
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
After 9 months: What progress has Sharif Hotel achived ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ The problem is Sharif is neither a politician nor s military man. He isvar to weak to Shiite anyone or ven recognize those who call him a mororn. -
^^^ lool Again the Roma dude us giving us lectures on Somali history .Adeer you need strong Coffee for the fact remains Yusuf in his early days visited Jowhar, Beledweyne and stationed his forces in Baidoa. Throughout his Presidency he never lost an inch of Puntland his base which he always frequented and gained the support of. Where has Sharif Hotel visited, where us his base and how has he lost Beledwyene een with Ethiopian support? Gypsy dude try again.
-
Walad Cabdallah oo sheegay in Al Shabaab lala hadlo September 19, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Horseed Media Nairobi, Kenya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Ahmed Walad Cabdallah, ayaa sheegay in ay tahay wax loo baahan yahay in lala hadlo oo wadahadal lala galo kooxaha hubeysan ee dagaalada ka wada dalka Soomaaliya. Walad Cabdallah ayaa sheegay in dhibaatooyin badan oo bini’aadamnimo ay ka jiraan dalka Soomaaliya, isla markaana loo baahan yahay in la helo nabadgelyo, asagoo cambaareeyey weerarada sii socda. “…koox walba oo diyaar u ah nabad iyo wadahadal diyaar baanu u nahay…”ayuu yiri Walad Cabdallah oo sheegay in xataa kooxda AL Shabaab la hadlayaan hadii ay diyaar u yihiin. Hadalka kasoo yeeray Walad Cabdallah ayaa imaanaya xili caalamka uu si weyn u dhaliiceeyey weerarkii Khamiistii lala beegsaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM, ee ku sugan Muqdisho. Walad Cabdallaha ayaa asagu ah diblumaasigii ka danbeeyey, shirkii ka dhacay Jabuuti ee lagu wadahadal siinayey DFKMG iyo kooxdii Asmara ee uu hogaaminayey Madaxweynaha hada xilka haya ee Shiikh Shariif Axmed. Inkastoo Shirkii Jabuuti ee lagu soo doortay Shiikh Shariif Axmed, lagu tilmaamay guul siyaasadeed oo uu qeyb weyn ku lahaa Walad Cabdallah, ayaa waxaa hada su’aalo la iska weydiinayaa sida uu ugu guuleysan karo wadahadal lala galo kooxaha mayilka adag ee ugu horeyso kooxda Al shabaab. Horseed Media Subscribe Now Back to Top
-
MMA since Sharif Ahmed came he & the illeterate one have lost everything. The joke is on you saxib at least YUsuf neve lost an inch of his base, Sharif Hotel & Miskiins uncle have no base and think Djibouti & Kenyais thier motherland.
-
Juje it's not may fault that simple statements are difficult for you. Again Midnimo Qaran is a good thing, like being an Islamic Calim is a good thing. The problem is that Sharif Hotels government is not a Midnimo Qaran but a treasonous entity. That he is not a Shiekh has been evident for a while.
-
^^^ Thus two lines about an allegation of Yey makes you happy and makes up for the failure of Mr Hotel? This is an allegation but the sea to Kenya deal and the Naval base to Djibouti are facts that set aside Mr Hotel from anyone in history.
-
After 9 months: What progress has Sharif Hotel achived ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Hotels hypocracy aside he is a simple man who has prolonged the war in southern Somalia. His support had promised us change but have delivered a monster who has even attempted to sell the sea to Kenya and is only interested in money stealing schemes. There us another not single regional districts under his control. From Hargaysa to Kismayu he runs only a few blocks in thr vicinity of Villa Somalia. His supporters are now saying that he had a difficult task, yet my response it who forced him to take this job? -
SHIIKH C/RAXMAAN IBRAAHIM MACOW: “Wixii qaladaad ah ee naga dhacay waqtigii aan Dowladda wada shaqeynta la laheyn Ilaah ayaan danbi dhaaf ka weydiisaneynaa” Jimco, 18, Sep, 2009 (HOL) Guddoomiyaha Maamulka Goballka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo kulan Saxaafadda loogu talagalay ku qabtay Magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in wada hadalladii maalmihii ugu dambeeyay uu la lahaa Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ay ahaayeen kuwo lagu Nabadeynayay Goballka Hiiraan. "Waad Aargtaan maanta meel Goballka ka mid ah oo ay xiisadi ka jirto malaha, sidaa daraadeed ujeedada wada hadallada aynu la laheyn Xoogagga Islaamiga ah waxaa ay ahayd oo kaliya kuwo Nabad lagu raadinayo" ayuu yiri Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo sheegay in ay ka hortagi doonaan cid kasta oo wax u dhimi karta Nabadda la heysto. Dhinaca kale Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow waxaa uu sheegay in markii hore iyagoo ah Midowgga Maxkamadaha la bahoobeen Dowladda Soomaaliya haddana taageeradii kala laabteen, waxaana uu intaa ku daray in Dowladdu ku guuldareystay ololihii loo xilsaaray. "Haddii ay jiraan qaladaad naga dhacay waqtigii aynu wada shaqeynta la heyn Dowladda Soomaaliya Ilaah ayaan danbi dhaaf ka weydiisaneynaa, waxaana diyaar u nahay wixii waqtigan ka danbeeya in aynu ku Xukuntanno Kitaabka Alle" ayuu yiri Shiikh Macow. Sidoo kale waxaa uu intaas ku sii daray in wixii waqtigan ka dambeeya ay furan tahay Maxkamaddii Goballka isla markaana la saari doono cid kasta oo danbi gasha, gaar ahaan waxaa uu farriin gaar ah u diray kooxaha sida uu sheegay caadeystay in ay dhibaateeyaan dadka safarka ah. Hadalka Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow ayaa muujinaya farqiga sii fogaanaya ee u dhaxeeya isaga iyo Saraakiisha Dowladda ee ku sugan Goballka Hiiraan kuwaas oo dhinacooda wacad ku maraya in ay tagi doonaan Magaalada Beledweyne, sida dhowr jeer oo horeba ay ku cel celiyeen Xildhibaan Max'ed Dhaqane Cilmi Aar iyo Gen, Muqtaar Xuseen Afrax. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
-
Faahfaahin Ka Soo Baxeysa Khasaarihii Ay geysteen Labada Qarax.
General Duke replied to Juje's topic in Politics
Warbixin: weerarkii AMISOM oo lagu dilay 29-qof 18 Sep 18, 2009 - 11:09:11 AM Weeraro ismiidaamin ahaa oo shalay [sep 17] lagu weeraray saldhiga ciidamada AMISOM ee Muqdisho ayaa waxaa lagu dilay 29-qof oo ay ku jiraan saraakiisha AMISOM, waxanaa ku dhaawacmay 35-qof oo ay ku jiraan saraakiil Somali ah. Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inuu weerarkan ka dambeeyay, waxaana saraakiisha ku dhintay ka mid ahaa taliye ku xigeenka AMISOM ahna taliyaha ciidamada Burundi ee ku sugan Somalia Gen. Juvenal Niyoyunguruza. Qaraxyada oo ahaa kuwo laga buurxiyay laba baabuur oo laga dhacay UN-ka ayaa waxaa xubnaha fuliyay ka mid ah dagaalyahanada shisheeyaha ah ee ku sugan Somalia, waxaana lala beegsaday dhisme ay ku shirayeen saraakiil Somali iyo Ajnabi ah. Dadka ku dhaawacmay qaraxyadan ayaa waxaa ku jira taliyaha ciidanka AMISOM Gen. Aldof iyo saraakiil Somali ah oo ay ka mid ahaayeen: Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, Col. Cali Caraaye Cosoble [Gamaduulle], Gen. Maxamed Nuur [Garmanyo], Col. Xasan Dhicisow iyo kuwo kale. Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh. Cali Max'ud Raage oo ka hadlay weerarkan ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen weeraradaas, wuxuuna xusay inay ugu aargudayeen walaalkood Saalax Nebhan [Abu-Yusuf] oo ay ciidamo Mareykan ah ku dileen degmada Baraawe ee Gobolka Sh.hoose. "Weeraradan waxay ahaayeen kuwo aan ku dhadhansiinayno cadowga xanuunka rasaasta, sidoo kale waxay ahaayeen kuwo aan ugu aargudayno shacabka la xasuuqay ee Soomaaliyeed iyo walaalken Saalax Nebhan" ayuu yiri Sh. Cali dheere. Xarunta weerarka lala beegsaday ayaa gabi ahaan burburtay sida uu xaqiijiyay Afhayeenka AMISOM Maj. Barigye Ba-huko, wuxuuna xusay in xubno badan oo shirka ka qaybgalaya ay waxyeelo xoogan gaartay. Goobjoogayaal ku sugan Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa xaqiijyay in tiro ka mid ah dhaawacyadii cuslaa ee wax ku noqday weeraradii Ismiidaaminta ahaa la gaarsiiyay Nairobi, waxaana ku jiray sadex sarkaal oo Somali ah. Ciidamada AMISOM ayaa waxaa kaga dhintay weerarkaas 16-askari oo mid uu ahaa taliye, wuxuuna ahaa weerarkii ugu xumaa ee lagu qaato tan iyo markii ay Somalia yimaadeen [2007], iyadoo weerar kale looga dilay 11-askari o u dhashay Burundi. Maj. Barigye Ba-hoku oo ah Afhayeenka AMISOM ayaa weerarka ku tilmaamay mid si weyn looga shaqeeyay, wuxuuna ****olka ka qaaday inuu ahaa mid khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed oo fara badan geystay. "Weerarkan dhacay waa mid nagu qasbaya inaan adkeyno amaanka goobaha ay ku sugan yihiin ciidankeena gaar ahaan xarunta weyn, goob kasta oo colaadi ka jirto waa kala kulmi kartaa weerarka ugu xun iyo kan ugu fudud" ayuu yiri Maj. Behuko. Ilaa 4-qof oo rayid Soomaaliyeed ah ayaa la xaqiijiyay inay weeraradaas ku dhinteen, kuwaasoo ka mid ahaa bukaan ku jiray Isbitaal ku yaala xarunta AMISOM, iyadoo shacab kale oo ay dhaawacyo gaareen ay dibada u soo carareen. Ururada Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, IGAD, Jaamacada Carabta, Mareykanka iyo Norway ayaa cabaareyn dusha kaga tuuray weeraradaas iyagoo ku tilmaamay kuwo fuleynimo ah oo ay fuliyeen xubno argagaxiso ah. Dhanka kale, weeraro iyo duqeymo qaraxyadaas kadib dhacay ayaa la sheegay inay dileen 15-qof oo rayid ah, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 32-qof oo la gaarsiiyay Isbitaalada Muqdisho qaarkood. Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho ayaa waxay tiradoodu tahay 5,100-askair waxayna ka socdaan dalalka Burundi iyo Uganda, iyagoo Madaxa AMISOM uu sheegay in weerarkan uusan horistaagayn howlgalka ay u joogaan Somalia. GAROWE ONLINE -
Originally posted by Juje: What do you have against this noble words 'midnimo qaran' . Why are you vouching for the continuation of hostility rather than 'midnimo'? lool. Midnimo adeer does not come from selling the sea to Kenya. Or giving a base that should be in Somalia to another country. "Midnimo Qaran" is as fake as the "Shiekh" title Sharif Ahmed & IndaCade still use.
-
Puntland: From a Utopian Vision to a Clan Enclave
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
A good piece the title was a bit dramatic. We need to spend time on the solutions to these percieved bias that some of our community memebers hold. Puntland is developing, it will take time to address every issue, and the most important thing that we have is peace and we need to strengthen this. Again aside from the title the piece is not all that bad. -
President Faroole attacks Djibouti deal of Sharif Hotel
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
President Faroole attacks Djibouti deal of Sharif Hotel
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio -
Farole oo eedeeyey Wasiiro 17 Sep 17, 2009 - 2:09:07 PM Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxamaan Max’ed Faroole ayaa maanta dhaliil xooggan usoo jeediyey Wasiirro ka tirsan Dowladda Federalka ee Soomaaliya oo uu sheegey in heshiisyo aan habbooneyn ay la galeen dalal shisheeye ayna aflagaadeeyeen maamulka Puntland xilli uu wareysi uu Siiyey laanta afka Soomaaliga ee BbCda. Mud. Farole ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey kororka Burcad Badedda oo BBC-du wax ka weydiisey isagoo sheegey in haatan aysan jirin taran xooggan oo Jirrida Badda ah ayna sidii hore ka soo yaraanayaan hase ahaatee sameynta ugu ballaarani ay ku yaalanayaan deegaannada Puntland maadama Xebta ugu dheer Somalia ay marto gobolada Puntland islamarkana ka maamul ahaan ay u taganyihiin in ay soo afjaran Burcadda ka qowleysata Biyaha kulaala Xeebaha Somalia. Dr. Farole ayaa sheegey inuu ka xunyahay In dolwada Federalka ee Somalia Wasiirro ka tirsan ay heshiisyo dhinaca la dagaallanka Burcad Badeedda ah la sexiixdaan waddamo kale isagoo sheegey in hadallo aflagaaddo ah ay kula wareegaan beesha Caalamka oo Puntland islamrkaana waxna u dhimaya heshiiskii dhowaantan Puntland iyo Dowladda Federalka ku kala saxiixdeen magaalada Galkacayo. Tallaabooyinka ay ku dhaqaqayaan Wasiirrada qaar ee Federalka ayuu Madaxweyne Faroole ku tilmaamey kuwo qar iska turnimo ah oo Bur burinaya heshiiskii Galkacayo waxaana uu sheegey iney ka dhur sugayan islamarkaana ay u kuur gali doonaan mowqifka madaxda ugu sarreysa Dowladda Federalka ay ka taagaan tahay, gaar ahaan Madaxweyne Sheekh Shariif oo isagu ilaa iyo haatan aan laga heyn hadallo ku saabsan heshiiska Galkacayo. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Max’ed Faroole ayaa shaaca ka qaadey in Beesha Caalamka ay kala hadleen arrimaha murugsan ee Somalia gaar ahaan kahor tagga Burcad Badeedda oo uu sheegey in loo baahanyahay in la diyaariyo 500 oo Askari oo Ciidamada Badda ah iyo sideed xarumood oo laga sameeyoo gudaha dalka gaar ahaan deegaannada ay ku badanyihiin Jirrida Badda, islamarkaana ka Puntland ahaan ay diyariyeen qaabka ugu habboon ee loo soo afjari karo kooxahaan. Madaxeynaha Puntland ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Garowe isagoo muddo ka badan Bil ku maqnaa magaalada Galkacyo waxaana uu sheegey in Ujeedooyinkii ugu waaweynaa ee magaalada Galkacayo ay u tageen dib u habeyn dhanka maamulka ah iyo arrimaha ammaanka laga gaarey guulo wax ku ool ah haatanna laga garan karo farqiga u dhexeeye hadda iyo markii hore. Mudane Faroole ayaa sheegey in magaalada Galkacayo ay booqdeen markii la doortey gaar ahaan bishii Febraayo ee sanadkan ammankeeduna uu khalkhal ku jirey markaas oo dadka deegaanka ay ka codsadeen maamulka dhexe ee Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegey in Gobolka Mudug ay heysato Durruf gaar ah oo aan heysan gobollada kale Puntland maadama gobolka uu ku yaallo meel xuduud ah oo uu xad la wadaago Ethiopia gaar ahaan Kililka Shanaad iyo Koonfurta Somalia taasoo mababtey in dib u habeyn deg deg ah ku sameeyeen maamulka gobolka islamarkana ay tayeeyeen Ciidanka Booliska oo Taliye Cusub loo magacaabey Magaalada Galkacyana uu haatan waa cusub u baryey. Mudane Faroole ayaa sheegey in Xirrir wanaagsan ay la leeyihiin maamulka Koofurta Galkacyo ee Gal Mudug oo ay isku afgarten iney kawada shaqeeyaan xasilloonida Gobolka, Madaxweynaha Puntland aya ugu dambeyntii ka hadley colaadihii kasoo cusbonadey qeybo kamid ah gobolka Bari tasoo u dhexeysey laba Belood oo walaala ah isagoo sheegey in Dowlada Puntland ay soo afjartey coladahasi kadib Markii wafdi ballaaran iyo ciidan xooggan oo uu horkacayo Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Puntland oo loo xilsaarey daminta shaqaaqadaasi ay u dirtey goobihii dagaalladu ay ka dhaceen haatanna ay muuqato mid gebo gebo ah waxana Madaxweynaha uu ku Eedeyey Hurinta iska hor imaadyadasi siyaasiin hore iyo ganacsato deegaanka ah Baritanna ay ku sameyn doonaan, W/Q: Radio Garowe
-
After 9 months: What progress has Sharif Hotel achived ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia suicide strike kills top Burundi officer A strike by two suicide car bombers on the African Union's main base in Somalia on Thursday killed the Burundian deputy commander of its peacekeeping force AMISOM, Burundi's army spokesman said. Brigadier General Juvenal Niyoyunguruza was among five Burundian soldiers killed in the blasts in Mogadishu, the spokesman told Reuters. He did not give further details. Somali government sources said at least nine people died. Source: reuters.com -
After 9 months: What progress has Sharif Hotel achived ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The act of the Minister officials was completely against the sovereignty and national interests of the Somali nation, and can be considered as high treason. The transfer of state resources and logistics to other individuals or states without using the legal mechanisms that protect the sovereignty of the state, is regarded as betrayal of the states trust. -
After 9 months: What progress has Sharif Hotel achived ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
CONFLICT IN THE SOMALI CABINET The delegation headed by the President was accompanied by Hon Abdulrahman Haji Adan, Deputy Prime Minister and Minister officials, His Excellency Sharif Hassan Sheikh Adan, Deputy Prime Minister and Minister of Finance, the Minister of Technology and Science and other ministers. They visited the D´jibouti on September 8, 2009. During this visit, the Deputy Prime Minister and Minister officials signed an agreement with the Djibouti government, pertaining to the establishment of a Center for fighting the sea pirates. But fortunately or unfortunately, the Prime Minister had decreed Punt land to be that particular Center. The act of the Minister officials was completely against the sovereignty and national interests of the Somali nation, and can be considered as high treason. The transfer of state resources and logistics to other individuals or states without using the legal mechanisms that protect the sovereignty of the state, is regarded as betrayal of the states trust. The D´jibouti agreement had already flared a serious conflict between the cabinet and Members of parliament. The Prime Minister was contacted by Members of parliament over this issue to which he replied that he neither has the knowledge of that agreement, and nor did he ever authorize it. Based on the response of the Prime Minister, the MPs had issued a strong statement through the mass media dismissing the Deputy Prime Minister and Minister officials, as well as the Deputy Prime Minister and Minister of Finance. The legislators will take up in Parliament the set up of fighting the sea piracy Center in the Djibouti. The Prime Ministers fate is hanging in the balance and the only way he can save himself is by sacking the two ministers: unless otherwise, his opponents will gang up to depose him through a vote of no confidence in Parliament. Somalia is on a stake for Somali land is in bad shape, and Punt land is having a serious conflict with the Transitional Federal Government after signing the Djibouti agreement on the issue of sea piracy. And besides, Southern Somalia is devastated by the civil war between the TFG and the extremists. Somalia is in a gloomy situation whereby, it is most likely that the Al-Shabaab group and Hisbul-Islam, could gain support throughout Somalia. There must be a fair solution to Somalia and Somalis, lest the crisis in the chaotic country spills over other continents in the world -
NOW SOMALI GOVERNMENT ON THE VERGE OF COLLAPSE Kanini Evans KariukiSeptember 18, 2009IN my previous articles, I have highlighted the serious situation of Somalia globally, regionally and locally. Sadly, Somalia became a threat to the security of all nations for being the epicenter of sea piracy, terrorism and the dumping of toxic waste. Much to the chagrin and disappointment of the world, the International community seems to have failed to lead by example, in the sense that it is not taking an effective role of addressing these crucial factors which endanger the international trade, peace and stability both in the region, and the rest of the world. Intelligence reports emanating from Western nations indicate that Somali youngsters who are carrying the citizenship of their countries are being trained in Somalia by the Al-Shabaab group, considered by the west to be linked to the Al-Qaeda. In addition, the sea piracy is a major impediment to the flow of trade between East and West. The UN, the EU and USA made a blunder by making it possible for President Shariff to ascend to power and needless to say, his visionless rule has only served in exacerbating the crisis in the troubled Horn of Africa nation. I stated earlier that President Shariff and his government lack the expertise and know-how of administering and salvaging a failed state like Somalia. It has emerged that after eight months in power, the Somali government now controls a mere 1 square kilometer of the national capital of Mogadishu, even with reinforcement from the African Union forces represented by Uganda and Burundi. Last month´s meeting between the US Secretary of State Hillary Clinton and President Sharif in Nairobi, was a mere diplomatic gesture of political support to the Somali Head of State. It is apparent that the Americans are awaiting the Sheikh Shariff´s regime and it´s previous associates-Al-Shabaa b and Hisbul-Islam, who are now fighting the besieged government over power, to finish each other! In the same token, the Muslim and Arab nations are also reluctant to give a helping hand to the shattering nation of Somalia, and neither are they providing sanctuary to the Somali refugees fleeing from the chaos in their motherland to these Muslim and Arab states. The Southern part of Somalia where most of the Somali plight is taking centre stage, is the Italian colony, whereby, the Italians are also not having the compassion or moral responsibility to grant political asylum to the Somalis crossing the Mediterranean Sea from Libya. The Italians are not observing the Geneva Refugee Convention of 1951 of which they are signatory to, and neither do they realize that Somalia inherited the maladministration from them. Somalia was supposed to ask the Italians for compensation for what they did in the Horn of Africa nation from 1935 to 1960, as well as over the serious issue of dumping of toxic waste, in which some Italian companies are masters in the trade. .
-
Muqdisho:Maleeshiyo ka tirsan xoogaga mucaaradka oo S/Bakaaraha ku toogtay mas'uul ka tirsan odayaasha labaxay ****** 18. september 2009 Muqdisho(AllPuntland )C/laahi Carab oo xoghaye u ahaa Axmed Diiriye iyoXaad oo ah hogaamiyayaasha odayaasha la baxay golaha midnimada ****** ayay kooxaha mucaaradka toogasho ku dileen. Toogashada ninkan ayaa waxaa geystay laba wiil oo wajiyada soo xirtay kuna hubeysnaa bistoolado ,waxaana ay ku togteen afaafka hore ee wadada shirkadaha. Dhalinyaradan ayaa marki ay dilka geysteen waxaa ay u socdeen si tartiib ah ayagoo aan is galin wax dareen ah ,waxaana dadka goobta ka ag dhawaa laga soo xigtay in toogashadaas ay geysteen maleeshiyo ka tirsan xoogaga mucaaradka. Xubin ka tirsanaa Odayaasha Beelaha ******, gaar ahaan garabka uu hogaamiyo Gudoomiye Maxamed Xasan Xaad ayaa shalay Kooxo Hubeysan ku qaarijiyeen gudaha Suuqa Bakaaraha maadama lagu toogtay goob ay ka taliyaan xoogagan. Waa mas'uulki labaad oo ka tirsan odayaasha la baxay ****** ee lagu toogto Muqdisho. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
^^^MMA is upset again as Puntland admin is defended in this piece. The article is yet another rebuke to the ICG report on Puntland this with many other commentry by Somali's and Interpeace further highlight the facts on thr ground Puntland is the solution and not the happless Shari Hotel or The likes of Ibbi & the man who has a problem with words that MMA supports so blindly.
-
^^ Yup the men who control Marka, Kismayu, Jowhar, Baidoa and most of Mogadishu are dumb? Mad maybe but the only dumb person is the man who runs "Midnimo Qaran" from his lavatory.
-
So he won't be the "first President to visit the white house in 40 years" with supporters so dumb who needs enemies?
-
shabaab kills Maj. Gen. Juvenile Niyoyunguriza, injures commander
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
A major event in the war between AMISOM & Al Shabaab for control of Mogadishu. The worry for AMISOM is that the Somali militia of Sharif Hotel can in no way be trusted. Who told then there was a major meeting, seminar and allbeing held in the airport at that time? With major AMISOM comanders in attendence? How long beofre they stabalise Mogadishu? It seems like a distant dream and Mr Hotel is clueless. -
^^Meiji: Lool. This is a silly deal regardless who signs it or supports it. Sharif Hotel the President of Villa Somalia & a few blocks, Sharmarke, Sharif Xasan and any other member of this entity should pay a heavy price for this action. Now what was your point? The Puntland leaderships position is clear on this issue refer to President Faroole's stance.