General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^I support the state of Puntland, the government of Yusuf Yey & today PM Sharmarke. These heavyweights happen to be from my clan, and happen to be correct in their policies. Thus what sense do you make in supporting a militia leader like Turki, Al Shabaab who only know how to kill and have failed at everything else? I support logic, if that is led by individuals from my clan then so be it. I will continue to tell the truth and keep them honest
  2. “Puntland waxaan ku amaanayaa nabada ay tiirarka u xoojiyeen waxaana ku siiboorinayaa nabada inay sii adkeeyaan, waad u jeedaan waxa Koonfurta Soomaaliya ka dhacaya, maantana waad u jeedaan Somaliland markaa waxaad ku dhexjirtaa laba meelood oo dadkaasi inay wadahadal ku dhamaystaan”.midna ay baaba’day midna ay maantay xabadi ka dhacayso, waxaan bishan barakaysan ilaahay uga baryayaa in dhibaatada Somaliland ka taagan uu fahansiiyo Puntland waxaa uu sheegay inay kala shaqeyn doonaan horumarka ay ku talaabsatay isagoo sheegay in Puntland ay wax weyn qabsatay oo hadana ay diyaar u sii tahay inay kasii shaqeysiiso nabada. The truth hits home, the men he bet on are all failing and the state that he attacked is now the one that he wants to keep face with. The irony of it all. source
  3. Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan maanta soo gaaro Puntland oo aan la kulmo Madaxwaynaha Puntland C/raxman Maxamed , labadii maalmood ee u danbeysay waxaan ku sugnaa Somaliland oo aanu u tagney inaan dhexdhexaadiyo laakiin nasiib daro waan ku guulaysan waayay inaan isu keeno” . Mr.Walad Cabdala waxaa uu sheegay in Puntland ay tahay Maamulka kaliya ee taageersan dowlada KMG ah ee Soomaaliya, waxaana uu ka codsaday Madaxda iyo shacabka Puntland inay ka shaqeeyaan sidii ay isugu keeni lahaayeen walaalahooda Soomaaliya. [/b] [/i] “Xaalada Soomaaliya maanta waxay maraysaa meel xun, dhibka aan Soomaali ku arkayna waxaa weeye dad wada siyaasi ah oo kursi wada doonaya, marka waxaan Somaali leeyahay doontii naakhuudo badani way degtaa Arimaha Somaliland ayuu sheegay inay marayaan meel xun isagoo sheegay in markii uu kasoo duulay ay rabshaduhu ka bilawdeen Somaliland. “Somaliland waxay ka mid ahayd meelaha ugu nabdoon Soomaaliya waxa ka soconayana maanta waa wax keeni kara dhibaato,markaan kasoo duulney waxaa ka dhacay rabshado iyo mudaharaadyo waxaan filayaa inay dhimasho iyo dhaawacba jiraan, waxaanse ugu baaqayaa inay nabada dhawraan, waan isku daynay inaan kala dhexgalno oo aanu heshiisiino,laakiin Somalidu waxay ka siman yihiin in markii laba kooxood la heshiisiiyo waxaa soo baxaya kuwo kale, markaa Arrinta Soomaaliya waa mid fogaatey oo qabiil dilay. Axmed Walad Cabdala mar uu ka hadlayay arimaha Puntland ayuu sheegay in Puntland maanta tahay meesha ugu nabada badan Soomaalia, horey haday Somaliland u ahayd waxa uu Axmed Walad Cabdala sheegay in Maanta Puntland ay tahay oo Somailand ay xabadi ka dhacayso Caasimadoodii.
  4. ^^^lool. You dont know what Garoweoline is then adeer, again showcasing your ignorance.
  5. Puntland officials listening to the press conference President Faroole a Somali leader Walid Abdalla looking sad & depressed
  6. The confused old envoy who seems to be more trouble than one can take seems to be getting depressed with the failure of Sharif Hotel and his projects in the south. He visited Somaliland the otehr day and then made a short stop in Puntland. President Faroole welcomed him and then laid the law as to what the state thinks of this man and his biased role. Here are the Pics from beautiful Garowe.
  7. Axmed Walad Cabdalle oo maanta soo gaaray Puntland. Saturday, 12-Sep 2009 Garowe,Puntland:Waxa a maanta Caasimadda Dowladda Puntland ee Garowe ka soo degay garoonkeeda Konoko Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalle.Xoghayaha ayaa waxa garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyey qaar ka mid ah golaha wasiiradda Dowladda Puntland. Weftigan uu hoggaaminayey Axmed Walad Cabdalle ayaa loo soo gelbiyey Xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland oo ku sugnaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr:Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud. Salaan iyo iswaraysi gaar ah oo ayaa waxa wada yeeshay Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalle.ma ahan markii uhu horraysay ee uu soo gaaro Xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya.
  8. Originally posted by Juje: ^^ Yeah, give me a statement where Puntland authority (not Puntland 'dayniile') states that the deal has been nullified. What are you on about adeer? Puntland warns TFG in English Puntland oo digniin u dirtey dowladda Sheekh Shariif
  9. ^^^Thats our PM position lad but the deal signed in Djibouti by Ibbi and overseen by Sharif Hotel breaks the agreement signed in Galkacyu. The fact that Ibbi can make such a move and the isolation of the PM is sending a clear message these men do not want peace and a resoloution to this conflict. Again who loses? for Puntland will move forward.
  10. Ciidanka AMISOM oo Rasaas Ku Diley 11 Neef oo Geel ah September 13, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Habeenkii xalay ayaa ciidanka nabad ilaalinta ee AMISOM ee ilaalada ka haya Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ay ku laayeen 11 neef oo geel ah kuwaan oo ku soo dhawaadey goobaha ay ku sugan yihiin. Kadib ciidanka AMISOM ayaa ka shakiyey Geela ku soo dhawaadey iyaga oo u qaatey in uu yahay qorshe loogu soo dhuumanaayo waxayna goobtii geelu maraayey ooda uga qaadeen rasaas xoog badan taas oo soctey muddo cabaar ah, kadib waxa ay xabadda joojiyeen markii geelu wax jawaab ah ka bixin waayey rasaastii ooda looga qaadey, waxayna ******** waxa ay la dagaalamayaan in uu yahay xoolaaha la dhaqdo ee Geela. Afhayeenka ciidanka AMISOM oo maanta u waramaayey barnaamijka Xog-ogaal ee ka baxa Horseed Media ayaa sheegay in arintaani ku dhacdey si qalad ah iminkana gacanta ay ku hayaan xalintii. Geela ku bakhtiyey rasaastii faraha badneyd ee ciidanka AMISOM ayaa la sheegay in uu ahaa mid loo keenay ganacsi, waxaase geelu ka mid noqdeen dhibanayaasha Muqdisho, Mulkiilayaashii iyo Ciidanka AMISOM ayaa hadda wadahadal uga socdaa Xarunta ay ku leeyihiin Garoonka Diyaaradaha, waxaana ciidanka AMISOM ay ka bixiyeen raali gelin iyaga oo balan qaadey in ay Geela ka bixinayaan magdhaw.
  11. Ciidamada AMISOM oo xalay Xoolo farabadan ku laayay Magaalada Muqdisho. Muqdisho,(WNT):-Ciid amada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la xaqiijiyay in xalay xoolo farabadan ku laayeen magaalada Muqdisho. Ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh garoonka Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in xalay saqdii dhexe dileen xoolo u badan Geel oo xiligaasi marayay agagaarka garoonka Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan agagaarka garoonka Muqdisho ayaa ku waramay in xalay saqdii dhexe maqlayeen rasaas aad u xoogan markii ay saakay hurdada ka soo tooseena arkay geel farabadan oo yaala agagaarka garoonka Muqdisho. Dadka ayaa intaasi ku daray in indhahooda ku arkeen ilaa iyo 9-geel oo wada dhintay kadib markii rasaas xoogan ku garaacen ciidamada AMISOM. Geela xalay Ciidamada AMISOM laayeen ayaa la sheegay in uu ahaa mid la doonayay in lagu qalo kawaan ku yaala degmada kaaraan isla markaana inta badan la isticmaalo waaga markuu barto. Waa markii ugu horeysay oo Ciidamada AMISOM dhaco noocaan oo kale ah ka gaystaan gudaha magaalada Muqdisho,mana jirto wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada AMISOM. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho .
  12. Muqdisho:Duqeyn ku socota xarunta madaxtooyada iyo jawaabo culus oo ka baxaya 13. september 2009 APL Muqdisho(AllPuntland )Duqeymo loo adeegsaday madaafiic hoobiyayaal ah ayaa goor dhaw lagu bilaabay xarunta madaxtooyada Soomaliya. duqeymahan ayaa ku habsanaya gudaha xarunta , waxaana lagu kala cararay agagaarka madaxtooyada iyo xaafadaha ku dhaw dhaw si dadka halkaa ka ag dhaw ay uga badbaadaan. Ciidmada Amisom ayaa bixinaya jawaabo xoogan dhincooda , waxaana aan la ogeyn ila hada khasaaraha duqeymahaa la is dhaagfsaday ay geysteen. kala soco wixi ku soo kordha xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  13. This is great for Puntland we know who are enemies are. 1. Sharif Hotel. 2 Sharif Xasan 3. Ibbi. If this deal falls through who will lose? The men who only control Villa Somalia or the state that runs 1/3 of Somalia?
  14. To Meiji and the rest: My support of Puntland state of Somalia is in no doubt nor does it need explanation. Puntland is a real tangible state that has celebrated its 11th anniversy a month ago. Its recognized as an integral and important part of Somalia. It has played a key role in securing the peace of 1/3 of Somalia and 1/3 of its population. What do you support? clan militias in the guise of “Ahlu Clan” or warlords the likes of Xasan Turki or Barre Hiiraale. There are even those who support the corrupt reptilian likes of Sharif Xasan & Ibbi, individuals without any base of power and who lack education and vision. One of them calls himself a Prof yet we do not know what University he gained this title from? Its laughable that today they attack the PM Sharmarke because he delivered the support of his base, that he has the blessing of Puntland and that the Navy base should be in the state. Why are they choosing Djibouti instead of Puntland? Is this not clan driven hatred and what message should Puntland take from this? Again much like the protestes of Geedi and the ********* of Nur Cade, this move will just strengthen the state that is today the vanguard of Somalia.
  15. Dhiigga dadka Dahir, Cawil iyo Wasiir Cirro ayaa ka jawaabi September 13th, 2009Goto commentsLeave a comment Siyad Barre oo ka ciidda guba iyo ka cagaalaba haysta ayay dadkani direen casar dheer. Dahir yare haddii taageerada lala barbar joogo uu u qaatay inuu dadka ku dulleeyo, weli muu baran reer Hargeysa. Waxa keliya ee ay yaqaannaan waa xabbad sida looga hortago. Wax badan baa hoga tusaalayn hoos iyo korba ugu dhignay Dahir yare inuu dalka ka daayo hagardaamada. Waxa uu hadda kursiga ku fadhiyay muddo badan oo xaaraan uu dalka ku haystay. Fadhiga gurigiisana laga maamulayay majaraha Somaliland. Waxase ayaan darro ah in maanta uu damcay inuu xabbad isku dayo inuu dalka ku hayto. Hadda ka hor ayaa laba mudaharaad oo ka dhacay koonfurta magaalada hargeysa ay dad badani ku dhinteen. Illaa hadda cid is weydiisay ama loo hasytaana ma jirto. Maantana dhallinyaro qaarkood jaamacadaha dhigtaan oo arday ah ayaa askarta Oromada ah ee uu Dahir Rayaale Ethiopia kala yimi bilaabeen inay gumaadaan. Haddii shacbiga Somaliland hore u doonayeen nabad oo lagu khuukhinayay nabadgelyaa xumaan, waxa fiican la isweydiiyo marka hore yaa nabadda keenay. Annagaa keenay shalay, berrina anagaa dhalin doona. Waxana cad in Dahir Rayaale oo isagoo dhagar hore dalka ka galay la sharfay oo maamul loo dhiibay oo la saamaxay inuu maanta bilaabo dhiig daadin cusub. Waxad ogaataa inay dadkani dhiig huri doonaan hase yeeshee rag badan maxkamad lagu saari dembiyada ay dadka ka gelayaan. Taariikhduna illaabi mayso waxyaabaha sanadahan dabme ay Cawil oo qabiil qabiil dadka isugu diraya. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cirro oo bilayska dalka u isticmaalaya in ubadkeenna suuqyada Hargeysa lagu gumaado. Inta hadha ayaa nabad iyo horumar ku noolaan ee intaad dili karto dil Daahiroow oo adiga iyo kuwa maqaar saarka ahiba dhiigga shacabka reer Hargyesa si fiican u daadiya. Ogaadase inaad ka jawaabi doontaan. Waxa dadka reer Somaliland lagula kaftamaa si fudud ayay wax u illaabaan oo ******tiiba way iska daayeen. Waxa lagu caayaa inay raggii hore u laayay ee nabad sugiddii Siyaad Barre dalka gacanta u geliyeen. Waxan filayaa inay dhab tahay oo cashar fiican ay arrintaa ku qaateen, dibna aanay u dhacayn. Khasaarihii hore loo galayna yahay mid maanta laga naasnaasinayo sida fudud ee maamulka dalka loogu dhiibay niman aan jiidh nax, iyo dan toona u hayn ee shilimaan urursi iyo dal baabi’in uun ka mashquulsan. Mar I dage Alle ha dago, laba goor idagase anigaa isdagay ee bal aan aragno uuraysatee waxay umuli doonto. Afar Oromo ah oo ku ilaaliyaa kuma asturi doonaan. Omar Askar Minnesota, USA
  16. No Adeer any piece of land can name itself what ever it wants Somaliland is just part of Somalia. That's a fact no one can deny even it's leader is just a retired NSS comander. Anyhow hope you stay safe lad, and drink some coffee.
  17. JB Adeer you had illegal extensions Adeer, you had corruption and abuse of the poor. You had lies that are coming to haunt you, the whole world and most importantly the country secessionists love the most Great Britian can see what a Sham this Somaliland thing is.
  18. Red Sea Adeer your clear hypocracy aside, the fact is this is big news just go read thr secessionist portals. It seems the Mugged ones are fed up with Vandal Riyaale and want to fight. I am just sad they are sending the civilians to do the heavy lifting. Where are all the SNM "Mujahids"?
  19. JB you must be having a laugh. They hold elections in Baghdad & Kabul and are capitals of recognized nations. We are talking about NW Somalia and Vandal Riyaale just shot four civilians and maimed others because he wants another extension. Again stick to the facts and stop day dreaming.
  20. ^^ They have the right to be shot , killed or maimed?