
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Mad man, Hizbul Islam & Al Shabaab are on the same side against the Government. -
Sheikh Aweys called on all Islamist groups to fight against the government, saying he was at war with the the international community. source Sheikh Aweys' return has brought anything to Mogadishu, it has rejuvenated a dying insurgency in the capital with new conviction and much-needed spiritual and moral boost. As clan plays its role in Somali politics, some analysts and Somalia observers reckon that Al Shabaab – whose fighters are predominately from outside Mogadishu – could be undermined by Sheikh Sharif's loyal Islamists and clansmen who enjoy greater support in the capital and its environs. But Sheikh Aweys' return has changed this earlier presumption, as his opposition to the government will help the insurgency not to be quarantined for clan purposes. Xasan Dahir has calculated that he has the muscle and the means to capture the capital. If this becomes reality what would be the next step?
-
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They will lose but so will everyone. The snake you raised has venom. -
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Daahir Riyaale Oo Diiday Inuu Saxeexo Go’aannadii Gudida Dhexdhexaadinta Khilaafka Siyaasadeed May 5th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Riyaale Kaahin ayaa gaashaanka ku dhuftay in uu saxeexo go’aanadii ay dhawaan soo saareen guddida dhexdhexaadinta ee lagu soo afjarayay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya axsaabta Mucaaridka ah iyo xisbiga UDUB. Warkan oo aanu ka helnay ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in Daahir Riyaale uu maanta kulan la yeeshay guddidii dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasadeed, kulankaasi oo ay kaga wada hadlayeen sidii ay guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran madal loo dhan yahay ugu wada saxeexi lahaayeen go’aankii guddida dhexdhexaadintu dhawaan ka soo saartay khilaafka siyaasiga ah iyo dhaqan galintooda. Iyada oo maanta loo balansanaa saxeexida go’aamadan. Guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Riyaale ayaa la sheegay in uu guddida dhexdhexaadinta si cad ugu gacan saydhay saxeexida iyo dhaqan-gelinta go’aamadaasi. Warkani waxa uu sheegayaa oo uu intaa ku daray Guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Riyaale in uu guddida dhexdhexaadinta u soo jeediyay in ay halkaasi kaga hadhaan arrintan. Isaga oo guddida dhexdhexaadinta ku canaantay in aanay markii hore go’aamadooda ku sheegin xaflad lagu saxeexayo in wakhti cayiman oo lagu dhaqan gelinayo go’aamada. Waxaana la seegay in uu guddida dhexdhexaadinta u caddeeyay in aanay jirin wax la saxeexayo iyo xaflad la qabanayo toona. Guddida dhexdhexaadinta khilaafka siyaasiga ah ayaa la sheegay in ay maalina berri ah la balansan yihiin Axsaabta Mucaaridka ah si ay ugu gudbiyaan natiijada kulankaasi dhex maray iyaga iyo Guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Riyaale Kaahin. Xubnaha guddida dhexdhexaadinta ayaa laga filayaa badheedhaha ay ku caddaynayaan waxa hortaagan saxeexida iyo dhaqangelinta go’aamadii ay soo saareen, iyada oo hore ay saddexda xisbiga guddida u aqbaleen, isla markaana ay kalsooni buuxda ku siiyeen dedaalada ay u galeen dhexdhexaadinta iyo soo afjarida khilaafka siyaasiga ah ee u dhexeeya Axsaabta qaranka. Mana aha markii ugu horaysay ee Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Riyaale ka baxo ama ka wacad-furo heshiisyo iyo go’aamo lagu xalilayo khilaaf siyaasadeed. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E – mail: afqarshe114@hotmail. com www. Somaliland.org, Hargaysa. -
^^^The only West that can do anything to Puntland is the real west, as for the South I dont know what the Zulu's & Xhosa have to dow ith this?
-
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho:Dawlada Somalai oo ku celisay eedeynta Eritrea ay u jeedisay iyo hub nuucyo culus ah oo Muqdisho soo galay 5. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Wasiirka warfaafinta dawlada Somalia Farxaan Cali Max'ud ayaa mar kale eedeyn ba'an dusha kaga tuuray dawlada Eritrea oo uu ku eedeyey in ay so kordhisay daad gureyn ay soo daad gureyneyso Ciidamo mucarad ah oo dalkeeda tababar ku soo dhamesytay . Farxaan aya tibaaxay in Eritrea ay laba jibaartay dagaalka ay ku heyso jiritaanka dawlada Somalia s, waxaana uu sheegay in wali ay ogyihiin in ay qorsheysay in saad kale oo rasas ah ay soo galiso gudaha dalka . "Eritrea waxaan uga dacwoneynaa beesha caalamka , waxaana leenahay ha nalaga qabto " ayu yiri farxaan wasirka warfaafinta. Wasiirka ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta idaacadii Radio Muqdisho , waxaana uu ku celceliyey in dawlada Somalia aanay gacmaha la laaban doonin siyaasadaha guracan ee eritrea ku hesyo Somalia. dhawaan ayay ahayd markii cumar xaashi wasiirka amaanka uu Eritrea ku eedeyey in garoonka Balidoogle ay ka soo dajisay shixnado hub ah oo ku socday mucaaradka. Dhinaca kale wariye jooga Afgooye aya AllPuntland u sheegay in uu arkay gawarida la jiido oo ay ku xiranyihiin hubka waaweyn oo ka soo gudbaya Afgoye kuwaas oo ku so socday Caasimada. Xafiiska wararka Muqdisho Allpuntland -
Sh. Xasan Daahir Oo Kala Dooranaya Tiknikada Sh. Indhacade Iyo Maleeshiyaadka Dr. Cumar Iimaan. 04 May, 2009 12:04:00 wadanka2008 Font size: Muqdisho,06-May-2009 :-Kadib markii beesha ********** gabi ahaanba ay diideen inay la dagaal galaan Sh. Xasan Daahir Aweys ayuu Shiikhu u jeestay inuu raadiyo taageerada beelaha kale ee ******, waxana si diiran usoo dhaweeyay beelaha , ******** iyo . Taageerada beelahan ayaa waxa keenay Dr. Cumar Iimaan oo hada ah gudoomiyaha Xisbul Islaam garabka Asmara. Maleeshiyaadka beelahan oo lagu qiyaasay 1500 ayaa ilaa iyo hada u diyaarsan dagaalka Sh. Xasan Daahir, waxaase soo ifbaxaya warar sheegaya heshiis hoose oo dhex maray Sh. Xasan Daahir iyo Sh. Yusuf Indhaca oo hada gacanta ku haya gawaari dagaal oo tiradooda lagu qiyaasay 30-45 gaari oo qoryo ay saaran yihiin. Sh. Yusuf Indhacade iyo waliba Sh. Xasan Turki ayaa usoo jeediyay Sh. Xasan Daahir inuu isagu la wareego gudoomiye nimada ururka Xisbul Islaam si ay ula dagaal galaan, taladaas oo Sh. Xasan uusoo dhaweeyay, waxaase caqabad adag ay ku timid Sh. Xasan Daahir markii uu u bandhigay taladii Dr. Cumar Iimaan oo ku jawaabay in haddii xilka laga qaado ciidamada uu gacanta ku hayo ay ku kala biiri doonaan Al-Shabaab iyo Dowladda isaguna uu ka dhex bixi doono siyaasada Somaliya. Waxana Sh. Xasan Daahir hada lasoo daristay inuu kala doorto maleeshiyaadka Dr. Cumar Iimaan iyo tiknikada Sh. Yusuf Indhacade. Dhanka kale, waxa kulan muhiim ah uu ku dhex maray shalay saldhiga Wardhiigley Sh. Xasan Daahir iyo wasiirka arimaha gudaha dowladda Islaamiga ah Sh. C/qadir Cali Cumar, wuxuna halkaas kusoo bandhigay Sh. C/qadir inuu ku wareejinayo Sh. Xasan jagada wasiirka arimaha gudaha haddii uu Sh. Xasan diyaar u yahay inuu kusoo biiro dowladda, si shacabka Soomaliyeed looga badbaadiyo dagaalo kale. Sh. Xasan Daahir oo ay saaxibo gaar ah yihiin Sh. C/qadir ayaa u sheegay inuu kasoo fiirsanayo yabooha uu usoo bandhigay, waxayna u muuqataa in Sh. Xasan uu ka xishooday Sh. C/qadir laakin aan laga yaabin inuu soo celiyo jawaab ah "waan aqbalay"
-
Xisbul Islam & Shababka Oo Hub & Maleeshiyaad U Diray Muqdisho 05 May, 2009 05:09:00 Diinah Font size: Balcad,06-May-2009:- Kulan Qarsoodi ah oo dhowaan ka dhacay magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose ayaa la sheegay in Horjoogyaasha maleeshiyaadka Ururka Xisbul Islam & kuwa Shababka ku heshiiyeen in si wada jir ah loo difaaco magaalooyinka Muqdisho, Balcad & Afgooye hadiiba ay weerar ku soo qaadaan Ciidamada Dowlada & Kuwa AMISOM, waxaana la sheegay in Maleeshiyo & Gaadiid dagaal oo xoojin ah, hubkii & rasaastii ay ku deeqday Dowlada Eritrea ayaa xalay laga talaabiyay buundada Afgooye iyagoo aaday waday wad jay ah oo Dayniile soo gashay. Xogtaan ayaa Tilmaamatay in Maleeshiyadani ay ku hubeysan yihiin 15 Gadiidka dagaalka & 3 madaafiicda goobta ee noocyada 85, sidoo kale waxaa ku wehliyay 2 booyadood oo shidaal ah iyo gaari siday saad isugu jira raashin & rasaas. Gadiidkani ayaa goobo jooge uu sheegay iney filayaan iney gaaraan Muqdisho, iyadoo ka talaabay buundada Afgooye, gaadiidkani oo afka saaray wadada jayga ah ee aada degmada Balcad ka aada ayaa lagu soo waramayaa in ay u leexdeen iyaga oo doonaya halkaasi in ay kaga soo galaan dhanka wadada Dayniile sidaasina Muqdisho lagu keeno. Maleeshiyaadkani ayaa warar kale ay sheegayaan iney ilaalo ka yihiin tiro hub ah oo dhowaantani laga soo dejiyay garoonka bali doogle ayna ku deeqday Dowladda Eritrea. Xiligaan adag ayaa sida muuqata waxaa la filan karaa in dagaalo & duqeyn ay qaadaan Xoogaga Islaamiyiinta maadama ay heleen xoogaa Rasaas & hub ah, waxaana hubaal ah in Ciidamada AMISOM & kuwa Dowlada hadiiba weerar lagu qaado, iney dhibaato xoogan ka soo gaari doonto shacbiga Soomaaliyeed ee aan weli ka soo kabsan duqeyn xooganeyd ee Ciidamada Ethiopia.
-
^^^LOOL. Thats the wishes of the deluded. secessionist cry out "Oh dear Queen my mother go bomb Graowe for me" Desperate, just make sure they dont copy the dudes up in Hragaysa and drown.
-
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Kulmiye schools will be shutt down. -
^^^A self made man if true. Love the secessionist admiration for the brave young men, who took on the world. While they beg the Queen.
-
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“ Adeer yaa idinka dambeeyey ee idin soo diray? Ma KULMIYE ayaa idin soo abaabulay?” outch.. -
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Somaliland opposition demands changes to election commission 3 May 3, 2009 - 1:03:07 PM HARGEISA, Somalia May 3 (Garowe Online) - Two opposition parties in Somalia's separatist region of Somaliland have demanded that the government make changes to the election commission, Radio Garowe reports. A press conference was held Sunday by Kulmiye party officials in Hargeisa, the capital of Somaliland. Mr. Abdirahman Abdulkadir, the second deputy chairman of Kulmiye, told reporters that Kulmiye and UCID opposition parties agreed that the election commission members no longer enjoy the confidence of the opposition. "The two opposition parties, Kulmiye and UCID, have proposed that all members of the election commission be changed, except the newly appointed member," Mr. Abdulkadir said. He noted that the opposition was "hopeful" that Somaliland President Dahir Riyale and the ruling UDUB party will agree with the opposition's proposal. Mr. Abdulkadir thanked the people of Somaliland for holding peaceful rallies across the region to express their opposition to President Riyale's term extension, which the opposition called illegal but was endorsed by the upper house of parliament (House of Guurti). The political crisis in Somaliland has subsided since the Apr. 29 vote by the political mediation committee, which voted in support of President Riyale's term extension. READ: Somaliland mediation committee defends extension Somaliland, located in northwestern Somalia, unilaterally declared independence from the rest of the country in 1991 but has not been recognized internationally. Source: Garowe Online -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^loool. Desperate and confused you are. First Juba/Kismayu is not part of Puntland as even a simpleton can tell from a map thats the case. The fact is Puntland never relied on any outside money and even supported the TFG with its own money. We have a new competent leader who is looking to develop the state. As for SOOL, SANAAG, they are part of the state and Somaliweyn, and the secessionist have wasted money in a blackhole. Why should we worry? Anyhow Riyaale has done a good job and the SNM seem depserate as usual. Hence the fake story last week. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^lool. first one has to belive you, second we are not after fake news headlines. Give your enemy enough rope to hang himself. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^I dont much care, as long as the SNM are being taught a lesson. I just dont like the fake stamces people take. Riyaale is just a minor goon from Siyad Barre's days but he is more than a match for the SNM. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^lool. Go tell that to the kids lad. Riyaale is doing a fine job and we should help him as much as we can keeping the SNM under manners. -
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
General Duke replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
^^^I dont know about Hiiraan, with the latest fighting as for Puntland he has nominal support and depends on his performance. So far nothing to get excited about. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^loool. Now you admit that whole story about the border was pure Riyaale bull?loool. Worry about the taxes Riyaale is stealing from your women. -
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
General Duke replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
^^^Selling the sea to Kenya is a different issue. The AU has a clear mandate. Also there has been figghting and the reason why things are quite is because the Sharif controls no region at all. All the surrounding areas are independent of him. Inlcuding Marka, Badoa, Kismayu. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^Did you not capture it a week back what happened to the border story? Fake country, fake news. -
Viva to the children they are the future.