
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari: Declares race for speaker: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
malistar2012;859896 wrote: Duke and Mooge If Galayre Wins speaker of the Parliament , What is Puntland stand on that and also are you guys going to accept new Government. Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari supporters are abdiwalli subclan on seriouse note you and I now this . Rest of the Parliament will vote for Galayre most likely jus to eliminate Gas politics . You know I will hold all of you on these prediction come Sunday.. -
A_Khadar;859887 wrote: ^^ So the many somalis is your clan? Cause the fact we have is the only people against him all alone is your clan.. Tell us if your clan now the majority of somalis as you were implying up there.. A/Khadar Galayr is the man who insults his direct in-laws and does in public in front of his clan. No one has ever insulted him or his sub clan and thats the difference...
-
A_Khadar;859882 wrote: Awoowe, don't worry where he get those, probably mostly of them may have not vote for him if he wants the presidency, but but this is polotiking...You're asking the obvious thought you have known this.. The only fact that we have is he unpopular with many Somali's, and could not even name his own sub clans 8 MP's.... As you were:D
-
Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari: Declares race for speaker: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mooge;859880 wrote: what did Miskin macruf say? jawaari is not running and its only duke imagination? loool. i said and will say again, galeyr has least chance from information i gathered. MMA, was admanet and was parroting the false story that Sharif Sakiin had a great deal of power on his sub clan... Nonsense as Jawaari is not only running but is an actuall favourite.. -
Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari: Declares race for speaker: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
http://balcad.com/shaqsigii-loo-saadaalinayay-gudoomiyahacusub-ee-barlamaanka-oo-shir-jaraaid-qabtay/ -
Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari: Declares race for speaker: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ilaa afar musharax ayaa si horu dhac ah isugu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo lagu wado in 26-ka bishan ay dhacdo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen. Musharaxiintan oo ahaa siyaasiyiin horay uga soo mid noqday Xukuumadihii hore ayaa xilligan diyaar u ah tartanka loogu jiro xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka. Musharaxiintan ayaa waxaa ka mid ah Prof. Cali Khaliif Galeyr oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare, haatanse ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ahaa Gudoomiyihii Gudiga madax banaan ee Dastuurka, C/risaaq Jurile iyo Cabdi Cabdulaahi Xaashi oo horay u soo noqday Maareeyihii Golihii Murtida iyo madadaalada ee National Theatre Inkastoo qaabka awood qeybsiga iyo sida looga bartay cida isku soo sharaxeysa Gudoomiyaha Baarlamaanka ay sanadihii u dambeeyay aheyd mid Beelaha Digil iyo Mirifle ay isugu soo taagayeen xilkaas, ayaa hadana waxaa uu markan Tartanka saddex Mas’uul ugu sareysa dalka uu noqday mid furan oo beelaha ay u kala xusul duubayaan. Labada Musharax ee kala ah Prof. Cali Khaliif Galeyr iyo Jurile waxay ka soo jeedaan beesha *******, waxaana hadii ay guuleystaan ay dhaawici doontaa rajada Madaxtinimada ama Ra’iisul wasaare ka qabaan Beesha ******* inay helaan. Sidoo kale Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka soo jeeda **** ayaa hada la saadaalinayaa inuu yahay ninka loo badinayo jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku guuleysanayo, waxaana hadii uu qaato noqon doontaa mid Shariif Xasan ka samri doona jagada Madaxweynenimo oo uu haatan u hanqal-taagayo. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka soo jeeda Beesha ***, waxaa uu horay ula tartamayay Shariif Xasan markii labaad oo loo dooranayay Gudoomiyaha Baarlamaanka sanadkii 2010, doorashadii ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Xaaladaha taagan ee siyaasada marba dhan u jiitameyso ayaa ah mid aan saadaal rasmi ah laga bixi karin, iyadoo wax walba isu bedeli karaan saacado gudahood, hadana dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in loolanka siyaasadeed ee ka socda Muqdisho uu yahay kii ugu ballaarnaa abid soo marta Soomaaliya. -
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo u sharaxan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Goodax oo kaaftoomey Posted by Pi on August 23rd, 2012 Nairobi– Pi–23 Augs. 2012—- Warar rasmi ah oo soo gaarey warbaahinta Puntlandi ayaa xaqiijinaya in Prof. Maxamed Sheekh Jawaari uu u taagan yahay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana si toosa nalooku cadeeyey in Mudane Jawaari uu yahay ninka ugu cadcad jagadaan marka la eego Xildhibaanada uu heysto. Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyenimada baarlamaanka Soomaaliya. Prof. Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu sheegay in haddii loo doorto xilka guddoomiyenimada baarlamaanka, uu wax weyn ka badali doono waxqabadka golaha baarlamaanka, uuna muujin doono xiriir joogta ah oo dhex mara madaxda qaranka. Wuxuu sheegay inuu ka fogaan doono wax kasta oo keeni kara khilaaf u dhaxeeya baarlamaanka ama baarlamaanka iyo madaxda kale ee dowladda. Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waa aqoonyahan xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Sidoo kale, wuxuu ahaa guddoomiyihii guddiga qubarada ee madaxa bannaan ee diyaarinta dastuurka Soomaaliya. Dhinaca kale C/laahi Goodax Barre oo ahaa Wasiirka qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Xukuumada Cabdiwali ayaa isagana naloo cadeeyey inuu ka kaaftoomey musharaxnimadisii gudoomiyaha Baarlamaanka, Goodax Bare ayaa maalmahaan isu diyaarinayay inuu u tartamo jagadaas balse wada tashi dheer wuxuu go’aan sadey inuu ka kaaftoomo isagoo hada kadib u ololeyn doona muasharax kale oo aan la shaacin balse ay isku siyaasad iyo mowqif yihiin.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ilaa afar musharax ayaa si horu dhac ah isugu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo lagu wado in 26-ka bishan ay dhacdo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen. Musharaxiintan oo ahaa siyaasiyiin horay uga soo mid noqday Xukuumadihii hore ayaa xilligan diyaar u ah tartanka loogu jiro xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka. Musharaxiintan ayaa waxaa ka mid ah Prof. Cali Khaliif Galeyr oo horay u soo noqday Ra'iisul Wasaare, haatanse ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ahaa Gudoomiyihii Gudiga madax banaan ee Dastuurka, C/risaaq Jurile iyo Cabdi Cabdulaahi Xaashi oo horay u soo noqday Maareeyihii Golihii Murtida iyo madadaalada ee National Theatre. Inkastoo qaabka awood qeybsiga iyo sida looga bartay cida isku soo sharaxeysa Gudoomiyaha Baarlamaanka ay sanadihii u dambeeyay aheyd mid Beelaha Digil iyo Mirifle ay isugu soo taagayeen xilkaas, ayaa hadana waxaa uu markan Tartanka saddex Mas'uul ugu sareysa dalka uu noqday mid furan oo beelaha ay u kala xusul duubayaan. Labada Musharax ee kala ah Prof. Cali Khaliif Galeyr iyo Jurile waxay ka soo jeedaan beesha *******, waxaana hadii ay guuleystaan ay dhaawici doontaa rajada Madaxtinimada ama Ra'iisul wasaare ka qabaan Beesha ******* inay helaan. Sidoo kale Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka soo jeeda Digil iyo Mirifle ayaa hada la saadaalinayaa inuu yahay ninka loo badinayo jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku guuleysanayo, waxaana hadii uu qaato noqon doontaa mid Shariif Xasan ka samri doona jagada Madaxweynenimo oo uu haatan u hanqal-taagayo. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka soo jeeda Beesha ***, waxaa uu horay ula tartamayay Shariif Xasan markii labaad oo loo dooranayay Gudoomiyaha Baarlamaanka sanadkii 2010, doorashadii ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Waxaa suura gal ah inay saacadaha soo socda ku soo biiraan musharxiin hor leh oo laga yaabo inay ka yimaadaan beelo kale, waxaana hada la calaamadeynaya in musharax ka soo jeeda Beesha ****** uu ku soo biirayo musharaxiinta haatan shaacisay hankooda ku wajahan jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka. Xaaladaha taagan ee siyaasada marba dhan u jiitameyso ayaa ah mid aan saadaal rasmi ah laga bixi karin, iyadoo wax walba isu bedeli karaan saacado gudahood, hadana dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in loolanka siyaasadeed ee ka socda Muqdisho uu yahay kii ugu ballaarnaa abid soo marta Soomaaliya. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddiga Doorashada oo doortay laba Gudoomiye-yaal iyo Afhayeenkooda, iyo magacyadooda oo la-shaaciyay Guddigii shalay Magaalada Muqdisho looga dhawaaqay ee loo-aqoonsaday Guddiga Doorashada ee Gudoomiyaha Baarlamaanka, ayaa waxay soo doorteen laba Gudoomiye-yaal iyo Afhayeenkooda. Guddigaan oo ka kooban 15 xubnood ayaa waxay maanta Magaalada Muqdisho ay ku qaataan shir soconaayay muddo dhawr saacadood oo xiriir ah, waxaase Shir Gudoominaayay Ku Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka General Muuse Xasan Cabdulle. Gadoonka sare ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa loo-magacaabay Caasha Xaaji Cilmi, waxayna ka soo shaqeyn doonaan hanaanka ay ku dhaceyso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka. Gudoomiyaha Maaliyada amaba lacagaha ka qabanaaya Musharaxiinta xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka u taagan ayaa waxaa loo-magacaabay Khadiijo Axmed Diiriye, iyadoo isla caawa bilowday shaqadaan. Afhayeenka Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa si rasmi ah loogu soo doortay Cusmaan Libaax Ibraahim, isagoona ku hadli doona magaca Guddiga Doorashooyinka, oo ka kooban 15 ruux. Ku Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka General Muuse Xasan Cabdulle, ayaa wuxuu xubnahaan uu ku baaqay inay dardar geliyaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka, oo la-qabaaayo 26-ka bishaan, oo ay maalmo uun inaga xigaan. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddiga doorashada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa shalay shaaca ka qaaday shuruudo ay sheegeen in laga doonayo musharixiinta u tartameysa xilka afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa. Xubnaha guddigan oo ay ka dhex muuqdaan xildhibaano baarlamaankii hore ku jiray aadna ugu dhow Shariif Xasan ayaa galabta sheegay inay maalinta berito ee Khamiista ay bilaabayaan qabashada codsiyada musharixiinta u tartameysa xilka afhayeenka baarlamaanka iyo labada gudoomiye ku xigeen, iyadoo la shaaciyey shuruudaha laga rabo. Shuruudaha ay guddiga shaaciyeen waxay kala yihiin sidan;- 1- In musharaxa u tartamaya xilka afhayeenka iyo labada ku xigeen ay yihiin xildhibaano baarlamaanka ka tirsan. 2- In musharax kasta uu soo gudbiyo codsi qoraal ah oo wata labo sawir oo midab leh. 3- In musharaxa uu soo cadeeyo jagada uu doonayo inay tahay afhayeenka ama inay tahay ku xigeenada. 4- In musharax kasta uu iska bixiyo lacag diiwaangelin ah oo gaareysa sidan; - Jagada Afhayeenka = $3,000 (Saddex kun doolar) - Jagada gudoomiye ku xigeenka 1aad = $2,000 (Labo kun doolar) - Jagada gudoomiye ku xigeenka 2aad = $1,000 (Kun doolar) Khasnajiga guud ee guddiga doorashada waxaa loo magacaabay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye, halka ay xubno ka yihiin Cismaac Libaax, Fowsiyo Maxamed iyo Sheegow oo dhamaantood ka mid ah xubnaha Shariif Xasan ugu jira baarlamaanka cusub. Waxaa xusid mudan in afhayeenka iyo labada ku xigeen dhacaysaa maalinimada Axada ee ku beegan 26-ka Agoosto waxaana la filayaa in musharixiin farabadan ay isu soo taagaan jagada afhayeenka baarlamaanka. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gudiga doorashada baarlamaanka cusub oo shalay isu qeybiyay Gudiyo ka shaqeeya howlaha doorashada ayaa sheegay in maanta oo taariikhda tahay 23-ka Agosto ay bilaabaneyso diiwaan gelinta musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa. Afhayeenka Gudiga doorashada Cusmaan Libaax ayaa sheeegay in shuraadaha laga rabo musharaxiinta ay tahay inay soo gudbiyaan araajidooda maanta 9-ka subaxnimo ilaa 2-duhurnimo. "Musharaxiinta waxaa laga rabaa inay araajidooda soo gudbiyaan labada maalmood ee taariikhda tahay 23-24, saacada marka ay tahay 9-ka subaxnimo ilaa 2-da duhurnimo, waxay keenayaan araajidooda hoolka VIB-da garoonka diyaaradaha"ayuu yiri Cusmaan Libaax. Sidoo kale waxaa uu xusay in shuruudaha laga rabo musharaxa ay tahay mid Gudiga isla gartay, isla markaana musharax walba uu soo gudbiyo File ka kooban codsi iyo labo sawir iyo CV-ga iyo lacagta diiwaan gelinta. Shuruudaha ayaa waxay kala yihiin:- 1- In musharaxa u tartamaya xilka afhayeenka iyo labada ku xigeen ay yihiin xildhibaano baarlamaanka ka tirsan. 2- In musharax kasta uu soo gudbiyo codsi qoraal ah oo wata labo sawir oo midab leh. 3- In musharaxa uu soo cadeeyo jagada uu doonayo inay tahay afhayeenka ama inay tahay ku xigeenada. 4- In musharax kasta uu iska bixiyo lacag diiwaangelin ah oo gaareysa sidan_ - Jagada Afhayeenka = $3,000 (Saddex kun doolar) - Jagada gudoomiye ku xigeenka 1aad = $2,000 (Labo kun doolar) - Jagada gudoomiye ku xigeenka 2aad = $1,000 (Kun doolar) Ugu dambeyn waxaa uu gudiga sheegay in doorashada gudoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ay dhaceyso 26-ka bishan oo ku beegan maalinta Axada. Riix halkan(CLICK HERE)Soo booqo bogeena Ciyaarah ee jowharsport.com -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;859707 wrote: Cajalad baa kaa dhex hadlaysa bal markay kaa danto isku keen soo warceli. Damn & a few minutes ago I thought you had landed on your feet. Don't lose hope lad, Adeer Galayr will take you to the promised land.. -
Yet again another MURDER within the Somali commuity
General Duke replied to Complicated's topic in Politics
AUN the to the deceased and the authorities should put some effort in finding the culprit... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;859703 wrote: Xaasha, weli waa miyir qabaa. Saado inuu Faroole soo doorto ka xumi balse inay barlamaanka gasho waan taageersanahay. I am glad you are doing well and have come to your senses. As for Faroole, he is a terrible person for naming Saado.. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A/rizak Osman Juriile.... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ali Khalif Galayr -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abdullahi Godax Bare... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;859691 wrote: Eedo ha ku denbaabin yuu afku ku qaloocane. Don't thank me, direct all applause to Faroole as many here believe he was behind the selection of Edo Saado Ali... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;859686 wrote: Horta Duke wax sharciyi ma qabtaa? mise hortaa banaan buu u socdaa!! Lol:D I see you are still celebrating Edo Saado Ali's selection to the Parliment...