General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^ weak argument really. In France & China it was about local issues and not about the leadership. The fact that this regional state is unrecognized, poor and has had a clan war that killed thousands only a decade ago does not bode well for your argument.
  2. JB us just hiding behind smoke screen all yesterday he was hiding from the mib unable to visit the Internet cafe. Today he tells us everything is ok and the people who died and those maimed do not matter. May his senses come back in these difficult times in NW Somalia.
  3. This is the move we have been waiting for. It's not about the PM it's about Puntland & Faroole Ina Sharmarke will have the whole state & Diaspora behind them.
  4. Shir balaaran oo ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ayay eedeyn balaran u jeediyeen wasaaradda Maaliyadda Dowladda KMG ah Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa wasaaradda Maaliyada ku eedeeyay inay lunsadeen Mushaaraadkii la siin lahaa Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxayna sheegeen in wasiirka Maaliyadda ay jeebkiisa ku jirto lacagihii Dowladda. Mid ka mid ah xilidhibaanadii kulankaasi ka qaybgalay oo lagu magacaabo Xildhibaan Max’ed Caateeye Fariid ayaa saxaafadda u sheegay in wasiirka lacagta Mushaaraadka Ciidamada ee uu jeebka ku haysto ayaa keentay in ay maanta ciidamadaasi weeraraan xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. “Waa mid mudan in laga xumaado in Ciidamada Dowladda oo gadood ah ay rasaas ju furaan Guriga R/wasaaraha iyo Kan Madaxweynaha, iyadoo ciidamadasi ay tabanaayaan Mushaaraadkooda oo aan weli helin” ayuu yiri Xildhibaan Max’ed Caateeye Fariid oo sheegay in Dowladda looga baahan yahay inay arrintaasi wax ka qabato. Dhanka kale Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana Ciidamada sida ugu dhaqsiyaha badan loo siiyaa xuquuqdooda ee ay lahaayeen. Somaliweyn Media Center “SMC”
  5. Yup everything is normal, four Civilians got killed by the police, many others were injured and t property was destroyed. Riyaale is still Mugging, there is no election in sight the parliment is still closed. Yup like JB said it is another day in Hargaysa.
  6. ^^^ These men are creating new enmity between Puntland and the south. The deal the PM signed was a good one for Somalia. Puntland came on board and everything was progressing nicely. This Djibouti move smacks of desperation and sends Puntland a clear message, today the state knows who is behind the troubles aimed at it's door. It's time to unite behind the PM, two refugees in Ibbi & Sakin can not talk to Sharmarke.
  7. quote: Kulan ugu qabsoomay magaalada Muqdisho qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kaga hadleen sababta keenta inmarkasta ciidamada dowladda ay gadood sameeyaan. Xildhibaanadani ayaa waxa ay sheegeen in arrintani ay sabab u tahay kadib markii Wasaaradda Maaliyadda ay bixin weysay lacagtii ay xaqa u lahaayeen in lasiiyo ciidamada dowladda oo ay jeebka isaga ceshatay. Xildhbaan Maxamed Caateeye oo kamid ah mudaneyaasha baarlamaanka ayaa sheegay in dhibaatada halka ay ka taagan tahay ay tahay dhinaca maaliyadda. Isaga oo u hadlayay xildhibaannada kulanka yeeshay ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda wasiirkeeda uu isaga dhegan yahay lacagta isla markaasina ay keentay arrintaasi in ciidamada dowladda ay mushaar la’aan noqdaan oo gadood ay sameeyaan. Wasaaradda Maaliyadda ayay ka codsadeen xildhibaannada in si deg deg ah ay arrintani wax uga qabato isla markaasina ciidamada mar waliba gadoodka sameynayo ee mushaar la’aanta la cabanayana si deg deg ah wax looga qabto. Xilliga xildhibaadani ay eEedeynta soo jeedinayaan ayaa imaaneysa xilli maanta ciidamo katirsan dowladda ay gadood ka sameeyeen xarunta madaxtooyada iyaga oo albaabada laga galo madaxtooyada u xirtay mushaar la’aan soo wajahday xittaa sababtay in israsaaseyntooda hal askari oo mushaar doon ah uu ku geeriyoodo halka mid kalena uu ku dhaawacmay.
  8. " Lacagihii dawladda oo dhan Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa si gaar ah u isticmaalaya" Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. 13. september 2009 Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland )- Xildhibaanada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa shalay ku qabsaday magaalada Muqdisho shir Jaraa'id ayaa cambaareyn iyo dhaliila dusha kaga tuuray Wasiirka Maaliyada ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden, taasoo ku aadan halka uu galiyo dhaqaalaha usoo xarooda dawladda Soomaaliya. Xildhibaanadan ayaa ku sheegay Shariif Xasan in uu lacagahaasi u isticmaalo si khaas ah, isla markaasna uu ku shubto Bankiyada Soomaalida iyo kuwa aduunka, ayagoo ugu baaqay Madaxda dawladda Soomaaliya in ay eegaan xaaladaha ay soo jeedinayaan Xildhibaanadu. Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Wasaarada maaliyada loo dhiibay, markii lasoo dhisay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, luguna unkay magaalada Jabuuti, wixii ka dambeeyey xiligasi waxaa la xaqiijiyey in aysan jirin wax lacag ah oo ay heleen dadka ushaqeeya dawladda Soomaaliya. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa sheegay in ay doonayaan in ay arkaan talaabo laga qaadayo Shariif Xasan Sheekh Aaden, oo ay sheegeen in uu gaar u lunsaday hantidii dawladda Faderaalka KMG ah, isla markaasna uu mudan yahay in ay la xisaabtamaan Madaxda dawladda iyo Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Arrintan waxaa shakifay markii ay shalay weerar ku qaadeen ciidamo ka careysan mushaar la'aan, xarunta Madaxtooyada ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, taasoo waji gabax ku noqotey dawladda Soomaaliya oo malaayiin Doolar ka hesha dalalka Caalamka. DF dhaqaalihii ugu xooga badnaa ayaa soo galay Bilihii ugu dambeeey, waxaana aan la garan karin halka la geeyey dhaqaalahaasi oo ay dad badan hada is weydiinayaan, Lacag loogu talagalay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo howlgalintooda ayaan la garan karin halka ay ka baxday, ayadoo goor horeba gashay isku tuur-tuur Madaxda dawladda Soomaaliya dhexdooda ah. F. C. Maxamed AllPuntland
  9. MMA: Is angry only because of Sharif Xasan the man who is unable to read has been mentioned. With that in mind, I won't even take you seriously for you don't have any point. Two clear facts on the ground. Sharif Xasan is behind all these crazy deals and corruption that has cropped this government. The fact that the armed forces have not got paid and have revolted. The treasonous sea deal with Kenya. PM Sharmarke represents Puntland, traveled to Puntland and got a deal from it's leadership. Can Sharif Xasan travel to Bay & Bakool and get a deal from them? Thus what does he represent and why is he Minister of Finance, the man can not read and does not have basic education? Again be ready to respond lad because Sharif Xasan will be exposed and you will keep crying as you have done in the past.
  10. ^^^You must be having a difficult day lad, hope things dont go out of control and Riyaale leaves office.
  11. ^^^There was no clan war in Bossaso adeer, so come again.
  12. The PM is under attack from these men. Sharif Hotel, man of many faces
  13. Dagaalkaasi ayaa la xaqiijiyay in mid ka mid ah ciidamada dowlada uu ku geeriyooday halka mid kalena uu ku dhaawacmay. Ma jiraan wax mas'uul ah oo ka tirsan dowlada KMG ah oo ka hadlay isku dhacaasi marka laga reebo saraakiisha dowlada. Si kastaba waa markii ugu horeyay oo ciidamo ka wada tirsan dowlada kMG ah isku dhac ku dhex maro afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada iyaga oo ka gadoodsan mushaar la'aan. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho .
  14. 12 curyaan oo ku dhintey duqeyn 12 Sep 12, 2009 - 5:54:47 AM Ugu yaraan 12-qof oo ka mid ah dadkii ku naafoobay dagaalkii Somalia iyo Ethiopa [1977] iyo ilaalada xabsiga dhexe [Gaalshire] ayaa ku dhintay madfac ku dhacay Isbitaalka Martiini afurkii xalay [sep 11], iyadoo ay dhaawacmeen 21-qof. Sida ay sheegeen qaar ka mid ah curyaamiintii ku sugnaa halka uu hoobiyuhu kusoo dhacay 4-qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay madfaca ayay xaaladoodu halis ku jirtaa, iyadoo mid kale uu ku dhintay saaladii qaliinka lagula sameynayay. Daahir Cismaan Shuuriye oo ah Indhoole ka tirsan dadkii uu madfacu waxyeleeyay xili ay afurayeen ayaa saxaafada u sheegay in jirkiisa ay galeen in ka badan 7-firir oo kasoo go'ay madfacii dadka badan laayay. "Ma filayn anagoo ku naafownay dagaalkii [77] in dad Somali ah ay dhib intaan le'eg noo geysan doonaan, waan garanaynaa cid nagu soo tuurtay madfaca balse xaga amaanka awgiis ma sheegi karno" ayuu yiri Daahir. Ruux kale oo curyaan ah laguna magacaabo Max'ed Ismaciil Cali ayaa sheegay inuu indhihiisa ku arkay in ka badan 12-qof oo dhintay kuwaasoo 9-ka mid ay ahaayeen curyaamiih iyo 21-dhaawac ah, isagoo xusay in dhaawacyo fudud ay jireen. Kooxda Al-shabaab ayaa lagu eedeeyay inay madfacaas soo tuurtay, mana jirto hadal kasoo dhankoosa kasoo baxay oo ay ku diidayaan eedeyntaas, waxaana lagu aasayaa dadkii ku dhintay mashaqadaas isbitaalka gudihiisa. Dadka ku dhintay duqeynta ayaa lagu aas weyn loogu sameeyay maanta Dugsiga tababarka booliiska Somalia [scole Policia], waxaana aaskooda ka qaybgalay saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee ciidamada. Madaafiicda dilay dadkan cuyaamiinta ah ayaa waxaa loo waday dekeda Muqdisho, halkaasoo ay kooxaha Islaamiyiinta ah tuhmayaan inay hub iyo waxyaabo kale uga dagaynaa ciidamada AMISOM iyo DF Somalia. GAROWE ONLINE
  15. ^^^MARX adeer I have nothing but love for you.
  16. ^^^MARX adeer I am only highligting the threats you made on this day. No attack on you lad, you are not that bad.
  17. ^^^MARX adeer your simpleton outburst aside you present nothing but illinformed anger. Adeer there is no Somaliland, other than a regional state within Somalia. An important one of course. Today is a major setback for you and the other secessionists, the more informed JB is in hiding, forget about the rest. They realise the gravity of the situation while you are just blowing hot air and making empty emotional threats.
  18. Originally posted by -MARX-: Enjoy the moment because the next time there is burning in Somaliland it will the illegal villages in las anod inhibited by puntlanders. I wait for that day. Inshallah. Adeer this is todays biggest news coming out of Somalia. Four civilians dead, others injured for what? Now why are you making threats against villagers that have nothing to do with this story?
  19. ^^^Adeer the SNM does not exist, they have been Mugged by Riyaale a former NSS comander. Riyaale got rich while the SNM vetrans are poor beggers in Hargaysa. Again for a man who used to pretend to be from another clan you do act big.