General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Abwan no one wants a warlord so far they are all civilians ... Juriile I will agree with you carries some bagage but Jawaari seems ok and if he chews he can always get some alternative to quit the bad habit..
  2. Is Goodax running? Not sure about that. As for Duxulow he would make it a bit interesting... Again what we have is Juriile who does not stand a chance and Jawaari who is favorite so far..
  3. Abwaan;859301 wrote: Duke, we will see whose fantasy changes into real one. Yes, Addow is old and so was your hero AY, and age is one of the reasons you used to say was his strength. Addow has not only been a fine officer, but he also was a longtime minister and ambassador. He was always pro-peace and still is. He never said anything bad about his opponents when he lost his campaign twice and congratulated them both and wished them well. Somalia should welcome someone like that. That's more like it Abwan. Adeer Cadow is a fine man who only ever emerges from the comforts of Virginia when there is a presidential election.. :D
  4. Fantasy football this is not. Cadow is too old and should retire. Xuseen Khalif is like Cadow has done nothing for the country and seems to be out of his depth. Looyaan I only here on SOL, I am not sure if he even exists.. As for who will be defense minister are we not getting ahead of ourselves now?
  5. See what I mean. Xuseen Khalif bless his heart gave Cadow some campaign money back in 2004, and won the love of Abwan along the way..
  6. Nuurbidaar is a front. A mirage, it's always been Cadow. Even other candidates he name drops like Xuseen Khaliif and MP's like temporary speaker Muse Xasan are friends of Cadow. Is he not clever..
  7. Abwan does not like anyone but Cadow... coincidence I guess..
  8. Abdiweli's campaign has come along way in such a short time that we are talking about technicalty...
  9. ^^^ No one is doubting Dr. Juriile's experimece or right to run, I happen to like the man. He is a staunch Puntlander and has supported the State in many ways... I have never heard of Mr. Jawari however I never heard of most of the MP's in the new Parliment. Mr. Jawari if he runs stands a much bigger chance than Juriile in many ways. ... it's a good race and both candidates are of a higher caliber than what we had in Sharif Sakiin..
  10. ^^^ your excitement is evident.... Jawaari & Abdulkadir Abdi Hashi at the swearing of the Parliment..
  11. This is my the first time Dr. Juriile has ran for office. Mr. Jawari is a fresh face and seems to be the buzz of the time even Amin Amiir is a fan of the man and he has some support within the chattering class...
  12. Early days yet there is until the 25 th to get applications in for the job. Mustaf Duxulow is rumored to be running. Galayr is also in the mist. However so far it's Juriile confirmed with Jawari being touted.
  13. Xaaji Xunjuf;859254 wrote: RIght now no one wants the speaker of parliament You are wrong Adeer. Juriile & Jawaari want it bad..
  14. AUGUST 21, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Iyadoo 26-ka bishan oo ku beegan Axada soo socota lagu dhawaaqay inay dhaceyso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa loolan adag loo geli doona doorashada ninka ugu sareeya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guux badan ayaa durba soo baxaya, kaasoo ku aadan is reeb reebka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka, waxaana ay wax badan kaga duwanaan doontaa doorashadii hore ee Gudoomiyaha Baarlamaanka oo aheyd mid iska cadeyd. Inkastoo nidaamka awood qeybsiga dowladihii u dambeeyay ee lagu soo dhisay ay ahaayeen wax cadaa, hadana dowladdan cusub ayaa shaki la gelinayaa inay ka duwanaan doonto habkii hore wax loogu qeybsaday oo ah xilalka ugu sareeya dalka. Waxaa soo baxayay maalmihii u dambeeyay is reeb reeb ku wajahan doorashada gudoomiyaha baarlamaanka, iyadoo musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ay xusul duub badan ugu jiraan sidii tan Gudoomiyaha Baarlamaanka ugu horeyn lagu kala bixi lahaa, cida noqon doonta Gudoomiye Baarlamaan. Arrintan ayaa ka dambeysay markii Madaxweynaha xilkiisa sii dhamaanaya Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Shariif Xasan iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Dr. C/wali Gaas ay ka dhex bilaabatay loolan xoog leh oo ku wajahan kursiga Madaxtinimada Soomaaliya, waxaana nin walba uu doonayaa inuu banaanka ka helo Kursigaas, hadii uu midba midka kale ku legdo Kursiga Baarlamaanka. Damaca weyn ee Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ahaa in ugu horeyn la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, si uu marka hore nasiibkiisa ugu dayo, marka xigtana doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka isku dayo in dib loo doorto. Laakiin taas waxaa meesha ka saartay nidaamka dowliga, maadaama ay tahay in marka hore la doorto Gudoomiye Baarlamaan, kadibna Madaxweyne, tiiyo xaalka sidaa yahay, hadana waxaa galaan-gal badan ugu jiraa Shariif Xasan, sidii kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka uu meel ugu xeri lahaa, gaar ahaan in Booska Gudoomiyaha Baarlamaanka ku fariisayo shaqsi aan ka soo jeedin Beelaha Digil iyo Mirifle. Is reeb reebka doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa go'aamin doonta cida Madaxweyne dalka ka noqon doonto, waxaana dad badan ay ku jahwareersan yihiin saadaasha halka ay aadi doonto, hase ahaatee waxaa dadka odorasa siyaasada ay sheegayaan in xaalka la ogaanayo marka la doorto Gudoomiye Baarlamaan. Shariif Xasan ayaa doonaya in banaanka ku dhigo in xilka Madaxweyne ay kula tartamaan Beelaha ******, isagoo taas ka duulaya ayuu dadaal badan ugu jiraa sidii Gudoomiye Baarlamaan u noqon lahaa nin ka soo jeeda Beelaha ******. Madaxweynaha xilkiisa sii dhamaanaya Shariif Sheekh Axmed ayaa dadaal ugu jira inuu mar kale ku guuleysto doorashada madaxtinimada Soomaaliya, iyadoo uu doonayo inay si caadi noqoto nidaamka awood qeybsiga dowladda ee 4.5, si la mid ah dowladihii hore lagu soo dhisay. Prof. Jawaari oo ka soo jeeda Beelaha digil iyo Mirifle, isla markaana ah mudane ka tirsan Baarlamaanka ayaa la sheegayaa in Madaxweyne Shariif si gaar ah u wato, si mar kale jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka ay ku soo baxaan Digil iyo Mirifle. Lama oga sida xaalka noqon doono, balse siyaasada Soomaaliya ayaa gashay xaalad ka duwan tii hore, oo sidii Kubada Cagta oo ay noqotay in la isku reeb-reebo.
  15. Proff Abdirisaaq Jurille oo isu soo sharxay Gudoomiyaha Barlamaanka. “Warbixin” Aug 22, 2012 - jawaab Xildhibaan Proff: Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurille oo ah Xildhibaan Ka tirsan Barlamaanka Cusub *ee Somalia ayaa Shaaciyay Inuu Yahay Musharax u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya . Proff.Jurille ayaa Warbaahinta Raadreeb *u Xaqiijiyay Jiritaanka inuu Yahay Musharaxa Xilka Gudoomiyaha Somalia Xili Maalintii Shalay uu Kamid ahaa Xildhibaano Labo Boqol Kor u Dhaafayey oo La dhaariyey . Xildhibaan Jurille Wuxuu Rajo wayn Ka muujiyay inuu Ku guulaysto *Qabashada Xilka Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somalia oo Maalmo Kooban ay inaga xigaan *Doorashadiisa. Proffka oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa Yiri “Aniga Sababta aan *Xilka Gudoomiyenimo *Udoortay *ayaa ah In Baarlamaanku uu Yahay Hay’adda Keliya ee Laga Dheehan Karo Sharafta Dalka ,Marka Waxaan Doonayaa Inaan Soo Celiyo Nidaamkii Baarlamaan Lahaan Jiray ,Barlamaankuna uu Noqdo Mid Guta Waajibaadka Loo Idmaday” Ayuu Yiri Proff:Jurille Xili uu Warbaahinta Raadreeb la Hadlayey. Cabdirisaaq Cismaan Jurrille Waa Rugcadaa Siyaasi ah Saameyn Weyn na *Kuleh Siyaasada Somalia Xilal Badana Kasoo Qabtay Dowladihii Soo maray Somalia Barisamaadkii iyo Kuwii Kumeel gaarka ahaa Ee Mudatii Bur Burka. Proff:Jurrille Waa Xildhibaan Dowlada Federaalka Soomaaliya Kasoo Galay Deegaanad Puntland Waana Siyaasi Magac Weyn Kuleh Dhulka uu Kasoo Jeedo *ee Degaanada Puntland iyo Guud Ahaan Soomaaliyaba. TAARIIKH NOLOLEEDKA Dr.CABDIRISAAQ CUSMAAN XASSAN(JURILE). Waxbarasho Proff:Jurille**Wuxuu *ku dhashay**magaalada Bossaso 31.12.1949. Sanadkii,1956dii**,waxbarashada dugsiga hoose wuxuu ka bilaabay*Dugsiga Hoose Dhexe**ee Xaaji Mire oo ku yaal**Magaalada Bossaaso ,oo ay dhigayeen macalimiin Masaari ah.Wuxuu *ku sameeyey lix sano oo waxbarashada hoose ah iyo saddex sano waxbarashada dugsiga dhexe ah**mudadii u dhexeysey 1965-1965.Waxbarashadii Dugsiga Sare Wuxuu *ku qaatay Dugsigii la oran jirey “Allah” waagii damena loo bixiyey Jamaal Cabdinaasir(1965-1969) .Markuu *dhameeyey waxbarashada dugsiga sare ka dib,wuxuu *ku guuleysey tartan deeq waxbarasho oo dalka dibadiisa ah,28kii bishii agoosto 1969kii wuxuu *waxbarasha jamacadeed u aadey dalka Hungary(Magyarorsag).Sanadkii waxbarasho ee 1969-1970,wuxuu *wax ku bartay Machad sare ee ardada ajnebiga afka dalkaas lagu baro jaamacaddana loogu diyaariyo. Bishii settember ,1970 wuxuu *galay Jamacadda Injineeriya ee Budapest,kulliyadda “Chemical Engineering” ee Dalka Hungary,halkaas oo uu *shahaadadii kowaad ee Jaamacadda ka qaatay saddex sano oo waxbarasho ka dib( Bachlor’s degree of Chemical Engineering, 1970-1973). Waxbarashada sare ee uu *sameeyey waa sida soo socota: ·*********1973-1975 Masters degree in Chemical Engineering ·*********1975-1977 PHD in Chemical Engineering and Pharmaceutical Technology. Aagagga aan Cilmi Baarista**ka sameeyey(Areas of Research) (i)Curin walxo daawo noqon kara oo laga dhaliyo kimiko la isku dardari(Organic Synthesis of Biologically active compounds).In ka badan 150 walxood**oo cusub**oo daawo noqon kara ayuu curiyey,waxaanna Lagu daabacay Jornaal wax yaabaha cusub ee lagu daabaco walxo cusub ee ku**cilmiga kimikada oo la yiraahdo American Chemical Society(Chemical Abstract). (ii) Baaritaan dhirta Soomaaliya ka baxda ee daawo ahaan loo isticmaalo,iyo nooca kimika ahaan ku jira oo daweynta masuulka ka ahaa(eeg Jornaalka “the nature” adigoo magaca qoraha eegaya) (iii) Diiwaan gelinta dhirta daawada loo isticmaalo ee ka baxda Soomaaliya, (iv) Baaris dhamaystiran oo la xiriirta faleenka(Beeyo iyo Maydi),iyadoo laga soo saaray nooca walxaha loo yaqaan Terpenoids,Organic Acids,Polysacharides iyo qaar kale ee fara badan.Walxahaas oo**dhammaantood qiimo ganacsi ku leh suuqyada adduunka,waxaa soo saarta wershed ku taal**magaaladda Nairobi ee dalka Kenya . Baaritaanadaas wuxuu*ku sameeyey Jaamacadaha kala ah: Chinoin Pharmaceutical Research Laboratories, Budapest Hungary,Uppsala-Sweden,Padova,Rome,Palermo Italy,iyo Jaamcadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Kimikada wershedaha(Faculta Chimica Industriale ,Universita Nazionale Somala).
  16. Qorshe Qatar ah oo Daaqada looga Bixinaayo Shariif Hassan oo la dajiyay. “Xog Culus” Aug 22, 2012 - jawaab Waxaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho aad looga dareemayaa olalaha Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka cida noqoneeyso ayadoo ay jiraan siyaasado wajiyo badan leh. Warar xog ah oo sheegaya in Beesha ****** gaar ahaan Madaxweyne Shariif uu aad ula dhacsan yahay in uu Gudoomiyaha Barlamaanka uu noqdo Mudane Mahamed Sheikh Osmaan Jawaari oo ah nin ka soo jeeda Beesha Digil & Mirifle si ay meesha uga saaraan Hamiga Siyaasadeed ee qalqalka gelinka Doorashada Madaxweynaha waa Shariif Hassan Sheekh Aadan. Waxaa soo baxaya Warar xasaasi ah oo taasi u sii gogol xaaraya kadib markii la ogaaday in xalay ay la wareegeeyn amaankiisa MR Jawaari Ciidamada Amisom oo haatan gacanta ku haya Amaankiisa. Dhanka kale Waxaa jira qorshe ay wataan Beesha ******* gaar ahaan ********** oo doonaya in ay Taageeraan Mr Jawaari si uu u meesha uga baxo Shariif Xasan taas oo ay u arkaan qatar ah in Kursigaasi uu ku fariisto nin ka soo jeedo Beesha *******. Mr Jawaari ayaa haatan waxuu heestaa Taageero aad u fara badan waxaana loo arkaa in uu yahay ninka kaliyah ee u cad cad in uu noqon karo Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka waxaana haatan Siyaasadiisa ka soo horjeedo Shariif Hassan oo Wata ragg fara badan oo ka soo jeeda Beelaha ******* iyo ****** kuwaas oo uu doonaya in uu meesha uga baxo midkood si uu jaanis ugu helo in uu Doorashada ka qeyb galo. Hadii Mr Jawaari uu noqdo Gudoomiyaha Barlamaanka waxaa meesha ka baxaya Shariif Hassan Hadii uu noqdo qof ka soo jeeda Beelaha ****** iyo ******* waxaa laga yaabaa in uu Shariif Hassan Noqdo Madaxweyne ileen waxuu yaqaanaa sida dhagta wax loogu sheego Xildhibaanada waa hadal aan ka soo xiganay Siyaasi Rugcadaa ah oo aan la hadalnay. Si kastaba ha ahaatee waxaa ka soconaya Magaalada Muqdisho siyaasad aan caadi aheyn oo an laga jiifan ayadoo mid walba uu isu doonaya in uu Madaxweyne noqdo balse arintani ayaa ah qorshe aan caadi aheyn oo Shariif Hassan Daaqada looga saarayo.
  17. Was that his wife? Melez was a composed fella the Mrs. Let him down...
  18. Yunis I saw the list from gedoweb.com, it even had breakdown of sub clans and so on. Not sure if us reliable but I would think they would not make up a list with sub clan headings. Mooge it's 14 and that is what they have here...
  19. ^^^"Dr." Hiraabe" is one of the funniest Somali writers. The problem is he is trying to be serious..
  20. 1. Axmed Cismaan Ibraahim 2. Adan Sidiiq Maxamed 3: Cabdullaahi Alankey 4. Dr Cabdi Cali Xasan 5,: Muuse Sheekh Cumar 6.Cabdifitaaxa Nuur Mataan Biriq 7. Cabdi Nuur Cali Sii-sii 8. Ambassador Maxamuud Cali Magan 9 Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Garjeex 10. Cabdirashiid Suufi Deerow 11.Gen: Axmed Warsame Maxamed 12. Dr Xuseen Warsame 13.Dr. Cabdlulaahi Maxamed Xirsi (Qorax) 14. Nuur Baadiyow
  21. LANDER adeer to me Meles was an ***** and Ethiopia not a big issue. The problem in 2006 was that we had a choice between an Eritrean Coptic Christian leading the fake Islamist and Oromo groups taking over and deepening Xasan Dahir Aways and Co’s filthy occupation of the South or the Ethipian support to snuff out this group. Melez once lived in Somalia and had his militia trained in Somalia. He was not doing it for the love of Somalia. Nor in 2006 did some support the crushing of the fake Jihadi’s and Eritrean stooges as a love for Ethiopia. I have never been to Ethiopia nor even intend to, nor does one believe Ethiopia a basket case is something to have nightmares about. This presents an opportunity for Somalia, while there is horse trading we can get our act together and form a government that is allied to the west and minds its own business. That’s the one thing we can learn from the Marxist-Leninist Zenawi, be flexible in order to meet your won interest..
  22. How can one sever blood ties? you can believe what you want Adeer there is no tribal issues between descendants of two brothers...