General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Gaalkacyo: Wada xaajoodyo ubilowday maanta Puntland iyo dowladda Soomaaliya. 18. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Hotelka Taar City ee duleedka Waqooyi ee magaalada Gaalkacyo waxa ay maanta wada hadalo uga bilowdeen dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo dowladda Puntland oo marti loo yahay, markii ay shalay soo gaareen magaalada Gaalkacyo wafdi uu hogaaminayo Raysalwasaaraha dowladda Soomaaliya. Wada xaajoodyada ayaa soo bilowday xalay, waxa ayna ahaayeen horudhac sida uu sheegay Madoobe Nuunow Maxamed oo ka mid ah Wasiirada dowladda Faderaalka ee Soomaaliya ee la socda Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Kulankii xalay ayaa lugu soo qaaday Iswareysi ku aadan xaaladaha Amaan, Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee dalka Soomaaliya, waxa ayna dhinacyadu soo jeediyeen qodobo kala gedisan oo ku aadan xaaladaha dalka Soomaaliya. Puntland ayaa maanta hordhigaysa Cumar C/rishiid iyo Wafdigiisa waxyaabaha ay ka dhowraysay dowladda Soomaaliya, balse lugu guuldareystay in ay fuliso dowladda Soomaaliya, kuwaas oo iskugu jira kuwo badan oo leh dhinacyo badan. Magaca ay adeegsadaan wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ee ah midnimo Qaran ayaa lafilayaa in ay dowladda Puntland ku sheegto mid aysan aqbali karin, isla markaasna ay dowladda Puntland ay cadeyso mawqifkeeda ku aadan xaaladahaasi. Dowladda Soomaaliya ayaa dhinacooda soo bandhigi doona warbixino iyo xogo ku aadan waxyaabaha ku soo xambaaray waqtigan adag in ay soo gaaraan gudaha Puntland, ayadoo ay horay usheegeen in ay kala hadlayaan Madaxda Puntland arrimaha Milateriga iyo Ladagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida oo xal kama dambeys ah loo baahan yahay in laga sameeyo. Saacadaha nagu soo aadan ayaa lafilayaa in ay faahfaahin ka soo baxaan wada xaajoodyadan, waxaana Saxaafada loo diiday in ay goob-joog ka noqdaan wada hadaladu inta ay socdaan, waxaana marka ay dhamaadaan lasoo saari doonaan Warsaxaafadeed sida uu AllPuntland usheegay Wasiiru dowladdaha Maamul-Wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan). F. C. Maxamed AllPuntland
  2. ^^^Adeer no one was talking to you, that was addressed to a different person. As for Puntland power it has earned it and does not take anything away from anyone else. Puntland is developing 1/3 of Somalia, which needs roads, airports and many other vital infrustructure. Why are you against this?
  3. ^^^He has always be complaining for the past 30 years infact. Nothing new from the old man. I spoke to him the other day, he did look very old and tired. A good man never the less.
  4. ^^^Sophist I think they are just making things up, Cheif secretery of the Treausry comes under the Chancelor correct? Then why not the DG of of the Finance Ministry or even deputy Finance chief. The Minister of Money sounds crazy.
  5. ^^^Minister of Finance Minister of Money. One steals the other counts?
  6. Can anyone tell me what on earth the Minister of Money does?
  7. Originally posted by Che -Guevara: Duke-Self-hating clanist...what does hell does that even mean. Anyway, your secessionist wet dreams would go nowhere. Only the demented would argue for such thing. I really don't understand this obsession with Shangoole. Che, adeer you need help, no one has ever cared for secession and Puntland belongs to all Somali's however its system is great and works. You on the other hand pretend to be a nationalist yet support the demise of peaceful Puntland, are full of hate and envy and attack all its leaders at every turn. at the same time you support the grave digging, Somali flag hating Al Shabaab, all because Shangoole might attack and capture Burtinle.
  8. ^^^No it aint lad, your whole stance is hot air. Somaliland is just NW Somalia.
  9. ^^^Yeah and Somaliland is still part of Somalia, led by the brutal regime of Somalia's lackeys. Much progress dear lad.
  10. ^^^So the PM today all on his own appointed two men from Sharif Hotel's own sub clan into the cabinet. One of them "Yarisow" was Sharif Hotels chief of protocol in Villa Somalia. The other was a propogandist and member of the Asmara group. Both men were supporters of Sharif & members if the courts and Asmara group. Zack you need to get a Somali politics pre school saxib.
  11. ^^^Somali's in Puntland also dont have any ime for self hating clanist who wish death and destruction on them. So move on, no one is talking about secession, Puntland is the only place 1/3 of Somalia in fact, where the Somali flag still flies high, unlike even parts of Mogadishu in which the group you support tear down and burn the the blue flag replacing it with a black one. Thus dont flip flop, you dont support unity, you support your uncle Shangoole who is now lost in Galgaduud Poker, "Midnimo crap" = the Sharif hot air slogan, true union will based on equality, Mogadishu is no more important than Hargaysa, Garowe, Baidoa or Kismayu. It will be the capital for all Somali's or not a capital.
  12. It makes no sense, Omaar was on the most part one of the best and most consistant of the Hotel government. Its a shame, that he is moved and the likes of Ibbi, Sakin are still kept.
  13. Originally posted by Jaanjumow: It is not about shahaadooyinka ay haystaan but it is about karti and the will to lift the nation from this predicament. Personally, i believe they can do it, may god be with them, aamiin. You should not go to your MD, next time you get sick and ask us SOL Nomads how to treat your illness. Many of us here have "karti" and will help cure you. Come again adeer, that was lame, a man who can not read wont be able to lift anything other money.
  14. ^^^ok, now its the hot air talk time. Adeer you have won nothing to brag about the ****** Al Shabaab and the even worse Sharif Hotel will end up killing more people as they have done since 2005. The capture of villages by the ***** crowds wont change the nature of the war in the south.
  15. ^^^lool. Adeer Faroole has tough competent Minsiters in comparison to Sharif Hotels. Minister of Finance of Puntland is a PHD holder and a banker by trade. Minister of Finance of Sharif Hotel is Sharif Xasan a man who is unable to read. :rolleyes:
  16. ^^^Adeer we know what Sharif Ahmed is. And we can see that this man who has betrayed what he was a few years ago can not be taken seriously.
  17. ^^^He has as Ministers the most incompetent and idiotic men all because he wants money. Minister of Finance an illeterate individual Sharif Xasan Minister of Money - His friend and ally, a man many from London know "Engineer Yarisow. and Yusuf IndaCade as his deputy and real defence Chief. Well he was a clown leaders after all.
  18. Muqdisho:Labad wasiir ee lagu soo kordhiyey golaha wasiirada waxey ku heyb iyo ku xisbi yihiin madaxweynaha maxay tahay sababta loo magacaabay xiligaan ?(Warbixin) 17. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Dahir Max'ud Geele oo loo magacaabay wasiirka warfaafinta iyo C/raxmaan Yariisow oo loo magacaabay wasiirka lacagta labaduba waxa ay ku beel yihiin madaxweynaha Soomaliya Shariif Shiikh Axmed sidoo kale waxaa ay kala tirsanaayeen xisbigiisi maxaakimta islaamiga . Dahir Geele waxaa uu ahaa milkiilihi idaacada Qur'aanka Kariimka oo ku hadli jirtay codki maxaakimta mudadi lixda bilood marki la jabiyey maxaakimta oo ay K/Soomaliya la wareegeen ciidamadi dawladda iyo kuwi kaabayey ee Itoobiya waxa uu toos ugu biiray mucaaradka waxaana uu xubin ka noqday isbaheysigi Shariif ee Asmara lagu dhisay inkastoo uu kala jabay. c/raxmaan Yarisow oo loo magacaabay wasiirka lacagta waxa uu sidoo kale ku heyb yahay madaxweynaha waxa uu ahaa shaqsiyaadki dibada ka taageri jiray , waxa uu aha abaabulo dibadbaxyadi looga soo horjeeday dawladdi sharciga ahayd ee madaxweyne Yuusuf kuwaas oo dad siyaasad doon ahaa ay shacabka qurba joogta ah safaaradaha horgeyn jiray iyagoo ugu gabanaya in dhibaato ay jirtaa . Shariif Shiikh Axmed marki lo dhiibay xilka madaxtinimada waxaa uu kula taliyey Ra'isal wasaare Shar'marke in aanu xil wasiir u magacaabin beeshiisa ****** , xubnaha wasiirada Hawiyena lagu qanciyo beelaha kale . Waxgaardki ****** ee madaxweynaha wax ka weydiiyey arimahaa waxaa uu u sheegay in ay madaxweynaha yihiin loona baahanyahay in ay tanaasulaan oo aysan sii damcin xilal wasiirnimo. Galabta waxa lagu soo baraarugay in labada wasiir ee la soo kordhiyey ay madaxweynaha ku heyb yihiin , waxaana dad badan su'aal ka keeneen waxa madaxweynaha fikirkiisi iska badalay. Dhinaca kale waxgarad kale oo ****** ayaa isla soo hadal qaaday in labada mas'uul ee la magacaabay laabduba ay yihiin xisbigiisi maxaakimta , waxaana taa loo micneeyey in wali madaxweynaha o kooxeysi wax ku dhisayo iyadoo la ogyahay in dad badan oo xilalkaas oo qalma laga heli karo beesha . Si kastaba lama sii saadalin karo waxa ay ak badali karaan wasiiradan cusub hawlihii xukuumada Soomaliya ka heysay dalka. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  19. Isku shaandheyn Lagu Sameeyay Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka Soomaaliya Warar lagu kalsoonyahay oo aan weli si rasmi ah uga soo bixin Dawladda Federaalka ayaa sheegaya in isku shaandheyn lagu sameeyay golihii Wasiirada Dawladda federaalka, sidoo kale mid ka mid ah wasiirada ayaa laga qaadey booskii uu hayey.Wasaaradda Maaliyadda ayaa loo qaybiyey labo iyada oo la magacaabey Wasaaradda Lacagta. Wasiirka Arimaha Dibadda waxaa loo Magacaabey Cali Axmed Jingeli, halka Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibadda Cabdullaahi Maxamed Oomaar loo magacaabey Wasiirka Macdanta iyo Biyaha. Wasaaradda Cusub ee laga gooyey tan maaliyadda ee loo bixiyey Wasaaradda Lacagta ayaa loo magacaabey C/rahman Cusmaan Yariisow oo ku mahac dheer Eng. Yariisow oo ahaa gudoomiyihii hore ee Somali Concern Group, isla markaasna ka mid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK. Waxa uu la soo shaqeeyay Cali Maxamed Geedi, waqtigan waxa uu ahaa Agaasimaha protocolka Madaxtooyada. Prof. Maxamed Gaandi ayaa loo badalay wasaaradda Gaadiidka, waxaana Booskiisi wasaaradda Gaashaandhiga loo magacaabey Cabdalla Boos Axmed oo horey u hayan jirey Wasaaraddan markii uu ahaa madaxweynaha Cabdullaahi Yusuf Axmed. Wasiirkii Wasaardda Warfaafinta Farxaan Cali Maxamud ayaa laga qaadey gebi ahaanba Wasaaradda wax xil ahna looma magacaabin weli, waxaana lagu badalay Mulkiilihii Idaacadda Qur’aanka Kariimka ee Muqdisho Daahir Maxamuud Geelle. Wasiirka Maamul wanaaga Puntland Maxamed Gaashaan ayaa maanta ugu yeeray Cali Jaamac Jengeli in uu yahay wasiirka Arimaha Dibadda sidaas ayaana la igu wargeliyey ayuu yiri. Waa markii labaad i si hoose xukuumadda wax loogu daro ama loo kala badalo, Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Yusuf Maxamed Siyaad (Indhacade)ayaa isagu afkiisa ka sheegtay in jagadaas loo magacaabey, mase jirin madaxda sare in ay ka hadleen arintaas.
  20. ^^^They have not lost yet lad. Its seems we are in for some bloody battles.
  21. ^^^Remember this President only a few years ago was attacking Galkacyu, thus he deserves no welcome. Anyhow if he visits Puntland will welcome him we are good hosts, but he better bring something to the table.
  22. ^^^You are lost Che, anyhow the main Puntland TFG members are home today, They should rest from the mortars of Mogadishu for a few days.
  23. ^^^Who labled the man as anything ? The fact here is simple adeer, look at the delegation sent. What do they have in common? Go get lost saxib, you are barking up the wrong tree.
  24. ^^^Some like you with deep seated clan hatred would get mad thats why.