
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;859688 wrote: Sh sharif or sharif sakin will win the next elections We shall see which one is out this weekend? -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Afar siyaasi oo laba ka mid ahi kasoo jeedaan Beesha ******* ayaa isu soo sharaxay gudoomiyaha baarlamaanka Updated About:8 hours ago 0 Afar siyaasi oo caan ah ayaa maanta iyo caawa sheegay in ay isu soo sharaxeen xilka gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. Siyaasiyiintaan ayaa waxaa ka mid ah Cali Khaliif Galyer oo horay dalka uga soo noqday Ra’isulwasaare, iyo C/rasaaq Jurille oo labaduba kasoo jeedo beesha *******, labada kalana waa Prof. Jawaari oo kasoo jeeda beesha Digil iyo Mirifle iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kasoo jeedo ***. Sida looga bartay gudoomiyaha baarlamaanka, waxaa dowladihi dalka soo maray dhamaantood kusoo bixi jiray nin kasoo jeedo beesha Digil iyo Mirifle, hase yeeshee waxay haatan u muuqataa in xilkaas ay ku loolami doonaan beelaha Soomaalida. Wali ma jirto qof ka tirsan beesha ****** oo isu soo taagay xilkaasi, sida la isla dhaxmarayana dhamaan qabaa,ilka Hawiyaha waxay ku heshiiyeen in siyaasi ka mid ah uusan isu soo taagi karin xilka gudoomiyaha baarlamaanka. Hadii ay dhacdo in siyaasi kasoo jeedo beesha ******* inuu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa beesha Digil iyo Mirifle ay marki ugu horeysay heli doonaa Ra’isulwasaare. Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa la dooran doonaa 26-ka bisha August. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan I like your hypocrisy with Cadow as much as I like MMA's new found faith in Sharif Sakiin.. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;859588 wrote: Jawaari is a name that you keep coming up or you wish to. He is not a musharax. Some dream him to be musharax, so Shariif Xasan won't be in Filla Soomaaliya. If only dreams could come true. Lol. Maskiin the "nationalist" out of Qabiil love is rooting for Sharif Sakiin? Adeer read the articles, I am not the editor of Balcad.com, Raxanreeb & so on... your fakeness has been known to me for along time..Adeer we have a few days so we shall see... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Godax Bare & Mustaph Doxolow are in the race supposedly. However Jawari is a name that keeps coming up. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa maanta heshay liiska xubnaha u tartamaya jagada afhayeenka baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo illaa hadda gudbistay codsiyadooda musharaxnimo. Xubnaha musharixiinta u ah jagada afhayeenka baarlamaanka ayaa mid kasta wuxuu ku xiran yahay musharax gaar ahoo wata, waxaana loo arkaa in doorashada afhayeenka baarlamaanka ay micne weyn u sameyn doonto musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha oo sida hadda loogu kala guuleysto afhayeenka baarlamaanka ayaana hadhow suurtagal ay tahay in loogu kala guuleysto jagada madaxweynaha oo dad badan ay u ordayaan. Sida ay shaaciyeen guddiga doorashada afhayeenka baarlamaanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, waxay doorashada dhici doontaa 26-ka Agoosto oo ku beegan maalinimada Axada ah. Waxay kaloo gddigu sheegeen inay bilaabatay qaabilaada musharixiinta afhayeenka baarlamaanka. Magacyada shakhsiyaadka shaaciyey musharaxnimadooda waxaa ka mid ah;- 1- Prof Maxamed Xasan Jawaarey: Waa musharax ku lamaansan Sheekh Shariif oo gadaal ka riixaya si uu xilka afhayeenka ugu soo baxo. Musharaxnimada Prof Jawaarey ee baarlamaanka waxay halis ku tahay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u sharaxan madaxweynenimo, waayo haddii Prof Jawaarey oo ah nin ka soo jeeda gobolada beelaha Baay iyo Bakool (Digil iyo Mirifle) uu ku guuleysto afhayeenka baarlamaanka, markaasi Shariif Xasan boos kale ugama banaana xilalka sare ee dawlada cusub. Sidaasi awgeed Shariif waa inuu geed heer iyo mid gaabanba u fuulaa sidii uu Prof Jawaarey codad ku filan uusan u heli lahayn. Prof Jawaarey wuxuu horey u ahaa gudoomiyihii guddiga dastuurka ee xilli dambe lakala diray. Waxaana isa sharixidiisa kaalin weyn ku leh Sheekh Shariif iyo taageerayaashiisa oo u arka in Jawaarey uu yahay fursad Shariif Xasan looga tuuri karo masraxa siyaasadda ee dalka. Illaa hadda Prof Jawaarey wuxuu wadaa qaabilaada xildhibaanada cusub, inta Raxanreeb ay ka ogaatayna waa inuusan illaa hadda xildhibaanada cusub u sheegin WAX BALLANQAAD lacageed ah. Kaliya wuxuu la soo shirtagay inuu yiraahdo “baarlamaan nadiif ah ayaan dhisayaa”. Prof Jawaarey wuxuu kaloo xildhibaabadii beryahan uu la kulmay uu u cadeeyay inuu rabo inuu dalka u sameeyo dastuur XALAAL ah oo looga gudbo midka kumeelgaarka ah ee degdega lagu sameeyay, kaasoo uu sheegay in fursad wanaagsan uu heysto baarlamaanka cusub. Waxaase dhici karta in waxyaabaha uu Jawaarey sheegayo inay u dheer yihiin ballanqaadyada siyaasadeed ee had iyo jeer siyaasiyiinta u sheegaan xildhibaanada. Rajada Prof Jawaarey waxaa miisaan u yeeli kara haddii taageerayaasha Aala Sheekh ee hadda baarlamaanka loo diiday lagu soo daro waayo codka ugu badan halkaasi ayey ka filayaan isaga iyo Sheekh Shariifba inkastoo qeyb ka mid ah codadka xildhibaanada beelaha Digil iyo Mirifle uu urursaday. C/laahi Goodax Barre: Wuxuu ahaa wasiirka qorsheynta ee xukuumadda C/weli Gaas. Dabcan isa sharixidiisa waxaa ka dambeeya musharax C/weli Gaas. Goodax oo ah nin reer Hiiraan ah, sida dadka yaqaana ay sheegeen waa nin furfuran oo siyaabo kala duwan loo adeegsan karo (flexible man) ayna fududahay in la fahmo, waana taas sababta C/weli Gaas iyo xulufadiisa ay ugu qanceen inay masraxa keenaan C/laahi Goodax Barre. Dhanka kale xulufada C/weli Gaas waxay maanka ku hayaan in Goodax ugu yaraan ka caawin karo sidii codad looga heli lahaa beelaha ****** oo uu ka soo jeedo, isagoo hoor horaba bilaabay inuu rag uu wato oo beeshiisa ah ku daro baarlamaanka cusub si uu codkooda ugu xisaabtamo. Fursad kale oo C/laahi Goodax laga dhex arko waxay tahay in haddii uu helo kursiga baarlamaanka ay taasi meesha ka saareyso rajada Sheekh Shariif iyo musharixiinta kale ee ****** uu u ordaya madaxtinimada dalka, maadaama saddexda kursi ee ugu sareeya dawlada lagu kala qaato hab ku saleysan saddex qabiil. Rajada Goodax waxay ku xiran tahay tirada codadka uu la yimaado oo lagu daray kuwa C/weli Gaas uu heysto. Waxaase suurtagal ah in Shariif Xaan ku taageero codadka taageerayaashiisa haddii ay arintu adkaato (wareegyada dambe ee doorashada), sida ka muuqata isfahamka C/weli Gaas iyo Shariif Xasan ka dhexeeya oo ku saleysan in Sheekh Shariif la dhaafiyo kursiga madaxtinimada, waana wax rumoobi kara haddiiba uu Goodax helo afhayeenka baarlamaanka. 3- Mustaf Dhuxulow: Waa reer Ceelbuur, Waa siyaasi aad u galgal badan, marar badana isbedbedela. Waayo hore waxaa lagu tirin jiray kooxda Aala Sheekh oo xita illaa heer wasiir ayaa la siiyey, laakiin beryahan dambe intii buuqu socday xerta Shariif Xasan ayuu ka mid ahaa. Hadda inuu Mustaf Dhuxulow isa soo sharaxo waxaa ka dambeeya Shariif Xasan. Mustaf Dhuxulow, wuxuu dhanka rajada kala mid yahay C/laahi Goodax Barre, waayo haddii uu Goodax helo kursiga afhayeenka baarlamaanka waa QUUSTII Sheekh Shariif oo taasi micneheedu waxay noqonaysaa in WADAADKA iskaga baxo tartanka mar haddii nin ay isku beel yihiin yihiin uu helay afhayeenimada baarlamaanka oo ka mid ah saddexda kursi ee ugu sareeya hogaanka dalka. Dhuxulow illaa hadda waxaa uu ku xisaabtamayaa codadka taageerayaasha Shariif Xasan ee ku jira baarlamaanka, dabcana welwel badan hadda kama muuqdo oo illaa 60-meeyo waa laga sheegayaa inay u gashay baarlamaanka la dhaariyey. Arin kale muhimadeeda lehna waxay tahay in aragtida dawlada Ethiopia ay la jirto Dhuxulow iyo Shariif Xasan. Haddii guusha Dhuxulow ay timaado, waxay cadeyn buuxda u tahay in Shariif Xasan ama C/weli Gaas madaxtinimada ku guuleysan karo, sababtoo ah Shariif Xasan waxaa qaacido u ah “inuu madaxweyne noqdo ama inuu keeno madaxweyne uu isagu rabo”, sidaasi waxaa Raxanreeb u sheegay ragga ololaha Shariif Xasan wada ee Muqdisho jooga. Isxulufeysiga Shariif Xasan iyo C/weli waa mid runtii cusub haddana dad badan ka yaabiyey. Xitaa madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa arinta Shariif Xasan darteed kaga xarig furtay C/weli Gaas. Laakiin libinta ugu weyn ee Shariif Xasan iyo C/weli Gaas ku jiifaan waxay tahay in tiradii ugu badneyd ee taageerayooda ay u gashay baarlamaanka cusub. 4- Prof C/risaaq Cismaan Juriile: Waa siyaasi reer Puntland ah, aadna ugu dhow xilligan madaxweyne Faroole oo taageero kal iyo laab dhaqaalana ku jiro uu ka helayo. Prof Juriile waxaa isa sharixidiisa ka naxay C/weli Gaas oo u arka inuu rajadiisa iftiinka ka xirayo maadaama ay isku gobol ka soo jeedaan oo aysan kuraasta sare ku wada loolami karin marka loo eego awood qeybsiga qabiilada. Taageerayaasha C/weli Gaas aad ayay uga careysan yihiin isa soo sharixida Juuriile waxayna u arkaan qorshe Faroole ku dhabarjebinayo ololaha C/weli Gaas. Xildhibaanada uu Juriile codka ka sugayo waa tirada C/raxmaan Faroole baarlamaanka cusub u gashay, haddiiba C/weli Gaas koox ka jiidanin sidaasi darteed hadeysan wax dambe isbedelin ololaha Juriile aad uma adka illaa hadda. Si kastaba nin kasta oo u tartamaya jagada afhayeenka baarlamaanka waxaa horyaala caqabado waaweyn oo ay ugu horeeyaan iibinta codadka xildhibaanada iyadoo ay xusid mudan tahay in musharax kasta oo ku soo baxa jagada uu meesha ka saarayo mustaqbalka musharax kale. RBC Radio Nairobi/ Kenya ———————————————————————————————————————————————————————————– -
Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
Jen. Axmed Warsame, the one who died a few months ago? -
Abdulqadir Macali Nur oo samaystay kaar aqoonsi xildhibaan oo been ah, lagana eryay shirka 2aad ee kalafadhiga Baarlamaanka, AUGUST 22, 2012 (Radfiofreesomalia.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gudoomiyaha Ahlu sunnah Wajaamaca Mudane Cabdulqadir Macalin Nuur uu samaystay kaar been abuurasho (Somali MP False Card) ah ee Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka. Kaarka been abuukarka (Somali MP False Card) ayaa waxaa ku saxiixnaa , Sheikh Shariif iyo Imaamka Beesha Mudulood, ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu kaarka yahay been abuur dabadeedna uu Jeneral Muuse Xassan, Gudoomiyaha KMG Barlamaanka uu sidaa uga eryay goobtii ay ku sugnaayeed xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka. Xildhibaanada Cusub ee Barlaanka Soomaaliya ayaa ilaa iyo haata ay tirada saxda ah ee la haayo ay tahay 220, halka ay 55 xubmood ay ka maqan yihiin, xubnaha maqan ayaa waxaa ay yihiin xubno ay gudiga xulista Barlamaanka ay dib udhigeen, sababo la xiriira eedeymo dembi oogayaal iyo caqabad qaran owgeed. Xubnaha kale ee gibi ahaan meesha ka maqan ama aanan Duubabkooda soo gudbin ayaa waxay kala yihiin Beesha Mudulood iyo qayba kale oo kamid ah 5ta beelood ee soomalida. Cabdulqadir Cosoble iyo Cabdulqadir Macalin Nur oo katirsan beesha Mudulood ayaa waxaa ay ku doodayaan iney xubno Baarlamaanka Cusub ee Soomaliya ay yihiin, taasi oo ah wax aan sal iyo raad toona lahay, Cid soo gudbisay ama cid ay metelaana ma jirto. Beesha Wacaysle iyo Beesha ********** ****** ayaa si toos ah u cambaareynaya, sheegashada Xildhibaanada Cusub, Beesha Mudulood cid ay soo gudbisay majirto, waxa ay wax u soo gudbin waayeena waxaa ugu horeeya cabaqada ay ku hayaan shaqsiyaadka aan ku ku soo sheegnay. Beesha Mudulood ayaa baaq iyo fariin u direysa Imaamka Beesha Mudulood, Ugaaska , Suldaanka iyo Malaaqa , Gudoomiyaha KMG Mudane Muse Hassan Abdulle iyo Augustine Mahiga iney ka hortagaan shaqsiyaadka faragelinta joogtrada ah ku haya Baarlamaanka Cusub. Radiofreeomalia.com - Muqdisho
-
malistar2012;859444 wrote: Gudiga TSC are uselss they have to accept Mahiga and the President Order , they either work for Farol or TFG , The likes of Xoosh are not gonna play us . Notice how puntalnd Media uses Title Madaxweynaha wakhtigiisii dhamaaday Shiriif Sh. Axmed , Horseed Media Madaxweyne Shariif iyo Danjire Mahiga , Hiiraan com I think you are deluding yourself.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Some are now saying Faroole stole more MP's from other clans... -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwaan;859475 wrote: lol@Duke...I either missed it or you edited it:D. At least we now agree that Gallayr is in. And he might win. . Labadeennaba waa noo khasaaro. No adeer you missed it out of excitement.. as for editing it, go back and check the post again.. -
Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
I love how some always claim others are wishful thinking when their own propoganda has always been found wanting? Those who are now clutching to the Galayr straw will find a new one come Sunday when he loses and the machine moves forward. -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;859267 wrote: Early days yet there is until the 25 th to get applications in for the job. Mustaf Duxulow is rumored to be running. Galayr is also in the mist. However so far it's Juriile confirmed with Jawari being touted. Abwan in my first response I mentioned Galayr. In your usually rush you missed to read it.. He is no boggyman and there are many ways to reduce his ambitions. -
Somaliland : Four Teenagers Held Hostage Have Been Released by Militias
General Duke replied to N.O.R.F's topic in Politics
Good news... -
Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
Mooge;859448 wrote: duke gave a hint of the strategy on another thread to my displeasure. there is twist to what duke posted and it has something to do with the deputy speaker. I will keep my mouth shut. anyways things are getting boiling hot. abdiweli was seen smiling and happy, sharif xasan is still undecided, farmaajo is recieving suppoerters at his home and shariif is asking ladies to go demonstrate at the airport area to pressure mahiga. aaliyah, weliga ma maqasha oraahda "ragga geella leh, ragga daba yaal baanu daba naal". lool. i get information from people close to all the condidtates in nairobi. i am in the hot bed of fadhikudirir science. i am political strategist. yes i know most nairobi politicians and supporter read this webpage Mooge, I apologise for giving away some of the tactics... -
Waxay salka ku haysaa ka hortag Prof.Galaydh Waxaa jira warar sheegaya in Prof.Cali Khaliif Galaydh uu baarlamaanka gadaal ka galay kana mid yahay xubno labaatan oo ah oo magacyadooda gadaal laga gudbiyey. Prof.Galaydh ayaa horey loo sheegay in uu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayna weliba dhab ka tahay, Galadyh waa “Anti Federalisim” waxaana uu si weyn uga soo horjeeda siyaasadda maamulada qaar dalka ka jira isaga oo aan la gabban ama qarsan. Galaydh waxa uu heli karaa codadka Beelaha ****** qaar kamid ah Beelaha *** laakiin. Waxa dood ka taagan tahay Beesha uu ka soo jeedo ee *******. Beesha ********* waxa ay dooneysaa kursiga Madaxweynaha waana *******, mana doonayaan in Musharaxnimada Farmaajo mugdi ay gasho, Beesha ********* waxay doonayaan Madaxweynaha, waana *******, mana doonayaan in fursadooda la dhumiyo codkoodana ma heli karo, sidoo kale Beesha ********** waa adagtahay in uu codkooda helo, waxaa taas u dheer in aanu heli karin codadka beesha *********** oo dhamaystiran, Sidoo kale Beesha ****** codkoodu maaha mid uu ku xisaabtamayo. Hadaba si looga hortago in Prof.Galaydh in uu helo codad ku filan haddiiba uu Baarlamaanka galay isla markaana isa soo sharaxo ayaa Prof.Juurile isu sharaxay waxaana uu kala dhantaalayaa codadka Prof.Galaydh heli karo.
-
Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
Things are going well thus far. Mooge is right not disclose the strategy of Camp Abdiweli... -
Shiriifka oo kala hadlay dhamaystirka Baarlamaanka cusub Danjire Mahige .August 22, 2012 18:04 1 Comments -------------------------------------------------------------------------------- Madaxweyne Shiriif & Danjire Mahige Muqdisho:Madaxweynaha wakhtigiisii dhamaaday Shiriif Sh. Axmed ayaa maanta la kulmay u qaabilsanaha qaramada midoobay Arrimaha Soomaaliya Danjire Mahige wuxuuna kala hadlay sidii loo soo dhamayn lahaa Baarlamaanka cusub. Kulankaasi oo uu goob joog ka ahaa Gudoomiyaha ku meel gaar ah ee Baarlamaanka Generaal Muuse Xasan Cabdule markuu soo dhamaaday waxaa si wada jirah u qabtay shir’jaraaid Madaxweynaha & Danjire Mahige kuwaas oo faahfaahin ka bixiyey qodobadii laga wada hadlay. Madaxweyne Shiriif hadalkiisa wuxuu si adag ugu difaacay xubnihii la reebay isagoo sheegay in aan cidna la oran karin waa danbiile lagana hor istaagi karin ka mid noqon shaha Baarlamaanka cusub maadama aysan jirin Danbiilayaal maxkamadi ku xukuntay denbi. Danjire Mahige wuxuu sheegay inuu kulama dheeraad ah la qaadan doono Gudiga TSC-da si uu ugala hadlo sidii loo dar dar gelin lahaa dhamaystirka Baarlamaanka. Walaaca Madaxaweynaha. Madaxweyne Shiriif oo horay aan kalsooni fiican ku qabin Gudiga TSC kana dalbaday shrikii Kenya ay ku yeesheen saxiixayaasha Road map in gudigaas la kala diro wuxuu walaac xooganka qabaa gudigaas oo iska hor istaagay inay Baarlamaanka xubno ka noqdaan siyaasiyiin horay uga tirsanaa qabqablayaashii dagaalka & Hogaankii midowga Maxkamadaha kuwaas oo uu Madaxweynuhu ka filayey codad. Shiine Culay Horseed Media
-
Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
The two Sharif's are both fighting for their very political Survival. -
NGOONGE, no one individual will get elected because of his clan. No single clan has that many seats in Parliment. Sharif has no confidence in the new Parliment and has-still is fighting tooth and nail to change it. Within his own H clan members of Parliment he does not have much confidence, forget the rest... I wont discount anyone at this time, but our Mr. Hotel is acting quite erratic...However the article above is dated...
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Galayr I am not worried about he won't even get the 3 MP's from his sub clan Faroole supposedly named let alone Somaliweyn..