General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^How do you know he was Kaiser Souzay?
-
Most of worlds prostitutes live in Dubai Where is the evidance? You do not present a single source. Give it up saxib you are getting to be a bore.
-
^^^JB edit the clan names old boy.
-
Barqanimaddi Maanta ayaa Madaxweynaha Dowaladda Puntland abdirahman Mohamed Mahamuud Faroole Waxaa uu booqasho ku Tegey Goobo Muhiim ah Oo ku yaala Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Meelahaas oo ay ka Mid ahaayeen Xaruunta Ciidamadda Meleteriga ee 54 aad iyo Xaruunta Cusbitaalka Guud ee Caasimadda. Madaxweynaha ayaa Waxaa uu aad uga hadlay Arimaha Caafimaadka Cusbtaalka Guud ee Garoowe isagoo booqashoyin ku kala bixiyey qaybaha kala duwan ee Cusbitalka Halkaas Oo uu ku Soo booqday Dhamaan bukaanka Cusbitaalka jooga Waxaana Madaxweynuhu Sheegay in ay Wax badan u qaban Doonaan. Waxyabaha aan u qaban doono Waxaa ka mid ah Shidaalka Maalintii ee Cusbitaalka iyo Weliba Korontadda aan ka bixin doono Waxaa kaloo Oo aan Siinaynaa buu yiri lacago loogu Tala Galay Dadka Cusbtaalka Sidaasi Waxaa yiri . Madaxweynaha ayaa Waxaa uu hugaaminayey Madax kale Oo ka Socda Dowladda Waxayna Tageen Oo kale Xeradda Meleteriga ee 54-aad Halkaas Oo uu ku Soo booqday Ciidamadda Meleteriga Dowaldda Puntland Oo halkaasi Xudun u Tahay ayna Tahay Xeradda Guud ee Ciidamadda Meleteriga Puntland. Maahan Markii ugu horaysay Oo ay Dowaladda Faroole ay Wax ka Qabatto Caafimaadka balan qaadyo Noocaan Oo kale ahna ka Samayso Cusbitaaladda Wawayn ee Puntland hadda ka hor ayaa Dowladda iyadoo kaa shanaysa Ganacsatadda Reer Puntland ee Magaaladda bosaso Waxay Bilaabeen Dhismaha Cubitaalka Wayn ee Magaaladda Bosaso. Abdirahman Mohamed

^^^Cade was the man, and when all this comes together he will be rememebered and celebrated.
-
Ahmedou Ould-Abdallah The leader of the TFG housed in Villa Somalia. A man well known for his Machiavellian tendencies he has used his office in Nairobi to build influence within the divided southern Somali society. This man was behind the Kenya Sea deal that scandalized the TFG leadership who till this day is adamant that there is a dispute between Somalia and Kenya with regards to Somali territorial waters. He even appointed as the Minister of interior a man who used to work in his office. His future prospects are not bright as his political moves have failed to bring any tangible positive results nor can he account for the vast money he wasted on the failed Djibouti process.
-
Dahir Riyaale Kahin The original bad man from NW Somalia. A powerful figure who learnt his art in the days of the NSS. He has frustrated the opposition and humbled the remaining SNM vetrans and their sympathizers. Riyaale scored a major goal with the capture of the capital of SOOL, but his main achievement is that he rigged an election and then extended his term by nearly two years with little backlash, even today he remains in power while his opponents are left wondering what their next move is let alone his.
-
1. Abdirahman Mohamed Faroole Abdirahman Faroole. President of Puntland State of Somalia, has proven to be a competent and resourceful leader, his stature has grown as he out maneuvered the secessionists in Washington and Walid Abdalla with regards to the Piracy issue. Faroole turned what many saw as a disadvantage into his main policy and presented to the world a local solution to the issue of Piracy. He has a number of years left but started well so far. His main aims include the realization of a federal Somalia. The development of key Infrastructure of the state notably the eight ports on the coastline of Puntland as well as the Nval base to combat Piracy. The establishment of Multi part system for the state & exploitation of natural resources.
-
Breaking News: Barava : Foreign planes bomb a convoy
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its sad to see the hypocrisy of it all, the Al Shabaab have not changed, nor has the climate changed. The fact that those who declared this war in 2006 and have funded it, demonstrated for it are today pretending to be against violence, misguided as they are these men are warriors and are dying like warriors. Things have changed, today Ethiopian troops are in Hiiraan, AMSIOM is shooting anything that moves and American military power is taking out their enemies in the south at will. Those who used to make the loudest noise and demonstrations are now defending what they used to call indefensible. However the man who sold everything only controls Villa Somalia unable to tame anything. -
Xukuumadda Madaxweyne Rayaale oo si sharci-darro ah xukun ugu ridday dadweyne Xabsiyada loo taxaabay September 15th, 2009 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Xabsiyada ka buuxisay dadweyne ka qayb galay Mudaharaad Sabtidii Hargeysa ka dhacay, isla markaana ay si aan sharciga waafaqsanayn Guddida Nabadgelyada ee Gobolka Maroodi-jeex xadhig ugu xukuntay 40 Qof. Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbigaas Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Xukuumaddu waxay Xabsiyada geysay dadweyne aad u tiro badan oo hadda ku xidhan Saldhigyo kalla duwan oo ku kala yaala Degmooyinka Hargeysa. “Waxaynu ka war qabnaa oo aynu ogsoonahay in ay Ciidamada Booliska iyo kuwa dembi-baadhistu ay qabqabteen dadweyne tiro badan oo isugu jira dhalinyaro, haween iyo Waayeel intaba laga soo bilaabo maalintii sabtida ee taariikhdu ahayd 12 September 2009, ilaa maantana la wado qabqabashadooda. Maalintaas oo dadweynaha Hargeysa u muujiyeen, taageerana siiyeen Xildhibaannada Golaha Wakiilada, kuwaas oo ay Xukuumaddu ka xidhay, kana qufushay Golihii fadhiisinka u ahaa ee ay ku shirayeen. Waxaanay Xildhibaannada iyo dadweynaha taageersani socod ku mareen Cusbatalka guud hortiisa, iyagoo ku soo jeeda Xarunta Golaha Wakiilada, si ay Xildhibaanadu u gutaan hawl-maalmeedkooda. Hase yeeshee, waxa halkaasi kaga horyimi oo is-hortaagay Ciidamada Booliska oo hubaysan, una diiday inay galaan Xarunta. Diidmada loo diiday Xildhibaanada inay galaan Xarunta waxay dhalisay isku-dhac Ciidamada Booliska iyo Xildhibaanada, waxaana Xildhibaanada u gurmaday shacab-weynihii la socday oo si salmi ah u garab-galay Xildhibaanada, kuna guulaystay inay gudaha geliyaan.” Ayaa lagu yidhi Warsaxaafadeedkaas, waxaana intaa uu raaciyay oo lagu yidhi, “Ciidamada Boolisku waxay isla markaas bilaabeen inay qabqabtaan dadweyne aad u tiro badan oo boqol qof kor u dhaafay, waxaanay hadda ku kala xidhan yihiin Saldhigyada Booliska ee Koodbuur, Qudhac-dheer, Saldhigga dhexe iyo Xarunta Dembi-baadhista ee Hargeysa. waxa kale oo Ciidamada dembi-baadhista iyo Sirdoonku bilaabeen ugaadhsiga dad kale oo farabadan oo Guryahaooda lagu weeraray, iyagoo ku andacoonaya inay ka qayb-galeen isu-soo-bixii Sabtida. Sida la ogyahay, waxay maanta (shalay) ee 14 September ay guddida nabadgelyada Gobolka Maroodi-jeex ay xadhig min lix bilood ah ku xukumeen 40 Qof oo ka mid ahaa shacabweynihii la qabtay maalintii taageerada salmiga ah loo fidinayay Xildhibaannada. Dadweynahaas la xukumay lama soo taagin Maxkamad sharciya, isla markaana looma qabanin gar-yaqaano u dooda.” Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE wuxuu baaq 3 qodob ka kooban u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale, waxaana Warsaxaafadeedkaasi intaa raaciyay, “Haddaba, Hoggaanka Xisbiga Micaaradka ah ee KULMIYE wuxuu marka hore cambaaraynayaa dilka, dhaawaca iyo xadhigga loo geystay shacabka aan hubka wadanin ee faro-madhnaa iyo hanjabaadda iyo cago-juglaynta joogtada ah ee lagu hayo taageerayaasha KULMIYE. Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE wuxuu u sheegayaa Xukuumadda Rayaale in uu xaq u leeyahay in uu difaaco oo uu ilaaliyo taageerayaashiisa. Sidaa darteed, waxaanu u soo jeedinaynaa Xukuumadda; 1-In la soo qabto Askartii geysatay dhimashada iyo dhaawaca, isla markaana sharciga la horkeeno. 2-In dadka xidhan ee hadda hoganaya Saldhigyada Booliska iyo Xarumaha dembi-baadhista la soo daayo, loona soo celiyo xorriyaddooda shuruud-la’aan iyo. 3-In la joojiyo baadi-goobka iyo caga-juglaynta lagu hayo taageerayaasha Xisbiga KULMIYE, kana waantoobaan Ciidamada Xukuumaddu weerarka lagu hayo qoysaska iyo guryaha taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE.” Somaliland.Org Hargeisa News Desk bmm@somaliland.com
-
Garowe: Madaxweyne Faroole oo kormeero maanta ku sameeyey Xarumo kala gedisan. 15. september 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa kormeero kala duwan ku sameeyey Isbitaalka magaalada Garowe iyo Xerada ciidamada ee 54aad ee duleedka Caasumada Puntland, isagoo Madaxweynuhu ka jeediyey halkaasi khudbado ku aadan xaaladaha Puntland iyo Kormeerkiisa. Madaxweynaha Puntland ayaa usheegay Cutubyo ka mid ah ciidamada dawladda Puntland oo uu la hadlay in ay ka shaqeyaan xaaladaha amaan iyo xasiloonida ee Puntland, isagoo ku booriyey ciidamadaasi in ay dhameystaan tababarada hada usocda. Madaxweyne Faroole ayaa usheegay Saraakiisha ciidamadaasi in ay si wanaagsan Tababaro usiyaan ciidamadan oo uu ku sheegay kuwii hanan lahaa, amaanka iyo howlaha ciidamada ee Puntland ee laga maarmaanka ah. Saraakiisha iyo Macalimiinta ciidamadan ayaa ka balan qaaday Madaxweynaha dawladda Puntland in ay ciidamadaasi ka dhigi doonaan ciidamo wanaagsan, ayna siin doonaan dhamaanba tababaradii ciidan uu lahaan jiray. Dr, Faroole ayaa kula dardaarmay ciidamada uu booqday ee tababarka ku jira, in aysan ku dhaqmin qabyaalada oo uu sheegay in ay tahay wax xun oo la dagay Soomaaliya, isagoo shaaciyey in ay dadka Puntland oo dhan isku mid yihiin, ayna usiman yihiin Sharciga Puntland. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Isbitaalka Caasumada Puntland ee Garowe oo maalmihii ugu dambeeyey laga dayrinayay xaaladihiisa, wuxuuna Madaxweynuhu soo booqday dhamaanba Cusbitaalka oo uu qol-qol ugalay xaaladaha ka jira. Madaxweynaha Puntland ayaa warbixino kadhageystay Madaxda Cusbitaalka, Shaqaalaha iyo Dhibanayaasha Jiifa oo uu qaarkood dul tagay, oo uu alle uga baryay in uu caafimaad wanaagsan siiyo, isagoo balan qaadyo usameeyey qaarkood in dibada loo dhigayo ah. Shaqaalaha iyo Maamulka Isbitaalka ayaa ugudbiyey Madaxweynaha baahiyo badan oo ku aadan waxyaabo ubaahan yahay Isbitaalka, oo ay ugu horeeyaan Koronto la'aan, Mushaar La'aan iyo qodobo kale, isagoo Madaxweynuhu isla markiiba amray in Xooga korontada ee magaalada Garowe ay koronto deg deg ku galiyaan Isbitaalka, mushaaraadkana uu sheegay Madaxweynuhu in ay dawladdiisu waxqabad ka sameyn doonto. Maamul-xumo baahsan ayaa lasheegay in ay soo martay Isbitaalka Garowe, mudooyinkii ugu dambeeyey, sida ay qireen qaar ka mid ah Madaxda dawladda Puntland iyo Shaqaalaha, taasoo keentay in wax ka badal lugu sameeyo Hanaanka Maamulka ee Cusbitaalka magaalada Garowe. Kormeerka shaqo ee Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud uu maanta ku soo sameeyey goobaha kala duwan ayaan aheyn kii ugu horeeyey, isagoo marar badan tagay goobahan uu maanta booqday, qaarkood gaar ahana Xerada Ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54aad. F. C. Maxamed AllPuntland

Somalia: TFG Leadership Rift over Galkacyo Agreement
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
^^^Sophist, if Ibbi does not have the support of the Sharif why is he making all this noise? Also the delegation that recently went to Djibouti included both Sharif's and Ibbi. Thus it makes no sense to say he is nothing, yet is confident of what he is doing. The problem is not Sharif Hotel he is irrelevent, a man with no strategy. The problem is the presdient of Djibouti thats a man with a plan. -
Somalia: TFG Leadership Rift over Galkacyo Agreement
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
Wasiirka K.Kh.Badda ee DFKGS C/rixmaan Ibi oo wareysi u siiyay VOA si xaqiiqada ka fog uga warbixiyay heshiiskii Jabuuti ayaa waxaa Jawaab ka bixiyay Wasiirka D. iyo A.F. ee Puntland Dr.Abdi Jimaale audio Obviously there is no problem with two opposing & contradictory agreements. -
^^^We will get there soon insha Allah. The President is a pragmatic individual and he knows the problem he is up against without injection of cash into the economy his problems wont go away. The fact that this company is interested and has done all this work highlights what we have in Puntland is a vast comercial resource.
-
Thanks for the update.
-
Somalia: TFG Leadership Rift over Galkacyo Agreement
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
^^^When it comes to Puntland & Somalia in general its always been tense. One has to be alert at all times, its the soldier side the Spartan side of Duke. -
Mogadishu: Somali MP's rubish Djibouti deal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^Sharif Hotel is a puppet the big men behind the throne are Djibouti's President and Walid Abdalla. -
Somalia: TFG Leadership Rift over Galkacyo Agreement
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
^^^Sophist, if anyone tells you there is no rift then they are either dumb or pretending to be. The tensions are quite high and on the Puntland site of things people are pissed with Ibbi & his attacks on the state. source -
Mogadishu: Somali MP's rubish Djibouti deal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xildhibaano diidan heshiis ay gashay DF 15 Sep 15, 2009 - 4:29:26 AM Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa maanta [sep 14] sharcidaro ku tilmaamay heshiis ay dowlada Somalia la gashay dalka Jabuuti, kaasoo ku saabsan la dagaalanka burcadbadeeda. Xil. Mowliid Macani ayaa sheegay in heshiiska uu yahay mid sharciga hareer-marsan, isla markaana uu saxiixay wasiir aanay howshiisu ahayn gaadiidka badda, wuxuuna xusay in arintan ay tahay dhiiqo kale oo ay DF lugaha la gashay. "Dhawaan ayaan dhiiqo lugaha kala baxnay markii wasiir ka tirsan DF uu heshiis dhanka badda ah la galay dalka Kenya, waxaana u arkaan in tani ay tahay dhiiqo oo lugala lala galay" ayuu yiri Mowliid Macaani. Mudanuhu wuxuu sheegay in heshiis lagula dagaalamayo burcadbadeeda lala galay maamulka Puntland uuna u soo saxiixay dowlada Ra'iisul wasaare Sharma'arke, heshiiskana uu noqonaya mid lagu jabinayo heshiiskii ka horeeyay. Safar ay Madaxweyne Sh. Shariif iyo wasiirada Maaliyada iyo Kaluumeysiga ay ku tageen dalka Jabuuti ayay ku saxiixeen heshiiskan, waxaana dhashay khilaaf ku aadan heshiis uu horay Puntland ula galay Sharma'arke. "Dhanka sharciga marka laga eego heshiiskan khalad, waayo heshiisyada noocan ah waxay ahayd inuu saxiixo wasiirka gaadiidka badda, sidoo kale waa heshiis aan lasoo marin baarlamaanka" ayuu Mowliid kaga jawaabay su'aal ahayd waxa uu heshiiska ku dhaliilayo. Xildhibaanku wuxuu ayaan-daro ku tilmaamay in heshiiskii lala galay Puntland laga talaabsado, heshiis ku aadan nabadeynta biyaha dalka [somalia] oo xor ah lagala tashado dal kale, wuxuuna Sh. Shariif ugu baaqay inuu ka fiirsado heshiisyada uu galayo. Khilaafyo ka dhashay heshiisyo ay kala saxiixdeen DF iyo Puntland ayaa soo dhexgalay Madaxweyne Sh. Shariif iyo Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, iyadoo khilaafkan uu sababi karo burbur ku yimaada dowlada. GAROWE ONLINE -
PM Sharmarke defends deal with Puntland State
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"Heshiiskii Puntland lagu gaaray waa la meel marinayaa ma jirto cid diiday iyo cid diidi karta, waayo wuxuu ahaa mid qaatay waqti dheer, heshiiskii uu saxiixay C/raxmaan Ibbi ma ahan mid ka horimaanaya heshiiskaas" ayuu yiri Sharma'arke. -
PM Sharmarke defends deal with Puntland State
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The man has Puntland behind him thus he is above the fray.