soomaaliya looga hadlayay oo furmay iyo Ban Ki Moon oo hadlay. 23. april 2009 Brussels(AllPuntland )- Shirweynihii looga hadlayay xaalka Soomaaliya ayaa ka furmay hada dalka Biljim, waxaana shirka aan soo gaarin Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, lamana yaqaano ujeedada socdaalka, balse warar ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo ku aadan soo gaarida Madaxweynaha ee shirka ayadoo lasheegay in ay qaladaad dhanka safarka ku dhacay Madaxweynaha Soomaaliya. Hadal ay si wadajir ah saxaafada ugu qabteen furitaankii shirkan Xoghayaha guud ee QM Ban Ki Moon iyo Madaxweynaha Midowga Yurub ayaa ku sheegay in ujeedadu tahay in lagacan qabto dawladda Soomaaliya iyo in lataageero dadaalada nabdeed, waxaana sidoo kale isna ka hadlay shirka wakiilka QM uqaabilsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla. " Si loo dhameeyo xagjiriinta Soomaaliya, loona kaalmeeyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya waxaa loo baahan yahay in aan dhaqaale maanta siino dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana aragnaa wali in ay socdaan dagaalo qaraar oo lugu qaadayo dawladda Soomaaliya" Ayuu yiri Xoghayaha guud ee Qaramada Midowbay. Ban Ki Moon wuxuu tilmaamay in aysan jirin sabab aan loo taageerin dawladda faderaalka KMG ah ee Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale soo qaaday xaalka Burcad-badeeda Soomaalida, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in ay caalamku gacan weyn ka geystaan xal uhelida arintaasi. Madaxweynaha Midowga Yurub Barosa ayaa isna ka hadlay shirkan wuxuuna soo qaaday xaalka amaanka iyo siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, isagoo ka hadlay sababaha loogu baahan yahay in wax laga qabto xaalada dalka Soomaaliya. " Hadii aanu nahay Midowga Yurub dhaqaale ayaan ugu deeqnay dawladda Faderaalka KMG ah, waxaanu dooneynaa in aanu aragno waxqabadyo muuqda oo ay ku talaabsatay dawladda Soomaaliya, waxaan kaloo taageeraynaa howlgalada looga soo horjeeda argagixisada Soomaaliya iyo Burcad-badeeda Soomaalida" Ayuu yiri Madaxweynaha Midowga Yurub. Shirka waxaa lafilayaa in uu goor dhaw ka hadlo madax ka socota dawladda Soomaaliya, gaar ahaana wasiirka arimaha Dibada Maxamed C/laahi Oomaar oo jooga goobta shirka. F. C. Geylan AllPuntland
-
^^^Talking from your backside again old boy. Thats what Omar Jamaal does every day, he works to defend Somali's where ever they are.
-
^^^let the SOL public judge the man once known as Nuune.
-
^^^Oh thats another story, Nuune is Calasow?
-
^^^lool. He is older than Waagacusub.com, the man has been a clown for a long time. Before the courts, before the TFG, he is from the days of ARTA and even then he was just some weird dude.
-
^^^Gabbal Gas is deadly as Hiirale's.
-
^^^Adam, this man talks out of his ***. He is well known for such things.
-
^^^Reer Gedo do reside in Kismayu and will continue to do so. Those from Abu Mansuurs clan and the lesser numbers from Hiiraale's clan both from Gedo will forever have a footprint. Anyone who has confidence does not need to prove he is there, Kismayu's locals have taken over and thats the good thing saxib. The city is peaceful and booming.
-
Gabbal adeer : No one is politicizing the dudes mother it was him stating and crying that "Al Shabaab" looted his families farm, it showed how far he fell down to earth. As for the locals and their demands and this admin issue, I support the admin to get an extension since this admin came about the locals have made a great comeback in terms of number and business. The militias from left by JVA senior groups are no more , no more roadblocks and no more madness of the Barre Hiiraale, Taano days, thus lets keep the good days rolling.
-
^^^I remember that time, Abdiqasin was like not ammused but probably knew he was an *****. Now he is still "President" more like the leader of the local country club.. But he has lasted a while and now will give "Ciyaalka xaafada" 80 million dollars.
-
^^^What are you on about saxib, you are contradicting yourself. The admin that exists came about a sharing system where different groups shared the admin, this included the ones that are negotiating right now. Thus if they shared before now that they are not so powerful they will share again. But you know better, like how Hiiraale is coming back with militias, when he is naked sitting under a tree complaining his mothers farm was robed by Al Shabaab.
-
Heshiis Ay Wada Gaareen Xoogaga Islaamiyiinta Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in kadib markii maalhii ugu dambeeyay ay xiisado xoogan ka dhasheen is-faham darro xoogan oo soo kala dhex gashay Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Shababka ee Ksimaayo & kuwo Dugsiga Raskambooni & Dugsiga Caanoole oo dhinac kale ah, xiisadani oo salka ku haysa maamulka magaalada & kan Gobolka oo markii horey lagu heshiisyay iney meerto noqoto. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in Heshiis guud oo hordhaca ah ay wada gaareen Horjoogayaasha Shababka, Dugsiga Raskambooni & Kan Caanoole, kadib markii muddoo maalmo kulamo adag oo dood adagi ay ka dhalatay dhex martay dhinacyadaani taasoo xiliayada gaartay hanjabaado & cabsi gelin dagaal oo ka dhaca magaalada Kismaayo, ayaa markii dambe la sheegay in heshiiskani guud ay wada gaareen dhinacyadani kadib markii ay tanaasulaad badan muujiyeen Horjoogayaasha Dugsiga Raskambooni, kuwaasoo u oggolaaday in shax cusub oo salka ku heysa saami qeybsi cusub oo ay soo diyaariyeen, hor dhigay dhinacyada kale, kuwaasoo oggolaaday. Xogtaani ayaa sheegtay in Shaxdani cusub ay ka kooban tahay sidaan Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Shababka ayaa la siiyay saami dhan 40% dhaqaalaha ka soo xaroonaaya Dekada, garoonka & magaalada. Halka Dugsiga Raskambooni loo oggolaaday iney qaateen 30/% dhaqaalaha iyo maamulka Gobolka, sidoo kale Dugsiga Caanoole ayaa la sheegay in lagu maslaxeeyay iney qaataan 30/% dhaqaalaha iyo maamulka Degmada Kismaayo. Go'aankani ayaa la filayaa inuu dhowaan hirgelo oo Maamulka magaalada ee uu gacanta ku hayay Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad (Ibraahim Akhani) uu wareejiyo, lamana yaqaano halka uu xil kale ka qaban doono, iyadoo warar hoose ay sheegayaan in loo xil saaray inuu madax u noqdo wixii ka haray maleeshiyaadka Muqdisho ee Shababka, iyadoo xiisado colaadeed oo xoogan ay u dhaxeeyaan iyaga & saraakiisha Maxkamadihii Islaamiga.
-
^^^Is that where he lives?
-
^^^lool. Barre and his militia will never come back to Kismayu, that’s an old redundant dream , the mans mothers farm was looted a few days ago and he has no more militias. also Turki is under pressure from the local population to make changes as the remit for the admin has long seized and Al Shabaab are under great pressure in Mogadishu and also there is a growing rift in Baidoa and hence do not have the stomack to lose their allies in Kismayu. Turki has sided with his deputy and companion in Hizbul Islam Shiekh Mohamed Mire chief of the growing power that is Canoole. Kismayu is having a golden age with the Calanlay market open and the city booming This issue is a small thing and the power balance has shifted long ago.
-
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Another Islamic Courts commander killed in Mogadishu 21 Apr 21, 2009 - 9:37:35 AM MOGADISHU, Somalia Apr 21 (Garowe Online) - A senior commander of the Islamic Courts Union (ICU) was gunned down in Mogadishu Tuesday for the second time in six days, Radio Garowe reports. Sheikh Mohamed Mohamud "Agoweyne" was shot to death by two young men armed with pistols, according to witnesses. "He was sitting on a chair when they shot him and escaped," a witness near KM4 area where the incident happened told Puntland-based Radio Garowe. Sheikh Agoweyne was one of the senior ICU commanders who took leading role in the 2006 Islamist uprising. No group has claimed responsibility for the attack, but ICU spokesman Abdirahim Isse Addow blamed Al Shabaab for the assassination of an ICU commander last week. READ: Islamic Courts spokesman threatens Al Shabaab Military tensions are steadily growing between the ICU, which backs the interim government of President Sheikh Sharif Ahmed, and Islamist hardliners like Al Shabaab and Hizbul Islam. Both Al Shabaab and Hizbul Islam are breakaway factions of the ICU, which was Somalia's umbrella Islamist movement in 2006. Source: Garowe Online -
^^^lool. Gabbal is a master at making up stories, the admin is between Canool, Raskamboni and Al Shabaab, no Gedo clans are even mentioned and there is an agreement on the ground. This fight was Xiin reported.
-
He has outlasted Abdiqasin, Abdullahi Yusuf and no doubt Sharif Ahmed.
-
Dagaal ka dhacay Kismaayo Kismayo, Somaliya (Calanka.com) 21-April-09 Warar goor dhow inaga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dagaal u dhexeeya kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan gobolkaasi uu soconayo, kaasoo bilowday habeenkii xalay ahaa. Dagaalkan oo iminka qaboobay islamarkaana si teel-teel ah iminka u socda ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 3-ruux halka ey 10-kalena ey ku dhaawacmeen, waxana iminka la isku hor fadhiyaan meel u jirta 20-30 kilo mitir bartamaha magaalada Kismaayo. Dagaalkan oo aan la ogeyn sababta uu u qarxay ayaa waxaa ey wararka qaar sheegayaan in uu salka ku hayo maamulka gobolka oo baryahanba ey xiisadi ka taagneyd. Waxaa uu sidoo kale dagaalkani yimid kadib isku-day la doonayay in lagu heshiisiiyo kooxaha Islaamiyiinta ee ku wada sugan magaalada Kismaayo islamarkaana maamulka isku hay. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
Mogadishu: Islamic Courts militia leader executed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Sarkaal la toogtay 21 Apr 21, 2009 - 9:20:14 AM Allaha u naxariisteen Sheekh Max'ed Max'ud Jimcale [Cagoweyne] oo ka mid ahaa saraakiisha Maxkamadaha Islaamka ayaa galabta [5:00 pm] lagu dilay Muqdisho, iyadoo aan la garanayn kooxaha dilkiisa geystay. Marxuumka ayaa lagu toogtay albaabka hore ee dhismaha ay Raabidada Islaamku ka dagan tahay Muqdisho -- agagaarka KM4, waxaana dilay sida ay sheegeen goobjoogayaal dhalinyaro bastoolado ku hubeysan. "Dilka wuxuu ahaa mid ku dhacay si lama filaan ah, waxaana Cagoweyne la dilay isagoo ku fadhiya kursi, labadii wiil ee dilayna way baxsadeen" ayuu yiri goobjooge argagaxsan oo sheegay inuu ku sugnaa meel ku dhow halka sarkaalka lagu dilay. Marxuumka ayaa ahaa madaxii Maxkamadaha Al-furqan, kaasoo taageersanaa dowlada Islaamka, iyadoo aanay jirin weli cid sheegatay mas'uuliyada dilkiisa Sheekh Cagoweyne. "Lama yaqaan dadkii dilay... ilaa afar xabadood ayaa looga dhuftay madaxa iyo laabta" ayay tiri haweeney sheegtay inay xigto ahaayeen marxuumka oo magaceeda ku gaabisay Nasteex, waxaana daqiiqado kadib la qaaday maydkiisa. Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa dhowr jeer oo hore iska fogeeyay eedo ku aadan inay ka dambeeyaan dilal loo geystay saraakiil ka tirsan Maxkamadaha iyo weerarkii bam ee lala beegsaday Wasiirka arimaha gudaha Sh. C/qaadir Cali Cumar. "Waxaa jira qorshayaal lagu doonayo in lagu dilo saraakiil sarsare oo ka tirsan Maxkamadaha iyo dowlada oo ay wadaan kooxda Al-shabaab, balse gacmaha ma laaban doono" ayuu yiri Afhayeenka Maxkamaduhu ku sheegay maalmo ka hor shir jaraa’id oo u qabtay Saxaafada. Xiisado u dhexeeya kooxda Al-shabaab iyo Maxkamadaha Islaamka ayaa ka taagan Muqdisho, tan iyo markii Muqdisho lagu dilay Xil. C/llaahi Ciise Abtidoon, iyo taliye ciidan oo lagu magacaabi jiray Shariif Max’ed Xasan [Kariye]. RADIO GAROWE